hani uk iyo calaf doon waraysi qosol badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 274

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +50

    Wiilasha Reer Waqooyiga wlhi waligoodba raga somalida Qobonamida ayey dheeryihin dumarkna way ixtiraaman wlhi we love wiilashena

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 4 роки тому +83

    Reer woqooyigu waa good peaple walhi gabdhaa sidaa u qurux badan cay kastooy leedahay iyo wax kastooy samayso meel uguma dhaceen oo maan af laga deeyeen walhi hani uk

    • @rahmohassan131
      @rahmohassan131 4 роки тому +1

      Reer waqooyi hadeey ka naxayan haa waniiyaan

    • @maxamedxasanmiicaadkule8066
      @maxamedxasanmiicaadkule8066 4 роки тому +2

      @@rahmohassan131 waa gabdh dhowr soon ilaa xad ee kun badh naaga ee dumara veiw ga ku raadiynya ee dhaqan xumada wanaga mooday ayaa waano u baan ee hani uk.mahaa

    • @rahmohassan131
      @rahmohassan131 4 роки тому

      @@maxamedxasanmiicaadkule8066 waax waax ku siiyo waad heesha laakiin ciid waax ku sheegto maa heshiid ee illaahery haa soo hadeeyo anagu cayiimaayo laakiin hadeey ii aag joogii laheed waan waa niin laahaa

    • @najaxnadka8400
      @najaxnadka8400 4 роки тому +2

      Xaqiiq walky waanaagu waa waxaan astaan uleenahay reer woqooyi especially hargeisa sharaftaan Ku dhimanaa

    • @maxamedxasanmiicaadkule8066
      @maxamedxasanmiicaadkule8066 4 роки тому

      @@najaxnadka8400 ha kala reeben woqooyi awdal baa ilayn ka tarsnoo wanagaaba laga bartaaa sow mahaaa iygoo isku duuban waqooyi waxaa dagan dad il.baxa

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 4 роки тому +73

    raga rr somaliland waa gobta gabdhaha xaq dhowra wlhi from puntlan😘😍

    • @mohamedmuse1016
      @mohamedmuse1016 4 роки тому +6

      Joof iyo johorad waa nin habaryoonis ah isaaqa waxa ugu gobsan habaryoonista waxaana ugu akhlaaq xun habar awasha

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 4 роки тому +3

      @hamzik zzz habar awashu futaday siil ku leeyihiin
      oromada oromadu dhashay

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 4 роки тому +8

      Mohamed Muse Idinku Isku isaaqad kolba Meel iskacayeysaan Waxaasa rag iskusheegaya jufojufo inookala qaadayah

    • @mohamedmuse1016
      @mohamedmuse1016 4 роки тому +2

      @@Girlboss1. raga habar awashu way akhlaaq xunyihiin xin iyo xaasidnimay ka shaqeeyaan laakiin hablaha habar awashu waa gob hablaha somaliyeed oodhana waa dad fiican

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 4 роки тому +4

      Mohamed Muse Anu Habarawl ban ahy Lkn waxn Ka xumadey Inamadaydih Oo kol ba reply iskacaayayh Halkay Iskufaani Lahayeen ooy cadowgooga meel ugasowada jeesan Lahayen Imka sadexdiinuba ismadhaantan hadu inanka hore khaldamay 2dina Danbe inad ucaqli celisanbay ahyd Ma kolbad Mel kalatageysan cay afxumo meelkasta Lataagantihiin doorasho yar ba beri iyo galbeed Idin Qaybisey subhnallah Ragii isaaq sidii nagaha inay u xifiltamaan ba udanbeysay marka 3dina replyga iskacayayow

  • @abdirazakbashiir7199
    @abdirazakbashiir7199 4 роки тому +18

    War reer waqooyigu waa nasab bal eeg siday gabadha u kool koolniyan ooy uga qoslinayaan hadaan qadaad weyn nahay dumarka sida loola dhaqmo waa nalakaga fcnyahay horay u socda brothers taagerihinu waa mid aad iga kasbateen❤✌

