DEG DEG Xasan Sh Oo Ku Dhowaaqay Inuu Xilka Isaga Tagaayo, Farmajo Oo Soo Hadlay, Muse Bixi Oo Helay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024
  • Item Title: News
    Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ
    Item ID: V2UJTZQ
    Author Username: MusicalSmile
    Licensee: Abdiriak Abdullahi
    Registered Project Name: WADANKA TV
    License Date: November 4th, 2019
    Item License Code: J8RF4K2NQV

КОМЕНТАРІ • 32

  • @AyaanMohamed-nn4ru
    @AyaanMohamed-nn4ru 2 дні тому +4

    Soo dirsada eey kaloon xadhiga ku xidhano😂😂😂

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 дні тому +2

    xasanow inaad xilka iska dhiibto ayaan rabnaa waan jahawareerney hadakaaga iyo ficikaaga isma waafaqayaan meelin walba wadankii waan ka sii quusaneynaa rajo la aan ayaa nagu dhacdey xasanow waxaad qaadan karto waad qaadatey halmar wadankaan u tanaasul waa hadaad soomaalinimo sheeganeyso

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 дні тому

    Hadalka macaan ee
    Hassan Sheikh waa suuxiso.
    Ilaahay ka yaab Hassanow

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 День тому +1

    Alaa wayn dowladii hore magac iyo maamuusbaylahade aduunkana sharaf baan kulahayn ee halkee adugu xukuntaa Xasan caraashoow halkeese wax marinaysaa waa adiga NGO ga noqdee yaahuu adaa dowladii xooga lahayd iyo nidkaleba ka hadli kara . Waxkasta adaa baxshay please nadhaaf.

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 2 дні тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 дні тому

    Guul iyo Gobanimo Somaliland Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland hambalyo 26 June.
    Mudane Muuse Biixi guuleyso Guule ha ku garab galo 👍 cadowga Somaliland ILAHAY ha jebiyo

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 дні тому +1

    Xayawankas foshoxun hadhibkas soxira moryantas foshoxun dilla xasen xollo waa cawantas tukgadas foshoxun dilla

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 2 дні тому

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 дні тому

    Xasan dhiiqo xilka ama katag ama joog
    Somaliland haku daalin waa wadan jira oo jiri doon inshaAllaah

    • @bishaarsaidahmed9495
      @bishaarsaidahmed9495 2 дні тому

      Wll waa mamaxay faaidadan belayno hadii aan walaladeen ion iskudiin iyo iskuluuqad iyo isku dad aan nunahay aanu kagoano?

  • @Maxamedyare-sm6fx
    @Maxamedyare-sm6fx День тому

    Guuley wadaxweyne xasan sheekh maxamuud lkn anigu waxaan arajey neyaa inaad xasan sheekh maxamuud midkii badali lahaa anigu ah maxamed cabdiraxmaan cabdulahi

  • @abdirahmanabdulahi640
    @abdirahmanabdulahi640 2 дні тому

    War doqonkaan wadanka halaga qabto

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 2 дні тому

    Xasan habralaaye xasan xaraash xataa qabuure xaraashe

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 2 дні тому

    Turkish ma siisay dekeda iyo Airport ka xamar

  • @AbdirashidJamac-uq4ro
    @AbdirashidJamac-uq4ro 2 дні тому

    Caawa ayaad runta sheegtey iminka waanu heshineynaa Walkman

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 дні тому

    Xigmad laawe Xassan sheekh Xeeru hadalku kee yahay Kamaad helinin xubin qura Dhabtii kuma xisaab tame Xaqa shacabku leeyahay Ka xoolayso mooyee Iskamaad xilsaarine Xabaalihi kolay tahay Mafayooba xubin qura

  • @user-xf2gs1vm4x
    @user-xf2gs1vm4x 2 дні тому

    Xasanow nadhaaf ducona waanu kuugu daraynaa ee ku soodhakhso

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 2 дні тому

    Bye 👋 Bye somalia 🇸🇴 😭😭😭 ! Viva somaliland ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @saladkalla7813
    @saladkalla7813 2 дні тому

    Hadal aan qiima leheen oo is burinaayo caan buu ku yahay duqaan

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 2 дні тому

    Farmaajo waa wadani fuley ah muxuu uga hadli waayey damaca Ethiopia! Xasan munaafaq hadii tago,farmaajo halaga illaaliyo inuu dalka kusoo laabto.

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 2 дні тому

    Dalkan sharaftiisa dhalinyaro unbaa soo celin karta odeyasha uu hanku ka dhintey walhtigoodi waa dhamadey

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 2 дні тому

    Maxaa jabuuti loo cuni waayey dunida sharcibaa kajiree hacabsanina hadii cadaw idin weeraro waanu idiin hiilinaynaaye

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 дні тому

    Hassan Beenaale ?

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah 2 дні тому

    Hasanow naga hurdhaqaaq meelbaas alakudhigye meelhunbaad dalkii dhigtay nadhaaf nadaaaaaaf

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 День тому

    Ma markiuu qabuurihii quftay miyuu kantagayaa beenaale

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 День тому

    Xasan shiekh inta wada jooga, ha kale dirin inta wada jooga. Beenloow Beenloow adigah & Cumar C/Rashid ayaah iibsaday.. lacagtii uguh badneydna adigah qatay.Silsnyo wax yar ayaad ka sisen

  • @Quran-karim-733
    @Quran-karim-733 2 дні тому

    Garguurte itoobiya naga qabo warbadan waxmatarayo iyo safar badan ayaad kabixi weysay

  • @user-wh1qm6nf5m
    @user-wh1qm6nf5m 2 дні тому

    Beenale yakufirsan dona bentada

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 дні тому

    🤮🤮🤮

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 День тому

    Beenaale cad