"Beesha Garxajis Haddaanu Nahay Waanu Garab Taaganahay Habarjeclo" Chief Caaqil Rashiid Jaambiir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • "Anigoo Ku Hadlay Afka Guddiga Garxajis Waxaanu Beesha Habarjeclo La Garab Taaganahay Difaac, Dhiig Iyo Inaanu La Dhimano" Chief Caaqil Rashiid Jaambiir

КОМЕНТАРІ • 331

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 9 днів тому +22

    Waa munaafaq Ilaahay ka go’ay, cod hj ururka wadani waa ka xaaraan,

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 9 днів тому

      Kadaa walal kamada munaafaq qalbigiisa Allah ayaa og laakiin codkiina idinkaa uxora cidii aadu aragtaan indanta dalku kujirto siiya kolay

    • @AliAwadYonismohamed
      @AliAwadYonismohamed 9 днів тому +1

      Anaga habarjeclo ah oo u codaynaynaa wadani codkayagu waaka xaraan kulmiye iyo heego

    • @AliAwadYonismohamed
      @AliAwadYonismohamed 9 днів тому +1

      Anaga habarjeclo ah oo codkayga siinayna wadani
      Ninkan aad la hadlaysaa maaha habarjeclo waa heego waa reer abaarso

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 9 днів тому

      COD HABAR AWAL ISNA WAA KA XAARAAN.
      SULDAAN DAUD BAA KU DHAWAAQAY XAQIIQADA GARXAJIS OO WAA KII XAALMARINTA UGU YABOOHAY ISAGA OO KU HADLAYA MAHACA SALDANADDA GARXAJIS EE RUNTA AH!!!!

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 7 днів тому

      ​. Bilaa dhiig ila bilaadhiig .orod wayee .wakuwii shalayba inay waxkutaraan daaye askarta kudifacaysa qorta iskaga tagayee .akh .

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 9 днів тому +20

    AX AX GARAXJIS MAALINTII ADIGA IYO CADA GUDE TALADA U QABATEEN BUU JABAY OO SHARFTIISII DHULAKA KU JIIDEEN

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd 9 днів тому

      Ilahay adiga ku jebiye habaarka naga daa isla hele

    • @legacyofafricakooshinducaa146
      @legacyofafricakooshinducaa146 9 днів тому +1

      Taas baa xaqiigaada ah ee Malintii xusbikii Wadani isku badaleey Xusbi Reer? Ciiro shirkii gacaan liibaax kaa qayb galay

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 9 днів тому +22

    TUUGTII MAGACA GARXAJIS KHAFAASHEY.
    IS GARABTAAGIINU WAA CIYI WAA KA BERYEY

    • @suberh8985
      @suberh8985 9 днів тому

      Afku kuma go'o waa ciyi waa ka baryay 🤣🤣🤣

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd 9 днів тому

      Akhlaaqdaa kaa xune caaqilka hanaga caayin buur madaw iyo jaabiirba angoo GARXAJIS bay na matelaane

    • @user-ix3vs7fe4o
      @user-ix3vs7fe4o 9 днів тому

      Absolutely 💯 too late

    • @DARAWSH24
      @DARAWSH24 8 днів тому

      Odayaasha Muse biixi hhhh

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 8 днів тому

      Maxaa garxajis kaa galay oromoy adiga 😂😂😂

  • @nuurashaqale-sd4rw
    @nuurashaqale-sd4rw 9 днів тому +10

    Soodigii agtaagnaa salaxlay usacabinaayay suldaankaaga

  • @c_qanigeesood5496
    @c_qanigeesood5496 9 днів тому +18

    Soo dhawaynta boqorka kuma khusayso heestii sooleey ka jawab

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 9 днів тому

      Absolutely jawaab Ka keena
      Abbaalgud sooleey maxayka Heli eenxabad ahayn

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 9 днів тому +6

    Odaygan 10 wajiilaha ah iyo Cadde gude ayaa gumeeyey Garxajis. Isaaq yaab iyo amakaag ayuu dhabanada haystaa!!!!

