Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ilahay ha u naxariisto inader kay maxamud cawil guuleed
Naxaristii jano alle hka waraabiyoAdeer. Maxmud
Alle ha unaxriisto Abwaan shiikh maxamuud cawil guuleed janadi fardowsa aclaa haku macsuumo
Alle hawnaxariisto abwaan Maxamuud cawil guuleed
alle ha unaxariisto abwaanka ilahay janatul fardowsa haka waraabsho
ab wan maxamud cawil ilahiy janada haku mac sumo
Viva khaatumo Allow noo siyaadi wanaaga
Alle haku naxaristo adeeero folay nin misan culus baad ahyde
Waw khatumo guul
Alle haku naxariisto
Bahda Aftaag Production waxay idin soo gudbin doonaan qaybo kale oo ku saabsan shirkii Khaatumo2, DVDyo ayaanu idiin soo wadnaa kuwaasina la socda..... hambalyo hambalyo Khaatumo State Of Somalia.............................
Illahay swt dhamaan haw naxariisto in badan ba dhintay😭😭😭😭😭
ilaahey how naxriisto ugaaska grdka iyo abwankaba alaa yaa arxmo raximiin dhmn tood inta halkan ka muqta oo dhintay ay ugu tunweyn yihiin ugaska gardka iyo abwaankab 😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaah hakuu naxariisto kii ku diley waxaan ku idhaahdo ma garto inaan u duceeyo waan kala bakhaylaa
Illaahay haunaxariisto gabayaagani wuxuu lahaa balaaqo iyo dadnimo walee wuu daacad hadlay dhulbahante ninkaa dib haw eegeen caruurtiisii iyo in taalo loodhiso Kii dilay ilaahay kuuma naxariisto
Alle uma naxariisto iyagana kuwii dabadii wax dilay iyo dhamaan waxii nagu soo hogaanshay khaatumo seegii taleex
Anba waa habaara waa kala bakhaylaa cadaab alle ugu ducayna waxii khaatumo ku soo hogaanshay iyo kuwii caqligooda la dhexmaray ah
@@kamaalderia4842Illahay naarta ku fogee snm iyo wxii la aragti ah ba naaarta gala mana ilaawin wax wlba waa idinka aarjaran doonaa maanta khaatumo waa dowlad dhisan oo cudud weyn
Alle hawnaxariisto
Gabay aad u macaan
Ahun Abwaan Maxamuud Cawil Guuleed Gabayaa qaran buu ahaaye.
Allah Yaa Arxamu Raaximiin Abwaanka 🤲🤲
Abwaanka waxaa loo dilay gabaygaan meesha la soo first ragii dilay waan ognahay ujeedka waa naceeyb bah Darwiish iyo in laisku kaaya diro lakiim waan ognahay ragii abwaanka dilay waana langs aaraya aanadaas garoowe
@@abshir2010 yaa diray abwaanka
Indhowaydbaa daadihinta Gabay uma deedaalayneWaati dabayluhu dheceenDurayga keenayeeSomaali waati la dilay derejadoodiyeWaati inti lays ku diray laysku daawadayeWaati wax lagu wada darsadaynimaan dan ku hayneWaati degaankeenu Yiri laygu soo duruugyeWaatay dilal iyo malalIna duqeeyeeneWaatu ragii debada jiray diidayo jiirayeWaatay diyaarsheen gabdhu inay is dooxaaneNin damiir lehWaatu murtida durgal la ahaayeIs dareenka gobanimonaftay daawadeed tahayeMantay halkaan doonayiyoDaraygi taalayeMantaa dagaalki xornimoDacal ka muuqdayeeMantay dubaax iyo liis tahayDarartii caanoodeeMantan u daqaqamayReero meel deegayeAan daliisho waatiiHan dumay lay fiilayeDurjiigin dhulbahantoowIlaah ku dir taalo khayreeIlaa debed Ilaa daakhilkiyoTaalo degaankeeneDaba geeliska wayn iyo intugeelayagu daaqojiidaali dusheediyo fardahaGoobta lagu doodoGumays deegaankeedaIyo yeeyle dacalkeedaDumaha kalshaale iyo Halkii roobku helay dayrtaaFar hareeri kama soo durkineeNiman difaacayaaDocmo iyo Dharkayn geenyoIyo Qoriley daafteedaDurDurkiyo Garoowe iyo Ilaa damuurkiyo YoocdaaAfartaaso dacaro toolkayDiilintu u taaloDadka nooga soo wada guurmadayOo fadhiya dayrka Salan diiraan iyo Gogol haddi loo diyaa fidiyayDembi dhaafna akhiiro rabbibaan uga dalbayaaye
RaxiimuLah Abwaankaas 🤲
illahy hkuu naxariisto😭
AHUN abtigay abwaan foolay allaw ma gabyay.
