Fiqi xasan sheekh inantiisa ayaa maamusha wasaarada wax war ah kama hayo kaliya mushaharka uumbu ku sugaa. Halbalyo xildhibanada somalia shaaqadiina ka qabta wixi waraabo u taag ah
Adiga is hadal ruuxasaada ayaa mucaarad ah. Ma orankarna in uu Adiga naf sadaqada aad jalas ka tahay Fiqi iyo raga nimadiisa sida ay Xildhibaanada uu Ali Balcad so siiyay $$$$. Wax Kala ma aha ee Fiqi ayaa guusha loo quurin.
Sideedaba waxa qalad ah in anagoo Itoobiya dagaal kula jirna in Wasiirka arimaha dibadda Somaaliya ee si niyad ah ku difaacayay dalkiisa ma ahayn in loo legdo kan dhiggiisa ah ee Itoobiya
Imaraadka iyo Itoobiya ayaa maamul goboleedada gacanta ku haysta, Xildhibaanada 50% cadowga u shaqeeyaan. Inta aan dagaal Itoobiya lala gelin, dowlada ha la nadiifiyo kadibna ha lasoo qabto kuwa madaxweeyne maamul goboleed sheegta. Xishood xishoodka ha la daayo si an gambasho laheen ha loo weeraro.
Ninkii profesor itobian ka sowkii yiri barlamaanka ayaa naloojooga oo mar dhow R/Wasaraha ayaan rideyna marka layaab malaha in ay wasika arimaha dibada moshin ay u abaabulaan
Wasiir Fiqi Waa Ninka Difaacaya Jiritanka Jumhuriyadda Soomaaliyeed Mana Jirito Qof Xilka Qaadi Karta, Xildhibanada Mooshinka Ka Keenay Waxey Ka Marqaati Fureen Sheegashadii Itoobiya Oo Ahaa In Ey Baarlamanka Ku Leeyihiin Qeyb Ka Mid Ah
Ethiopia maxaad ka qaban kartaa waa iska nacnac leedihiin si bilaa damiirnimo ah idinkoo kasoo jeeda, oo qaarkiin ka qayb ah maamulka fashilmay ee dadka Bakhtiyaya ee Somalia, waxa adduunku tuugsi kusoo siiyo kala boobtaan. Ethiopia nabadgelyadaada ayay ilaalisaa adinka iyo Xasan gurguurtahiinaba , you guys who all are a part and parcel of the Failed stateailed State.
Madaxweynaha markii laga yimaado fiqi ninka labaad aad leedahay arin qa yaaladeesan weeye kii soo magacaabay ee reyzalwazaare ah ayaad inkraysaa kan hadlaaya leh fiqi yaana laga dhigin here adeer waa kuwii farmaajo iyo abi la socday ar meesha maxaa la isku jiraa
Kan fiqi la leeyahay , waa jaahil , walaahi waan u xishoodaa siduu u hadlo, wasiir arimaha debeda , waa muraayada wadan laga daawan karo . Afka aduunku isku afgarto ma yaqaano, hadal diblomaasi ma yaqaano , hadalkuu ku hadlo sharma boy iyo isagu waa isku mid 😂😂😂😂
Guul soomaaliya💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Ahmed fiqi❤ Good 💯💯 Qeybtaa Lagu Heshin waayey Shidaalka Ah
Asc👂👂👂 aad iyo aad fiqqi waa nin loogu qaato waxa xukuumad kusheega ah 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
Wasiir Axmad Macalin Fiqi Kuwa Ku Dhegan Waa Kuwa Daba Dhilifka U Ah Itoobiya
Good wan kugu raasanahay
Guul guul somalia,dabadhilifka Ethiopia waa in xabsi la dhigaa haddii kale somalia ma jiri doonto.
Maasha allah dadkanu waa dad dhintay Balmaan ma jiro
Fiqi guul guul ilahay idamki
Mooshin itoobiya jawaasis hubaal
Waziir fiqi ha noolaado
Fiqi walaahi madax weeyne buu ku Fiicnaa waana geesi wadani dhab ah
Ethiopia na wuu ka ooyinsiiyay
Aac xaaraan baa kagu sooxuley baarlamaanka meesha jooga 🫏🫏🫏🫏🫏
Nika moshinka ka keenaya muxuu u jeedaa fiqi oo lataabto waa cadawgii oo laga laga farxiyay kadig toonaada soomaaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
FIQI mooryaan isbaaro argagixiso
Sadaal asaga ayaa far ku Godan. Waa shaqo lagu bogaadiyo. Waana arin loogu hiilinayo Ethiopia. Sadaal guusha u quur.
Mahadsanid!!