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 9 днів тому +1

      Huwan 😂😂😂

    • @ozzylink
      @ozzylink 3 дні тому

      Garaxjiis run Somaliland Region for centuries

  • @samoc5405
    @samoc5405 9 днів тому +13

    Xirsi baa usoo dhiobey. Xisbogiisii buu ubaqey

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 9 днів тому +6

    Waa goorma ala miskiinsana
    Kuwani marba meel bay u yaacayan
    Cod heli maysaane
    Afkaaga hayska xumayn

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 8 днів тому

      Dumar baad ka tahayoo denbi taana kuma lihid...maalintii dhibku dhacaayey ee nuux basto diiday in la difaaco shantii gaadhi ee meesha noogu yimi ragana nala riixay ee xabdu sujuuda kaga dhacday waxay ahaayeen garxajis jeneral dacawo ma cidkalaad j taqaanay. Marki la miishamay faysal cabdi bootaan ragii saacada iyo badhka caro dhulbahante kul dagaalamY ilaa la wada laayey sacad yoonis bay ahaayeen. Xishooda habalahayaga habarjeclooy. Nina dhiig bu ku huray isaaq kalena wad arkaysay. Cod baad ka hadlaysaa rag ba inagu maqan qureexy

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 9 днів тому +10

    Kolba si haw hadlina sowdinkii ka soo fikiraayey

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 9 днів тому +8

    Garaad jaamac waa garac boqorkaa noo sheegay waananu aaminsanahay sidii uu noogu sheegay

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 9 днів тому

      Dad bilaa nasabad iyagu garacyaa inay dadkale wax ka sheegaan waa waali 😅
      Oromo, yuhuud, irir samaale marba meel sheegtay sidii garac bilaa aabe ah 😂😂😂

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 7 днів тому

      ​@@farahyusuf9335. No qaraar ader adaa afkaaga haysanwaaye .garacan dadmodaysan ee qashinkaa iska qabtac badhyo culusey 😂😂😂😂😂

  • @hashiali9789
    @hashiali9789 9 днів тому +5

    Niyaw horta dadkani miyaanay Horta is dhagaysan,Reer gx waxbaaa ku dhacay

  • @jaamacducaale6946
    @jaamacducaale6946 9 днів тому +6

    Ciyigii waa ka baryey ninkii u naybaa ka liito

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 9 днів тому +3

    balkan baqaya eega doqon doqon dhalay fulay from burco

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 9 днів тому +6

    kkkk waa goorma.codbad kudoonayso wanu.kufahanay ku aamini mayno.kamahadlayo.beelaha somaliland. lnk.huwantu wadani cod naga helimayo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 9 днів тому +3

    Kkk huwaneey habarjeclo codka helimaysaan ceebtiinaa banaanka taal

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u 9 днів тому +7

    Habarmaxbuus waatad lahayde miyaanay tolkaa ahayn. Mase hunguri codad baa ku wada waar orodoo Moxamuud Xaamud u hiili intaad buur Madow u niikinayso.

    • @ozzylink
      @ozzylink 3 дні тому

      Siiyaasada baro

    • @AliAbdille-m8u
      @AliAbdille-m8u 3 дні тому

      Jilbo qabsi ayuun baa u hadhay Faqash kaalkaal.

    • @AliAbdille-m8u
      @AliAbdille-m8u 2 дні тому

      @@ozzylink Isla weyni iyo Kibir bilaasha baad beled la joogtaane iska noqoda biidhi qaatayaal Hunguri u badheedha. Barta idin huraysaan naqaan eed bayr ka leediine.

