Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Thank you Taliye Waa RuuuuuuuntaaWaa Yaabnay Waana Yaabnay Anshax Xumadda Socoda Waligeey Ma Araaag kuwaas Dabad Iyo Dalkaba Ha Laga Qaaabto dadkaaas
GOOD MAN BOLISKA WA MAHADSANYAHAY SHAQADA FIICAN AY BILAABEEN
Waalid qofkii aan lahayn uuu kadhintay sidee layeelaa
Masha alaah ilaahey ha idinn fududeeyo
Thank you brother
Maashaa.alaah.tabarkalaa
Good taliye xabsiga ka buuxi waxii dhaqan xumo wado ❤
Mashaa alaah
Mashaa Allaha tabarakallah
Mhdsnd talye qabta qurunka meel kasto waxa kaaga hor imaanayo wax qaawan iyo wax cabaadayo oo yaa reer hebeelehwey soo gudbinayo naga qabta kheyr alla heeydin siiyee
Caalamka waxa.hor mariyaa.dadka skills ah Somali skills ma bartan.dal.iyo dibad
Ilaahay.haidiinfududeeyo.
Mashallah
Ninkan ugu jecelahay boliiska waa ninkan. Dareenka dadka buu aad ula socdaa. Saqajaamiinta magaceena iyo kan Islaamka ku ciyaaray ha la ciqaabo.
Hadal macaanaa!!!
Suiqyadan furan 16 saac waxey abuureen in waalidka waqti u wayo tarbiyada caruurta waa in qudaarta iyo qalabka dhismaha 6 am ilaa 2 pm lagu xiraa dharka iyo shobinka 3pm ilaa 8 pm laguxiraa si walidka caruurta tarbiyadooda waqti ugu helan
Jaadka Xasan Sheekh baa lacag saarta..Bal miyuu Dalka ka Joojiyo Droogada ka imanaysa Kenya iyo Xabashida!
Asc taliye waxaad ku dartaa qof dabaq ama filo leh ayaa wuxuu qoranaya barakac waxaa laga helaa soomaali oo keli ah
Dawlada baa laga rabaa inay munkarka suuliso. TIKTOK ha laga xiro Soomaaliya. Xumaanta ajnebi baa isticmaala dhalinyaradan. Odayaasha iyo siyaasiga bulshada isku diraya iyagana waa la mid.
Kuwasaadalka.burburineyaa.hslalayo.linta.halogeyo
Hadii shaqa larabo nabada halagu dadaalo kumanaan warshadood ayaa furmaa Mareerey,faanoole,jowhar,balcad etop,iwm
Taliyuhu ku saxsan yahay
Boliiska qamrada cabaayo oo dilka geesanaya maxay yahiin
Muxuu ka qabab karaaa nin shaydaan qaaday oo qamri qabsyo masaa masuul ka ah mise wuxuu ogaan karra adigu hadda gurigaaga waxad ku samaynayso
Had sanid taliye warunta
Sax
Manshaa allh
Thank you Taliye Waa Ruuuuuuuntaa
Waa Yaabnay Waana Yaabnay Anshax Xumadda Socoda Waligeey Ma Araaag kuwaas Dabad Iyo Dalkaba Ha Laga Qaaabto dadkaaas
GOOD MAN BOLISKA WA MAHADSANYAHAY SHAQADA FIICAN AY BILAABEEN
Waalid qofkii aan lahayn uuu kadhintay sidee layeelaa
Masha alaah ilaahey ha idinn fududeeyo
Thank you brother
Maashaa.alaah.tabarkalaa
Good taliye xabsiga ka buuxi waxii dhaqan xumo wado ❤
Mashaa alaah
Mashaa Allaha tabarakallah
Mhdsnd talye qabta qurunka meel kasto waxa kaaga hor imaanayo wax qaawan iyo wax cabaadayo oo yaa reer hebeelehwey soo gudbinayo naga qabta kheyr alla heeydin siiyee
Caalamka waxa.hor mariyaa.dadka skills ah
Somali skills ma bartan.dal.iyo dibad
Ilaahay.haidiinfududeeyo.
Mashallah
Ninkan ugu jecelahay boliiska waa ninkan. Dareenka dadka buu aad ula socdaa. Saqajaamiinta magaceena iyo kan Islaamka ku ciyaaray ha la ciqaabo.
Hadal macaanaa!!!
Suiqyadan furan 16 saac waxey abuureen in waalidka waqti u wayo tarbiyada caruurta waa in qudaarta iyo qalabka dhismaha 6 am ilaa 2 pm lagu xiraa dharka iyo shobinka 3pm ilaa 8 pm laguxiraa si walidka caruurta tarbiyadooda waqti ugu helan
Jaadka Xasan Sheekh baa lacag saarta..Bal miyuu Dalka ka Joojiyo Droogada ka imanaysa Kenya iyo Xabashida!
Asc taliye waxaad ku dartaa qof dabaq ama filo leh ayaa wuxuu qoranaya barakac waxaa laga helaa soomaali oo keli ah
Dawlada baa laga rabaa inay munkarka suuliso. TIKTOK ha laga xiro Soomaaliya. Xumaanta ajnebi baa isticmaala dhalinyaradan. Odayaasha iyo siyaasiga bulshada isku diraya iyagana waa la mid.
Kuwasaadalka.burburineyaa.hslalayo.linta.halogeyo
Hadii shaqa larabo nabada halagu dadaalo kumanaan warshadood ayaa furmaa
Mareerey,faanoole,jowhar,balcad etop,iwm