ABDIKARIIN ALI SHAAH MARLEY WAA JACAYL DHABEE HEES CUSUB 2023 LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 5

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 9 місяців тому +3

    Codkisa man sha Allah❤

  • @UsamaReermagaal
    @UsamaReermagaal 9 місяців тому +2

    Markaan Adi kula Bilaabey Xiriirkana Kula mideeyey Farxadiyo iyo Qosol Baan Mutee Maankuba Waa Agtaa Maankuba Waa Agtaa Markaan Is Iraah Qiyaas Irbada Misankaa Jabtoow Marleey Waa Jacayl Dhabee Mudaantuna Waa Xagaa Bilaahi Marleey jacayl Dhabee mudnaantuna Waa Xagaaa Malinta Kaliyeenan Maqal Codkaaga Macaanka Badan Mashquulka Naftaa Baatahoo Maskaxdo Weey Kala Didaa Naftuna Weey Is Maanacdaa Eeh Maskaxdo Weey Kala Didaa Naftuna Weey Ismaanacdaa Markaad Maankeyga Qaaday Mulkidayee Kula Baahoobay Nafbaa Meelaha Banaan U Buuxisayoo Milgeesay Alleelahee Maalin Kheyr Leh Ayaan Noqonay Mataano Intaan Ka Sokeyno Moodka Miyaan Kugu Dorsadaa Admi😮

  • @JamaMo0645
    @JamaMo0645 11 місяців тому

    🎉😮

  • @mohamedqabile5753
    @mohamedqabile5753 Рік тому +1

    C/Ali shaaaah the one and only

  • @sareyaalpi
    @sareyaalpi Рік тому

    ❤😊