Faahfaahin hordhac ah oo kasoo baxaysa duqeymaha Buuraha PL lagula beegsaday kooxda Argagixiso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Faahfaahin hordhac ah oo kasoo baxaysa duqeymaha Buuraha Calmiskaat ee Puntland lagula beegsaday kooxda Argagixiso
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 81

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 6 днів тому +4

    Daciish wa jabtay war israciya
    Guleysan ciidanka puntland
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @zaytum
    @zaytum 6 днів тому +12

    Manshaalaah Guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland republic 💪💪❤🇸🇱🇸🇱💯

  • @umulula3107
    @umulula3107 6 днів тому +4

    khayr iinsha allaah😮

  • @AhmedMooge12
    @AhmedMooge12 6 днів тому +3

    Well done 👏 ✔️ 👍

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 днів тому +5

    PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +10

    argagixisadu wa aalad u mareykan iskaso hormariyo wadanku rabo inu baabi'iyo ee ilaahayow naga qabto mareykanka iyo argagixisadisa war isaga buura keenay daacish ee muxu duqeya

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 6 днів тому

      Taasushakikumajiro. Waa deepstate CIA shaqadooda iyo taaktikadooda si ay kaaga adeegtaan maamulwalbana iyaga ugu shaqeystaan

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 6 днів тому

      Wiilasha majeerten ee cabdi qaadir moomin hogaamiyo miyaa mareykan, disay?!!
      Caqli xumaaa

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 6 днів тому

      Falastiin argigixisooy taas wax kma galin

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 6 днів тому +1

    Mansha allaah puntland guul iyo gobanimo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 днів тому +3

    GOOD NEWS❤❤❤
    HALA CIRIBTIRO DACASH. HALAGU QARXIYO BUURAHA😊

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 6 днів тому +4

    Reer puntland ayaaba iskaga filan khawaarijta maraykanku mawaxuu usoogurman markay meel saareen
    anigu waxaan aaminsanahay
    hadii dadka somaliyeed iyagu tashadaan in cidwalba oo cadaw ah ay ka adkaanayaan

  • @Sunari41Cabdi
    @Sunari41Cabdi 6 днів тому +2

    Guuul Puntlan ❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +5

    argagixisada mareykan ba beera oo iskaso hormariya si u khayraadka wadamada musluminta uboobo ee puntland way iskufilantahaye mareykan haka maaranto

  • @KamalAbukar-w7v
    @KamalAbukar-w7v 6 днів тому +2

    Allah Aya Gulsinayo In Sha Allah Diinta ayay u dagalamayan iyo in Kitabka Lagu Dhaqo Umada Iyo Bulshada Somalia yeed O Hada Lagu Kala Saro Qanun Dastuuri Ah O Af Kaar Gaaleed Nacala Kutalo Gaal Iyo Qaanunkisa Iyo Qufkii Raca Narta Allah Ku Fugeeyo Allah Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ayanlemohamed5956
      @ayanlemohamed5956 6 днів тому

      In kitaabka quraanka lagu xukumo soomaliya Oo ah mid ilaahay umadiisa u soo rogey inay isku xukumaan
      Balse qaabka ay u dhaqmaan diintu ma ogola example qof muslin ah yaa baneeyey in la qarxiyo ?
      Diinta islaamku maxay ka qabtaa dhiiga islamka oo bilaa sabab sharci ah loo daadinayo ?
      Hadaba please kala garo ku xukunka shareecada islaamka iyo ku xad gudubka kitaabka quraanka ah

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 6 днів тому

      Argigixisooooy iimaanka seeega

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 6 днів тому +1

    Argagixisada la sheego iyo america way wada shaqaystaan waana mashruuc ameirica samaysay

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 6 днів тому

      isqabasii way duqeyaaan, hogaankoodha ayey dilaan, hadana way wada shaqaystaan.?!!!
      Waa yaab caqli xumadhiina