    • @sanahmanah5004
      @sanahmanah5004 4 роки тому

      Qadaad weyn miyad isku saxiixde c’mon wa isku wada qadade 😊

    • @suhuursocial4394
      @suhuursocial4394 4 роки тому

      Hhhhhhh wlo fani badtahy

  • @tahliilmohamuudmohamed6861
    @tahliilmohamuudmohamed6861 4 роки тому +14

    Fanaanadeena hani uk hani sharaf igu salaan mustafe joofow adna wan ku salaamay mudane 😍😍👏👏👏

  • @abdirashidabdilahi6248
    @abdirashidabdilahi6248 4 роки тому +19

    Hani Uk Jiroo Joog Anagaa Ku Hareero Joogna
    Cadawgaaga Waa Cadawgeena
    Colaad baa noo Dhaxaysa

    • @rahmohassan131
      @rahmohassan131 4 роки тому

      Waar Somali oo dhaanba sheedaan laa tageey oo is naceey ee aadiiga daabka daamii waanaaga ka shaqee

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 4 роки тому +32

    Maanta qofkii sadexad oo comment soo bixiya ayan noqday like ii sara azxpta💕

  • @hudunadam8178
    @hudunadam8178 4 роки тому +5

    Masha allah habo hani uk🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💕💗💜💖💝💙💘💌💓💔💛😍🧡❤💚❣💟🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌷🌷🙏🙏🌷🌷🌷🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Hayskey
    @Hayskey 4 роки тому +9

    Lacagta inkasto xaaraan tahay Maskiintaan isheedi ayaa ka naxay waan ka naxay lacagta laga dhacay illah shaqo kale oo kafiican Allah usahlo

    • @laandheerelibaaxbeesha4032
      @laandheerelibaaxbeesha4032 4 роки тому +2

      Mahad Cadde waar cidi May dhicine ayadaba tuugad ah O raga caawinayay lacago kala baxsatay ceeb loma dhinto

    • @raniaa4328
      @raniaa4328 4 роки тому +1

      @@laandheerelibaaxbeesha4032 maseer baa ku haya maxaa gabadha ogo daba cabaadi qaniisyahow

    • @laandheerelibaaxbeesha4032
      @laandheerelibaaxbeesha4032 4 роки тому +1

      Rania A Naa maxaynu ka hinaasnaa ma islaan ayayday la eg baad iledahay wad ka hinaasaysaa

    • @laandheerelibaaxbeesha4032
      @laandheerelibaaxbeesha4032 4 роки тому

      Rania A waar anigu raga siday ula dhaqantay un ban ka cadhaysanhy iyo Bilaa xishoodnimadeeda iimaanka kolkii la qaybinayay ayadu Baastamiir biyo kuso dar baa la yidhi E Anba ka hinaaso E Maxan uga hinasayaa bay kula thy adigu

    • @Dreamgirl-ee8oj
      @Dreamgirl-ee8oj 4 роки тому

      @@laandheerelibaaxbeesha4032 hhhh islanta ayeeyday leg raga iyo isyaaran wa waxa nagu cusub amer alle😂😂😂

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 4 роки тому +6

    hanni xuubi siida maar duriyadu haadey suuport siinayaan walaahi ciidi kuuma dhiici karto gooobanimadaa toolkey isaaqwyne waan kuu ooga xaaqaay uu hiiliyaan isaaqweyne xaqdaradu waa wiixi aye kaa dagalamen walaahi xaaqu haa guuleysto shiine tuug shine waaji geeel folxumo badane waa nacaas shiine shaydaan shine shiiraye kkkkk

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 роки тому +4

    Manshallah wiil sha waa
    Gobtii gabdhaha taqaane
    Qimahooda ku wa gabadha
    Cayaya ee cuqdad qabiil ka
    Hayso isku xishooda

