STORY TIME PART 5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 2 роки тому +705

    marka laga soo gudbo qisadaan iyo xaaladaheeda, hadane waxaan aniga waxaan aad ugu helay qaabka aad u soo tabineyso ama u cabireyso sida ay xaalada aheyd. qof cajiib ah baa tahay, masha"allaah.

    • @suhuuraxmed4761
      @suhuuraxmed4761 2 роки тому +8

      Aad iyo aad marka loo eego dadka dibadda jooga ama xataa koonfurta ku koray oo social media isticmala oo leh qisaan idinsoo gudbinaynaa aad ayey gabdhaan sheekadeeda nuxurka iyo isku xirkeeda sheeko waa maansha Allah

    • @aminacilmi6103
      @aminacilmi6103 2 роки тому +1

      Maasha alaah

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 2 роки тому

      @@suhuuraxmed4761 abayo Koofurt maxaad u abaartay madad fikrad xun Koofurt bis miyeey jookaa!??

    • @imranxs2195
      @imranxs2195 2 роки тому

      @@mariyanmariyan874 waa suaal fiican waa reerka waqooyi dego

    • @suhuuraxmed4761
      @suhuuraxmed4761 2 роки тому

      @@mariyanmariyan874 aad uma kala saar saarna sheekooyinkooda waa isku qasantahay inta ugu badan aan ka arkay ka raalli ahow haddii aan wax khaldan ka iri

  • @sofiyaaadan5782
    @sofiyaaadan5782 2 роки тому +483

    Waligey ma daawan qiso ka xanuun badan😭😭😭,, qof kasta oo qalbi qurux badan,, waxaa jira qof diciifa oo ku dheela xaqiiq ninkaasi wuxuu ahaa nin aad u nasiib xun waayo wuxuu garan waayay qiimaha ay leedahay gabadha yar ee qalbiga fiican,, wxn aaminsanay inuu hada ciil iyo murug meel la joogo waayo wuxuu ka faaideysan wayay fursada quruxda badan,, walashey wxy kuu rajeynaya farxad iyo nolol qurux badan Inshaa Allaah inta nolosha kuu dhiman,,, wxd tahay qof dhankasta ka qurux badan guuleyso

    • @hananqurux9457
      @hananqurux9457 2 роки тому +22

      Isku qisaa na so martay walibo aniga somaliya oo colad ah baa ku wajahay lkn Allah adoonkis talo sarto ma qasaaro Alx

    • @sofiyaaadan5782
      @sofiyaaadan5782 2 роки тому +4

      @@hananqurux9457 guuleyso wllshey allaah gadaal kuuma celiyo

    • @nasrosharif751
      @nasrosharif751 2 роки тому +5

      wlh gbdhaha inta an hdlin o wxyabahas&ka bdn ku dhacen o anga kamid ahy aya jira

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 2 роки тому +1

      Aniga fikir ahaan waxan iyada isu gaysatay wayo habeen ki arooskeeda ayay bilaw day shaki hadanu iyada rabin mu guursadeen nin hadi gurigisa ay qaylo ka jirto naag kala dajin ayso caqligu ha shaqeeyo wax lagu ooyo ma arko wllhi

    • @sofiyaaadan5782
      @sofiyaaadan5782 2 роки тому +3

      @@ikraammohamed5717 wllshey qaali horta qofkasta fikradiisa ayuu soo gudbiyaa adiga sidaa ayad u aragta ogowse aduunka qof ku jecel ayaa kuu hinaasa ku daydaya,, labada qof hadii jacayl dhab ah uu wada hayo wxy ila tahay waxwalba way iskugu dulqaatan tan aad tidhi buuq ayay ku bilawday habeenki arooska ogow wax buuq ladha ma jiro meesha waxa la isku calmaday waa jacayl jacaylkana wax walba waa la iskugu dulqaata jacyal uma guursan siday ila tahay ee markii horeba extiisa kayara tagtay marka ku xumeyn ayuu u guursaday

  • @fadisj370
    @fadisj370 2 роки тому +84

    Subhanallah. Film baa umalaysaa qisadan waa qiso cajiiba….xitaa siday uga sheekaynayso. Good storyteller ❤️