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 3 дні тому

      @@abuucizsoomali4279 ma garaneysaa sida CIA ushaqeyso? Adigaa caqlilaheen

  • @Ahmedu_abdalla
    @Ahmedu_abdalla 6 днів тому

    Thanks MR president

  • @axmedroora6604
    @axmedroora6604 6 днів тому

    Masha.alaaha mahadsanid sxb

  • @Sunari41Cabdi
    @Sunari41Cabdi 6 днів тому +7

    Dowlada Marykanka iyo imaradka way ku mahadsan yahiin tageerida duqaynta ❤❤❤

    • @Masuudmuqtaar
      @Masuudmuqtaar 6 днів тому +2

      Jaahiloow isxaan looma duqeeynaayo daacish iyo Alshabaab waxee cunuqabateen ku yihiin reer galbeedka iyo maraykanka 😂

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 6 днів тому +1

      Argagaxiso CIA bey ushaqeysaa. These are all operatives.

    • @Sunari41Cabdi
      @Sunari41Cabdi 6 днів тому

      @Masuudmuqtaardaacish tii oo qal alsan iso gashay viv maraykan wa lagu yabaha

  • @shukrimoha-d4c
    @shukrimoha-d4c 6 днів тому

    Thanks, Geylan media

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 6 днів тому

    Puntland guul❤

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 6 днів тому

    Maraykan ka alaha jaboyo wagalo rabta inay qabsadan wadanka islamka

  • @MohamedRobleh-el8ps
    @MohamedRobleh-el8ps 6 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x 5 днів тому

    Geylanmidiya wankuwataa🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 6 днів тому

    Waan canbaaraÿnayaa duqayntaa shisheeye sòmaliya

  • @foziali5973
    @foziali5973 6 днів тому +1

    Sababta uu uduqeenayo hada ma doonayo in sirtiisa la ogaado balse Puntland waxan oran lahaa nolol ha ku qabteen si loo wareesto sirtana loo ogaado

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 6 днів тому

    Guul putland

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 6 днів тому

    Reero yahu😂😂😂

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 6 днів тому

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @SaacidAbdullaahi-v3s
    @SaacidAbdullaahi-v3s 6 днів тому

    gul urajeyn cidanka putlan cadowgina hajabo

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 6 днів тому +1

    Bulshada rayidka meel walba daadsan yihiin! Waa in la wacyi galinayo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 днів тому

    Putulnd ma diyaaradaha markab saaran ayeey dalban kartaa walayi pl caadi maha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +1

    mareykan ba argagixiso ladagaalama wa sheeko waahore shaqeyn jirto oo mareykan wadamada muslimka kuburburin jiray oo demoqrodiyo diinta uga bedeli jiray iyo diin la'aan

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 3 дні тому

      @@firdowsmusay-ze9gs war wax demoqaraadiyo ah xataa lamarabaan wadamada aykadukaamadeestaan

  • @muuseabdi9810
    @muuseabdi9810 6 днів тому

    Waxay dalkoodii kusoo gubeen bayhalkana lafadhiyaan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +1

    soomaali dhegweyn ma hada buuri khayraadka mareykan iyo argagixiso iskuhaystan oo kuloolamayan war mareykan iyo snm ba daacish buura saartay ee soomaaliyay dhulkina ilaashada oo idinku argigicisada iskasaara

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 6 днів тому

    Maraykanka iyakaa abuura kooxahaan wadamafa muslimiinta kadibna ku’andacooda iney maamulada dalalka aykuabuuraan argagaxisada kataageerayaan duqeyntooda si ay uun danahooda ugagaaraan saameyn weyna uguyeeshaan dalalkaas. Meesha ugantaalka kudhacay iyo cida aydileena cid waruheesa majirto aan ka eheen CIA iyo Alle

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 днів тому

    War putulnd caadi maaha hadayba diyaaradahaa dalban karaan f35

  • @filsanabdi7074
    @filsanabdi7074 6 днів тому

    Deni macade warksa cad
    Deni ku dayo

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 6 днів тому

    Mel ay marekanka so galeyn faida malaha .