  • @Aminajam4l
    @Aminajam4l 9 днів тому +10

    Waan soo dhaweynàyaa wax kasta oo maanta isu keenaya reer shixisixaag cudud iyo afba noolaada duriyada aniga mid waliba waa garabkeyga aloow qalbigaya burcad isu mari from hj

    • @sayid6649
      @sayid6649 9 днів тому

      Aamina iska waran

    • @XamseCoday-me3bs
      @XamseCoday-me3bs 9 днів тому

      Bogeena burcad haysu mariye from awal bari

    • @Aminajam4l
      @Aminajam4l 9 днів тому

      @@XamseCoday-me3bs aamiin dhaanba duriyada meeley joogtaba raboow bogauaga isu kaayo midee cadowgayagaa battle raboow dhamaan umada somaaliyeed bogooda noo cal oo sidi nebi ibrahim wiilkiisa markuu cidlada dhigey ducadii uu ugu duceeyey oo kale nooga yeel umada islaamka ah oo dhan cadaan iyo madow aamiin yaa alaah

  • @DaauudCabdulaahi-i8r
    @DaauudCabdulaahi-i8r 9 днів тому +3

    Waa baryootan manta looma baahna

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l 9 днів тому +5

    So dhawowo boqorka geeska africa 🌍 boqor cismaan ❤❤❤❤❤❤

  • @noraadan8963
    @noraadan8963 9 днів тому +2

    Jiif Caaqil ku laha😂 Waa jiif Caqil lagu Jabay😢😢😢

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 9 днів тому +4

    Kuwani hadiiii dalka siyaad bare madaxwaynaha ka haan lahaaa uu daldali lahaaa

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 9 днів тому

      Dhidhibso bahalyey istrayska qabta ee ku so dhex dhuumanaysa rer show isaxaaq JAJABANTII FAHIIMA QUUJA ku so diraty. Anaga ku jawaabayna RAGAYAGA kuma jawbayaan. Animo from HABARJECLO ba ku leh qabxadayey ka bax meesha

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 9 днів тому +3

    EXPIRED DATE CAAQIL ADIGU SANDALADII SAXDA AHAYD AYAA TAHAYE LKN CADDE GUDE WAA QAAD WALE CIILAN

  • @nuurashaqale-sd4rw
    @nuurashaqale-sd4rw 9 днів тому +5

    Wadani waxahoyaala lixsanadood oo uusitay burush xaarle cidkasta waygaadhay nijaastaasi maantana mamasixikartaan sidaacodlagumahelayo

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 9 днів тому +5

    Heelooy yaanu ku caryin ee bisinka qabso kuwani ilahay ba fashiliyey meel ay ka soo noqdan ma jiran ee dadku ha qaado

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 9 днів тому

      Na dhidhibso oo ka xishood Raga

    • @AbdiAli-fe7rn
      @AbdiAli-fe7rn 8 днів тому

      Kkkkk ragee ragbaa yaabay badan hhhhh

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 8 днів тому

      @@AbdiAli-fe7rn .fart qorysa ku fashilisay Rer shiq isaax bad isku dir isleeday .ilaahay ka baq wll

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 9 днів тому +2

    AL. BEEEEEEENE. BADANAA. MID XALAALAH. MAYAGAAN. TAAREEKH. TIISA. REER. KUWAIT. YAQAANA.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 9 днів тому +7

    Subxanalah markii lagagabahnaa waysoodhaaftay wariseey habarjeclo maha dad caqli lawayal ah o markalabahanyahay lasabalaysto siida dhalanka

  • @ArahmanShariif
    @ArahmanShariif 9 днів тому +3

    Waxaad tahay yuug Beenaale sh

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u 9 днів тому +6

    Cirroo lalmanayaad aragteen oo liita waayadan dheh.

