Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga badbaadi ninkaas dad cunka ah iyo kuwa la midka ah aamiin Allah gabdhahaas marxuumiinta ah dhiigooda banaanka ha keeno aamiin
Somali maxamadee chanalkan kor aan uQaadno 1m aan gaarsino wan ka hurudnaa naa barnaamijo Diyaarsan aan markasta uhelno balantena 1M 1M idaacada buulaxuubey ❤❤❤
Anigu waxan la yabanhy ayado qadartu jirto gabdhu way ogayd in ninkan la raadinayo sababto ah xiliga ninka la radinayey waliba qof afduban oma eka o watan adeeganaysa kaligeed marka ma fahmin ilaa hada ma dhici karta qof dil ku tuhman o la radinayo inan naf tayda ku amino waxkasta o naga dhaxeya xataa ha i qabo
Waxaan kuu xaqiijinayaah kanalka buuloxuubey in hashim uu gabadha u isticmaalay kiimiko kala saarta lafaha iyo hilibka qofka taas ayaan soo ogaaday kana soo xigtay laabta dambi baaarista ee DCI da
ASC wey udoneed aa laleyahay Wey is yaqaneen ehel keda ninka Gabadha walasheda aa wacday ninka wuxu dhehay wey tahribeysa ey itiri Mida kale mamada 22 ladilay ladhahay Qoftan ehel keda 24 ayey bafinayen Iyada 29 ayaa super market kaso adegatay 31 meed keda laga helay langaata Xali kiiska ada dambi baris loo soo tabin jiray wax aa isku qasan
Kani waa dhagarqabe nacasa oo waaba la hayaa ee kuwa dunnida ku baahsan ee xal loo waayey! Maalin baa xalkoodu imaan oo iimaanlaawayaal badan oo u haysta in iyagoo lafo noqday aan dib loosoo celin doonin inta khalqiga hortiisa lagu fadeexadeeyo dhanka naarta loo jiidi.
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga badbaadi ninkaas dad cunka ah iyo kuwa la midka ah aamiin Allah gabdhahaas marxuumiinta ah dhiigooda banaanka ha keeno aamiin
Somali maxamadee chanalkan kor aan uQaadno 1m aan gaarsino wan ka hurudnaa naa barnaamijo Diyaarsan aan markasta uhelno balantena 1M 1M idaacada buulaxuubey ❤❤❤
INNA LILLAH WA INNA ILEYHI RAJICUUN MIYUU CUUNAY MARKAAS.
Wuxuu naxariis darnaaa acuudu billaahiye
Ninkaas haashim aslkiisa waa itoobiyaan mahan soomaali
Subxanalah waa in isana la dilaa sidey diinta dhigtay wakatabna caleyhim fiihaa anan nafsa bin nafsi 😢
Dal muslim.hdii jogi lhaa wala xukumi lhaa lkn away hee xabsi le dhahayaan
inalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Allow unaxariiso oo udanbigeeda dhaaf Yaa Rabi
SUBXANALLAH.NAGADAA MASIIBADEEN AAN WALI SOMALIDA LAGU ARKIIN.NINKU MA BUUTI BAA.
One like please 🙏
Ustaad Laakin gabadha hilibkeeda wali lama helin
Please like u garaaca wiilka
Waa bahal ! oo wuxuu rabaa in la yiraahdo dhimirka ayuu wax ka qabaa! sida wadamadan galbeedka ka dhacda
Aniga ninkaan ilaa hada ayaan la yabanahay wlh
Jareerta Kenyanka ah
Afkoda iyo gacantoda isku dhagtay
Nin intu kudilo ku karsani
Nolaha sida u dhaqma miyu nagu dhex nool yahay ala yaraxma
Yassir allah
Xasbunallah wanicmal wakill illahaw naga badbadi waxan nu can oo kale
Subxanallah 😢
Chanalkasta aan faido laheen kor aya uqaadnaa faidada ma aragno 3malin aya sugaynaa idaacada buulaxuubey❤❤
Waa dila xun 😢
Subxannallah Beer adkaa oo Naxriis darnaa
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤❤❤
😢😢😢😢
Subxanallaah kaas allow umda ka qabo adaa kugu dacwenay😢
Somalida waxa saas u galay.
Khaatil bay mag ka bixinayaan..
Ninkani maalintuu gabadhu qabay jig jiga ku dilay ayey hayd in la qisaaso qof dhagar qaba ah xataa galadu magalada kuma sii dayaaan.
10 daqiqa xata madhama ilaah ha ciqaabi kan wuu cadaabay gabdhaha
Familka gabadha may shegin police inay hashim utagtay way qarinayen rerka
Subxanalah wuxu arxan daranaa
Anigu waxan la yabanhy ayado qadartu jirto gabdhu way ogayd in ninkan la raadinayo sababto ah xiliga ninka la radinayey waliba qof afduban oma eka o watan adeeganaysa kaligeed marka ma fahmin ilaa hada ma dhici karta qof dil ku tuhman o la radinayo inan naf tayda ku amino waxkasta o naga dhaxeya xataa ha i qabo
warka iska hubi waayo qof ugu yaraan 80 kg ah sidee bacyar loogu qaadikaraa culayska intaa le eg,
Ugu yaraan mizaankeedu wuxuu noqon karaa 57kg ugu badnaana waa 60 ama 62 kg marka 80kg maba noqon karto .
@ummkhubayb2290 ok intaa ad sheegtayba kasoqaad, lkn hal shaqsi gacan ma kuqaadi karaa hilib iyo lafo
Waxaan kuu xaqiijinayaah kanalka buuloxuubey in hashim uu gabadha u isticmaalay kiimiko kala saarta lafaha iyo hilibka qofka taas ayaan soo ogaaday kana soo xigtay laabta dambi baaarista ee DCI da
Muuqaalka maxaad uqarisay caadiba loowada firsadaye
ASC wey udoneed aa laleyahay
Wey is yaqaneen ehel keda ninka
Gabadha walasheda aa wacday ninka wuxu dhehay wey tahribeysa ey itiri
Mida kale mamada 22 ladilay ladhahay
Qoftan ehel keda 24 ayey bafinayen
Iyada 29 ayaa super market kaso adegatay
31 meed keda laga helay langaata
Xali kiiska ada dambi baris loo soo tabin jiray wax aa isku qasan
WAR WAXAN OOKALEE DADKA HA TUSINIINA WAA TUSAALO XUUN.
Kani waa dhagarqabe nacasa oo waaba la hayaa ee kuwa dunnida ku baahsan ee xal loo waayey! Maalin baa xalkoodu imaan oo iimaanlaawayaal badan oo u haysta in iyagoo lafo noqday aan dib loosoo celin doonin inta khalqiga hortiisa lagu fadeexadeeyo dhanka naarta loo jiidi.
Dumarka intooda badan kuwo aan waxba loo sheegi karin wye nin guri loogu tegayo waa khatar weyn iskadaaya lagama karo
Diinta ayaa marhore nooga digtay lakin waanu raaci waynay
Way ogayen in u dilay xaskisa gabadha rerkoda
Dharkeda dheh bacda labad
He is not somli
Really Somali maa axaan miyaa
Waa soomaali
Dhurwaa dad cun ah waye
Maxabista kenyanka wxy dhaheen yaa nalookenin meel goni ah halagu xiro
Hadikale wuna cuni 😂
Somali inay bahal yahiin ma mooged