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 днів тому

    Maxey guusha shacabka mareykan dhexda uga soo gelayaan, weliba iyagoo intaa fiirsanyey ogaa lkn weligood aan waxba ka qaban, hadaba wax bey qarinayaan oo waxey diidayaan in la ogaado wixii ay ku taakukeyn jireen, Been ninkii abuurey oo hada iska dhigaya inuu u hiikinayo shacabkan, walee Soomali goorts ay fahmi laheyd sida loogu ciyaarayo caqligooda…

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +1

    mareykan wa labo wejiile munaafiqa wuu ogyahay snm inay argagiixiso tahay markusu leeyahay hala aqoonsado war wa beentis ee khayradka soomaliyu raba

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому

    laakin puntland waan ugu hambalyaynaya inay shacabkeda duqeynta kailaalisay oo iyadu hageyso duqeynta wallay puntland ba aqoon fiican federaalka shacabki duqeyn kudhameysay

  • @YaxyejaamacOsmaan
    @YaxyejaamacOsmaan 6 днів тому

    Nimanka America ka barbar dagaalamaya bay ku oran wa shahiid

  • @mustafa-e5f
    @mustafa-e5f 6 днів тому

    Boowe mareykan bay u shaqeeyaaan waxas yaaaney noosheegin hada waa arki dontaa in laga soo saaro ciidanka pland yaasheegey 30ka qof fiid baa la duqeyey cirkaana laga duqeeyey marka waxas yuu noo sheegin

    • @Ahmed-wk2ct
      @Ahmed-wk2ct 6 днів тому +2

      Tignolajiyad bajirta iyo kamiroyin herkul waxkuarka habenkana waxalagudorta wain diyaradaha darontu kasodhowankaran inta malinti aykudulan sababta inan qoryaha fudud lagutogan xitahabenki hadalkoda ladhegaysankara waxad garanlahayd markad gobahas kalasoshaqaysid cidanka maraykanka

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 3 дні тому

    CIA baa daacish ama ISIS tii ay iyada abuurtay usoogurmaneysa. Waxa ayduqeyeen iyo dileen yaa arkay ishasaaray? NEVER. War sahan iyo saanad bey ugugeeyaan buuraha

  • @yusufbotan
    @yusufbotan 6 днів тому

    War iyagaa wada dhibka, Daacish iyo ISIS waxaa iska leh Amerika waana been waxa ay sheegayaan

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 6 днів тому

    Hayee idinka maxaad tihiin marka aad maraykan la socotaan soo noqon maysaan israa,iisha uu garab taagan yahay maraykanku farqiga inii dhaxeeya muxuu yahay? Cod waynow

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 6 днів тому

      Amisomta idinla joogta iyo danab sowtan xassan ubaryay maraykan puntland first

  • @MohamedBuldhe
    @MohamedBuldhe 6 днів тому

    Gaal murtad ah ayaad tahy maraykanka aad taageeraysid ayaa jaxiima lagelaysa بنص قوله تعالي(((ان الله جامع المنافقين والكافرين في جهنم جميعا انت مع أمريكا ونحن مع نصرة دين الله هذه معركة طرفها رب العالمين وطرف اخر أمريكا كم تستمر هذه معركة

  • @Amiin1509
    @Amiin1509 6 днів тому

    Marka aad iska garab dagaalantaan adiga iyo gaal waxay daliil cad unoqoneysaa kow in aan isku ahdaaf tihiin labo in aad isku wado kutaagan seddex in aad isku mid tihiin gaal iyo gaala raac waligeed ayey jirtay

    • @user-vg9kt7up4s
      @user-vg9kt7up4s 6 днів тому

      Eey eey dhalay oo argagixiso ah waala wasaa ayaga iyo hooyadood gaalo gaalo dhashay oo khawaarij ah

    • @Amiin1509
      @Amiin1509 6 днів тому

      @user-vg9kt7up4s adiga oo aan aflagaadoonin la imaw dood aad ku difaaci karto waxa aad aaminsan tahay waa hadii aad tahay qof miyir qabo

    • @user-vg9kt7up4s
      @user-vg9kt7up4s 6 днів тому

      @@Amiin1509 xabad waxaan aheeyn nagama dhaxeeyso idinka iyo yuhuuda yuhuudaa naxigto