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 9 днів тому +2

    Waa goorma

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 9 днів тому +3

    waad laa habsaantiin garab Istaagaa hj

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 9 днів тому +2

    Axmed c/raxman heelo guulayso weriye dad iyo dal yaqaan ah

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u 9 днів тому +6

    Lagaagama baahna maanta

  • @FadumoCabdiraxmaan-p7x
    @FadumoCabdiraxmaan-p7x 9 днів тому +5

    Ma imika horaa lagaaga waayay

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 9 днів тому +4

    Munaafaq

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 9 днів тому +2

    qudhamiye markaye maqlan garxajis iyo habr jeclo waaye isu soo dhawanayaan dhulka ku yarada waxan ahayeen isku dirka reera kama shaqeeyan wali maa rag kaa yacisan halkaye tolka kaa midayen lahyeen sida loo mideyaye huwan

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 9 днів тому +2

    Adeer waxani salaadiin maahee waxaan yaa umadda ka qabta anigu maanta suldaan ayaan doortay oo caleemo saarnay waxaanan u dooranay DOOFAAR

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 9 днів тому +2

    Walee dad garxajis baa ugu liita
    Harti iska guba xaga isaaqna weji idiinma yaale

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 7 днів тому

    Good job jiif caaqil rashiid jaambir ilaahay caafimad ka iyo cimrigaba haku dheereyo

  • @omarabdi-v6s
    @omarabdi-v6s 9 днів тому +3

    Hadalka ay diideen habarjeclo markii la sheegaayay waad taagnayd

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 9 днів тому

      Waa runtaa wuu garab taagnaa, sacabkana wuu tumayay. Hadduu daacad yahay markaasuu makrafoonka qabsan lahaa oo raalli gelin ka bixin lahaa

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 9 днів тому +3

    Waa goorma waa ciyi waa ka baryaye,sawdigii markuu dagaalku socday yidhi waan ka soo tashanayaa ma imikaad ku ololaynaysaa waar caqliga dadka ha caayin cid kaa dhegaysanaysa imika ma jirtee

  • @FaysalCabdiFaarax-k8d
    @FaysalCabdiFaarax-k8d 9 днів тому +3

    waa goorma goortuu indhaha kor ugraaxeeyay

  • @moustaphaobsieh2120
    @moustaphaobsieh2120 9 днів тому +2

    Maxaa kaa run ah

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 9 днів тому +6

    taageeradada maanta aad habarjeclo taageertay waa toobadii fircoon lama aqbalo

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 9 днів тому +1

      😂😂😂 xaqiiq tawbadu haday soo gaadho xawal mariidka lama aqblo hada kiinii hore ku adkaysta dheh habar jeclona cod idoma hayso

    • @elmiallehoptimus7245
      @elmiallehoptimus7245 9 днів тому

      Fircoon Tolki laagama aag cuni jireeyn Haa caayin gaal Haa ahaadi laakin ficil bu laaha

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 9 днів тому

      Sidii idin roon yeela baha idoor garxajis wuutashanayaa dayaalka sool kajooga miyaa ceeb noqotay maxaad se kakeenteen ? Waxaan talin jirin ayaa tihiin dalka iyo dadka talada garxajis ayay 1000 so kusoo canaa maasheen dad iyo dal garbasimana ayay kusoo difaaceen lkn in aad talada qabateen curco iyo ceerigaabo ayaa maanta muran kujira oo barbara ayaa larabaa in lagaaqaado waayo dad cuqdad iyo xin iyo garxajis nacayb mooye tabar haya matihidin keek macaan ayaad tihiin anagu waanu noolan doonaa dhulkayaga waanu utashan doonaah cir iyo dhulba lkn idinku marna oromo uyaaca marna irir uyaaca bal futaadiina uun difaacda dhulka inta aad kuleeday haku deeqdo uskag yaw​@@yaasir1936

  • @JirehRxl
    @JirehRxl 9 днів тому +4

    Adıga iyo inta aad isku fikirka tihiiin Logaama baahna soo dhawaynta boqorka ee orad digsi xaadhatooy adeer hawshaada iska wado