Fiqi waa lamataabtaan waa wadani geesiya anagaa wadana shaxabka soomaaliyeed xildhibaano basaasiin ah oo itoobiya ushaqeeya waxba yeelimasyaan wuu joigayaa wasaarada arimaha dibada fiqi waa lamataabtaan
Shaki la'aan Itoobiya target-keeda koobaad waa Wasaarada Arrimaha Dibada sababtoo ah waa Wasaarada hada shaqaynaysa oo difaac kujirta hada
Ninkan leh hadii fiqi tago waa xaqiir
Itobiya waxeyrabta i saxiixa faqi marka calibalcad ayeey adegsanaaysa
Xildhibaan Ku Jira Sharci Dejinta BarlamanKa Soomaaliya Ee U Sheqeya Itoobiya Sharciga Uu Soomaali U Dejinaayo Muxuu Yahay
Dadka ha caayin dameeryo.
fiqi nikii cabaareyay waanin itopia jecel
Waa talawanagsan macnaha wasiirdala waa ps
Aadan Madoobe waa cadow asaga horta xilka ha laga qaado
Nimankan xildhibaanadan wa khiyaano qaran in ummadan soomalied ay fara kulul Ku qabato ka maarmi meyso.manta badbaado qaran ba loo baahanyahay.
Faqash
Wa najaaso najaasan waa laiska dhakhaa inta itoobiya ushKhaysa wa in aragti looxiro loona cinkhaabo
WAR SOMAMALIYEY
BAARLAMANKA ABY AYUU U AFDUUDUUBAN YAHAY
FIQI DAGAALKIISA CAADI MA AHA
Ahmed macaln fiqi wa madax wayne ha mutaqbalka dhaw ilaah idankii
Anaagu hadanunahy shaacabka somaliyeed wadax Wednesday maqaabno raysaal wastage maqaabno baarlamaana maqabno Lakin waxannuqabnaa wasiir ariimadeebedeed iyo shaacab niiyadodu noshaahy ee hadii laqaabto iskaajira
Fiqi xasan sheekh inantiisa ayaa maamusha wasaarada wax war ah kama hayo kaliya mushaharka uumbu ku sugaa. Halbalyo xildhibanada somalia shaaqadiina ka qabta wixi waraabo u taag ah
Warqada ay qoreen waan arag nay waa 46 waaye
Xildhiban kushegta hala max kamadeyo
Nin 10 af ku hadlaya ayaan u jeeda
Ethiopia ❤ koonfur galbeed
Xildhibaanada fiqi moshinka kakenay sida labada Arko waaninka kaliya edawlada manta waxqabtay wa fiqi markii jabuudti Arintaan ba lagusaxixayey isagaa cadeyey in muse balantii kabaxay jabutina logawadahalay fiqibaa cadeyey xasanbana heshiska badalagalay fiqina wacadeeyey sas weye soomaaliyey
Hooyada somaliya wasetayi waa la wasaya fiqi
Kooxdii nabad iyo nolool xabashidey u adeegaan xataa farmaajo waxuu aadey maalin dhaweeyd adiss buu aadey
Wasiir cali balcad ayaa ethopianka ku shaqeesanayan MD Hassan Guurgurte gacantiisa midig waaye Cali balcad Marka Sister Fashil waaye Guurgurte
Adiga is hadal ruuxasaada ayaa mucaarad ah. Ma orankarna in uu Adiga naf sadaqada aad jalas ka tahay Fiqi iyo raga nimadiisa sida ay Xildhibaanada uu Ali Balcad so siiyay $$$$. Wax Kala ma aha ee Fiqi ayaa guusha loo quurin.
Wasiiradii shaqeyneysay miyaa la duminayaa ?, taas micnaheedu waa Itoobiya aan u jabno.
Inka hadlaaya Fiqi waa geesi
Kuwa qaska wadana Ethiopia ayaa sheegtay in mooshin laga keenayo
Carab iyo Ethiopia isku Keen haysta.
Sideedaba waxa qalad ah in anagoo Itoobiya dagaal kula jirna in Wasiirka arimaha dibadda Somaaliya ee si niyad ah ku difaacayay dalkiisa ma ahayn in loo legdo kan dhiggiisa ah ee Itoobiya
Imaraadka iyo Itoobiya ayaa maamul goboleedada gacanta ku haysta, Xildhibaanada 50% cadowga u shaqeeyaan. Inta aan dagaal Itoobiya lala gelin, dowlada ha la nadiifiyo kadibna ha lasoo qabto kuwa madaxweeyne maamul goboleed sheegta. Xishood xishoodka ha la daayo si an gambasho laheen ha loo weeraro.
