Fiqi mooryaanow dawladnimo aqoon u ma lihid adiga iyo inta kula joogto xamar adiga ma qabyaalad ka hadli karo yaa dayuus adiga laguma aaminine madaxweyne farmaajaa la Aaminay masalamatul kadaab
Dawlada hasan sheekh waa dawladii somalia wax ka dhigi lahayd ,si fiican bay wax u wadaan oo gacantii shisheeye iyo dastuurkii TPLF ay u xarxariiqday waa ka takhalustay ,
MADAXWAYNE MUUSE BIIXI ABDI WAXAAA DOORTAY SHACABKA SOMALILAND ADIGA YAA KU DOORTAY, SOMALILAND SHACAB AAN LA LOODIN KARIN AYAA WATAA, FAQASH FAQASH 26 JUNE 1860 SOMALILAND BAAA LEH SHEEGASHADIINO WAY SOO AFJARMAYSAA INSHA ALLAH, RUNA RUN BAAY NOQON BEENA BEEN AYAY NOQON. VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤ GUUL SOMALILAND ❤❤❤
Fiqiyoow nacnacda jooji oo Puntland la heshiiya inagoo og in Siciid deni qaldanyahay, inagoo og in Hassan sheekhna been ku galay ololaha (Somali heshiis ah) hadaba si ina biixi iyo Abiy Ahmed aan iskaga celino somali dhexdeeda mideeya oo laftagareen meesha halaga tuuro kaasi Siciid deni baa ka dhaw,
Iyagaa kugu haya itoobiya xamar talaabo aanay ciidamada itoobiya iyo kuwa kale aanay kuu ogolaan ma qaadi kartid ee kala daa colbaanu nahay iyo i ilaali doqon
This government doesn’t even Rule Mogadishu it self, forgot about surrounding areas. There won’t be no comparison to Republic of Somaliland. Which is one man vote and controls over 5 million people. Shame on you thief Fiqi. Ya think Ilhan been representive will change anything from black Somali history which is well known in the world. Ilhan is playing on her seat in the congress. Ofcourse we somalilanders always vote for democrats, but now are casting the vote with republicans running against extremist congress women Ilhan May god bless USA and Somaliland.
Hadalkiisu wuxu ka marag kacayaa inaanu ka socon meel la aamini karo kkkkkkkkkk waana runtii kkkkkkkk qofka reer Somaliland ugu doqonsan uguna jaahilsan baa ka khudbad wanaagsanaan lahaa kkkkkkkkk khudbadiisa ha ku inuu isdilayo maalin dhaw marka lagu dhawaaqo Aqoonsiga Jamhuriyada Baraykaysan ee Somaliland ee uu daba ooyayo isagoo meeshuu metelayo dunidu ka khashaafto soo hadal qaadkeedaba kkkkkkkkk
Mnsha allah wasiirka arimaha dibada somaliyeed guul somaliya
Guul Somalia 🇸🇴 inta cadowka allah naga qabto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fiqi waa wadani wlh 🇸🇴🇸🇴
Mashallah Allah ha xafido wasiir fiqi
Asc mashaa allah hadaanu nahay reer awdal ama Saylac waxaa noo naxariis badan Madaxwayne Xassan Sheekh iyo Wasiir Fiqi Waxaa cadow nagu ah Muuse iyo Amxaaro Badayadu Iib Maaha waxaa naga masuula dawlada faderaalka aabo Hassan iyo Aabo Ismaaciil Cumar Geele we love wasiir fiqi ❤❤❤
Asc mashaa allah hadaanu nahay reer awdal ama Saylac waxaa noo naxariis badan Madaxwayne Xassan Sheekh iyo Wasiir Fiqi Waxaa cadow nagu ah Muuse iyo Amxaaro Badayadu Iib Maaha waxaa naga masuula dawlada faderaalka aabo Hassan iyo Aabo Ismaaciil Cumar Geele we love them ❤❤❤
Fiqi mooryaanow dawladnimo aqoon u ma lihid adiga iyo inta kula joogto xamar adiga ma qabyaalad ka hadli karo yaa dayuus adiga laguma aaminine madaxweyne farmaajaa la Aaminay masalamatul kadaab
Farmaajo waa lagu qaldamay waana la iska eryay
Ma farmaajo ayaad aqoon u leedahy adigu@@ayanelmi7218
Dawlada hasan sheekh waa dawladii somalia wax ka dhigi lahayd ,si fiican bay wax u wadaan oo gacantii shisheeye iyo dastuurkii TPLF ay u xarxariiqday waa ka takhalustay ,
MADAXWAYNE MUUSE BIIXI ABDI WAXAAA DOORTAY SHACABKA SOMALILAND ADIGA YAA KU DOORTAY, SOMALILAND SHACAB AAN LA LOODIN KARIN AYAA WATAA, FAQASH FAQASH
26 JUNE 1860 SOMALILAND BAAA LEH SHEEGASHADIINO WAY SOO AFJARMAYSAA INSHA ALLAH, RUNA RUN BAAY NOQON BEENA BEEN AYAY NOQON.
VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤
GUUL SOMALILAND ❤❤❤
Wasiirka kaliya ee oogu karti badan wasiirada somaliya waa ninka kliya ee muusd shaani meel saarin
Wasiir Fiqi Guulayso!
Masha Allah guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran
Kooxda villa somaaliya waa ninka ugu wadanisan runtii 😮😮😮😮😮😮😮😮
Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊❤💚💚❤❤💚
Aamin
Guul somalia waa in wasiir Axmed Fiqi si wanaagsan loo soo dhaweeyaa waa nin qiimabadan, una shqeeyey dalka.
Muxuu qabtay noo sheeg adigoo raali ah
Waa Mooryaan qabiiliiste ah!
Fiqi Waa ninka ugu macquul san dawlada xamar. Waa ninka qudha ee aan dhegeysto
Bacaac
Guul Dowlada dhexe e Dan Qaran
masha allah
Xaarweyne
Tuug tuug tuug jaahik wasiir hawiye
Waa nin raga oo meel saaray snm
Waa halyey from ssc
Maa Shaa Allah
Mooryaan, wasiir noqday
Asc soomaali maryooley 😮😮😮
Guul.Dowlada dhexe e Somaliya way gulaysatay
Faqash wayi u dhamaatayi
Weligaa soomaaliland ka guulaysamaysid ee cuqdadbaad ku dhimanaysaa
Muse shani iyo faysul faruq way jaben wayna u dhamatay Axmaradas
Hashiiska sland iyo ethopia wadhamaday wanalagu guleysaty ama baroor o ama Hoyada kuwas
Miskiin wasiir fiqi alla maxad been uisushegten
GUUL. SOOMAALIYA. ❤❤
Gull somalinad cadowgeda cagta hosted a
Waan.go.aya.waamacne.laakin.dowladban.dona.goni.isutaagta.codow.gaygana.badaan.kaiibinayaa.waa.waxqaldan.ooqadhmuun
Kooxda villa somaliya hadayna midnimada ilaaliney gobol gobol ha u kala yaacdo
Waad riyootay
Horta somalilaan haku walan iska saar Amison
Fiqiyow shalay uun bay ahayd markaad lahayd 91 Baa loo noqonayaa mooryaan mooryaan dhalay
Fiqi siyaasad iyo dawlad nimo waxba kamataqaanid Adiga iyo Xasan Shiikh kooxda maanta taladii dalka loo dhiibay malihidin aqoon ma adigaa Qabyaalad ka hadlaya 2021/2022 maxaad Muqdisho ka waday 1991 baa loo noqon ayaa ninkii lahaa
Itopia haloo sheego somaliya badeeda beec ma ahan ,muse biixina dib ha uga noqdo waa un dhibaato somali sugayso,dooni mayno itopia
Riwayada qadadweynta
Guusha ma adoo hawiye ah ayaa keeni kara
❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Odayga caawa dadbadan oo xanaaqsan ayaa washamsi ku qaaday.