  • @Kbkhalidbaashe
    @Kbkhalidbaashe 4 роки тому +9

    DHISMAHA JANADII FARTAWSA ILAH KUGU
    NAGEEE DHAXA NABIGII UDGOONE ALLU MASLI
    WASLIM MUBAARIG CALEEADOO QURUX LO DHALAL LEH
    DHEXDA MARKA KU BEER MAY
    MAMA EE MAMA Subscribe isara inta jcl HooYo

  • @taaxojr7739
    @taaxojr7739 4 роки тому +34

    Qofkii kowaad ee dawada ayan ahay ee yaaan lay dhaafin like wana salamaya hani iyo Mohamed deeq iyo Mustafe ❤️

  • @shidaal
    @shidaal 4 роки тому +3

    Hani uk 2021 jacayl dareemo. Waa ku salaami dhamaan asxaabul joof iyo jawharad.

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 роки тому +7

    Mnzha allah zxpkey mustafe

  • @hudunadam8178
    @hudunadam8178 4 роки тому +4

    Hani ceeb ma laha🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @jaallebulsho3367
    @jaallebulsho3367 4 роки тому +15

    Shiine culay lacagtii u xaday ma socashay 😅😂😂

  • @mohamedabdirahman9520
    @mohamedabdirahman9520 4 роки тому +14

    SHIINE HUNGARY Ka Qariya.

    • @rahmohassan131
      @rahmohassan131 4 роки тому

      Intaad daabka shiideeso maad qeerka ka shaqeeso

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 4 роки тому +3

    hhhhhhh maad islistay wlhi kuwan waa xaraabo soo dhawoow hani uk xubbi sidaay

  • @guuleedgeesi6742
    @guuleedgeesi6742 4 роки тому +6

    Hani Uk Waa Faxalade Dee Wixiinana ka Goosta Weliba WaxaaN la HadlaYaa Suldaanka😊

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 роки тому

      Guuleed Geesi meeqa jeer bay ku sor yeysay kkkkkkkkkk istaqfurulah

    • @guuleedgeesi6742
      @guuleedgeesi6742 4 роки тому

      @@khadradawoa2750 Maxad ka Rabta INaapti ADiGu Ma Soo Basaas AYaa lAGu YiDHi

  • @mohanabdirahem7220
    @mohanabdirahem7220 4 роки тому +6

    Hani uk and joof iyo jowharad salama

  • @ubahismail2743
    @ubahismail2743 4 роки тому

    WiilzjaYadu waaa waxyaro wada Qalbi wngzn GuulaYzta WalalaehY 👑❤

  • @xamdimashaalhasibainabacad8547
    @xamdimashaalhasibainabacad8547 4 роки тому +3

    Dumashiday Wana salamay waxana leyahay dhala culumada ka so jedaye ayanu habara kugu dhicine Isa asatura

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 4 роки тому +4

    Shine af kintiir ayaa gabdhaa xadaay lagaa rone isagaa ayaa gabadhaa xadaaay tuuug iyo Hungari wa shine afkintiir

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣alla magac baad u heshay dameerki.
      Wllo

  • @heyfaaskar9512
    @heyfaaskar9512 4 роки тому +1

    boqorada hani UK inta taageerta like ii saar

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 4 роки тому +5

    Waar mustafow sxp hani uk wn jeclahaye iisoo qabo

  • @bariisedheere7062
    @bariisedheere7062 4 роки тому +2

    Hani UK iyo group calaf doon wan idin salamay subscribe Hala igu cimaamado iyo like

  • @barkhadabdi4761
    @barkhadabdi4761 4 роки тому +5

    Kkkk🤣🤣🤣🤣😂😂hani ma is listay
    Aar wuxu af somaali xumaa--yeelko

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 роки тому +4

    QueeN hani uk❤❤❤❤

  • @laandheerelibaaxbeesha4032
    @laandheerelibaaxbeesha4032 4 роки тому +2

    Waa Naag xun O wasaqad ah Calaf baan donayaa May tidhi Walee cid ku donaysaban jirin Bilaa sharaf baad thy E hays cebayn cidi ku guursanmayso ilaa doqon moye

