Halgamayaasha Hiiraan oo markale jabiyay Argagixisada, kana hortagtay qorshe halis ah ay fulinayeen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 57

  • @baalweyne4352
    @baalweyne4352 9 годин тому +18

    Guul Hiiraan
    From Baasaaso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 годин тому +4

    maashaa Allaah xawaaadle guul iyo gobanimo war maamul iyo hogaamin iyaga xaq uleh

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 9 годин тому +10

    Allaahu Akbar illaahow Jamaahiirta Xawaadle u Hiili, illaahow Cadowga Xawaadle jabi, From SSCK

  • @-Jeegapoi04
    @-Jeegapoi04 9 годин тому +10

    Soomaaliyey isku tashta insha Allah weynu guuleysane

    • @Amiin1509
      @Amiin1509 7 годин тому

      Yaan ka guuleysanaa wll

    • @najiibabdi5846
      @najiibabdi5846 6 годин тому

      ​@@Amiin1509 cadowga umadda somaliyeed ee al qushaash

  • @abdikarimwarsame4145
    @abdikarimwarsame4145 5 годин тому

    Guul iyo gobonimo reer Hiiraan guulaysta insha allah

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 3 години тому

    Mashalaah beesha xawaadle is ka xoreeya cadawga ❤❤❤

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 9 годин тому +4

    Shacabka reer hiiran guulaysta i a oo iska dhacsha cadowgas hororka ah ee ar ga gixoso guul wacan ❤❤❤🤲👏🇸🇴

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 2 години тому

    Waa sax laakiin Gaylan yeyna indha ka qarsan dhibaatooyinka uu geystay sanbalooshe

  • @CowHiiray
    @CowHiiray 6 годин тому +1

    Reer hiiraan waa ugu hambalyaynaya nacaybka ay uqaban dhiig miiratada banesty dhiiga shacabka somaliyed guul i.a

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 годин тому +5

    hiiran wa in maamul loo aqoonsado way shaqeystene

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 годин тому +4

    hiiran maamul dhista hore usocda wixi argagixiso dugsanaya warkoda kabaxa

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @MohamedAhmed_6000
    @MohamedAhmed_6000 9 годин тому +3

    Taliye Sanbalolshe iyo reer Hiran guul

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @Eng.Qorsheye
    @Eng.Qorsheye 8 годин тому +3

    Dadkeygu wey dadaaleen balse waxaa maqan kaalintii dowlada

  • @khadrahassan4374
    @khadrahassan4374 4 години тому

    Guul Hiran Dhahar

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 6 годин тому

    XASAN DHIIQO IYO BEESHIISA AYAA LA SHAQEEYA. SHABAAB..

  • @engineermohamud
    @engineermohamud 7 годин тому

    Somalia waxey xorobeysa markii xawadle iyo habargidir madaxweyne iyo reisulwasare loga dhigo❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 годин тому +3

    argagixisada wain wadanka laga safeyo dadka dhibaato iyo gaajay kuhayane wadankana wain dowlad iyo dastuur loo sameyo oo lamideyo wixi diidana cagta lamariyo

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 8 годин тому +3

    waxaa ii muuqata somalidu inay hadda u jeedsatay danteeda oo ay wax iska dhicinayaa maadaama puntland iyo hiiraanba uu ka socdo dgaal lagu cirib tirayo argagixisadii

  • @Zalaadcameeyabdi
    @Zalaadcameeyabdi 8 годин тому

    Hiiran guul xawadlow dadala somalia adinkaa u.maqane🇸🇴🫡

  • @cabdisalaan-c5b
    @cabdisalaan-c5b 9 годин тому +4

    Xawaadle waxaa dhabar jabiyay xasan sheq

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 години тому

    Guusha la gaaray hadaan gacanta lagu haynin si joogta ah, naf hurnimo bilaash ah bay noqonaysaa maamulada Soomaalida ayaaba sidaa u badan waayo dadka dadka hogaamiya oo aan ahayn dad sax ah.

  • @abdirahmansayid7680
    @abdirahmansayid7680 6 годин тому

    Hiiraan ragbaa jira❤

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 9 годин тому +4

    Soomaaliya hanoolaato

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 7 годин тому

    Somalia inay isku tashada waa wax wanaagsan Washington dan somali mawada waxna kama galin caqliga somalida ha shaqeya

  • @mustafaabdihakim6793
    @mustafaabdihakim6793 2 години тому

    Hiraan waa jamahir wlhi geesiyaal weye iska dhiciya bahalka dadkiina duulan ku ah

  • @Ahmed-j3s6x
    @Ahmed-j3s6x 8 годин тому

    Kooxahaan waa kuwo sheeydaani ah waana waajib in la iska xoreeyo waxeey diinta suuban u adeegsadeen dano gaar ah

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 7 годин тому

    warkaaas baa imaraaayo sheydaamada wadanka halaga saaaro waxaane aan jeclaan lahaaa in jilib dagaaal lagu qaaado wixii meeshaas loogu tagane la gumaaado

  • @BashiirCali-l2e
    @BashiirCali-l2e 6 годин тому

    Waqtiga wuu socdaa

  • @AhmedSalad-q5x
    @AhmedSalad-q5x 9 годин тому

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

  • @cabdicabdulle-n5f
    @cabdicabdulle-n5f 4 години тому

    waxaad tiraa beesha bariga hiiraan dheh

  • @Maan-Shiil
    @Maan-Shiil 4 години тому

    Kan ordayana ma rabo inuu dhab udagaalamo saa haduu qabsado deegaanka buu isbaaro dhiganayaaye, kan maamulayana dhaqaaluu uga dan leeyahay.

    • @Maan-Shiil
      @Maan-Shiil 3 години тому

      Sanbaloolshana waa uhogaamiye, inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
      Waa deegaanadaan kusoo barbaaray allaha kahoos saaro cawaanta uu gacanta ugu jiro dhulkaa

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 8 годин тому

    AAway doorkii dawladu

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 7 годин тому

    Naagtii guudlaawe la baxday mee.raganimada Maha wax leyska yeeli karo.maankaalkada iska cun

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 9 годин тому

    A

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 Годину тому

    Wariye mucaarad ah adiga uma horeysid, shame on you

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 Годину тому

    Sheikh Mahad Salad xamar ayuu argagaxisada ka sarey kana dhigey meelnabad ah halka markii uu katagey ay isku dhecdaadatey oo kamiroyinkii in dib loo furo dadka lagu dilaayey, Ninkanragaa waxa uu qabtey lama xaqito ee hadakkaada wanaaji nin aan dhageysano ayaad tahye

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 9 годин тому +2

    Hiiraan xassan dhiiqo baa jabiyay oo Daarood u nikiya😂

    • @abdalaGoogle
      @abdalaGoogle 9 годин тому

      Asc wllo ado mahadsan waan channel UA-cam subscribers channelka

    • @najiibabdi5846
      @najiibabdi5846 6 годин тому

      Ma daarood buu uniikiya mise shisheeyuhuu usujuudaa dhaqyahay waxa maanta xawaadle garab taagan waa daarood hub iyohantiba kubixinaayo waxa jabkooda jecel kana macaasho waa xassan baraf iyo hawiyaha aan iska dhicinkarin argagixisada una daba dhaqo

    • @IsmailAhmed-f2l
      @IsmailAhmed-f2l 6 годин тому

      @najiibabdi5846 ha ku waso Daarood Doqonyahay hurudaa
      Farmaajo Dooro