Guul guul ❤❤❤❤😂
Faqash iyo Qadadweyn Riyada iska daya
Ka waran dadkii Aad cunten maxad ka ogatihiin somalinimo soo baro
Yahuu isku baxa madaa waxa ka Adkaan karaa somalilaan faqash hoo cadenyga
Hadalka fiqi waxan u arkaa illahoow kayar iga qabo oo kaween igu soodaa wayo itaad somaliland afka kutaagaysid oo aan ku ogolayn maxad budlaaan u qancin weeday ileen hadal ax madhiho
Fiqiyoow nacnacda jooji oo Puntland la heshiiya inagoo og in Siciid deni qaldanyahay, inagoo og in Hassan sheekhna been ku galay ololaha (Somali heshiis ah) hadaba si ina biixi iyo Abiy Ahmed aan iskaga celino somali dhexdeeda mideeya oo laftagareen meesha halaga tuuro kaasi Siciid deni baa ka dhaw,
Af qadhmuune dibada qarafayso naag yar oo qoomulud ah ayad wax ka doomaysaa
Reer kiii amisoon soo doran jirta mataasay marayaaan kkkk.
naftii hafar doqonimo biyo dhigtay waxba lama joogtid baadi baadku sugantahay
Bal beenaalahaasi eeg anagii oo hargaysa iyo wadanka joogna ayuu kuleeyahay hargaysa iyo burco iyo boramaba waa laga diiday oo waliba xildhibaanadii somaliland baa diiday kaasaa inoo sheeganaya nin masuula
Waar fiqiyoow somaliya maalin qudha oo loo sakhraamay ayaaad ku faanaysaaye somaliya waa tii uune waligeed meel gaadhi mayso
Horta somalidu kay maqasha kala quustaan maxay geela ugu diraan waa tan oo kale belo kula folxumo badnaatey
Kkkk dadku kala hadal toosan oo kala hadal wanaagsan kulahaa kongarayskoo dhamaystiran waa wax la cawryo ee cawrya oo ducaysta
Waar tuugan eega illaahay umada kaa qabay tuug ilaa tuug
BEEN BADANAA DAD UU ISKU DIRO MOOYEE KHAYIRMALE
Somali ba rixasa
Iyagaa kugu haya itoobiya xamar talaabo aanay ciidamada itoobiya iyo kuwa kale aanay kuu ogolaan ma qaadi kartid ee kala daa colbaanu nahay iyo i ilaali doqon
Beentu inta alephaxay ahayd diin leh baa lagu moode.munaafaq idaa xafasa kadib
This government doesn’t even Rule Mogadishu it self, forgot about surrounding areas. There won’t be no comparison to Republic of Somaliland.
Which is one man vote and controls over 5 million people.
Shame on you thief Fiqi. Ya think Ilhan been representive will change anything from black Somali history which is well known in the world. Ilhan is playing on her seat in the congress. Ofcourse we somalilanders always vote for democrats, but now are casting the vote with republicans running against extremist congress women Ilhan
May god bless USA and Somaliland.
Hadalkiisu wuxu ka marag kacayaa inaanu ka socon meel la aamini karo kkkkkkkkkk waana runtii kkkkkkkk qofka reer Somaliland ugu doqonsan uguna jaahilsan baa ka khudbad wanaagsanaan lahaa kkkkkkkkk khudbadiisa ha ku inuu isdilayo maalin dhaw marka lagu dhawaaqo Aqoonsiga Jamhuriyada Baraykaysan ee Somaliland ee uu daba ooyayo isagoo meeshuu metelayo dunidu ka khashaafto soo hadal qaadkeedaba kkkkkkkkk
Waad riyoonaysaa eeriyada kabax muusena dal iyo dad ogolbuu xukumaa adiguna meeshaa ma imankartid
Qabyaaladayde xun ayaad tahay ee waliba kar ugu xun
Horta intad somaliland so gaadin iska saar itopiya adiga badisbadada aad ku murasnthin wuu ila jogaya wuu iga baxaya 😂😂😂