Waan joojiyay!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/mem...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afo...
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/sa...
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.ne...
    Mahadsanidiin 🥰

КОМЕНТАРІ • 95

  • @S0MAALI__KING
    @S0MAALI__KING 10 днів тому +75

    1: Salada jameeco + khushuc
    2: Fikirkaga yaysan siyasiyinta mamulin o wararka iska ilaali iyo waxyabaha negative ka ah iyo qabiilka
    3: fikirka faraha badan jooji + salatul istiqaara kaalmeso
    4: Dooda badan ka tag mowducana si wngsn udooro aad kala hadleso qofka
    5: dhafarka iska ilaali ,barakadi subaxdi ayay ku jirtaa ilaali
    6: caajiska iyo dib udhigista ladagaalan
    7: family gaga waqti la qaado
    8: ha isku dayin waxwalbo inaa ogaato wayo waxwalbo muhiim ma ahan
    9: isdhaxyaaca iyo shaqoyinka badan in la isla qabto halmar jooji. multi-tasking baro xirfada kala hormarinta shaqada, una kala horeysi siday ukala saamen badanyihin

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 10 днів тому +8

    Waxaan kawalwali jiray inaysan macquul ahayn inaan uguuro Africa aniga iyo caruurteeda oo waxaa isdhihi jiray xaga hadaa takto yaa nii soo biilaayo oo musuuliyada caruurteeda kaligeey ayaaba isa saaray, taasna mid qaldan ayay ahayd maxaa yeelay ciyaalka marka hore ilaahay ayaa kusiiyay oo arsaaqdooda uqoray tan labaad caruurta kaligaa madhalin oo aabo ayay leeyihiin marka Alhamdulilah hada waxaan bartay in talasaarashada ilaahay aadan kuqasaareynin iyo goaan qaadashado ay ubaahan tahay dhiiranaan. الحمدلله علا كل شي 🤲🏽

  • @Najiibcarab-k2d
    @Najiibcarab-k2d 10 днів тому +6

    Next Video Kasoo Hadal Critical Thinking Iyo Examples Qurux Badan Mahadsanid Ustaad.

  • @RUQIYOIsxaaqxassan
    @RUQIYOIsxaaqxassan 10 днів тому +4

    Isbedelka waa natiijada koriinka qof ahaaneed .
    Talaabo kasto aad hore uqaato waad ku hormarysaa
    Nolosha waa safar koriin iyo is ogaansho ah
    Sida waqtiga usocodo ayay maskadana wxy sii wdaa iny sii hormarto. ❤

  • @user-gs6rq7rn6h
    @user-gs6rq7rn6h 11 днів тому +24

    Like ii saar mahasanid❤😢

  • @aishaabdi7979
    @aishaabdi7979 9 днів тому

    -waqtiga badan ee aan social media ha ku bixin jiray.
    -ku mashquulka dad kale
    -dib udhigashada

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 10 днів тому +1

    shukran ustaad alaha ka abal mariyo wax badan waa ka faideesanay youtubkaaga jimcale ah.

  • @AbuHafza-12
    @AbuHafza-12 9 днів тому

    Asxaabta xun xun ayaan iskaga hadhay noloshaydana way isbadashay الحمد لله

  • @Simraan2
    @Simraan2 10 днів тому +2

    Aad iyo aad ayaad umahadsan thy ustaad ❤

  • @shuayb01
    @shuayb01 10 днів тому +2

    ustaad dadka caanka ah waxaa oko dokantahay diinta aad waxka taqaano iyo taqwadaada
    waxaan kamid ahay ardayda agoogy qeebta english ka
    marka muuqaalada aad sooqaadanaysaan naakaha qaawan waad naka qariseeen
    aad iyo aad omahadsantahay

  • @nagiibyareofficiant8356
    @nagiibyareofficiant8356 7 днів тому

    Salman maadow Akhi jasakalah
    Waxan ka codsanaya inaad quraanka ka so hadasho yacni qabka lo xifdin karo ❤❤

  • @SaacidMohamud8
    @SaacidMohamud8 10 днів тому +3

    WCS macalin. Jimco wanaagsan! Waan cusbahay ustaad, balse goortaan indha-indheyn ku sameeyay mareegtadaada UA-cam aadbaan ula cajjabay ra'yiyadaada (Perspectives) aad dhalinta usoo gudbiso. Hadda kadib, halkaan baa xaadir ahay macalin.

