dhul metelaad waayey iyo dad geesiyaal ah oo dhul Qurxoon degan only for habargidir ayaa laga helaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Місяць тому +4

    Wara dhuumaleh, waa meel qurux badan. Ilaahay weyn il jini iyo mid cadawba Allaha ka qabto inshaa Allah.

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j Місяць тому +2

    Wcs wrxmtllahi wbrktuhu my dhiiga. Alle swt ha ku xafido aamiin.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    WA IN LA DHISO MATABAAN STATE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому +2

    Waxaan waxaa la yiraahdaa siyaasad Abgaaleed.
    Waxey ku dhisan mabda"a ah;
    Jac, naq iyo ul ku garaacis ayey aaminsanyihiin sidii dameer la dhaaminaayo cml.
    Waxaan oo kale waan ku hindhisaa: Ha ishaaaw, ha ishaaaaw.
    Ma sanboor ayaa i haaya, mise waa dhuusa dameer, moogi.
    Nabadeey.

  • @hawayusuf4823
    @hawayusuf4823 Місяць тому +3

    Asc walaalkey hore u soco maash alla

    • @kamalliban4484
      @kamalliban4484 Місяць тому

      yes anaa ku siiyay tangiyaashi aad tiri gaalkacya ayaa leygu so weeraray markas ayaa anigu ku siiyay bastaryahow

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому +1

    Ilaahow u naxariiso Cusmaan Caato geesi dhig leh buu aha
    Meeshuu soo joogsado Caato heedheh Muuse suudi iyo Qanyare way baxsan jiren orod , cabsi ay ka qaban Caato darteed .
    Muuse suudi cuqdad H.G buu qaba .

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 Місяць тому +1

    Jamal nur gesi gesi dhalay from ceelhur insha

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Місяць тому +2

    Wcs

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Місяць тому +2

    Scw scw scw nnkh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    XASAN SHIIKH MARKI MUQDISHO LAGU ERYADEY OW LA RABEY IN LA DILO ASAGA IYO SHARIIF IDINKA AYA LA SAFTEY IDINKO HEYSTA RESAL WASARE

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Місяць тому

    Waa Fardihii Suldaan Cali Yuusuf Iyo Keenadiid Kaga Tageen

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    SOMALIA DHAN WA BAD DEKEDA HOBYO HALA DHISO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    MESHAS WAGI TALYANIGA WAXA KA BIXI JIREY BEERO BADAN GAR AHAAN CANAB TUFAAX QUDAAR

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Місяць тому +2

    Asc jamaal Nuur

  • @Suaad8
    @Suaad8 Місяць тому +3

    Xadoole maxa lo xiri wayay waa kan dhahay dhulkan unuka leh asaga masul sas uhadlaya gabdhaha maxa xabsi logu haya xoriyadoda loso celiyo gabdhaha xabad maridin wey hadlen bis

  • @moalinmohamud3682
    @moalinmohamud3682 Місяць тому +1

    😂😂 Mahad Salaad la soo celinaaya

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    MAR DHOW WAXA LA GALE QOF IYO COD

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    MEL DHISAN QURUX BADAN HADAD ARAGTIIN WAXA DHISTEY MIL KILAYASHI LAHA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    MATABAAN STATE WA IN LAGA SARO HIIR SHABELLE

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому

    Haddii aad haysato dhulkaan aad ku faaneysid maa u rartid dadka u qaylinaayo dhulalka danta guud ee Banaadir iyo Sh/hoose...

  • @faham6920
    @faham6920 Місяць тому

    Haa wlhi taas ayaa xaqiqa ah subaxkasta abgaal waa caytamayaa!??!!!