    • @user-vg9kt7up4s
      @user-vg9kt7up4s 6 днів тому

      @@Amiin1509 xabad waxaan aheeyn nagama dhaxeeyso idinka iyo yuhuuda yuhuudaa naxigto

    • @Amiin1509
      @Amiin1509 6 днів тому

      @user-vg9kt7up4s hadalkaas wuxuu cadeynaayaa jaahilnimadada iyo mooryaan nimadaada adigoo wali ifka kunool towbadna kuu furan tahay ayaad wali sidaan uhadleysaa Marka hadhow calaacalkaaga dambe iyo qoomameyntaada waxba ma Tari doonto ee allihii ku abuurte utowbadkeen

  • @BashkaBoss-j5z
    @BashkaBoss-j5z 6 днів тому

    Argagaxiso iyo maraykan baa weeraray😂😂😂 xayawan fowqal xayawan maraykanku marka ma puntlander buu noqday maxay tahay sababta u ogolaanaysa in maraykan buuraheena iyo dadleena iska laayo Argagaxiso waxa ah gaalo raaca iyo daba dhilifka😂 xoolow buuraha khayraadka fadhiya la isku haystaa ee nin dhulkiisa jooga Argagaxiso ma aha

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 6 днів тому +3

      We knows you are one of them we get you soon insha allah

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 6 днів тому +1

      We knows you are one of them we get you soon insha allah

    • @Ahmed-wk2ct
      @Ahmed-wk2ct 6 днів тому +1

      Maxay yihiin marka ajaanibtan dadka iskalaynaya iyo kuwan nabadadiidan edadki qaraxa kudhameyay maraykan cadaw haba ahaado danleh lakin bal runta kasheg kuwan bilasababta dadki qaraxa kudhameyay ajanibta nokenay

    • @BashkaBoss-j5z
      @BashkaBoss-j5z 6 днів тому

      @@hassanmohamedmohamud8448 brother san diego california ku noolahay kana ganban mayo wixii dadkay laaya ama gaal ama muslim Ina farta ku fiiqo shalay wiil badiisi lasumeeyay xoog looga kaluumaysanayo marakiib jariifa joogan baa la laha waa burcad marka Kan manta amarka Donald Trump lagu dilay asagoo buurihiiisii hurda kaa anigu Uma aqaan argagaxiso mid waan qiraya nin walbo carab ama ajnabi kale ha ahade oo lagu qabto waa argagaxiso hala dilo waliba lkn hadada ogayn waxa manta dhacay iyo inta ayagoo salaad tukanaya duqayn lagu dilay dagaalna Ana wadin waa nasiib xumo marka ninkii khayraadka dalkiisa soo gurta waa argagaxiso hakuu joogto anigu waxaan ahay maba qarsoonto ciwaanka adresska wax walba waa ujeeda hadana adeer ninka raga wuu dhinta lkn xaqu waa xaq Haba khararade isku day inta wax barto Hana khafiifin marka waxa socdaogaato hadii kale iska aamuus wa waa Bashir Garad oo ku leh dhulku waa dhul somali islaam dadkuna waa muslim waxa manfacsan karana waa inta kuu sheega Allahu halbalaqtu

    • @BashkaBoss-j5z
      @BashkaBoss-j5z 6 днів тому

      @Ahmed-wk2ct barada runta waa sida u aragto iyo ka xun baa u arkaa lkn waxa diidanahay oo ogahay hoyada labadeedii will ayku dhinteen dagaalka midna wax aaminsan Kan kalana wax kale ajnabi muslim sheega oo maraykan dhaqale galiyo buu ku dhintay waxa diidaya waa wiilashayada in ay micno daro ku dhintan waxa wax dilaya ogow Mar walba maraykan baa bixinaya magac walbaba u aqoodo walakay Ina ifahanta filaya wixii suala iyo dooda welcome ilaa intaa dhiiga wiilka somaliyeed daadintiisa banantahay ayadoo shatiyo diimeed iyo mid hunguri lagu dadinayo asc