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 9 днів тому +4

    Horeykaagaeekeydhuwaneey

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 9 днів тому +1

    ALLAH RABI RAXMAAN ayaa boqorah

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 9 днів тому +1

    Marna boqor uguyeera marna dowdar dibadjoog ah.
    Adiga Garxajis mamatashid

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 9 днів тому +3

    CAAQIL MUNAAFAQ

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 9 днів тому +2

    Reerkii Garxejis ahaa, doorashaa madax martayoo, meel ay wax ka qabtaan bay garan la'yihiin; yay soo dhoweystaan; yay fogeeyaan. Marba mid Ciida-gala ah baa dadkii ka didinaya, oo ay ugu danbeeyeen hadaladii ka soo yeedhay Suldaan Guuleed & Jaamac-Shabeel, oo halkana Muusaa u fadhiya. Waar Isaaqoow, hadaad nasab tihiin, reerkaas halatartamina e meesha saara maanta.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 9 днів тому

      🤣🤣Si fiican baad u sifaysay, laakiin dalka ayaan lagu aaminayn waad u jeedaa inayna qawl lahayn.

    • @ahmedismail4735
      @ahmedismail4735 9 днів тому +1

      Waxaan leeyahay yaan la siin oo la taageerin waayo Nimankan aan arkey siday u fekerayaan Niman Wadan lagu aamini karo ma aha. Waxaan marmarka qaarkood is weydiiyaa Habaryoonis minaany Isaaq ahayn maxay Huwanta iyo Koonfur u taageeraan.

  • @RunRaadis
    @RunRaadis 8 днів тому

    HJ way ogtahay in GX garabkooda tahay. Maalinty qadhaadhahay walee Duriyada Ale ha barakeeye ma kala hadho.
    Siyaasada barkin inoo geliya inyar reer Sh Isxaaqow guluf weyn ba inagu so maqan. HJ💙GX💯😢💪

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 9 днів тому +1

    Waa ciiyi waa kaa beeryey maa qaaladka gaasheen tooraad baa jiif iyo joogo baa idiindiidey

  • @nuurashaqale-sd4rw
    @nuurashaqale-sd4rw 9 днів тому +6

    Astaqfulaah cimri tagay iyo hadal tagay midna lamasoo celinkaro wuu isqoomamaynayaa

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 9 днів тому

      Nayaa hoosta uraysa usheeg kuuma baahna caaqilku nayaa dad ilahay kataxadiray ayuu ku abtirsadaa adigu hasoo ooyin bal ninkan nin kuujabaya maahee bal dabadaa ayaan oromo kaaxoogin

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 9 днів тому

      Na didibso oo ka xishood Raga reer sh.isaxaaq, 10 kamanti oo raga ku fuulayso bad ku qoraysa meshan. Marada cesho

  • @Xasmas
    @Xasmas 9 днів тому +1

    NO COD XISBI OFFWAREEN. NO COD HUWAN KALKAL NO COD BURTA GACAN LIBAX. NO XAMAR

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 9 днів тому +3

    Nacalatalaacaleeg waagoorma faqash

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 9 днів тому +2

    Ha naga waskhaynina boqorka

  • @ahmedismail4735
    @ahmedismail4735 9 днів тому +1

    Hadaklkaagu Suldaanow waa Ciyigii Waagu ka beryery aad iyo aad ayaad ulasoo habsaantay.
    Waxaase u badantahay inaan cida kaa yeelaymn.

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 9 днів тому +6

    Yaaaa alle wax siiiyey jawaabta habarjeclo allaaaaa kariiiim waxsan allla yusra harti

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 9 днів тому +1

      NAA isku xishood oo dhiidhiibso. Raga ka dhex bax ALLE KU AWDYE. Ka badan 10 comanti bad samaysay oo reer ah.isaxaaq kula dhex jirto

