GARYAQAAN: AWEYS : MAXKAMADEYNTI IYO SIIDEYNTI CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 215

  • @maan-hadal7269
    @maan-hadal7269 2 роки тому +33

    Ayaalaw wllo mahadsanid , barnaamij labaad kaso samee , Dhalinyaro hadanahy aad ayaan ugu baahanahye inaa wax ka barano Maxakmaada dalka , wax badan oo cilmi ah ban ka faaiiday Garsooraha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🙏

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 2 роки тому +24

    Dhalinyarteenay Waxan ku daysan karnaa sida Garsoorkaan Somaliyed mahadsanid. Mudane🙏💯

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 роки тому +26

    Aways Sheekh Cabdilaahi Weheliye .
    Macalinkii iigu wanaagsanaa ee abid isoo mara .

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 2 роки тому +1

      Ar ninkani hadiiba uu macalin kuu ahaa wax bdan Waad ka baratay

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 2 роки тому +3

      @@KhanYunis7 wax aan yarayn weliba sxb

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 роки тому +4

    Waxaan marar badan jeclaa inaan u mahadceliyo garyaqaan aways, aad ayuuna ugu mahadsan yahay go,aankii adkaa ee xaqa ahaa ee uu ka qaatay qadiyadii weerarkii gardarada ahaa ee lagu qaaday guriga cabdiraxmaan cabdi shakuur, thank u hanolato.

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 2 роки тому +3

    Awayas wuxuu aha macalinkaygii carabida wuxuu ha nin aad u fiican oo kaftan badan allh ha xafido

  • @saidmoalim8699
    @saidmoalim8699 2 роки тому +4

    masha Allah gar yaqaanka waamahadsan yahay in kasto uu qaatay go aan geesinima lahe hadana waa nin wax badan igo is lilaalinayo cabsina wa jirta sida ii muqato ilahaysa haku xafido wll

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 роки тому +11

    Ma shaa Allah ilaahey hanoo daayo qareenkaan iyo inta la midka ah 💯❤️🇸🇴🙏👍✔️

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 роки тому +24

    qof dhano xilkisi ku waayay cadaalad u sameyay o hdana ka gambanaya wxi dhacay inu sheego io hagar daamadi talis ki wagas jiray

  • @FADSO
    @FADSO 2 роки тому +19

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN n..

  • @suleimaniafiles9516
    @suleimaniafiles9516 2 роки тому +3

    Very intelligent guy, the best Garsoore ever!.

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 роки тому +6

    Ninkaan waa legend Allah ka cabsi ku jiro. Qofkaan cml ayaa cadaaad u keeni karo Soomaali oo dhan

  • @Ma_Ogtahay24
    @Ma_Ogtahay24 2 роки тому +6

    Garyaqaan aftahan iyo wariya khabiir ah is helay 😁
    Wareysi cadaaladda dalka wax ka ifiyay waaye.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 роки тому +17

    Ayaanle su,aalo muhiim ah ayaad weydiisay lkn wuu ka leex leexday, cabdiraxmaan na wuxuu ahaa nin afduuban xaqiiqadii, aad baad ugu mahadsantahay howsha aad umada u heyso

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 роки тому +10

    Sualo muhiim ah ayad weydiisey ayaanle lkn isaga wuu ka lexlexdy

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 роки тому +9

    Wadanka waxaa xukumo waa calooshood ushaqaystayaal kabaacmishtira dhigay soomaaliyeed

  • @faisalomer928
    @faisalomer928 2 роки тому +6

    Mansha Allah macalinkaygii aweys.c/lahi

  • @mohamednur3565
    @mohamednur3565 2 роки тому +2

    masha Allah garyaqaan aweys, waxaan kadareemayaa aqoon kuduugan dhiigiisa, waayo madhaaf sana xadkiisa oo dad kale line kooda magalaayo inkastoo ayaanle isku dayey in uu dhaaf siiyo line kiisa

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 роки тому +8

    Wow lawyer wax weyn buuu qarinayaan kkk😀😃

  • @abdiqanifoadi1812
    @abdiqanifoadi1812 2 роки тому +1

    Wll Ayaanle adigu waxd tahy saxafi marka inad dhinac u janjedho Waraysi walba dhex ka ahow
    Hadii kle waxa lagu arkaya inad cid gaar ah tagerayso 👍

