HADIYAD DAHAB IYO LACAG SUPRISE HOOYO IGU TALA GASHAY 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 465

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 роки тому +62

    The best man in the world is prophet Muhammet ❤️🥰💯🥺

    • @fartuunsalad8127
      @fartuunsalad8127 2 роки тому

      Sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam

    • @zahramohamed507
      @zahramohamed507 2 роки тому

      Sallalahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @ismailnimo1902
      @ismailnimo1902 2 роки тому

      Scw scw scw ❤️

    • @khasanoabdiabdullahi2189
      @khasanoabdiabdullahi2189 2 роки тому

      Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @idilabdi4406
      @idilabdi4406 2 роки тому

      Mashalla tabarkallah nimcad qofba maru gaara waa wakhtigiin alle idiinkum fidaneeyo qali aangan alle ha no soo yasiiro sidan u faraxay aniga in laaye keeney camale walka guulihiisa lagam xuumado barkoba idiin alle

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 роки тому +79

    Masha allah abayo hoyada alle hakuuu dayo runtii qof hoya la aan ah baa daremi karah la aanteda ilahay hakuu naxariisto hooyo mcn

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey .

    • @suweysqurux178
      @suweysqurux178 2 роки тому +5

      Wa run qofaa haysanin ayaa ogan karo nimcada hooyo

    • @biyaayo
      @biyaayo 2 роки тому

      @@khayrkajannada9898 waaa kuu saray wllo

    • @biyaayo
      @biyaayo 2 роки тому

      @@suweysqurux178 sax xbbti

  • @hani8826
    @hani8826 2 роки тому +6

    Mashaa Allaah. Hadiyada hooyo macaan keentay cimri aad ku calfato alle haku siiyo.👍🌹♥️🇸🇴

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 2 роки тому +27

    Asc Happy eid mubaraak boowe and abaayo qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo murugtinah Allah farxad idiinku badaalo 100 subscribe I sara xawiwiyaaal 🙏🥰❤️

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 роки тому +16

    Hooyo iyo sodooh ama sidan haa kaa ahaato ama haa kaa saqiirto . Allaha idin barakeeyo hooyadin

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 2 роки тому +14

    maasha allaah tabarakallaah illaahay haku barakeeyo hadiyadaada hooyo macanna allaha hakuu dhaafo cumriga allaha udheereeyo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey .

  • @ifraaxmuscab7746
    @ifraaxmuscab7746 2 роки тому +14

    Maasha allah illahey ha kuu deysto hooyoyiinkaada ka fa idiiso inteey nool yihiin aniga cml ayaa dareemi karo hooyo la aan hooyadey illahey ha u naxriiisto qabrigeeda illahey ha u waa siciyo janadii fardoowso allah ka waraabiyo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

    • @ifraaxmuscab7746
      @ifraaxmuscab7746 2 роки тому +1

      @@khayrkajannada9898 waa ku saaray wll

    • @FaraxCali-bf5lq
      @FaraxCali-bf5lq 3 місяці тому

      Hoyo macaan😢alehaunaxaris Adnan nimcadaqarso alehakuusiyaadiyo

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 2 роки тому +1

    Masha Allah Abayo Hoyo Allaha ku dhoro. Hadiyad fican ayee ku kentay runtii. Dadka ma wada hestan Hoyo sida wax u garato. Waa maseray runtii Abayo. Hoyo la ka macuuno Allah odan kiis Amiin

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 роки тому +6

    MashaAllah beautiful hadiyad hooyo macaan ILLAHAYOW Hanagaqaadin

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 2 роки тому +1

    Masha allah manta hoyadey aya soo xasuustay illahow u naxariiso adna hooyada alle haku deesto

  • @axsanfarxaan1272
    @axsanfarxaan1272 2 роки тому +7

    Alle hooyo macan haku dayo wll hadiyada alle haku barakeyo mansha allah

  • @najmaaden6706
    @najmaaden6706 2 роки тому +5

    Masha Allah walaal hooyo Calawiyo Allaha ha daayo oo ha barakeeyo

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +41

    Walal albab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤🧡💛

  • @xaliimosacdio8671
    @xaliimosacdio8671 2 роки тому +2

    Masha allah qali mama idin jecel hoyo allah ha idin barakeyo

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 2 роки тому +6

    Mansha allah wlhy xbbti horta waa waxa lagu farxo hadyad mamo ku keentay lakin nimcad alle ku siyay qarso dad ban hisan o u bahan o kaa nixi kara mar baad waxan wayi karta alx dheeh qarso kali ka dhigo waa iga talo