  • @noraadan8963
    @noraadan8963 9 днів тому +1

    Adiga Iyo Cade gude In Laxidho Ayee Aheed Doqon yohow Wad Ceebesen Gadhxajis

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 9 днів тому +1

    Waa tuug hadalkiisa waxba kama jiraan, waanu kasoo tashanaynaa ka jawaab

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 9 днів тому +1

    Adigu aad sharciga ilaalisid markaad buurta fuulaysay ciidanka QARANKA laynaysay huwan taageeraysay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 9 днів тому +1

    Garxajis.kursigu.naageeya.jambiir.waxalagaga.yeedh.siiyay.boqorku.waa.boqor.isaaq

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 9 днів тому +1

    ManshaAllh reer sheikh isaxaaq israacee❤❤❤

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 9 днів тому

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @XanaanjamacAli-cb8lv
    @XanaanjamacAli-cb8lv 9 днів тому +1

    Illahy baa boqora oonu baryeynaa adeer astaqfurullah

  • @saffsuff
    @saffsuff 9 днів тому +2

    If this is waraysi ...what is the news or answer or info he gave ?!?

  • @KassimAre
    @KassimAre 9 днів тому +1

    Imanka ala hakaqado hungui ayaad ubagta

  • @FaisaXnuur
    @FaisaXnuur 8 днів тому

    Caaqilkay gii guuul guuul adeer❤❤❤

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 9 днів тому

    Wariye Cabdiraxmaan waxa kugu habooneyd in aad nad baqan ee suaalihu siay ahayeen u weydiiso.

  • @museali8972
    @museali8972 9 днів тому

    MARKAAD DAGAALKA KAGA BAXDEY HABARJECLO AYAAD LEEDAHEY WAAN GARAB TAAGANAHEY HADA LAGAAGAMA FADHIYO

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 9 днів тому +1

    Ina janbiiirow jabuuti ayaa inoogu dhawe uma qaladhan dirsana adeero jawaab umahaye dhikar ha igu ridin

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 9 днів тому

    Chief Caaqil Rashiid wuu ogyahay inay xukuumadu u seeto-dheerays oo baarlamaanka ku mudo dhaafay dalabkii Xeer Ilaaliyuhu markii uu Dubai tageyna la shirty Sanbalooshe iyo Ina Xasan Sheekh iyo Safaarada Jabuuti, baarlamanku markay ka jawaabeen dalabkii Xeer Ilaaliyaha wuu xidhnaa M Abiib...

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l 9 днів тому +1

    So dhawowo boqorka geeska africa 🌍

  • @QaadiroSaleeban
    @QaadiroSaleeban 7 днів тому

    Aniga o.ah.abwaan.qaadiro.waxaan.sodhawayna.ya.boqor.cismaan.burmadaw.wansodhawayna.ya

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed 9 днів тому +1

    Walaahi::: waa raga garxajis ceebeyey re dhulka jiiday jamber cadagude ingood bidhi eeeeee cirrana qayrkii ka reebay

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 9 днів тому +1

    Shalay waxaad lahayd maanta maxaa badalay ?

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 9 днів тому

    GARXAJIS HADAAD KAGA DOORATAAN MUUSE OO MAANTA HALKA UU INA DHIGAY AAD OGTIHIIN HADAL NIN YIDHI HABARJECLOOY SOMALILAND WAAD KA HIILISEEN MIDNIMO ISAAQNA WAAD SII FOGEYSEEN

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 9 днів тому

    Ilaahay isaaq hays fahan siiyo
    Iyagiina balaayo kursi layidhaahdo ayaa dhex carartay
    Soomlidiina ma jecla
    Ilaahow na midee

  • @deeqahodanmo2823
    @deeqahodanmo2823 8 днів тому

    Walaalayaal dadkan comment ga bixiniyow caaqilku si fiican ayuu u hadlay hanbalyeeya dhaafa wixii kale oo dhan.