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 роки тому +12

    Waa maalintii and farmaajo nacay nin siyaasi ah buu gurigiisa ku weeraray..midkoodna isku qabiil ma nihin

  • @cismanhasan1332
    @cismanhasan1332 2 роки тому +2

    Ayaanlow waxaan rabaa inaad kahadasho qadiyada jaziirada socorta
    Yemen aa wexee anikaa iska leh
    Anigu nah waxaan oga hay inay Somali leydahay
    Ee soobandhig adoo mahad san
    Hanoolaato somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇾🇪🇾🇪🇾🇪

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 2 роки тому +6

    Hal suaal oo muhim ah ayaan tebey sxb waana tan: garsooruhu goaanka fcn uu gaaray ma waxuu ku ekeysiiyay xoriyadiisa qura aaway dhibtii loo geystay oo uu sheegtay. Maa la tuuray intaas

    • @cacsomane
      @cacsomane 2 роки тому +1

      Absolutely true, lkn dabcan awoodda masuul ka ayaa gaariweysay inuu raadiya xuquuqda muwaadinka ladulmiyay.

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 роки тому +7

    Ayaanle, mudanuhu wuxuu diiday inuu eedeeyo farmaajo iyo kheyre oo masuul Ka ahaa cadaal xuma dhacday wariyesare mahadsanid

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 роки тому +1

    Aniga waxaa qabaa fikradeeyda in garsoorku ku dhaqmo diinteena islaamka oo sharciga waafajiyo xaqa oo uusan u fiirinin dowlada waxa ay ka rabto qufkan, Dowlada waa dowlada marmarka qaaar qufwalbo ayuu qalbada ka ka dhacaa lakin garsoorka marwalbo waa in uu fiiriyaa qufka xaquuqdiisa iyo eedeentiisa lagu soo oogey in ay sax yihiin ama ay qalad yihiin markaas na waa in uu u helaa cadeemoyin fara badan oo dad markaatiyaal ah. Good job ayanle iyo willka la wareeysanayo wax badan ayaa idiinka faa’iidney👍👍👍👍💯💯💯

  • @manoskamaxmud6459
    @manoskamaxmud6459 2 роки тому +2

    Ayaanlow marka koobad wa mahadsantahy hadii an kula katamamo garyaqaanka naftiisu ubaqayaaye sualaha qaarkooda ka daa😂😂

  • @liibaancabdi3309
    @liibaancabdi3309 2 роки тому +9

    Awees shiiq abdullahi waa nin xalaal ah qolada xaraan quuda tada ah waa nin kii runta in dhaha ka saaray ccw hal yeey qaran somaalida uu farmaajo dulmiga ku hayo nin ka u hadla

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 роки тому +1

    Garsoorahaan wax yaalo badan buu qarxinayaa sualaha sifiican uguma jawasbayo miyuu baqayaa

  • @Hallas51
    @Hallas51 2 роки тому

    My arabic teacher

  • @wait7284
    @wait7284 2 роки тому

    Ilaah ha xifdiyo Garyaqaan Sh aweys, waa Sheekh, mucalin, Garyaqaan nin dhaqanka wax ka yaqaan oo wax badan ka odayeeyey , Sh aweys Wuxuu mudaba mucalin ka ahaa Dugsiyada sar sare ee gobolka togdheer burco, mudadii ka horraysay intaanu garyaqaanka noqon
    Waxaan xasuustaa mudadii dugsiga sare oo macalin ii ahaa, wuxu ahaa mucalinka loogu jecelyahay schoolka, xataa maamulka schoolka Ayaa laga jeclaa, ilaa xad..
    Ilaah cumriga iyo caafimaad kaba ha u barakeeyo,...

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 роки тому +4

    Waa garsoore xikmad badan, wuxuu isku dayayaa innuu isagoon ciidna farta ku fiiqin innuu haddana sharaxaad kooban ka bixiyo wixii dhacay,
    Aad buu u mahadsan yahay, anshixii iyo asluubii lagu yiqiinay garsoorka ayuu ilaaliyay, kuma tarax tagin hadalka.