  • @mohamedosman8686
    @mohamedosman8686 4 роки тому +1

    hhhhhh joof iyo jooharad idaa yakh rag jiraa
    horey u socda from djiboutiiiiiiiiiiiiiiiiii

  • @guuleedgeesi6742
    @guuleedgeesi6742 4 роки тому +3

    Waar Saaxiibayaal Rag Adag baad tihiine Cemara Man ka UuN iGa Badala Nio 😎

  • @nucmanabdases5562
    @nucmanabdases5562 4 роки тому +4

    The first commentor

  • @MISSHERMAN2007
    @MISSHERMAN2007 4 роки тому +9

    Akhaas Hani Hungry inta Nacday Ee Nacala tulaah leh Hooyada iyo Soomaali oo dhan ooy cayday subscribe to Somali Fashionista Videos anaa Karbashaynee

  • @haniismail9266
    @haniismail9266 4 роки тому +4

    Gabadh fiican waye

  • @sukiyusuf3503
    @sukiyusuf3503 4 роки тому +5

    Mashallah people

  • @user-di3dv2xj9c
    @user-di3dv2xj9c 4 роки тому +5

    Hani hangari miyaa hhh magac fiican ayaa lobixiye hani gaajo 😯😯 hhhhhhhhhh

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 4 роки тому

    U sheek ee de wiilasho

  • @banadircafe
    @banadircafe 4 роки тому +2

    At Tuugadii ahaaaa

  • @yusrahaji2045
    @yusrahaji2045 4 роки тому +8

    Gabadhu mr haday Agga Tidhi ka Qaleeya Yaaqey Noolow Hani hungry🤣

  • @user-dr3pg5wr9w
    @user-dr3pg5wr9w 4 роки тому

    Hani Uk inantayadii allh haku dhawro xbbti

  • @khadarsheikh4390
    @khadarsheikh4390 4 роки тому

    Mahamed deeq iyo abdirahman hore usocda abti

  • @Hayskey
    @Hayskey 4 роки тому

    Hhhhhhhhhh mustafoow ma.islistay kulahaa ma isku gacan qaaday kulahaa qosolka iga dhameysay wallahi waan ku taageraa sxb aniga hadaan xitaa shaqo haayo adiga ku fiirsada sxb hori usoco

  • @qajo9403
    @qajo9403 4 роки тому +3

    Hani uk af durubo bela faruuro like xaarmaajo bahaha

  • @suhuurayman8967
    @suhuurayman8967 4 роки тому +3

    dumarku ixtiraam gooni ah ayay leeyihiin

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 4 роки тому +4

    ilaahay amarkiis😂🙆‍♂️

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 4 роки тому +7

    Hani iyo shiine way heshiiyeen alx dad wllo ah weeyaan❤️

    • @user-fw8gm2vh3d
      @user-fw8gm2vh3d 4 роки тому +1

      Hani hungry way ku ceebawday meesha.

    • @elmastrocopra2089
      @elmastrocopra2089 4 роки тому +1

      أبو طارق أحمد.... dee qofta dayma ku taagna marka xal bay keentay wax garad weeye😂😂😂😂

    • @user-fw8gm2vh3d
      @user-fw8gm2vh3d 4 роки тому +1

      @@elmastrocopra2089
      U tago lacagta ka soo qaad sxbaw.
      Waxaa la yidhi magici way badashay Hani hungry waxay u badashay xubi sida.

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 роки тому

      @@elmastrocopra2089 zhp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe iigu zaar🙏🙏

    • @elmastrocopra2089
      @elmastrocopra2089 4 роки тому

      Mohez Ten channel... kuu saray zxp

  • @maxamedclahinuux2921
    @maxamedclahinuux2921 4 роки тому

    Www Abdiraxman Faaliye Iyo Afyare Nolda shp

  • @saabirteli45
    @saabirteli45 4 роки тому +1

    Sulkaanka eey dooneyso waa Aniga lkn iga daay naagta waxey sheegeysaa in eey cabto qamriga ee fanaanad kale ii raadi hee mise waxaad igu qorta buuxa naxariista