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому +1

    Habargidir sal iyo dibadba account halafuro si an u dhisno degankena galmudug inta lala degta canshur ayan ka qadna xamar sida u dhsiten ka badan gobolkinana u dhisa jamal account no same

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому +1

    Jailka halogu dhoco gabdhaha hala sodayo hg hadikale vilada ku data xasan munafaq gabadhihisa iyo xaasaskisa so afduba bahahinka abgaal necebka hg ayey gabdhahas u xiran yihin dameeraha

  • @somaliforex-lj1kk
    @somaliforex-lj1kk Місяць тому +1

    Hadal war manoqonaye ficil bilaaba

  • @ducalecise3574
    @ducalecise3574 Місяць тому

    Ma Xaliimo Yaxasbaa?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    DUMARKA HALA DAYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    DAL WAXA DHISTA DADKA LEH

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +3

    MUQDISHO HA LAGA RARO CASIMADA HALO RARO GEDO GARAWE GALMUDUG MATABAAN HIIRAAN

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому +2

    Matabaa250 km haye inta kale min 150 km u qeybi kkk xl gaaljacel makane ujeejeen gugundhabe. 10000 km hade hiiraan wey barakeysan tahay

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 Місяць тому +1

    Jamal nur ma ogtahat sacad inu dumar ragga ka kartida badan wa gabdhaha sacad wa gesiyaal naftoda hureyayaal leh kartida damiirka nool guuulwarta from ceelhur insha

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    XADOOLE WA IN LA XIRO

  • @kamalliban4484
    @kamalliban4484 Місяць тому +1

    viva masagaweyn

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому

    Wara dhuumale wa dhul qurux badan mashaallah .
    Maxaabiisto xuquuq bee leyihin sideebey u xidhan gabdhaha H.G .

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому +1

    Doeonimo hadey tuuganimo kuugu dar soto Waa yaab

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому

    Wakhtiga iyo waayaha is bedelaya 1990 to 2024 .
    Ilaahay baa mahad iska leh haddan soo gaadhey 2024 .

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому

    Dhalinyaro caytameesa la garey laakiinse odayaal abgaal iyo xaadoole oo caytama ilama fiicna aniga .
    Loomana dulqaadan karo .
    Goormee abgaal yeeshen Xamar ? Unuka iska leh ....wax shaqeenaya maahin .
    Sedson02
    Shiikhaal Reer Aw Qudub reer Aw samatar .

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому +1

    Waro dhiig leh .waaye

  • @kamalliban4484
    @kamalliban4484 Місяць тому +1

    duqontan abgaal ayey ku waalatay

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому

    H.G hilibkee cunaan .
    Abgaalna cawskee cunaan😂 .
    abgaal lo' gisi degan keenta Kaaraan , xaafada dameeraha .

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому

    Xildhibaanada H.G kuraasta dhaxal bay ku heeleen .
    Dhiig iyo dhibaato umayna so marin.
    Xoolo maal aad usoo rafaaday iyo maalka aad aabaha ka dhaxashid iskusi uuma bixisid .

  • @user-zd2yy2ej7c
    @user-zd2yy2ej7c Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Jamalow 4sano hore ee hasan shiiq bad kanolaten
    Tan nodaya😂

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому

    Soomalidu waxay tiraahda : " Dabka Danbas dhala . " 1990's H.G dab ayay aheed , qofka isku taabta dabka uu gubanayey
    Maanta 2024 Siyaasiyiinta H.G wa danbas , cabdishakur cabdiraxmaan wa danbas kuligood wa wada danbas .

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    XALANE WA MESHA LA RABO IN LAGA WERARO IIRAAN

  • @axmedxuseencabdi4363
    @axmedxuseencabdi4363 Місяць тому

    Waa iga qosliyey kuyi wara dh

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 Місяць тому

    Adiigaanaa qaniiski fiilaan a kufsadeey e amus

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +2

    MUQDISHO WA IN LAGA RARO CASIMADA

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Місяць тому

    War yuudaanka iska daa😂😂

  • @kamalliban4484
    @kamalliban4484 Місяць тому +1

    nacas cuqdad dilatay

  • @kamalliban4484
    @kamalliban4484 Місяць тому +1

    hada ayaadba taariiq beeh sheegataa adiga oo cali yusuf ku gumeysanjiray

  • @kamalliban4484
    @kamalliban4484 Місяць тому

    hacunin doqonyahow hg hg lee ku heysaa