Balad xaawo runtii waa magaaladii aan ku dhashay waa magaalo dadka soomaaliyeed ay u siman yihiin waxay xuduudo la leedahay dalalka kenya iyo itoobiya waxaan ka dhaxeeya ka wada shaqeynta abniga isticmaalkawixii ganacsi ah oo midbabay uga baahato mida kale iyo si isku mid ah waxay u wada isticmaalaan lacagaha sadaxda wadan sidoo kala waxaa ka dhaxeeya war isgaarsiinta oo qof walaba uu isticmaalo hadba dalkuu rabo isagoo ku isticmaalaya dalba sim cardka uu leeyahay sidoo kale waxaa ka dhaxeeya waxbarashada .caafimaadka hadaba waxaa la oran karaa waxaa dagan balad xaawo dadka soomaaliyeed kuwa ugu wadanisan oon cidi aysan muran galin karin waxaana hogaamiya shaqsi ku qaali ah waa gudoomiye caroog allaha u xadido bulshadaa .aamiin
Waxaba xaagee ba ku taala