  • @minaahassan4127
    @minaahassan4127 2 роки тому +168

    Part 5 waxyar kahor ayaa UA-cam ka fiirinaaye intaa hurdeysay amee soo dhacdaa is dhahaaye wlh 😭

  • @ilham7984
    @ilham7984 2 роки тому +202

    I’ve never listened to this many parts of any story on UA-cam. You’re a good story teller sis and I’m glad you’re out, Alxamdulilah. May Allah make all your dreams come true and protect you always. Ameen.🙏🏾♥️♥️

    • @shugrikhalif6365
      @shugrikhalif6365 2 роки тому +1

      Same 😳

    • @ayuutobosstv
      @ayuutobosstv 2 роки тому +3

      Me too so sad touching story

    • @ainasaleh
      @ainasaleh 2 роки тому +1

      I agree with you 😱👏🏽

    • @so4627
      @so4627 2 роки тому

      Me too but I can’t wait the other episodes

    • @hhashi2120
      @hhashi2120 2 роки тому +3

      Neither have I, I’ve never commented either lol she’s really good Masha Allah at times I was in tears

  • @Hubi_haji
    @Hubi_haji 2 роки тому +63

    Habaryar gabar yar oo qurux badan ba tahay keeping going 🥰🥰 nin ka fakara oo nolol qurux badan aad ka hesho ilahay ha ku siiyo aamiin aamiin wixi ku soo maray forget @

  • @blossom8569
    @blossom8569 2 роки тому +44

    Waa hubaa hadee labadodaba daawanyn in mid kamida daawanyo😒 we proud of you afnan we love you cadowgaa unoolow❤❤

  • @binta.8072
    @binta.8072 2 роки тому +46

    I’ve never seen someone so honest. She did not sugar coat once 🥺 May Allah grant her all Khayr, she doesn’t deserve this 💕

  • @nasrokiinxaashi56
    @nasrokiinxaashi56 2 роки тому +206

    Masha Allah aad bey uxanuun badan tahay shekadan 100/90 gabdho ayaa dawaaday ilaaahey hablaheena ha ilaaliyo meel walba joogan tank you abaayo siaad Nola share gareesay

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 2 роки тому +1

      Amiin ya rabal calamiin

    • @anabjimale8520
      @anabjimale8520 2 роки тому +1

      Maasha alaah anoo qof wayn ah dhagaystay aad ixanuun badan tahay hore usoco habo qof caqli badan tahay

    • @ummudaaim3788
      @ummudaaim3788 2 роки тому +3

      Waxaa kasii xanun badhan ineey gawar kasta dahdho xaalkaas waan so maray mise waan kujiraa😢😢😢💔💔..Illahi qulubta hanoo ilaaliyo walahi

    • @nasrokiinxaashi56
      @nasrokiinxaashi56 2 роки тому +2

      @@ummudaaim3788 haa abaayo dumarkeena badankooda way heesata xaladan cml rageena inta fcn waxa ka badan inta xun mustaqbalka Allah nohagaajiyo nin aaad moodo inu fcn yahay baad hadhow waraabe kugu noqonayq

    • @ummudaaim3788
      @ummudaaim3788 2 роки тому

      Aniga xita waqtiyahan ookale ayaa isoo maren marka walahi aaad ayaan ufahansanahy...intii gabadh masakiin ah xumeyso Illahi ayaa kajaraayo biidhniLlah😢💕

  • @hawaali531
    @hawaali531 2 роки тому +46

    You are a strong and independent woman. We are proud of you too. Thank you for sharing your story with us. It will benefit many women.