  • @azatwayel9380
    @azatwayel9380 10 днів тому +13

    Waxaan ogaaday in qorshaynta wanaagsan ayna qofka dhiiri galin ee ay tahay waxa qofka dhiiru galiyaa ficil samaynta
    Tusaale, hadaad qorshayso inaad subaxa jamac ku tukato balse aanad kicin waxba kuuma taraso
    Balse hadaad tukato dhiiri galin helasaa sida subax kadib inaa buug akhrido ama quraan.

  • @Everything-ok1cm
    @Everything-ok1cm 10 днів тому +1

    9:30 waxaan iska joojiyay inaan ciyaaro kubba xagta 10kii sano ee lasoo dhaafay sababtuna waxay ahayd ka dib markii aan arkay in boqolkiiba sagaashan (90%) uu khasaaruhu ka badnaa faa'idadiisa. Waxaan ku bedeshtay caalimiindo nooc kale ah waana ku faa'iday. Maanta kama qoomamaynayo joojinta ciyaarida balooniga.

  • @XabiboMaxamed-no5sh
    @XabiboMaxamed-no5sh 10 днів тому +1

    Mahadsaniid ustaad allh kubarakeeyo xigmadaaada waxabaadan kaa faaidanay

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 10 днів тому +2

    Mawduuuc cajiiba mahadsanid ustaad 🤝🙌🏽

  • @MahamudAbdirahmaan
    @MahamudAbdirahmaan 10 днів тому +7

    Ustaad ALLE☝️ ha ku Barakeeyo,
    Lkn.... Ustaad waxaad ballan qaaday inaad soo diyaarinayso muuqaalkii sida loo dajiyo Qorshe 📅 Todobaadle ah , waxaan rajaynayaa inshallah inaad soo diyaarindoonto .

    • @Simraan2
      @Simraan2 10 днів тому

      Waa sax waan ubaahan nahy❤

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  10 днів тому +5

      Allahuma aamin, waa ku jiraa diyaarinta mawduucaas ina ku deg dego ayaan diida daraaseentiisa ayaan wadaa hada, insha’Allah waqti dhow ayaan soo galin asiga iyo buug yare howlaha lagu tadhbiiqin karo.

    • @MahamudAbdirahmaan
      @MahamudAbdirahmaan 10 днів тому

      @@SalmaanMaadow Haye macalin, ALLE ha ku sharfo .

    • @abdirahmanshawkaani9103
      @abdirahmanshawkaani9103 10 днів тому +1

      Ustaad waxaan si dhab ah u jeclahay inaan wax is baro "self study " tusaale xirfado cusub .
      inaan jeclahay wax is barida Waxaa ii dheer dhalin yarada xataa waan kula taliyaa .
      Balse aniga ma fuliyo oo culeys baa iga saaran maxaa talo isiin lahayd ?
      Mahadsanid.

  • @user-qs8vl4py1q
    @user-qs8vl4py1q 10 днів тому +2

    This September 6 Friday 🎉 wxn bilbaa inshallah xaqiijinta goalska aan leeyhy ducada igu so dara have nice day guulaysta dhamntiina

  • @AkimAbdi-w2h
    @AkimAbdi-w2h 9 днів тому

    Haa way jiraan. Waxaana ka mid ah waxan ogaaday qiimaha waqtigayga uu leeyahay iyo macaanka saalada waqtigeeda lagu tukto ay leedahay

  • @highkaleelo
    @highkaleelo 10 днів тому +2

    ustaad waad mahadsan tahay

  • @ahmedmohamedosman1761
    @ahmedmohamedosman1761 10 днів тому +1

    Mahadsanid wax badan ayaan ka faa,iidey muuqaalkaagan❤❤

  • @AzmaInacabdi
    @AzmaInacabdi 9 днів тому

    Thank you wll adiga mudan kun jeer🖤🖤🖤🖤

  • @AzmaInacabdi
    @AzmaInacabdi 9 днів тому

    Thank you wllo adigaa mudan kun jeer🖤🖤🖤

  • @FaaraxCllaahi-g6i
    @FaaraxCllaahi-g6i 10 днів тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Baananews
    @Baananews 9 днів тому