  • @sahrahashi6186
    @sahrahashi6186 2 роки тому +1

    Mudane Garsoore aad ayaad ugu mahadsan tahay sida waafiga ah ee aad uga hadashay case kaan. Adigoo waliba si professional ah uga hadlay. Siyaasiyaal badan baan maqalnaa ayagoo markii xilka laga qaado hayaday la shaqaynayeen dib u cambaareeya laakiin markuu la shaqaynayaya aad ugu faraxsanaa waana arin aad u foolxun.
    Wariyahana waxaan leeyahay dhexdhexaadnimada wariyenimo aad ayaad uga fog thy ee waraysiga ha siyaasadayn ama qabiilayn.
    Xumaanta dowlada ayaad marwalba aad u raadisaaye wanaageedana balnooga sheekee Iyo waxqabadkeeda. Anaga wadankeena waan jecelnahay waana muhiim in la helo wariye Wadani ah. Caadi iska dhig walaalkiis bahasha yaan lagaa dareemin.

    • @hirsimohoo4437
      @hirsimohoo4437 2 роки тому +1

      Wariyuhu waxa uu bulshada usoo gudbiyaa waxa markaas taagan oo muhiimka u ah bulshada
      Wixii wanagsan ay dowlada qabatay ayada ayaa ku amaanan TV iyo radio ayee u sameesatay oo aanan waxa fcn bas usoo tabiya wali ma aragtay adiga tvga dowlada oo dhaliisha dowlada sheegayo jawaabta waa maya
      Bulshada waxa xaqiiqda usoo gudbiya waa idaacadaha madaxa banaan iyo wariyaashooda waana laga baqaa
      Lkn adigaan ayaa wariyaha waxaad u arkesanaa sidii inuu reerkina ujeedo
      Iska ilow qurunka kugu jira

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 2 роки тому +1

    Ilahoow,somaliyah,kasar
    Khabilkah,khuronkah,ah
    Kanah,yel,dad,isjecel,oo
    Isuh,naxah,iskalmestah
    Amiin

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 роки тому

    Garsoorayaasha Somali ha ku daydaan garsoorahan

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 2 роки тому +4

    Aadbad umahad Santahay Ayaan le waxas tahay Shawsi soomali ubahantahay saxafi nimadiisa

  • @mohamedsharifali3886
    @mohamedsharifali3886 2 роки тому +2

    Ayaanle
    Well done. Garsoore Aweys cabsi ayaa ka muuqata, waxayna ahayd garsooraha meesha goobtaas ku fasaxo c. Cabdishakuur isla markaasna xiro qofkii keenay maxkamada ee ahaa "nabadsugida". Aweys waa jago suge. Lagama yaabo inuu runta sheego.

    • @nuurayeeyo4271
      @nuurayeeyo4271 2 роки тому +1

      Farmaajo wAa maxamed siyaad bare oo kale waayo wuxuu ku koray kacaanki shaqada kacankuna waa xir waa kacaan diide warkooda waa didaas

  • @dr.kaniini6330
    @dr.kaniini6330 2 роки тому

    Very professional

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 роки тому +6

    Waxey Qaran dumis farmaajo iyo reerkisa uu yaqaanan kuwa ka hor jeedaa kalmadaaa kaga dhagtey reer baadiye mareexan.

  • @xamsemaxamuud7949
    @xamsemaxamuud7949 2 роки тому

    Macaalinkayge ilaahiye ha ku barkeeyeyo.
    Waa macaalinkayge dugsiga sare ee dayaxa ee magaaladda burco.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +3

    Garyaqaanka waa qof nool wa diiidey inuu tuugta madaxda ee ku qaayliyey sheego xakiim waxaba ma jirin ku daa kkkk

  • @abdikhaalaqkidiye4513
    @abdikhaalaqkidiye4513 8 місяців тому +1

    Ayaanlow odayga waa kaa diiday kayarey sualaha

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 2 роки тому

    Garsoore aways waad mahadsan tahay mudane, from jigjiga ayan kaga so hambalyeynayaa,