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 2 роки тому +119

    I came back to your page 20 times 😭 your ability to tell stories is amazing Allahumabarik! Alhamdulilah dhibatada waa ka baxday I’m sure gabdho badan aya role model UU noqonaysa ❤️ Silic iin aad KU nolatid waxa KA fcn nolol bila stress ah 🙌🏾

  • @Lioness-je2dg
    @Lioness-je2dg 2 роки тому +63

    It’s actually crazy how strong you are wallahi. You have gone through so much. I wish you and you babygirl nothing but happiness and blessings in sha Allah ❤️❤️

  • @macruf
    @macruf 2 роки тому +22

    Maseerka waa shey aad u xun
    Mid burburiyo qoysaska
    Waa mid abuura dhibaato maskaxeed
    Rag iyo dumarba waxaan leyahay dacad isku noqda oo illaahay haduu hadiyad idin siiyay haku lumin waxkaloo dhibaato u keenaya qalbiga ku jecel
    Waa cajiib runtii qisadaada

  • @hodanelmi5891
    @hodanelmi5891 2 роки тому +136

    Lying is a very bad thing One that destroys families It creates mental health problems Men and women , be honest and if God has given you a gift , do not lose anything that will hurt your couple heart . smart mom❤ walahi your story is really painful😭

    • @AlhamdulillAh_247
      @AlhamdulillAh_247 2 роки тому +2

      Xaqiiq wllhi 😴 Noloshu jeceylkey ku qurux badan tahay stress iyo depression dadka un baa isku keena wllhi 💯😴

  • @gopadgawido304
    @gopadgawido304 2 роки тому +84

    Lagayaba dadka kudawanaya inay kamid yihin exkaga io qumayada balo kudagtay waxay udaba ordaysay inay rerkas burburiso adna haku nasan guri aad dhisato sa guri gabar walasha ah bad burbursi😡zubhanallah sis afnan adna nolol qurux badan kunolaw incha allah gul io hormar ban rabi kaga rajaynayna🙏🏼❤strong girl bathy💪

    • @heybeautiful9360
      @heybeautiful9360 2 роки тому +13

      Naag guri kaama dumin karto haduusan nin keenin. Labadoodaba waxay ahayen gabdho yar yar nin xanuunsan baa helay. Waxa reerka dumiyay waa ninka.

    • @aasimamoon4080
      @aasimamoon4080 2 роки тому

      @@heybeautiful9360 sax

    • @maariamaaria7431
      @maariamaaria7431 2 роки тому

      @@heybeautiful9360 sax abyo wlhi run waye

  • @missshamsa4470
    @missshamsa4470 2 роки тому +47

    he did not only manipulate you, he gaslighted you subhanallah

  • @nimomohamed7751
    @nimomohamed7751 2 роки тому +65

    Imagine the film industries buying/using this story and put it into act 😍😍🥰🥰
    I can’t imagine how much I will cry watching it 🥲🥲🥲

  • @maryumacadee8927
    @maryumacadee8927 2 роки тому +22

    Masha allh abyo inkasto aad naga soo dahisay asxaabey waxaan idinka codsanaya abayden 500k ayey garty waxyr ayaa oga dhaman insha allh isla bishan 100k aan garsiino wad awodan koley wax weyn ma ahan Insh allh waa mahad santihin dhaman tiin one love somali weyn💖💯😍

  • @sumayoshaib5403
    @sumayoshaib5403 2 роки тому +69

    I am so happy that she is doing better nobody deserves this kinda relationship. To all the young girls please remember that no matter how much you love the guy. Don’t ever stay in a toxic relationship it will only effect you mentally and physically. Also remember that is good to listen to your family members but they are not in the situation you are the one who is in toxic and abuse relationship you can listen to them but make sure you make the decisions of your life.

  • @zacduushnuur2693
    @zacduushnuur2693 2 роки тому +49

    Ano sald subax usokacy abayo canjeelo dubeyso arky afnana part 5soo dhigte hda hawnoya dhahde waaso orde I love you abyo🥺❤️

    • @rahmamame4749
      @rahmamame4749 2 роки тому

      Msh all wllo ilhya haku xiftiyo part 6 lasoo dhakhso

  • @handeeqa5264
    @handeeqa5264 2 роки тому +36

    Story telling is a gift and you got it Masha Allah

  • @sharifhanifa2910
    @sharifhanifa2910 2 роки тому +18

    The fact that u still standing strong just show how an amazing human being you're 🥺🥺

  • @09sirad
    @09sirad 2 роки тому +47

    Walahi your story touched to my heart MashaAllah you have a good heart inshaAllah the pain you went through Allah will protect you and your daughter inshaAllah. You didn't even lose anything in fact you have learned a lot 💯 and everything happens for a reason only Allah knows that. I wish you all the best in this life and hereafter life my sister ❤