Wasiirkii Gacanta Midigta u Ahaa MD Hassan Sheikh ayaaba Wato Ethopianka Waana Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibada Cali Balcad taasa loo jeedaa maxa dadkale ku eedenesaa inta Mooshinka wado waa Xildhibanadii MD Hassan sheikh Taageri jiray
@@abdikadirhaji6852 yaa kuu sheegay iney Xasan taageeri jireen? kuwa mooshinka wa labo koox, mid waa masuuq oo Passportka diblomaashiyadeed ay iibin jireen laga joojiyay qaarna waa kuwa Imaraadka iyo Itoobiya u shaqeeya oo Farmajo iyo Laftagareen meesha keenen.
Doqoneey muuse wuu tegayaa ha talax tegin ninkan hadlaya ayaan sheegayaa fiqi waa danbiile dagaal waa la xidhayaa goor ay noqotaba dagaalkii sool buu ka qayb qaatay waana argagixiso xagjira
Calinbalcad waa milkilaha dowlada wana sxb ka 1 ee xasan sheekh waad walan tihine calinbalcad wuxu qabtay waligin ma qaban doontaan idinka jaa juus gaala ah wana laydin xiraya
Adiguna yaad jaajuus u tahay qadar soo maaha. Somali ama qadar ayay u shaqeeyan ama emanates
Mooshinka maxaa xilligan keenay. Waa iska caddahay in Ethiopian ka danbeeyso maantana hub bay bosaso ka dejinsysay.
Canshuurteena ayey qaataan misna ethiopia ayey u ahaqeynayaan (soomaali oo dhan waa fiqi maanta)
FIQi waa tuug ictisaama abdiwahaabna waa tuug kenyan ah oo nidaam qabiil u shaqeeeya waa tuug nabad iyo nolol ah
Kkkk musuqmaasuqu ma fiqi kaliya ayaa sameeyey ? (Waxa mooshinka wadaa waa 2 qeybood 1- xildhibaanadii dadka dhoofin jiray ayuu fiqi fiisihii ka xidhay 2- xildhibaano Itoobiya u shaqeynaya oo ku gabanaya mooshinkaan.
Ninkii profesor itobian ka sowkii yiri barlamaanka ayaa naloojooga oo mar dhow R/Wasaraha ayaan rideyna marka layaab malaha in ay wasika arimaha dibada moshin ay u abaabulaan
Sharci aadame dajiyay maxaad ka sugaysaa
Wakhtiga, Qofka, Jagada, iyo howsha wasaaradda waday ayaa fasireysa cidda mooshinka ka dambeysay.
Kkkk Cali balcad ( muxuu sameyn lahaa ?)
Nacnacnacnachus hus
Wasiir Fiqi
Waa Ninka Difaacaya Jiritanka Jumhuriyadda Soomaaliyeed Mana Jirito Qof Xilka Qaadi Karta,
Xildhibanada Mooshinka Ka Keenay Waxey Ka Marqaati Fureen Sheegashadii Itoobiya Oo Ahaa In Ey Baarlamanka Ku Leeyihiin Qeyb Ka Mid Ah
Ethiopia maxaad ka qaban kartaa waa iska nacnac leedihiin si bilaa damiirnimo ah idinkoo kasoo jeeda, oo qaarkiin ka qayb ah maamulka fashilmay ee dadka Bakhtiyaya ee Somalia, waxa adduunku tuugsi kusoo siiyo kala boobtaan. Ethiopia nabadgelyadaada ayay ilaalisaa adinka iyo Xasan gurguurtahiinaba , you guys who all are a part and parcel of the Failed stateailed State.
Madaxweynaha markii laga yimaado fiqi ninka labaad aad leedahay arin qa yaaladeesan weeye kii soo magacaabay ee reyzalwazaare ah ayaad inkraysaa kan hadlaaya leh fiqi yaana laga dhigin here adeer waa kuwii farmaajo iyo abi la socday ar meesha maxaa la isku jiraa
Wax dhan kahesaya ma dhabayaco allow falaqynee magacaba o 🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡
FIQI mooryaan isbaaro argagixiso beesha caalamka waa loo turjumay waxuu ku hadlayo waa argagixiso FIQI
Kan fiqi la leeyahay , waa jaahil , walaahi waan u xishoodaa siduu u hadlo, wasiir arimaha debeda , waa muraayada wadan laga daawan karo . Afka aduunku isku afgarto ma yaqaano, hadal diblomaasi ma yaqaano , hadalkuu ku hadlo sharma boy iyo isagu waa isku mid
😂😂😂😂
Dowlada soomaali ma jirto waa mid itoobiyo u adeegeyso