    Mahadsanid Salman Madow waxad umalaysaan in an aniga iga hadlayso aniga xita wax badan ayan ka gudbay mel fcna wax wa imarayan insha Allah wan k gudbi dona isku dhaxyacii wayo waqti lumiskii mala yacninga kuwa waqtigoda ka faideysatay Ilahayna kuwa u ka rali noqda Allah hanaga dhigo

  • @QueencasiisaMARIYA
    @QueencasiisaMARIYA 10 днів тому +1

    Thanks 😊

  • @BurhanMedia-v2w
    @BurhanMedia-v2w 10 днів тому

    Masha,allah ustaad waad mahadsan tahay waxaad noo soo gudbisay mowduuc muhiim ah.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 10 днів тому +2

    1 hada aniga ayay I hesata salada guriga baan kudukada
    2 siyasada calamka baan lasocda
    3fikir fara badan haduu I hesta waxan qalan jabiyay dugsiga sare oo hada ban kuso biray nolosha saxda
    4 anigaba kacarara doda badan
    5.dhafar baa nafta iga qaday hadan rabo in an jifto waxan kujifta kaniiniga hurdada

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 6 днів тому

      Dabecadahas oo dhan badal oo hada ayad ka gaaris leedahay

  • @ConfusedCougar-fm2ik
    @ConfusedCougar-fm2ik 9 днів тому

    1, shukaansiga
    2 isticmaalka badan ee baraha bulshada.

  • @sagalmohamed614
    @sagalmohamed614 11 днів тому +2

    Usteed waxan u baahnaa computer ka barashadiisa intee niilaga soo xariira WhatsApp ka mala isoo jawaabin wli

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 10 днів тому

    Mahadsanid ustaad
    Run ahaantii waxa aan joojiyay waxyaabo badan oo aan sameyn jira ku waas oo ah caadooyin xun.

  • @AbdiraxmaanIsaaq-u6r
    @AbdiraxmaanIsaaq-u6r 10 днів тому +1

    Mahadsanid

  • @aadamcabdullahi3563
    @aadamcabdullahi3563 10 днів тому

    Mahadsanid macallin.

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 10 днів тому +1

    Mahadsanid ustaadi 🎉❤

  • @AliHarestoOlow
    @AliHarestoOlow 7 днів тому

    Baarakallahu feek akhi

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 10 днів тому +1

    Wlh anaa kula mid ah ustd alx

  • @Cabdirisaq-mp2ej
    @Cabdirisaq-mp2ej 10 днів тому +1

    Suaal Ayan qab ah Qaabkee ,is badal aad muuji kartaa?
    Is badal ka ugu Yar Sideed u Qaadan Karta ?
    •Salman Madawo ka soo Jawaab suaalah sx0

  • @CakaaraOnline
    @CakaaraOnline 10 днів тому

    Masha allah, Mahadsanid Ustaad Salmaan Maadoow

  • @hagareeyhagareey4195
    @hagareeyhagareey4195 10 днів тому +1

    Tnx ustad

  • @MuseIsmail-12
    @MuseIsmail-12 10 днів тому +1

    Dhafarka iyo dooda faraha badn

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 9 днів тому

    شكرا استاذ

  • @83587
    @83587 10 днів тому +1

    Waxan iska dayey in an siyaasadda an is beddelka an lehen ee Somalida dhageysigeda

  • @AbdikariimMohamuud-m9m
    @AbdikariimMohamuud-m9m 10 днів тому +2

    Asc teacher

  • @AbdikariimMohamuud-m9m
    @AbdikariimMohamuud-m9m 10 днів тому +2

    Asc

  • @InaDulqad
    @InaDulqad 9 днів тому

    Masha allah

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 9 днів тому

    Mashallah ustaad
    Lakin curse English ka waan la ahay 😊

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 9 днів тому

    Walal. Sawabta mataqaanaa hada 40 sano jir aa noqotay
    Anaga markaa noqono aa ka joogeenaa in sha Allah

  • @ZakiMoha-ub7xx
    @ZakiMoha-ub7xx 10 днів тому +1

    Mhdsnid ustaad

  • @FarhiyoNor
    @FarhiyoNor 10 днів тому +1

    Aniga waxa badan ayan joojiya waa ka faaiidaya

  • @duceysanepro
    @duceysanepro 11 днів тому +2

    Hingaada carabiga ayaan u rabay qof miyaa la helaa mahadsanid.

