" Muuse Biixi Waa Sheekh Salaadii U Horaysayna Isaga Na Tujiyey "Mujaahid Yuusuf Guudcadde Wareysi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 2 роки тому +6

    Mansha alah nin aqoon kuu leh markuu kaa waramo ayaa ugu wanaagsan ninkaas iimaankiisu buuxo ee mujaahidkaa haku qancaan oo madaxwannaha dalka ha ixtiraamaan mucaaridka xildoonkaa yaan la dhagaysan viva midane biixi

  • @ahmedabdilahi9889
    @ahmedabdilahi9889 2 роки тому +5

    Ahmed heelo iyo Yuusuf guud cade waan Salaamayaa Mujaahidka ilaahay Ha Xifdiyo Waa taariikh nool weliba waa ragii ugu Cad cadaa Ciidankii kowaad ee aan.lagaga daba dhufan jirin geesi Caaana biu ahaa waana laybareeri Wixii dagaal.la soo maroo sdhan hayaa Heelo Waxaan lee yahay waraysiyo Taxane Ah ka Qaad Mijaahidka Si loo ogaado wixii loo Soo maray wadanka

  • @Haamud
    @Haamud 2 роки тому +5

    Maasha Allah! Mujaahid Yusuf. Waxaan xasuustaa isagoo ka mid ahaa madaxdii wadatey ciidankii Kowaad oo Berbera noogu yimid. Waa nin qiimo leh runtii

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 роки тому

      WAAR BALAY DOQONKAN GADHKA WAYN EE LEH MUUSE WAA SHEEKH AFKU KU GO

    • @Haamud
      @Haamud 2 роки тому +1

      @@alihujaleh8627 Adigu maxaad ka ogtahay? Isagay soo wada halgameyne.

    • @suldanhamzehazzan4675
      @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому +1

      @@alihujaleh8627 Wllo Plz Haka Xumaan Hadii uu yidhi muuse waa sheekh wayo isaga ayaa inooga aqoon badan oo ay soo wada jihaadeen wakhtina soo wada qaateen Plz anoo qalbi walaltinimo kugula hadlaya Xataa hadii aad mucaaarid thy qofka intiisa wanaagsan marka la sheego haka xumaan Muuse na waa Madaxwaynaheenii * You are somalilander, i am somalilander, He is somalilander We are Somalilanders }
      Cadawgeena Farxadiisa haka shaqayn CODKEENA CIDAYNU DOONO AYAYNU KU DOORAN KARNAA BALSE CEEBTEENA CADAWGA SOMALILAND HADAY MAQLAN KAMASOO CELIN KARNO.

  • @abdinaasirhassan9668
    @abdinaasirhassan9668 2 роки тому +3

    Maaasha allaaaah mujaahid caqli badan

  • @hoodoahmed8489
    @hoodoahmed8489 2 роки тому +4

    mansha Allah waa mujahid cadawga kaa naxaya ee buka ha dhintan siday horaba u dhinten

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 28 днів тому +1

    Mnsh alh mujaahid yuusuf guud cade libax

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 13 днів тому

      Ilmo guudcadde cajiib ayay ahaayeen waxay wadan jireen Landcruisers weliba noocii SIIKAAWAHA waxay ahaayeen rag ka duwan ciidanka oo aan QAADKA cunin, sigaarka cabbin, wax balwada aan lahayn oo salaaddu aaney ka tegin.
      Haddana sida loo baqdo aan aqoon ee DHMACDA jiidha faan maaha laakiin bal ninkan soo wareysta.
      Maxayse maanta ku hayaan waddankii ay usoo dhibtoodeen?, inkastoo yuusuf QURBAHIISAA iska galay laakiin rag badan ayaan maanta waxay ku noolyihiin aan cidiba ogayn.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 роки тому +3

    Mashallah respect !!!!

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 2 роки тому +5

    Mansha allaah somaliland

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому +8

    Midhka hadalka ee murida leh ee ninkaasi kadhawaaajay waa mujaahidiin maalin adkayd oo rag lamida danahooda lajoogeen kuu huray naftooda oo qoorta soo dhigtay inaad rag lasinto ood xagxagato waa qalad wayn.

  • @shaaficioadymaxamuud6624
    @shaaficioadymaxamuud6624 2 роки тому

    Masha allah cabdiraxmaan heelo waxaan xaqiiqsadAy inuu mujaahid ahaa hambalyo ayaankubleeyahay

  • @charifnour1899
    @charifnour1899 2 роки тому

    Azc yusuf guudcade aadbaan ugu farxay inaan arko. Maansha Allah

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 Рік тому

    Mujaahid xalaal ah

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 роки тому

    Cisi iyo sharaf ku noolow, abaal wayn baanu kuu haynaa, jasaa'kalaahum Khayr mujaahid Yusuf .