    • @rumaancali7724
      @rumaancali7724 2 роки тому +1

      Wlhi beenta ma ahan dadka dhan mawada dhargana mansha allh madhahaayan allh usaa idiyo anagana allh nasiiyo hanti aan fasahaad laheen 🤲

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon553 2 роки тому +5

    Hoooyo mcn allow hoooyoyinka noool nooo daaa kuwa dhinteyna una xariiiso 😭

  • @fathiabdi1233
    @fathiabdi1233 2 роки тому +2

    Masha Allah Hooyo Mcn Ninkii heysto Nasiib Badnaa Allow Noo daa😭❤️❤️

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 роки тому +1

    Masha alaah ilaahay hakuu daayo hooyadaa macaan adigay kuu egtahay

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 роки тому +21

    Mash Allah mash Allah mash Allah beautiful mother and daughter 🇸🇴🇬🇧

  • @ikraancumar1945
    @ikraancumar1945 2 роки тому +7

    Masha allah ilahow hooyo la.aan hanaga dhigin adigane alle haku desto

  • @hafsaabdalla3526
    @hafsaabdalla3526 2 роки тому

    Masha allah best mum alaha isukiin daayo insha allah

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 роки тому +1

    Masha Allah wan idin salamay
    ADAN. Adiga iyo Xabibkag ilmaahag iyo dhaman walalaha iyo hoyada macan. CIID MBRG 💓AD🎁N💞.

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 роки тому +2

    Mnshallh xbbt qali alle hooyo hakuudaayo farxd miidhan weeye Qofay hooyo unoosha mcn weeye iinoolaada bbe❤❤❤❤❤❤💋

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 2 роки тому +1

    Mnsha allh hooyo waa qaali Allah hoyoyinken janada haka casuumo

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 роки тому +4

    Maashaa alaah adna saaxib ilanoqonoo bless 😍😍😍😍😍😍😍😍😍hooyo maashaa alaah wlhi garasho 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 2 роки тому +6

    Masha Allah Alle haa kuudaayoo hooyo macaan 🧡

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 роки тому +5

    mashallah Tabarakalh❤🥺idinkana.Mashallahda haka illaawina walalayalow Mashallah u dhaha

  • @hothmonhonychannel1435
    @hothmonhonychannel1435 2 роки тому +1

    Masha allh ilahy ha idin xafido hooyo

  • @safiyorashid5129
    @safiyorashid5129 2 роки тому +1

    Masha allah hooyo macaan allah ha ku xifdhiyo cimri deer iyo cibaado suban allah ha ku siyo 😍🥰🥰 dhamanten farxaad ku wada noolada

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi 2 роки тому +53

    Adna this gift is amazing! Wow! There are lots of people who love you. Be happy quen ❤️.

    • @mariyajaamac1805
      @mariyajaamac1805 2 роки тому +2

      M.a

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey .

    • @najahomar2597
      @najahomar2597 2 роки тому

      Adna sodoh waaye abaha waxa la dhahaa sodog ok abaayo iga sax kastee

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 роки тому

      Waatanaa queen princeceeees.iyaaaaaa.tantan

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 роки тому

      Yartan khatraaaayfaraxsan yareycaday qiimobadantan oiridiis khatraaaasayqaran qaldnjo dumar yar iftiinaay shamsaaaaycadceed.

  • @bahaar9357
    @bahaar9357 2 роки тому +2

    Masha allh hooyo Mcn allh Ku xafido abyo anga allh no xafido hoyoyinkena❤️😍

  • @kefinacalas9747
    @kefinacalas9747 2 роки тому +13

    Allaha ku dayo mama

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +2

    Asc walalahey chanelken Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah Eid Mubarak👍🥰🙏🙏🙏

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 2 роки тому

    Masha allaaah tabarakallaah illahey ha ku barakeyow qurux hooya macan illahey cimriga ha u barakeyow

  • @saadiaelmi447
    @saadiaelmi447 2 роки тому +1

    MaashaAllah inaba caadi ma aha Allah ha kuu barakeyo hooyo macaan na Allah ha kuu deysto