  • @mohamedamiin8661
    @mohamedamiin8661 2 роки тому +1

    Waxan jeclaa ina aan dhowr qodob ka taabto waraysiga".
    1. Habka ay nabadsugidda iyo xeer ilaalintu gal dacwadeedka eedda ama horgaynta u keeneen wax badan ayaa ka khaldanaa , waana aqoon la aanta sharciga ee hayadaha dawladda iyo kuwa sharci fulinta .
    2. Haayadaha amniga (booliska , nabadsugidda , hay ada socdaalka iyo jonsiyadu) way keeni karaan maxkamadaha kiis ama gal dacwadeed ay soo baadheen , laakiin bi shardi waa in xeerka ay ku aasaasan yihiin ama xeerkoodu u ogol yahay in ay kiisaska baadhi karaan , gal daceadeedna ka samayn karaaan maxkamaddana u gudbin karaan .
    3. Kiisaska waawayn sida kan waraysiga garsoruhu ku sheegay ee qaran dumiska ah , baadhistooda waa khasab in loo gudbiyo CID ama qaybta baadhista dembiyada ee booliska ( criminal investigation deparment) , waayo meesha eedo culus ayaa yaalay oo qodobo culus oo qaranka lid ku ah ayay soo qoreen qolada wax eedaynaysay( nisa iyo xeer ilalinta).
    4. Sideedaba garsoorka hadii eeddu jabto ama waxba kama jiraan noqoto iyo been, waxa dhacda in garsoorku u yeedho halkii ama taliskii dacwadda soo gudbiyay ama cidii amarka xadhiga bilaa waaranka ah bixisay , waxna ka waydiiyo hadii ay sabab lagu qanco shegi waayaana iyaga la eedeeyo ama ay raali gelin bixiyaan, ama hadaan soo ururiyo , hadii dacwadu waxba kama jiraan iyo sharci darro noqoto dhibamaha ama cida dhibanaha matalaysa ayaa eedaysane noqota oo bil caksi ayay noqotaa.
    5. Arrinta cadaymaha ee garsooruhu waydiiyay qolada nisa iyo ceer ilaalinta ee ah , sawiro ma haysaan ama idaacad caalamiya oo sheegtay ma jirtaa , waxa ka haboonayd in lagu soo koobo maxaa cadaymo haysaan ama maragmuujin evidences , waayo dee idaacada ka hor ba , ciidanku war iyo hawlgal way geli karaan aan idaacaduhu ka war hayn ,
    6. Xaga maragyada ayaa iyaguna aad u muhiin ah marka kiis la qaadayo , weriyuhu muu waydiin , garsooruhuna inoomuu sheegin , wax maragyo ama cadaymo ah inay hayeen nabadsugidu ama soo bandhigeen fadhigii maxkamadda.
    7 . Xaga waraysiga garsooraha waxa laga dheehanayaa in xasaasiyadii kiisku weli ku taagan tahay ama faragelin kiiska ah darteed uu iska hubinayo jawaabta kadib marku cabaar aamuso jawabayo, ama isaga iyo weriyaha isdifaac u dhexeeyo.
    8. Article 38 xeerka habka ciqaabta , waa la geli karaa guri ama goob shaqo bilaaa waaran , lkn hadii sababta loo galay la caddayn waayo ama wax rasmiya lagu sababayn waayo oo cadaymo la keeni waayo , waxa la eedaynayaa cidii falka iup amarķa fulisay , welibhadii khasaare (dhimasho iyo dhaawac ka yimi) ka sii daran
    Wallahu aclam .
    Soomaali caddaalad alle ha siiyo.

    • @m.abdijimale7610
      @m.abdijimale7610 2 роки тому

      Waan kugu waafaqsanahay, kolley waxaad aad u fahansan tahay xeerarka ciqaabta iyo madaniga

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 роки тому +1

      Dabcan waa sidaa nin sharci yaqaan ah ayaad tahay thanks sidaa usharaxday.

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 6 місяців тому

    Macalin aweyse xafidahullah

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому

    Dulmi wayn ba loogeestay cabdiraxmaan cabdishakuur 💯

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 2 роки тому +3

    Ninkan miskiinka ah ma raxanwaynbaa....? Dadkaas waa dad dulqaad badan.

