galmudug musiibo weyn ayuu la damacsanaa asaga iyo drug dealerska U shaqeeya xasan waa halis lahubo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Місяць тому

    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgal baa leh
    Maal iyo mamul abgal ba leh
    Mogdisho mudulod baa leh
    Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Місяць тому +1

    Habargidir keliya maaha ee Soomaaliya oo dhan ayuu Musiibo ku yahay

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому +2

    Yaa mareexaan hubka oo
    Helay. H
    G.ka cabaaji donaa. Jaalaji waaye
    Mareexaan now nabad kula noolaada . Bahaahin keena

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Місяць тому +3

    Aan su'aal ku weydiiyo, Farmaajo muddo xileedkiisi waad ka soo horjeedaa shuruud la'aan, C/llaahi Yuusufna Allaaya rahma waa ka soo horjeeday, markan Xasan Sheekhna waad ka soo horjeedaa.

  • @mohamedaden6181
    @mohamedaden6181 Місяць тому +1

    Hhhhhhh xassan Soo Kii aderka aha ma,ahan mise xassan kale Aya dhashay ninki nabad iyo wanaaga marki hore uu kunoolaa garan waayo saan Aya loo qaxinayaa adkeysta adinka dalbaday xassan good job

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 Місяць тому

    dowlada waaba laga qaadaye cunaqabateynta ee maxa keenay in habargidir hub ka ka doonto muxuu muqdisho uga soo dsjin waayey hubka, teeda kale itoobiya sowtan dagaashaneyn goorman hishiiney xasan xilka wadanka ha kaga dajiyo si dag dag ah oo wadanka inta hartay ha laga ceymiyo baarlamanku miishin dag dag ah oo arintan wax laga weydiinayo ha sameyan guul iyo gobanimo walaàlaha galmudug ee xasan wejigiisa dhabta tusay soomaalida iyo caalamkaba

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    NIN GATEY DUMAR JUFADIISA INEY CARUBTU KUFSATO O QABAN SATO IN LO DHIIBTO KURSI MA AHEYN

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 Місяць тому

    qoor qoor hangool faro leh ku qabo xasan sheikh galmudug in uu gubuu 2:59 rabay ee hubka haysku laynina ee iska ururriya si nabdoon

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    XASAN DHIIQO😂😂😂😂😂😂

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Місяць тому

      Afkaad shaley ku amaantay ha ku caayin 😂😂

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Місяць тому +1

    Qofku marka uu aad u werwersan yahay waxa uu ka baxaa sidii caadiga ahayd,taasi oo ay fududahay in loo isticmaalo sida qof waalan,laakin qofku marka uu waalan yahay dantiisu waxa ay noqotaa mid khasab ah oo ay tahay in la xakameeyo.

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Місяць тому +1

    Aan su'aal ku weydiiyo, Farmaajo intii uu xilka hayay ayaad shuruud la'aan ku mucaarad sanayd, C/llaahi Yuusuf ayaa ka soo horjeeday, markan Xasan Sheekh ayaad mucaarad ku tahay.

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf Місяць тому +2

    Eeboow, gamudug waceesle iska leh,

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe Місяць тому

      Ismaaciil cumar geele u dheeg asagaa idiin qoray 4.5, hasan munaafaqna wuu isticmaalaa like condoms 😂😂😂😂

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Місяць тому

    Jamaal xasan sh dalkaan ma hogaamin karo sababtoo ah cadaalad malahan waana tuug

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому

    Yaa c/kariin guuleet wax kama haleeuno
    .khadiijo al maqzuumi muufo malaay ku cunow heeso.😢 film oo jilowhaa

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Місяць тому +1

    Hubkka cidaa lagula dagaal lamayaa wa habargidir Munaafaqi fiqi ee lahaa somaliland jabhado ku abaabulaya gurgisi bu gubay somaliland qofka xumaan la doona kama faaido
    3 nin habargidir ee somaliland dagaalka ku hayay
    Fiqi, ina cabdi Shakur iyo yuusuf garaad