  • @faadumoxaamud2437
    @faadumoxaamud2437 2 роки тому +14

    Asc wll adna ma shaa allaah abayo nimcada ilaahay kusiyo waalaqasadaa

  • @muslimahlady9007
    @muslimahlady9007 2 роки тому +2

    M.A gud mom .Allah kuxifdiyo abyh🥰💞

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 2 роки тому +4

    Malaha maamadaaa bank 🏦 la cagta bay u shaqayn jirtay bisinkow maxy wax kentay Allah ha idin siyadiyo isha bilow admiga Allah ha idinka xijabo

  • @fadumadahir9865
    @fadumadahir9865 2 роки тому +2

    Maasha alaah ilaah ha kuu xafido hooyo macaan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +5

    Manshallah 😍 tabarakalah ❤ Adna xubi hooyo mcn ilahay ha ku daayo xabibati 😘❤

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 2 роки тому +4

    Masha Allah tabaarakallah hooyo Calwiyo arageeda aaba hadiyad ah

  • @iskufilansomali6400
    @iskufilansomali6400 2 роки тому +2

    MashAllah Hadiya Eid Mubarak 🎁💕💕💕Sister

  • @gamerabdi9206
    @gamerabdi9206 2 роки тому +4

    Mashallah tabarakallah eid mubarak abayo adna

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 роки тому +1

    Mansha 2 hooyo aad qabtaa allaha ku dhaafo amiin

  • @salmahussein3216
    @salmahussein3216 2 роки тому +9

    Maasha allah tabaaraka raxmaan maama calwiyo ilaahay ha barakeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey .

    • @faizamohamed4664
      @faizamohamed4664 2 роки тому +1

      Mansha Allah

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      @@faizamohamed4664 Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 2 роки тому +3

    Masha Allah ilaahow hooyo Macaan dhow meelkasta ay joogto,🌹💓💓

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +2

    Ayy masha allaha ma beautiful family adna and saxaf woow farxad kunolow abid wanijeclahy damatina 🌹🥀🥀🥰♥️♥️♥️👌❤

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 2 роки тому +1

    Masha Allah Illaah haku xafido Hooyo macaanto ❤️❤️🌹🌹❤️♥️♥️♥️

  • @suadcisman4164
    @suadcisman4164 2 роки тому +1

    Masha Allaah abyo hooyo hadiyad qurux badan waaye Allaah ku barakeeyo lkn cataryaasha Anka cashaqay lkn kaftan waaye from somaliya

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 2 роки тому +1

    Mansha Allaha ❤️❤️ hoyoda illahay ha iskukindayo

  • @gurikaadfamily3384
    @gurikaadfamily3384 2 роки тому +1

    Allah kuu daayo hooyadaa waa Hooyo qaliya

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 роки тому +1

    Masha allah tabarak allah hooyo qali 😍🥰 allh ku deysto

  • @anasisack9282
    @anasisack9282 2 роки тому +6

    Masha,Allah mama calwiyo iyo mama sahra ♥️♥️

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 роки тому

    Alle ha idiin daayo hooyoyinkina aniga hooyadey alle janadii fardowso haka warabiyo wey iga tagtay😭

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 2 роки тому +2

    Mansha allah il xasid ilahey ha idin ka ilaaliyo dhamantiina

  • @hamdaindho7642
    @hamdaindho7642 2 роки тому

    Mashallah alle ha daayo hooyo macaan adna wn ku dawadaa lakiinse wali komati kama so bixin lakiinse waxn jeclystay inan manta ka so bixiyo walal adna qof hooyo leh wa qof nasiib badan walal warkaan dawadey fidyowgan wn qirooday qofkastaa haduu waynyahay iyo haduu yar yahay kama marmo hooyo macaan alle how naxariisto hooyoyinkee amiin yaa rabi walal adna alle ha ku daayo 😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥 nasiib baa lays ku dhafay

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 роки тому +1

    MashAllaha my Queen wanku faraxaye

  • @Anisocqaadirmaxamed-oc5fx
    @Anisocqaadirmaxamed-oc5fx Рік тому

    Mashallah hooyo fiican aa qabtan Allah idindhaafo❤

  • @faisashire1295
    @faisashire1295 2 роки тому +1

    Mashaalaa ilaahay ha kuu barakeeyo aamiin aamiin

  • @نوريوعدن
    @نوريوعدن 2 роки тому +6

    masha allah beautiful hooyo gift 🎁

  • @princesseszalma4549
    @princesseszalma4549 2 роки тому

    M.a m.a adna hoooyo alle ha noo xfdo
    Lkn adna hana bojeyn sis 1000 wxaa kalenahy ee naaga soo garsiii adi malkuu keninee
    Team adna chennel aa leh
    M.a frxd kuwda nolada