  • @husseinegalqeyliye8836
    @husseinegalqeyliye8836 2 роки тому

    Mahadsanid wariye Ayaanle

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 роки тому +4

    Waa qaran dulmis waxaa lagu dhibaateeyey muwaadiliin badan oo soomaaliyeed waxaana isticmaala dulmi ku naaxayaal shaati dowladeed wata oo lagu khaladamay.

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 роки тому

    Saxiib qayre in aad wareysatid aad bay u fiicnaan lahayd, rintii in muddo ah ayaan ku daawanayay waxaad noqotay good investigator and how you ask questions in a different ways.

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 роки тому +3

    illaahay ha kabaqeen raga soomaaliyeed

  • @abdullhiabdulrahman6016
    @abdullhiabdulrahman6016 2 роки тому

    Guulayso hadii ilahay dartii ushaqay nayso ayaanle allh haku xifdiyo

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 2 роки тому +9

    Ayaanle garayaqanka sualaha waad ku adkeysay wuxuu yir imabkeyga ayaa isii inaan cadaalda sameyo adna waxad tiri maxay tahay cadaalada dowlada ay sameyn weyday oo ad adi sameynid tiisa iyo tan Dowlada maxaa isku xiray ileen dad yaqana iyo kuwa aan yaqanin ayeyba kala yihiine

  • @omarhndub7193
    @omarhndub7193 2 роки тому +2

    Waxbu qarinaa koley dano siyaasadeed ayuu kaleyahay mustaqbalka lkn mesha waxba lama qariyo ka soo dhadhici inta adan wareysan

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 роки тому +1

    Nikan garyaqaanka ah marka aad u fiirsato war bixintiisa waxaa kuu muuqanaya in aaneey Somaliya wax doowlad ahi ka jirin ee aay meesha haaystaan mooryaan . Waa mahadsanyahay garyaqaan Aweeys waa nin wanaagsan

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 2 роки тому +1

    Wlhi ninkan gadaal ayuu cabsaday ayaanlow sxb

  • @mohamedabdikadir6910
    @mohamedabdikadir6910 2 роки тому +9

    😂😂 war ninkan wuxuu u egyahay shiikh rusheeye yare

  • @farahsalad2008
    @farahsalad2008 2 роки тому

    masha allaah

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 2 роки тому +6

    Wax buu qarinayaa

  • @m.abdijimale7610
    @m.abdijimale7610 2 роки тому +3

    Su,aalihii garsooraha aad weydiisay wey wada adkaayeen, lakin hal su'aal ayaan tabayey oo ahayd. Maadaama soo xiridda iyo dacwadda lagu soo oogey CCW ay khalad ahayd, dilna meesha ka dhacay. Maxkamaddu cid ay u ciqaabtay ma jirtaa ama xukun ka dhan ah falkii dhacay oo la gaaray ma jiraa?

    • @FC-go9tp
      @FC-go9tp 2 роки тому +1

      Waa su,aashan sugayay in uu weydiiyo dadkii kudhintay xaqoodi iyo cidii loo ciqaabay

    • @m.abdijimale7610
      @m.abdijimale7610 2 роки тому

      @@FC-go9tp mahadsanid

  • @qaranujoog1779
    @qaranujoog1779 2 роки тому +2

    Garyaqaanka intuu sheegay waxaa kabadan intuu qariyey ama maldahay. Mahadsanid wariye ayaanle

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      Nocan bah maxkamad lo dhibay waa moryan

  • @mohamedomer9533
    @mohamedomer9533 2 роки тому

    Kkkk...Garsoor? Aways waxbuu qarinayaa....Aweys thanks for releasing AAShakuur

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 роки тому +3

    Somaaliya horena dowlad u maheyne hadeertan kasii daran. Fahad Yasin iyo Farmaajo sharciga wayka sareeyaan qofkii dantooda ka horyimaada waydili, xiri karaa, wax taaai dheere in dambiilayaash ay dalac siin karaan.
    Waxey leeyihiin awoodkasta meesho waa africa taasi ogow.