  • @hantiwadaag1528
    @hantiwadaag1528 4 роки тому +1

    Balbalaarka ayuu ku qalday miyaa xabadka iisalaax kuma lahoo shiikh madaale😂😂

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 роки тому +1

    WAARYA JOOF IYO JOHARAADO SHIINE IYO HANI WAA IN AAD HESHIISIISA TAAS AYAAN KAGA FADHIINA

  • @mohamedahmedmohamed5722
    @mohamedahmedmohamed5722 4 роки тому

    War hani UK waxaan kuu hayaa xog aad ufiican abaayo ee please si khaas ah iilasoo xariir insha Allah xog macquul baan kuu hayaa

  • @najmosiyad9039
    @najmosiyad9039 4 роки тому +5

    Gabdhan heesaheda kama cajiso

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 4 роки тому

    xoogaaga kala fako sidaadii, xarifad ayaa soo baxday wlhi, ku soco wejiyo xun oo dhan

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 роки тому +1

    Ninkan gabadh baa yaman kaga dhimatay inta ila qososhay🤣 like 👍 ii saar

  • @mohamedabdi1754
    @mohamedabdi1754 4 роки тому +1

    war heedhe suldankeena madaxa maxaa kaga dhacay maamp faranko maa kugu dhufatay lagugu dhufay

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 роки тому

    Magacaa waan kaa aqbalnay hani xubi sida🙌🙌🙌

  • @Hamsa_Abdi24
    @Hamsa_Abdi24 4 роки тому +3

    Wra lacagti ay la baxzatey ma keenty naagtu😂😂😂
    Xaflad aa faji kaley wadaa naagtu😂

  • @tamamyare2664
    @tamamyare2664 4 роки тому

    Wll Alle kabaq oo timaha sfc uxiiro pleaze .mar horana wa kulahadlay wll

  • @ashaali1408
    @ashaali1408 4 роки тому +1

    Wow I am first

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 4 роки тому +1

    😂😂😂😂hani wey so kuftay isumey gacan qadiin

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 4 роки тому +2

    Leave her alone 😍😍😍

  • @nouredinmohamed1112
    @nouredinmohamed1112 4 роки тому +1

    Indha had kamuuqada hani UK in sifican u caabte 😂😂😂 iyo jaadka

  • @zhiinequrbaawi89
    @zhiinequrbaawi89 4 роки тому +3

    Ay ay dhashay hore uzocda🤣🤣

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 4 роки тому +1

    Mustafow lacagti madiga ku cawiyay inay la tagto

  • @maxamudgillo5130
    @maxamudgillo5130 4 роки тому +5

    Welcome hani

    • @abdurezakmuse1963
      @abdurezakmuse1963 4 роки тому

      Isaaq binu haashim waxaa halkaa ka cadaatay in qomiyadan sharafta leh isaaq inay xaga haweenka sharfan dhowraan somali inteeda kale way ku tuntaan markaa waa lakala baxay somaalay

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 4 роки тому

    Hani uk shine culay ka qariya hadi kale wa heee😁😁😁😁

  • @joofiyojowharad4814
    @joofiyojowharad4814  4 роки тому +4

    ua-cam.com/channels/Nvbw3VMFomIAyTzURvZR8g.html asxbata joof iyo jowharadle Subscribe ku qabta 🙏❤😍

  • @maxamudgillo5130
    @maxamudgillo5130 4 роки тому +2

    Hani yaaan rabaa

  • @ahmedjubba
    @ahmedjubba 4 роки тому +1

    Hani uk👍

  • @hersiibnmouktar1228
    @hersiibnmouktar1228 4 роки тому

    Welcome hani uk to th calafdoon

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 роки тому

    Sheekh madaale caadi ma aha xawadka ii salaax seetii eheed kulahaa gabadhii ayuuba kanixiyay

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 4 роки тому

    Xubi sida igaadhsi war suldaan naagta xubi sida aad ayn ugu baahnahay iyada iiso qabo raadis ayn ahye