ILAHAYOW U NAXARIISO SHALAY OOY TAARIKHDU AHAYD 29-11-2013 AYAA LAGU DILAY MAGAALADA TALEEEEEEEEEEEEEEEEX
Ala maxaa afmaal naga dhashay
dhulbahante waa dadkii udagaalamey calanka buluuga ah walee sidee marka calankey u dhinteen looga jari karaa walee madhaceyso taas isaaq huuro naga fadhiiso reer sharmuuto iyo khamri
alayleh waa khaatuma seeg
Adaa khaatumo seega ureyso uf
ceeeeb nayaaaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hada halkaay ku danbaaysaay khatumoseeg intaan cidiba u,iman ayagaaba is burburiyaay
cambaro ceebla : cabaro bayla gubay dumarka idoori way murqan hadlan kuwayagun way sugaan hadlane MA khamrigiiba ka go'ay eedo
Cadawgiinu jajabo amiin yaa allah donkasta dhulbahante ayey afka qurunka ah kutaagasaa dadnimadiinaa kawayn intaawaxa ayxerinayaan inaydadshan dhiig muslin ayaadaahagaagidoonta abhin baakahoraaysa abhiya 3jer kadibna waadguulasanasan insha allaah
Shafwaxaadkuledahay dhukaaga hooyo idoor miyaa usoodiray dilal iyomalal ilaaliya sharaftiina
ilahay ha u naxariisto inader kay maxamud cawil guuleed
Naxaristii jano alle hka waraabiyo
Adeer. Maxmud
Alle ha unaxriisto Abwaan shiikh maxamuud cawil guuleed janadi fardowsa aclaa haku macsuumo
Alle hawnaxariisto abwaan Maxamuud cawil guuleed
alle ha unaxariisto abwaanka ilahay janatul fardowsa haka waraabsho
ab wan maxamud cawil ilahiy janada haku mac sumo
Viva khaatumo Allow noo siyaadi wanaaga
Alle haku naxaristo adeeero folay nin misan culus baad ahyde
Waw khatumo guul
Alle haku naxariisto
Bahda Aftaag Production waxay idin soo gudbin doonaan qaybo kale oo ku saabsan shirkii Khaatumo2, DVDyo ayaanu idiin soo wadnaa kuwaasina la socda..... hambalyo hambalyo Khaatumo State Of Somalia.............................
Illahay swt dhamaan haw naxariisto in badan ba dhintay😭😭😭😭😭
ilaahey how naxriisto ugaaska grdka iyo abwankaba alaa yaa arxmo raximiin dhmn tood inta halkan ka muqta oo dhintay ay ugu tunweyn yihiin ugaska gardka iyo abwaankab 😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaah hakuu naxariisto kii ku diley waxaan ku idhaahdo ma garto inaan u duceeyo waan kala bakhaylaa
Illaahay haunaxariisto gabayaagani wuxuu lahaa balaaqo iyo dadnimo walee wuu daacad hadlay dhulbahante ninkaa dib haw eegeen caruurtiisii iyo in taalo loodhiso
Kii dilay ilaahay kuuma naxariisto
Alle uma naxariisto iyagana kuwii dabadii wax dilay iyo dhamaan waxii nagu soo hogaanshay khaatumo seegii taleex
Anba waa habaara waa kala bakhaylaa cadaab alle ugu ducayna waxii khaatumo ku soo hogaanshay iyo kuwii caqligooda la dhexmaray ah
@@kamaalderia4842
Illahay naarta ku fogee snm iyo wxii la aragti ah ba naaarta gala mana ilaawin wax wlba waa idinka aarjaran doonaa maanta khaatumo waa dowlad dhisan oo cudud weyn
Alle hawnaxariisto
Gabay aad u macaan
Ahun Abwaan Maxamuud Cawil Guuleed Gabayaa qaran buu ahaaye.
Allah Yaa Arxamu Raaximiin Abwaanka 🤲🤲
Abwaanka waxaa loo dilay gabaygaan meesha la soo first ragii dilay waan ognahay ujeedka waa naceeyb bah Darwiish iyo in laisku kaaya diro lakiim waan ognahay ragii abwaanka dilay waana langs aaraya aanadaas garoowe
@@abshir2010 yaa diray abwaanka
Indhowaydbaa daadihinta
Gabay uma deedaalayne
Waati dabayluhu dheceen
Durayga keenayee
Somaali waati la dilay derejadoodiye
Waati inti lays ku diray
laysku daawadaye
Waati wax lagu wada darsaday
nimaan dan ku hayne
Waati degaankeenu
Yiri laygu soo duruugye
Waatay dilal iyo malal
Ina duqeeyeene
Waatu ragii debada jiray
diidayo jiiraye
Waatay diyaarsheen gabdhu
inay is dooxaane
Nin damiir leh
Waatu murtida durgal la ahaaye
Is dareenka gobanimo
naftay daawadeed tahaye
Mantay halkaan doonayiyo
Daraygi taalaye
Mantaa dagaalki xornimo
Dacal ka muuqdayee
Mantay dubaax iyo liis tahay
Darartii caanoodee
Mantan u daqaqamay
Reero meel deegaye
Aan daliisho waatii
Han dumay lay fiilaye
Durjiigin dhulbahantoow
Ilaah ku dir taalo khayree
Ilaa debed Ilaa daakhilkiyo
Taalo degaankeene
Daba geeliska wayn iyo intu
geelayagu daaqo
jiidaali dusheediyo fardaha
Goobta lagu doodo
Gumays deegaankeeda
Iyo yeeyle dacalkeeda
Dumaha kalshaale iyo
Halkii roobku helay dayrtaa
Far hareeri kama soo durkinee
Niman difaacayaa
Docmo iyo Dharkayn geenyo
Iyo Qoriley daafteeda
DurDurkiyo Garoowe iyo
Ilaa damuurkiyo Yoocdaa
Afartaaso dacaro toolkay
Diilintu u taalo
Dadka nooga soo wada guurmaday
Oo fadhiya dayrka
Salan diiraan iyo Gogol
haddi loo diyaa fidiyay
Dembi dhaafna akhiiro rabbi
baan uga dalbayaaye