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 роки тому +146

    Congratulations 🎊 50K deserves more success 🍁🥀🦋🎈🎉🎊🎆

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 2 роки тому +2

      You mean 50k she will get 500k soon inshaa allah

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 роки тому +48

    I am so glad you see the funny side. This is your story and it shows you fight for your marriage. I wish you all the best in life. Your role model keep making dua.🥰

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 2 роки тому +26

    Abyo uur in ad ledahay sed ugu shegtay gormase ushegtay dareenkiisana siduu ahaa markad ushegaysay plz kaso jwb

  • @fardows44
    @fardows44 2 роки тому +102

    I can't over the fact that he said "ambulance ba xaafada lagaaga qaadi lahaa" I don't know what to describe him but I hope he gets his punishment in this aduun and aakhira too. Somali community needs to stop advising wives to stay in unhappy marriages.
    Sisters even if you have 7 kids you can still leave your worthless husband and find your true soulmate. Don't listen to your family members living in abusive marriages who don't want you finding a better life.

  • @deegoali1432
    @deegoali1432 2 роки тому +24

    Sister cotkaga waxyar kor uqaat, ilaa meshey kudhamatayna wansugeyna insha Allh✌️Ilahay babyda hakulakoriyo

  • @amaaladan2372
    @amaaladan2372 2 роки тому +21

    Afnaan aden wlhi fariid strong women Waaw sida caqligaaga u adeegsatey ✅❤️✅❤️

  • @nasriina7718
    @nasriina7718 2 роки тому +8

    Afnan walalo qurux hore u soco❤️ Waxaad tahay gabadh qurux badan oo karti leh mashaAllah. Ninka adiga ku helana waa nin nasiib leh wallahi❤️ Ilahay waaxan kaga baryaya in uu ku siyo kheyr, baraka and all your dreams✨ Ninkaas iyo naagtana waligood ma ku gadhi karaan. Waxaad aheyd xaas sharaf lagu gursaday iyaduna waxay aheyd naag la isticimalo.

  • @kaahoadan4374
    @kaahoadan4374 2 роки тому +59

    The fact that he said to you qoof qayla badana tahay after he drove you to that shows “ men will always find a way to call a woman crazy “

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 роки тому +193

    I can’t help but dislike the guy all he had to do was make a choice and be honest with you.
    He is such a coward. I know he is the father of your child but hearing your story makes me so glad you’re no longer with him. Good riddance to him.

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 роки тому +4

      Omg is that the father or her babygirl😱😨

    • @anisaqalanjo3389
      @anisaqalanjo3389 2 роки тому +1

      @@haniya_5600 yeah

    • @sacdiyoxuseen2186
      @sacdiyoxuseen2186 2 роки тому

      ma. Thanks. abyo. macn

    • @amalhassan9850
      @amalhassan9850 2 роки тому +16

      A true coward. Many made comments to why she divorced him as he was good looking. Really bad character of a man subhanallah shame on him I’m happy she has exposed him

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 2 роки тому +62

    Why am I getting excited whenever I see another part of the story 😭😭 I can’t stop watching.

    • @asiaabdizalan691
      @asiaabdizalan691 2 роки тому +1

      Walashey guulayso ilmahagana Allha kudhowro😊😘🤲

    • @Shamuuriofficially1
      @Shamuuriofficially1 2 роки тому +3

      Becuase u are rufyan😄

    • @hodanmohamed9022
      @hodanmohamed9022 2 роки тому +1

      Same here I’m so excited for no reason

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 роки тому

      @@Shamuuriofficially1 😂😂😂😭😭😭

    • @Shamuuriofficially1
      @Shamuuriofficially1 2 роки тому

      @@rushdaa1840 report baa ligu sameyay mana aqano sababta ma comon xun baa qoray😀

  • @RugsanMedia
    @RugsanMedia 2 роки тому +2

    Runtii dhamaan qisooyinkaga waa daawaday waxay igu abuureen murug iyo cabsi sido kale dulqaadka iyo alle ku xirnaantana waa igu sii adkeeyeen ma jirto qiso iga xanuun badan oo geeri ka aheyn oo aan daawaday 🥲 qalbiga holac baa iga baxaayo ee walalshay ilahay ha ku xafido akhiro iyo aduunba adiga iyo gabadhada yar aamin.
    Aduunka qof sidaas u naxariis daran inu jiro oo rag iyo dumar ah ma moodi jirin aan ka aheyn kuwa dhiiga islamka baneestay😭