  • @shidaal
    @shidaal 4 роки тому +1

    Hani uk hoos usoo dhacday oo joof iyo jawharad naf ka raadinsyo. Lol waa saxul baruur isku tumatay

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 4 роки тому +4

    Xuba sida 🤩❤️❤️

  • @abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
    @abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 роки тому

    dee hani uk waar anaa udiyaara haday calafdoon tahee

  • @abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
    @abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 роки тому +1

    xaliimo gobaad baan naag weyn moodayee wlhi tanaa ka weyn hh

  • @ubahubahiina7526
    @ubahubahiina7526 4 роки тому +1

    alle hasohadeeyo gabdhaasw

  • @khadarahmed90
    @khadarahmed90 4 роки тому

    Shine culay iyo hani khatumo waar heshisiya

  • @AhmedMoHamed-ie7my
    @AhmedMoHamed-ie7my 4 роки тому +1

    Qoftan soma ahn tii shine culay lacagta kala carartay

  • @bulhansomalia4633
    @bulhansomalia4633 4 роки тому +1

    Kulaha ma isku gacan qaday cay kaweynima ma jirto

  • @nimcaeebiyaale4854
    @nimcaeebiyaale4854 4 роки тому

    Buuqle lamaqloya qolkina xa wareysi ugu qaadi wesen

  • @hazedayip7088
    @hazedayip7088 4 роки тому

    Harta adiga wadigan dadki isku wada guriye aduu ma iskabulatahy adigan kulahadlayaa hada🤗

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 4 роки тому

    12345dabeecadaha

  • @fuadartansaid6891
    @fuadartansaid6891 4 роки тому

    Suldan sacid nin ay dhahan ban hyaa nio

  • @mohamedabdullahi4940
    @mohamedabdullahi4940 4 роки тому

    Sxb hani waan jeclahy

  • @Shaffimedia
    @Shaffimedia 4 роки тому

    Kulaha hani xubi side alle been badanah hani gaajo

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 4 роки тому

    Waraaqo weeyan lacagtu

  • @shaacity6074
    @shaacity6074 4 роки тому

    War nimanyahow Hani uk igu so qabta hadaad tol gashaan

  • @maxamudgillo5130
    @maxamudgillo5130 4 роки тому +2

    igu soo qabo

  • @hakinhaji9094
    @hakinhaji9094 4 роки тому +2

    asxabta subscribe saara channelkryga mhdsndin

  • @mohassan2406
    @mohassan2406 4 роки тому +3

    Waar buuga gabadha kadaaya waa lagu raagaaye😂

    • @sahradheeman419
      @sahradheeman419 4 роки тому

      imisa ku jirty buugaa bro

    • @mohassan2406
      @mohassan2406 4 роки тому

      @@sahradheeman419 7bil cml ila hada wanba kabixi layay

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 роки тому

      @@mohassan2406 zhp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe iigu zaar🙏🙏

    • @mohassan2406
      @mohassan2406 4 роки тому +1

      @@moheztenchannel4149 waan kusaaray sxp👍

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 роки тому +1

      @@mohassan2406 thnkz zhp

  • @mohamudahmed1749
    @mohamudahmed1749 4 роки тому

    Kaa shiikh madaale labaxay Hadalka baro dheha🤣😂🤣

  • @abdisamadosman8742
    @abdisamadosman8742 4 роки тому +1

    Waar ma intaanay lacagta la baxsanbaa

  • @bossbosaso9733
    @bossbosaso9733 4 роки тому

    Masha allh hani UK boqorad

  • @abdikaficadawe3519
    @abdikaficadawe3519 4 роки тому

    Hani uk so dhawaw

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 4 роки тому +1

    Eega bal siday u naxsan tahay😂😂

  • @khalidcapdilahi7970
    @khalidcapdilahi7970 4 роки тому

    Ma is gacan marisay ku te😋🤗😁

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 4 роки тому

    Amniga miyaa

  • @jambread6713
    @jambread6713 4 роки тому

    Maxaa ka danbeeyey