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Місяць тому

    Xasan shiikh ba ka danbeeya waxaas waaa ruun

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Місяць тому

    Ii laahayumada soomaaliyeeh augargaaro

  • @Suaad8
    @Suaad8 Місяць тому

    Jamaal nuur nolow waa runta wa musiibo dab ayey hurinayan

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Місяць тому

    Doqo ninkii shalay uu amanayay miyuu manata caynayaa uf aqas naa aamus doqntahay oyaaye

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Місяць тому

    Xurmadle xasan shiikh dakada hobyo noo dhis ayaan kaa maqlay hada ka hor maxaad u dhaheeysay in uu yahay nin fiican ama halaga helo ama halaga waayee madhulkii dowlada halago kaco ayaa ku badashay mase weelkii xaaskiisa kubay maxaa loo maxkamadeeynayaa mida kale xasan difaacii aan difaacnay waa ka shaleeynay ayaa tiri been aad ku sheektay mida kale mawaxaa ka xanaaqsan tahay xamar unukaa leh oo mudulooda ninkale duqmagaalo ka naqan maayo warkaas soomaali oo dhan ayaan u sheeknay cidkalana kama noqon jirin muqaamada islaamiyeentii sedax ayee ahaayeen sadaxdoodana mudulood ayee duqa magaalada ka dhigeen cabdulaahi yuusuf waxuu ka dhigay mudulood faramaajo waxuu ka dhigay mudulood waxa looga dhigayay dagaanka ayaa loo yaqaan waana ku mahadsanyihiin soomaaliya hanolaato❤❤❤😂❤❤❤

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Місяць тому +1

    xasan kaliya h dhihine madxweynyaasha abgaal maxaa habarrgidir ku heshaa marwalba abgaal ayeey dhisaan ayaguna waa dumiyaan

  • @salaascalasow2235
    @salaascalasow2235 Місяць тому

    Shamshuutaradaas lahelay Maxey madax dhaaxa fujidoonaan

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Kkkkkkkkk calacal badana

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 Місяць тому

    Xaqiiq

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Kkkkkkkkk hg dab ma kushidan

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому

    Shanbalooshe ragwaaye hubka liibaan shuluq loo waday... dibaa loola xisaab tamaa. Waa xoolo sacad.... mareexaan now. Waa taking waxa aa galeysaa. Hawiye Waa hanuunayow hogkaleete Ku hooban maah.

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Місяць тому

    Ninkaan waa kadhimantahay kkkkkk

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Місяць тому

    Jamaalow ma saanbaa kuu danbeysay ma sidaanbaad diciif u ahayd balwaan ayaad iska barayjaysay alow Hana ceebayn

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j Місяць тому

    Calaacal tuugada yamagata bartay

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 Місяць тому

    War xasan sheikh habargidir balaayuu kudhigay baynakallah.
    Yuhuud miyaa lakin muxuu sidaan oo dhan ugu necebyahay.

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 Місяць тому

    Hawiye gumaysi ayay ku fican yihin😅

    • @user-gc2rk1wx7j
      @user-gc2rk1wx7j Місяць тому

      Gumeysi adinkaa ku jira

    • @user-gc2rk1wx7j
      @user-gc2rk1wx7j Місяць тому +1

      Gumeysi adinkaa ku jira oo dhinac itoobiya Ku gumeystaa dhinacna kiinya kaa gumeystaa

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Місяць тому

      Darood faan iyo arood kala daaya 21 sano talada haaya 21 kowa bari kucarataraya taasi waaxaya caydan fulaynimo libiyo kenaya kaama kagashan sada mishaari uhashana maxada gumaysan karatan fulay ola badan faana badan Hawiye waa geesiya ​@@user-gc2rk1wx7j

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому +1

    Xasan qabure qufte sheydan ayu ukeday inti dhunraca ah e xildhibnada hg liban shuluq iyo dahir.alosow ayu ku shaqaysta habargidir intas u jojinmayan wana iska qabanayan inshallah

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

    MD XASAN DALABEEY waa fashalmay.

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Місяць тому

    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgal baa leh
    Maal iyo mamul abgal ba leh
    Mogdisho mudulod baa leh
    Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