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 роки тому +2

    Naftiisa ayuu u baqaa

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 роки тому +6

    Somali wuxuuu noqdey wadan ay military regime haysto sameyey gangroo court "farmaajo wuxuuu u yeertey reerkisa kuwii siyaad bare uu shaqeyn jirey uu wadanka ku baabay 1991s,jaahnimada waaa cudur farmaajo

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 роки тому +4

    Lacag miya lagu siiye inu ka hadlin hadalka u ka meer meerayo ama wali farmaajo o gabalkisa dhacey bu ka baqayaa asago London jooga 🤔

  • @mohamedhassanali6724
    @mohamedhassanali6724 2 роки тому +1

    Ayaanle sxb qoraalka ciwaanka sax .....

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 2 роки тому +3

    Farmaajo dalkaan 20 sano ayuu dib u celiyay hadii aan la cinqaabina waligeed waxaan ma dhamaanayaan wallahi.

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 2 роки тому

    Intelligent weeye x gudoomiye

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 роки тому +5

    Kkk ayaanlow ma ahan inaad wareysato nin fulay ah ninkaan asagoo turkiga jooga ayuu cabsanayaa marka wareysi dambe halayeelan yuusan wadna xanun udhimane runta ayuu kawarwareegayaaye

    • @Hitthesack94
      @Hitthesack94 2 роки тому

      Cabsiyeey xaal qaado ninkani waa daacad wadanka & xilka loo dhhibey sidey aheyd u gutey. Hadduu cabsanayo siima daayeen abdirahman oo dowladdu danbi beena ku xirtey. Si reer magaalnimo & sharci ya qaana ayuu u hadley

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 роки тому

      Ninku waa ilbax, jaahil maahan. Wuuna kuu sheegay inaanu siyaasi aheyn. Ee uu garsoore yahay,
      Ogowna garsoore sidii uu doono ulama hadlo saxaafadda.

  • @mohamedabdifatahmohamed7480
    @mohamedabdifatahmohamed7480 2 роки тому

    waa wareysi aad u qiimo badan runtii, inkastoo gorsooruhu su'aalaha qaar uu ka gaabsadey oo la moodey in uu wax uu qarinayo sababtu waxay doonto ha noqotee.

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 роки тому

    Hanoolato geesi

  • @shaficitahlil8966
    @shaficitahlil8966 2 роки тому

    Abtigey legend waaye

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 2 роки тому

    Hanaolato mahadsanid sida wanagsan ee aad noogu soo tabiso akhbarta.
    Fadlan sax cinwaanka. (Garyaqaan ka dhig)

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 2 роки тому +1

    qaran dumis waa wixii siyaad bare dadka ku dhameeyey

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 2 роки тому

    Waa. Arin. Culus dadlalaayey.
    Bilaa. Dambi. Allahhu Akbar..
    Isha. Allah. Kheyr. Allah hownaxariisto
    Dadkaa. Dambi. La. Aan. Lalaayey
    Aamiin,

  • @mukhtaarabdi8190
    @mukhtaarabdi8190 2 роки тому +1

    War ayaanlow kadaa odoga waan ujednaa

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 роки тому +1

    Aqli aan c/Shakur aheyn mahaaysid ayaanle farmaajo naceybka ad uqabto weynaahee

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 роки тому +2

    Ninkan waa shakhsi degan oo mudan in wanagiisa lagu amaano.
    Weriye adigu su’aalaha caadifada iska yaree ee aad dhinac ku cadaadinayso. Dadka matal pls

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 2 роки тому

    Awoodda NISA Waxaad kafahmi kartaa jawaabaha Garsooraha!

  • @cqaniahmed4831
    @cqaniahmed4831 2 роки тому +2

    Aways,cabdilaahi,weheliye,macalinkagii,dugsiga,sare,,ee,burco,nin,aad,u,qaaliye,,oo,ardaydu,aad,u,jeclayd

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 роки тому +3

    Soomaaliya waxaa masuuliyad ka sheegta inta badan ma naxe ku dayanaya ma naxe hore oo sharci aan aqoon hadii uu yaqaana aan ku dhaqmin.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 роки тому +1

    Ninkani waa ka warwarergey Sualihii weli wuxu RAJO ka qabaa inuu Farmaajo soo noqdo .