  • @Salmoh1031
    @Salmoh1031 2 роки тому +4

    Masha allah qofka heysto ayaa nasiib leh 😭😭😭😭

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +1

    Masha allaa adna xabiibti ilaahey haku daayo hooyo mcn insha allaa xabiibti ❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому

    Mash'allah walaal dahabakan ma dhab miyee mise waa dahab u eke. Hooyo macaan lacag badan ayey idin gelisay hooyo farxad idin tustay

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому +2

    Masha Allhhh ❤️👍💖 hoyo macn Allh ha idiin daayo abyo

  • @hodhannoor3751
    @hodhannoor3751 2 роки тому +4

    Masha Allah 😘 Hooyo mcnto 😍🥰🥳🥳⚘⚘⚘⚘🥀🌺

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 роки тому +2

    Mashallaha hooyo dadkii hore waaye

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 роки тому +2

    Adiga ilaahay wuxuu ku siiyo waala qar sadaa lacagta markaa a dadka tus tuseydid ilaahay haduu ku siiyey ilaahay baa loogu mahad celiyaa

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому +1

    Maasha alaah abaayo hooyo ilaah xaflada. Adugana ilaah kuucalfo hadyada qaaliga ah

  • @maryanahmed1153
    @maryanahmed1153 2 роки тому +20

    You have a such nice mother msha Allah 😍

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 2 роки тому +1

    Mashallha tabarakallha
    Hooyo allha dhaafo intaya nolol jirto
    Caafimada iyo cimirir dherer ayan u
    rajaynayaa inshallh wallhi hooyo waa hooyo
    Mashallha tabarakallha ❤️❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️ Adigan waxan ku leeyahaya adano hadii
    Aada u bahan tahaya. Canada 🇨🇦 waxa ii soo sheega Toronto ayan jooga walshay. Wa in aada saxaafana ka farxisaa okye. 👋

  • @prinssprinss712
    @prinssprinss712 2 роки тому

    Maasha alaah alaha idin xafido maamadana alaha cafimaad buuxdo hasiiyo yarab

  • @amin8121
    @amin8121 2 роки тому +1

    Mashallah. Hoyo waa. Qalii waan dahaab

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 2 роки тому +6

    Asc marka hore mnshalah aya leyay qoskan lkn waxa jiro dad walidkoda ka dhintay o tabaya marks qarsada nimcda ilahy idin siyay o ah walid waliba hoyada waxan dhar ah iyo dahab wa adunyo o nicmo malaha

    • @muniracabud5271
      @muniracabud5271 2 роки тому

      Dadka badankod walidintodu wey Nolyihin hadiyad iyo dahab walid ukenayna malhan

  • @shukrisaid2721
    @shukrisaid2721 2 роки тому +1

    Masha Allaha kuu xafido hooyada 🙏 salan qaali ah iga gaarsii ♥️❤️🌹

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waamayaaaa, exusemeeeeee tirina iyaaaaah , gabadha khatraaaaayqaran caday yarey tanaaa loo soo qaadaa kabadana offcourseeeeee aaakhiro janno.aww👋

  • @rodaomar7075
    @rodaomar7075 2 роки тому +7

    masha alaah adne saxaf hooyadi kidis ugu keen asne 😂

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 2 роки тому

    Hooyadiin oo idiinla ciiday cumri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban allaha siiyo aaba wax walbo kaqiimo badan maashaa Allah ciid wanaagsan

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 роки тому +7

    Masha Allah 🤲 💯👍♥️🌹♥️

  • @siraadcabduqadir9268
    @siraadcabduqadir9268 2 роки тому

    Waaw masha allah abyo adno hooyo mcn allah noo xafido hooyo la'aantyda abar waaye ilove you hooyo mcn
    Adnaayey ciid mubariga kaliyaa ceeb waaye ciid mubarak kaa rabaa