  • @lakijama1567
    @lakijama1567 2 роки тому +57

    Shekadaan waa qiso xanuun leh wana mid wax dhalinyaro badan oo qofna guur diyaar uyahy qofna hasawo oga dhagty. Abayo masha allah, awlaad baad ka dhaxashy gurkii dhibanaa. Say alhamdulilah every time you see your baby girl. Waliga siqaldan isaga ha ooga hadlin marwalba waa gabadhada abeheed. Best of luck my dear sister and I feel you

  • @queenofwoman9008
    @queenofwoman9008 2 роки тому +9

    My Afnan Allah Naxristisa lagma qusto waxan Ku Reyna Nolsha 👸🏼 tan ugu ficn Adama Ku Noolada i.a👸🏼💪❤️ Always strong Queen my Queen sis 💞

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 2 роки тому +12

    Waxaa kaga Mahadcelinaa Inaa Qisadaada Nala wadaagtay Young Smart Mummy ♥

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 роки тому +12

    Abaayo codka Wu hoseya microphone 🎤 udhawaaw ama midka casriga Bluetooth isticmaal keep going

  • @queen1045
    @queen1045 2 роки тому +11

    50k coming soon can't wait abayoh ❤👸😘 xaqiiiqtan waa qiso aad u xanuun badan waxay ila tahay jacaylka hada ku soo dhashay inuu uurka awgii uusan jirin jacayl uu afnan u qabo waa siday ila tahay but you're strong girl queen 👸 💪 💖 😘

  • @kingismail9808
    @kingismail9808 2 роки тому +2

    Wlhi cadim gabdha ninki helay ee sidaas uga tagy wlhi asiga ayaaga qasaaray aby gabar sidaan aqaqlaaq u leh diin leh masha allah ilaah haku barakeyo mid ka fican ayee helaysaa aby 💯👏😞

  • @db6225
    @db6225 2 роки тому +28

    Wlhi I'm just loving your story and how beautifully you narrated it plz upload part 6 fast

  • @muniramohamed4700
    @muniramohamed4700 2 роки тому +10

    Love u xpptih keep going never give up those stories of urs give us as a women to be brave always like you love u queen 🥺🥺❤️❤️

  • @dimplegirl2406
    @dimplegirl2406 2 роки тому +8

    You’re a young and strong girl wlhi masha allah abyo 🥰🥰 May allah give you a happy life for the rest of your life and protect your Princess Aima 🤲🥰👸

  • @keyf6952
    @keyf6952 2 роки тому +2

    Nolosheeda UA-cam ka qiso kama dhageesan qisadaada ka hor waa qiso xanuun badan Allah wax ka qayr badan oo ka qurux badan hakuugu badalo 🤎🤎

  • @aishasaciidrashid
    @aishasaciidrashid 2 роки тому +7

    Wlhi abyo inbdan waan kula ilmeeyay exam xitaa anigoo leh baan ilaaway inaan aqristo just to share your pain 🥺🥺🤦‍♀️❤
    You are always queen and strong woman love you so much abyo mcnto weligaa farxad dhamaanin abid iigunolow 🙏🏻🙏🏻👑💞

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA 2 роки тому +99

    Every time I think the story has finished there’s another part. Keep going sis

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 2 роки тому +18

    Congratulations 50K🎉🎁

  • @wardaalifarah527
    @wardaalifarah527 2 роки тому +21

    Maasha allah wll hore usco ilahay adiga iyo inantada yar Inta idin hadhay nolosha farxad warta gacalo ❤️🙏