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 роки тому +1

    Maashaa Allaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan dadkayga reer Somalilandnoow

  • @shacbaanahmed-v7y
    @shacbaanahmed-v7y 13 днів тому

    Waxaan u jeedaa Geesigii weynaa ee Ina Guudcadde ( Yuusuf Guudcadde) Laandheere bannaan degey ( Reer Daahir/Reer Yuusuf) salaan sare. Waa raggii ku xarragoon jirey Tiknikada culus isaga iyo Walaakii Shahiid Cabdi Guudcadde

  • @aadanabokor737
    @aadanabokor737 2 роки тому

    Afmadaw wa dhintay ilhay ha naxariisto yusuf caydiid banjiidh afmadaw

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 роки тому

    Jasaakaallaahu khay wll Mujaahid dhab ah baad thy wll

  • @ahmedabdi3629
    @ahmedabdi3629 2 роки тому

    Ilaysaa kuwii shidaw abaal baan kuu hayaa mujaahid

  • @yaasiinaadan2469
    @yaasiinaadan2469 2 роки тому +1

    Yusuf guud Cade
    Halyaya qaran
    Ilayskaa kuwii shidaw abaal baan kuu hayaa

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 роки тому

    Waad mahadsan tahay heelo

  • @ismailibrahimmohamed3124
    @ismailibrahimmohamed3124 Рік тому

    Heelo la aamus Mark's dadka waraysanyso

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 Рік тому

    Axmed taliyha cisman adan gadhgadh ma ina adan gadh gadh ba waa kas yusuf sheegay

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 2 роки тому +2

    Ragii ilayska shiday weeye

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому

    Wariyaha ruug cadaaga ah axmed heelo soo badiya taariikhaha cajiib ka.ah ee qarankeenan somaliland loosoo maray guuuul SNM

  • @saalaxy
    @saalaxy 9 місяців тому

    Qaranka yaa jabiyey?
    Waa muuse ha is casilo Hadi uu damiir Jiro

  • @mohamedmohamoud339
    @mohamedmohamoud339 2 роки тому

    Waar wariye helo sxp adigu waxad tahay wariye ee qofka aaad waraysa ayso haka hor degin xeerka saxaafadana kuma jirto inad xaalada aad waraysiga ka qaadayso

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 роки тому

    Talo fiican. TV yada ha la inaga joojiyo.

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 2 роки тому

    Hahahahahaha muuse waa sheikh.
    Ma Muusaa. Mahdiya tanina Waa yaabe
    Wax kale noo sheeg akhwaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    Rerkan waxaan ku nacay munafaqnimadah iyo bentah kkk museh hadu din wax kah yaqan dhig islamed mah dadiyen museh hadu din wax kah yaqan umadah mah boben muse fircon bu nogah shekeynayah ilahow kuwan sharkodah ku celih munafaqin kkkk😂😂

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 2 роки тому

    😂😂MUUSE waa SHEEKH!😂 Markaan akhriyey waxaan u qaatay PRANK!! 😂 Ma muusahan Todobaatan jirka ah ee ina Cali waraabe yiri HOOYADAY buu CAAYAY!?😂 Ma muusaha odaygii GABOOYE shir dhexdii isaga oo OOYAYA yiri wuxuu igu yiri" ilaahay wax wanaagsan idiin ma abuurin...".!! WAAR SHIIKHA CAYAARTA KA DAAYA!! 😂😂

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 роки тому

      Adigu ma hadhaagii faqashtaa tahay meesha mujahidinti ayaa marasee kabax

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Рік тому

    Ceebey tacaal Ceebey siday u hogaaminta .......

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 2 роки тому

    Guudcadde ma kuwii Axmed Faarax, mise kii Sanbuur mise kuwii Sacad Muuse?

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 роки тому

    Jaaaahiliiin weeyii dadku amaanaya xasuu qu sameeyay umadii somaliyeede laayay ifka allaaah hakugu caadbo waxii umada dambi kagalay adiyo jaaahiliin badan hada dhiiiga umada soocabay

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 роки тому

      Faqashta ayaa xasuuqijirtay dadka reer miyiga iyo dadka magalada joga oo waxba galabsan laakiin SNM tuna taasi ayay diidayeen faqashtiina sidaa ayay kujabiyen

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 6 місяців тому

    Kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂xarshiin.marku yiid baan.ofgarey gaxonti moye waxkale mayahayn tariikhii diiba wanacay midkastaba mujaahid beena 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh 2 роки тому

    Soomaali kale ood dishay miyaa mujaahid kunoqotay,cajiib

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 роки тому

      SNM dagaalkodu xaqbuu ahaa wayo faqashta ayaa xasuuqasay shacbi aan dambi galin SNM tuna taasi ayay diidanaayeen

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 2 роки тому +1

    Ma xil buu doonayaa tolow!

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np 2 роки тому +2

      Kkkk
      Adeer wuu soo shaqaystay haddii aad sidaa u fikirtay oo aad ku nisbaysay xildoon. Xil micno ma ma leh ee wax ka weyn buu u qalmaa.
      Adigu xaggea baad joogtay adigu markii ragga maydkiisa waraabuhu cunayay ama darsin darsin la loo aasayay.

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 роки тому

      @@friendly-zp6np figradaada ayaa xun waar ninkani dalkan ayuu usoo halgamay xataa wuu sodhawac may inxil lasiiyo waa wajib

  • @waamolibaax5386
    @waamolibaax5386 3 роки тому +3

    Wali ciladii xumaanta ayaa ku jirta

    • @hodanibrahim6033
      @hodanibrahim6033 2 роки тому

      Isma oga agoon iyo ninkii aabeheed dilaye
      Halkaad iga daydaydiyo halkaan dagay kala fogaa
      Alla maxaa calool la aan idin haysa necbinaa wixii ura koonfur

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 роки тому

      @@hodanibrahim6033 jawaab fiican ayaad siisay necbiyaa wixii ura koonfur SNM guuuuuul