  • @AbdiAli-fe7rn
    @AbdiAli-fe7rn 8 днів тому +1

    Hello Mr Huwaan

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 9 днів тому

    Ha waalwaalan ee xerada gal caaqil

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 8 днів тому

    Libaax noolow maansha allah

  • @IsmailIdiriscabdilaahi
    @IsmailIdiriscabdilaahi 9 днів тому

    waxan oo hadal ah ee iska hor imanaya waxa sabab u ah munaafaqada xisbiga wadani iyo gudida uu samaysty

  • @AhmedismailAli-r2n
    @AhmedismailAli-r2n 9 днів тому

    Madaxdii ciidagale ee rasmiga ahayd weeye noolow saaxiib.

  • @cashaali3488
    @cashaali3488 7 днів тому

    Guuul

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 9 днів тому +1

    Wanu.sootashanayna.sodigilahaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 9 днів тому

    Habeenaan Afhayeen ka Gaexajis
    Layediin Minan Fadhiyee

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 9 днів тому

    Waxa oranlahaa dadka in badan halla fahamsiiyo gacan kulajirka dambiga.......

  • @saxardiidibraahin558
    @saxardiidibraahin558 9 днів тому

    Waan soo dhoweynaynaa wIxii reer shixsixaaq isusoo dhowaynaya inkastoo ay marhore haboonayd

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 8 днів тому

    Reer sheekh isaxaaqow ilmaaderayal 8billion ee aduunka ku nool inaga wada dhalaney in dhexdeena cadaawad lagu beero wa ineynu kaso horjeesana siyaasiyintu iyaga iska keen jecel wlhi
    Se shacabka ayaa dhexdooda ku dhimanaya

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757 9 днів тому

    Janbiir waa Munaafaqa Cuqaasha Somaliland , kursi ayaa madax maray, waa ninka Ciro ddka nacsiiyey

  • @AboudiM
    @AboudiM 9 днів тому +1

    Guul iyo Gobnimo suldaan warko waa caade

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 9 днів тому

    Caaqil waa goorma Ma Ciro daadka naladhaafiyabaa Ciro cod inaanusiino ragbaa udiiday Caligurey Jaamàcshàbeel, Gudcurgude,iyo Kuwafadhiya Golaha baarlamaanka sidaa darteed cod Ciro cod umahayno

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 9 днів тому

    Hadalkan wuxuu geeri ku yahay munaafaqiinta habar jaclo iyo garxajis u kala fataali jiray 😂😂😂😂😂

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 9 днів тому

    15sano Lascanod Xasuuq
    Garaad ow Jamac Garaad wa run dad wa la kala NASAB FIICAN YAHAY
    DAAROOD WA NASAB FIICAN ISKUMA RACIN XASUUQA.🦴🦴🦴

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 9 днів тому

    Well done

  • @farahabdi3592
    @farahabdi3592 9 днів тому

    Hada ninkaasi wuxuu ka gubanayaa boqorku markuu yidhi anaga hadaanu habarjeclo nahay muuse ayaan dhisaynaa buu imika sasabasho ku doon doonayaa

  • @HornMediainc
    @HornMediainc 9 днів тому

    kani hooyadii ha wasso MR JAAMBIIC futadaada baa IIB ah sidi SULDAN MAXAMED ABDULQADIR FUTADIISA MEEL KASTA LACAG LAGALA LAHAA U LA BAKHTIYEY

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 9 днів тому

    Waa ragga Magaca HY u dhameeyey khaayin laba wajiile

  • @Daher-o6g
    @Daher-o6g 9 днів тому +1

    Beeni raad male! Sumxanala... gaangidu waa astama beenta. Munafaqa ... iska ilaaliya ... 4 wajilaha iska qabta! Their aim is to sell us wadani huwan after what happened in SALAXLEY. Nothing can be undone it's too late!

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 9 днів тому +2

    Heeloy ina janbiir ayanù ku cowriyin ee bisinka qabso waa qumay fashilmay oo dhagaraysan oo cidamadii qaranka layey ee burta gacan libaax inta ay isdaldalayn waxaa ka hadhay 60vishp tuugtiii wadani calankoodii uu dhacay