    • @maryamamohammad2109
      @maryamamohammad2109 2 роки тому +1

      Masha.allah abaayo gabar aqli badan oo rerkeda u dadashe inta awodeda ah baa tahay hore u soco ilahay ha kula garab galo adiga iyo gabadhada quruxda badan Aiman

    • @wardaalifarah527
      @wardaalifarah527 2 роки тому +1

      Ha wlhi adunku wa imtixan alle hayno fududeyo imtixanka adunka iyo ka akhiraba amiin

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 роки тому +10

    Al imtaxaan wa argtey ilahow faraxad an ka dhamaan ha ku siiyo Ilahey gabdhaheena ha xifdiyo dumrawo nin an ku rabin waqtiga ha isa luminina guurkana ha laga fiirsado

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому +11

    Asc walaasheey Afnan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido aamin aamin aamin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin shaqo fiican ayaad heysaa keep going my beautiful sister much love to you ❤️❤️❤️ guulayso waligaa walaasheey Afnan

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 2 роки тому +72

    It's really a sad story to learn from and it's important to learn from it.

  • @hodanney1750
    @hodanney1750 2 роки тому +7

    Mansha’Allah huno mcaan ilhay ba ku dibyarayay wah kas tah Alhamdulillah ❤️

  • @ashaabdirisak8299
    @ashaabdirisak8299 2 роки тому +3

    Masha allh abyo ma amini karo gabr yaro qurbe ku dhalaty o ku kortay ilahaY sas ugu dhaw iman keda dulqad keda iyo ad adyga ay kaga so baxdaY qiso aad u xanun badan waxad u tahy gabdho badn o gur ku hami wayn dhiri galin ilaahy hakula koriyo cunugtada🥰

  • @ugbaadxuseen7743
    @ugbaadxuseen7743 2 роки тому +8

    walaahi qalbiga i damqadey 😭😭😭
    she is strong women❤

  • @umunawaal4585
    @umunawaal4585 2 роки тому +11

    Wllhi gabadhayda iga xanunsan qasidada marka arkay dalkii ihaye wuu iga ba ay rer somaliya adinki 1aad salada subax aya la adimaya cawada hurdo la aan iisoduceye inu allah gabadhayda iicafiyo plz 🙏

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 роки тому +2

      Alle haku caafiyo abaayoy anba saacas gabadhyara uso jeeda oo qaylinaysa meel xanunaysana ma aqaan way yartahay alle inta hooyo ah ee ilmo uso jeeda u caafi wlhi ilmaha hadu ka seexan wayo waa xanun 9 bilood ahay I can’t even stay up all night 😢

    • @umunawaal4585
      @umunawaal4585 2 роки тому +1

      @@nimcoabdi8822 aamiin abayo allah nowada cafiyo ilmaha yarka inte yaryahiin weak haday fiicanyihiin kan kale xanune laso kacan hadan hoyoyin nahay dhibkena mayaro allah nofududeyo dhaman intii hooyo ah

  • @7ly.5___54
    @7ly.5___54 2 роки тому +8

    Afnaaney mar walpo waan fiirinaaye inaa soo dhigtey part 5 soo dhaqso part 6 plz I love you afnaan adan

  • @halimahashi5411
    @halimahashi5411 2 роки тому +10

    I see ur channel today and i watch oll of your vedios and ur story touched me ur strong woman ❤️

  • @f.dahirabdi2420
    @f.dahirabdi2420 2 роки тому +1

    سبحان الله على قوتك سبحان الله على صبرك ، وربي هو الخسران لان خسر انسانه مثلك بكره راح يندم و يرجع و هو يبكي . الله يسخر لك الارض و من عليها . وًيارب اشوفه ندمان هو كل شخص يلعب ببنات الناس

    • @salmaabdrizak3530
      @salmaabdrizak3530 2 роки тому

      والله هو رح يندم عشان ضاع بين يديه بنت مثل الجوهرة ربي لا يوفقه اين ماكان هو وامثاله

  • @farhiyamohamed5683
    @farhiyamohamed5683 2 роки тому +6

    Masha’allah you’re soo strong woman I wish you nothing but the best in this life and the hereafter

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 2 роки тому +18

    Gabadho Afnaan aan 100k gaarsiino share dhaha subscribe u saara like u saara aan dhiiri galino gabadheena