  • @saara1434
    @saara1434 2 роки тому

    Alle xaku xafido hooyadaa anigane alle xa unaxaristo hooyadey aamin yaa rabi

  • @caishoali5568
    @caishoali5568 2 роки тому +2

    Mash aallh ilhy ha dina dasato hoyo mcn❤❤❤❤❤👑👑👑💋💋💋💋

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 роки тому +1

    Hooyo iyo dahah waxey ila noqotay hooyo iyo prank dahab bada kabiloow adiyaa dhibleey mashaa Allah

    • @mariahussen9537
      @mariahussen9537 2 роки тому

      Waxey ayada dirsatay been kashegee wasax hoyada wey keentay lakiin ayada usodirsatay yutubleey waxkabeen badan malahan lakiin runtaa marawalba wangsan qofka wajigiisa lagagaranaa walhi

  • @fatumarage813
    @fatumarage813 2 роки тому +3

    Masha Allaah

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 2 роки тому

    Maasha alah ilaahay hakuubarakeeyo sodahdaa ilaahay hakuudaayo

  • @xaawafaarax5670
    @xaawafaarax5670 2 роки тому +2

    M.a illahay haku daayo walloh ♥️🥺

  • @fadumonurahmed5074
    @fadumonurahmed5074 2 роки тому +1

    Maash allah hoyoo macn🥰🥰🥰🥰

  • @idilabdilahi6094
    @idilabdilahi6094 2 роки тому +1

    masha Allah mama calwiyo Allah ha xifdiyo

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 роки тому +6

    ماشاء الله عليكم لبس العافية يارب دايما تكوني بخير وصحة وسلامة وعافية يارب هديه سعيد عليكم يارب 🌺🌺🌺

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 2 роки тому +2

    Qarso dad aan awoodikarin ayaa jira abaayo nimcadaada qarso mansh Alaah.

    • @farxiya5413
      @farxiya5413 2 роки тому

      Sax ilaaheey had ku nicmeyey maha inaan dadka aan uawoodin dadka qaar ma adwoodaan ilaahey kuma dhihin dadka tusi nimcada masha allaah hooyodaa ilaahey habarakeeyo

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 роки тому

    Mansha Allaaha hooyo Noloowa inashallaah abaayo Adna illaaha ah ku daayo hooyo mcn amiin yarabi ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatuushpea3911
    @fatuushpea3911 2 роки тому +1

    الا يبا رك فيك امي اد ن 🥰🥰🥰🥰😍

  • @xamdahsomaliya5179
    @xamdahsomaliya5179 2 роки тому

    Allh hkubarakeyo

  • @umumaxamadamiin9964
    @umumaxamadamiin9964 2 роки тому

    Masha all hooyooyin keena ilaahay hanoo daayo aamiinWll nincada eebe qarsada dad aan haysan ayaa jiro insha allh

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 роки тому +3

    Masha Allah adna hoyo mcn Alle haku desto abayo hadiyad qali ah ayey idin kentay 🥰💋😍❤️🙏🙏💋🌹

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

    • @hamdiabdi2871
      @hamdiabdi2871 2 роки тому

      @@khayrkajannada9898 wanku sarey wll

  • @kifah444
    @kifah444 2 роки тому

    Mnsha allah alle hanoodaayo hooyooyinkeena qofka kaliyee laga waynaan waa hooyo

  • @raaxoahmed5303
    @raaxoahmed5303 2 роки тому +1

    masha allaah allaha just xafido hooyadaa qaali

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 2 роки тому +2

    Manshaa allaha Adna allaha haa kuu xafido hooyo macaan

    • @mohamedabuukar7262
      @mohamedabuukar7262 2 роки тому

      Ascw ?
      TALO SIIN!
      Walaal aduunka waad ogtajay in ay jiraan dad dhibaateysan oo baahi iyo
      Daruuf aad u badab marka walala nimcada Rabbi ku siiyey wax ka sadaqeyso ee iska daa dadka aad usoo bandhigeyso dahab iyo dhar iyo cunto
      Aakhiro u dirso faan faan waxba kuuma taraayo waa iga talo.
      Mahadsanid.

  • @saynababdilahi7722
    @saynababdilahi7722 2 роки тому

    Wlaahi hooyo calwiya dookheedu caadi maha masha allah reer magaaalnimo mamo illahay ha ku xiftiyo

  • @ashaali796
    @ashaali796 2 роки тому +2

    Masha Allah bless your mama sis 🥰🥰