  • @Ak-ep9to
    @Ak-ep9to 2 роки тому

    Case-kii wuxuu ahaa mid xasaasi u ahaa bulshada soomaiyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan dadka muqdisho degan, markaas bey qabasha laheed

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 2 роки тому +1

    Ninkan wajigisa waxbu qarinaya wajigisa fiiri 😂

  • @shafieiomarjama5676
    @shafieiomarjama5676 2 роки тому

    Macalin aweys aad ayuu isu ilaalinayaa wax badanna wuu ka gaabsanayaa.

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 роки тому +1

    Wuu qarinaa haduu hadlo in ladilo ayuu kabaqaa

  • @SiciidshMuse
    @SiciidshMuse 2 роки тому

    Warihii ugu dameeyay oolarxiyay

  • @csalaancali2987
    @csalaancali2987 2 роки тому

    Garyaqaan aways runtii waa Garsoore go'aan leh

  • @malaaragdagan1497
    @malaaragdagan1497 2 роки тому

    Waa wax la yaabo arinta ninkan ka hadlay waan ka dhaxlnay dowlada Farmaajo waatii Siyaad Barre oo biyo is marin

  • @ismacilabdi4015
    @ismacilabdi4015 2 роки тому +1

    Waxaa ka I lowday soo lagama kartarneynin ccw yaaa loo heystaaa dhibkii kudhacay ccw su aashaas weydii

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 2 роки тому

    Macalinkaygii iigu wanaagsanaa ah. AWAYS

  • @wadanihashim1934
    @wadanihashim1934 2 роки тому

    Ninkaan waa nin masuuliyaddi ka muuqato wax badan waliba wuu qurxinayaa

  • @abdirazakessa2652
    @abdirazakessa2652 2 роки тому

    اويسي معملمي شيخي في تدريس الكتب بمسجد علو في حيرو صيني

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Afka waa labaran kara mar hadaa kahorimaneysid nabada malagugu texgali ilen dadba dinyo qato dadba kiliyo iibsado dadba cafiyo dadbaa kalashaqeysto dhofintada gurigisana kugeyneeyn kagana kasaro warqadu sameystay dawaco afkey ugutirta subaga iyadana cunto sijesta bey tirahda aniga hoga kabodistisa bilabaa dabka kushidan siay ugudhicin weydhinac marta ooyiskadhigta iney kabooday

  • @salebanmaxamed5320
    @salebanmaxamed5320 2 роки тому

    Ninkan laftisa cabsanaya. Waxbadan. ayuu qarinayaaa.

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому

    Farmaajo Iyo Fahad Meel Kasta Ee Joogaan Waa In Loogu Tagaa Qaa'nul Wadan Waaye Labadooda Oo Umadda Soomaaliyed Dhib U Geyste.

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 2 роки тому

    Ninkaan waa tuug anaa cadeynaayo waxaa ow daggan yahay jid jidkaas oo marin u ahaa alaha unaxariisto abdirisaaq prime Minister kii Somalia waxaa ow kadhisty lapo dapaq waana jidkii u ahaa marin u ahaa Marxuum abdi risaaq xaaji xussen

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 2 роки тому +1

    Waxbuu qarinayaa

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 роки тому +1

    Ninkaan wax badan ayuu xeerinayaa oo uu qarinayaa, farmaajo markuu arko inuusan u kabo qaadeynin ayuu kaa ceeyrinayaa xilka taas ayaa lagu gartaa

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 роки тому +1

    War gudoomiye talaa kaa hoos baxdey,c/raxmaan c/shakuur maxkamadeyntiisa kama labalabeyseenba,inaad xirto xabsi daaim ayey aheyd,waa qofka keliya ee uu dalku ka degi la'yahey.

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 роки тому

      FARMAAJO IYO FAHADNA MAXA LAGU XUKUMI LAHAA, ileen C/Rahman wax sharci uu jabiyaya manaan arag iyo qof u dulmiyay , afka unbu ka hadlaa ,wax ayuuna bidhamiyA tasna wa xaqa iyo Fredomka u muwadinka leyahay

  • @calicariif7674
    @calicariif7674 2 роки тому

    Intey jirto cabsi dadki wax xeerin lahaa wax hagaagayo malahan.ninkan cabsi ayaa kujirto hadaladiisa inkastoo wax wanaagsan sameeyay.