  • @BURCADJl-qk6pe
    @BURCADJl-qk6pe 10 днів тому +1

    M.a ❤

  • @WilcoxMeroy-y5y
    @WilcoxMeroy-y5y 10 днів тому +1

    Perez Cynthia Lee Kenneth Johnson Richard

  • @Naceybtire
    @Naceybtire 10 днів тому +1

    waa sax salmaanow salaada aniga ayaaa kugu arka masaajid al raxma ee ku yaala dharkeenley tabakaayo madow m.a

    • @Sahruush
      @Sahruush 10 днів тому

      Dariska xalasha from kaxda😅❤

  • @hindamahamed5089
    @hindamahamed5089 8 днів тому

    mashallaha 🎉🎉

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 10 днів тому

    Mhdsanid bare salmaan

  • @faysalcabdullqaadir6549
    @faysalcabdullqaadir6549 10 днів тому +2

    1 𝗰𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁

  • @Aliibnusayid
    @Aliibnusayid 10 днів тому

    Mashaallha

  • @Naturevedio2
    @Naturevedio2 10 днів тому +1

    Intee idinkala soo xiriiira❤

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  10 днів тому

      Numberka whatsAppka kala xariir afoogy: +252619898954

  • @MrapdallaRk
    @MrapdallaRk 6 днів тому

    Wllhi waa hdl xaqiiq ah

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 10 днів тому

    Macalin aad ayaad u mahadsan tahay
    Waxa aan hayaa application no aad u faa'do badan noloshaydana wax badan ka badalay aanan jeclaaday in la la wadaago umada Soomaaliyeed
    Ustaad makula soo wadaagaa magacyada application nadan waana kuwo ina anfacaya ajar faraba dana laga helayo

  • @Suuuempire
    @Suuuempire 10 днів тому +1

    🥇🥇🥇🥇🥇

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 10 днів тому

    1. safada alaah ii fudideeyay inaan iska dhaafo wa fadhiga ku dirar aan wax faaido ka soo baxeeyn. tan jaamacada salada in masajidka lagu dukato taas lagdan ku jirna marna xafada ku dagtaa marar jaamacada. marka jzk kheyr.

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 10 днів тому +1

  • @horrorleageu
    @horrorleageu 9 днів тому

    Alx talbada an qaaday sanad kahor oo sandkan aan garay hadakeygii inaa barto luuqad englishka waxaana ku barty Inaa ku daawado Anime,iyo inaa aqriyo manga jappanesa luuqada english markaa bilaabay ma aqaanin luuqad lkn hada alx 🎉

    • @user-dh8xk6ph9d
      @user-dh8xk6ph9d 8 днів тому

      Meesha englishka ka aqrineesay magaciis. Website miyaane

    • @user-dh8xk6ph9d
      @user-dh8xk6ph9d 8 днів тому

      Meesha englishka ka aqrineesay magaceed. Website miyaane

  • @Zakeriyethiago
    @Zakeriyethiago 10 днів тому +1

    With every step forward you evolve

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 3 дні тому

    Mt

  • @asmahanabdi5116
    @asmahanabdi5116 10 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @dagan12349
    @dagan12349 9 днів тому

    💯💯💯💯

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 7 днів тому

    😂😂 nio maxad iga shekaynaysa waxad ka shekaynaysa waa noloshayda

  • @abdi7932
    @abdi7932 8 днів тому

    Wararka tiktok qabyaalada dooda bilaa macniga ah dhafarka dhibaatooyinka 2024 😢

  • @abdulkadirahmed2096
    @abdulkadirahmed2096 10 днів тому

    Ciyaar daawashada ustaadow dhibaato weyn ku qabaa dareenkeyga nolasheyda sameyn weyn ku yeelatay dhamaan dhalinyarada somaliyeed dhibkaas weey ila qabaa
    Wax faaido neh aan ka helay ma jirto mudo 13 sano waqti ikaaga baba,ay

    • @Cabdullahi-d8m
      @Cabdullahi-d8m 10 днів тому

      walh anaa kulamid baan aht

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 10 днів тому

      Kooxdaada hadii laga badiyo waa murgoonee hadii ay badisana waa farxee xitaa ciyaarta waqti aad mashquulsantahay haday soo gasho waa walwalee waxaa isdhahee amay wax kudhaafaan marka saameyn weyn leedahay

  • @gara_ad
    @gara_ad 10 днів тому +1

    mahadsanid ustaad