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 2 роки тому +9

    Sugi la nahey qeybta xegta wllsheyna inshAllah kheyr waa qiso cajaaib badan balse xasuusnaaw inta mar oo aad sabartid marka aad kuftid Alle kheyr ayuu kugu badalyaa iyo guulal aadan marnaba fileyn inshAllah kheyr wllsheyda niyada kheyr iguugu sheeg Alle ayaa ah garbaheyna marwaliba 💯💙😊👏

  • @amalisqoox7273
    @amalisqoox7273 2 роки тому +17

    Nimanka danbe malah sababto aah wa xolo sababto aah xolala mashay cows ku arkan way faristan waxa gabar walba dhibataya wa gabar laa mida naa xishoda nin gabar walashaya dhibatanaya waliba xaskisa adiga wllhy inusan biri malab ku sinan waxa ku danben bartay martay nayada waxa laa hadlaya nagaha naa caqli xumidina waa waxa nimanka idin dhahan carur cag weyn wllhy sida ku amintay ama iskaga dhadhicisay nin xaas laah inu adiga ku dhaho wan ku jaclahy taan guriga i jogtana ma jacli wllhy adigan biri marku ku gursado ayu naag kale layahay sidu adiga ku dhihi jiray adigan boski tii hora galin sory abyo sow sad horay u soco adiga manta ma dhib qabto ee waad dhaaf qabta oo wahal aya haysata alx❣️❣️❣️

  • @nadraqueen1243
    @nadraqueen1243 2 роки тому +7

    Masha'allah nice to see, keep on going Walalo 💯 👌

  • @fartuunmaxamuud6262
    @fartuunmaxamuud6262 2 роки тому +1

    Alxamdulilah adaytahay waxaasoomartay oo aacasharaakafaaiday wanaanagawaaya aragsantahay walhi dhamaanteena aniguur marabo wuuua 🙋🙋

  • @samiramuuse8749
    @samiramuuse8749 2 роки тому +8

    Afnan masha Allah. You are young, but very smart. Allah haku xiftiyo adiga iyo gabartaadaba. I can't wait part 6😍😍😍

  • @yusracaddey2729
    @yusracaddey2729 2 роки тому +5

    Wlahi waa nolol xanuun badn plz mcnto part 6 noso dadaji 5 wad ngala ragte

  • @simankulane8509
    @simankulane8509 2 роки тому +5

    Strong Muslimah mom keep going abyo

  • @kayfiali2894
    @kayfiali2894 2 роки тому +5

    Asc wrb habo I was listening your story for three hours it’s painful and understand all that habo iam so proud of you the way you have Relationship to allah and the way you was trust allah One day allah Gana give you your dream soon or later insha allah

  • @ruweydamohamed3947
    @ruweydamohamed3947 2 роки тому +14

    Mashallah tabarkallah abayo keep going. You are very strong mum and am glad that you get over . ❤

  • @katerina-df3eq
    @katerina-df3eq 2 роки тому +6

    Abaayo nolol adaga soo martay gabar geesiyada tahay horey u soco qaali❤

  • @cm.7447
    @cm.7447 2 роки тому +23

    Wa kuhaysta musalsalkan, can’t wait part 6. Biggest mistake oo gabdho badan sameyaan wa ninka waxay ku raacaan his look not ninkan ma ku dhaqi kara. Ninka wa handsome ama kahelay lgu ma raaco.

  • @naimamahmuudahmed1808
    @naimamahmuudahmed1808 2 роки тому +9

    Gabdhow waligiina dadka idinku hareereysan ama lanooshihiin ama aad jeceshihiin dhexdiina masaafo dhig ama naftada bar in qofka waynkrtid in uu isbadalikro si eyna kugu noqonin nabar aadan filanaynin dulmigana iska ilaaliya dulmiga waa lagaa jaraa runti xiliguu ahaadaba intaad wax dulminlahyd adiga halgudulmiyo saasaa kuu fudud runtii karaamadaada wa ruuxdaada labaad qofna haka yeelin inuu hoos udhigo

  • @Xamsesmart
    @Xamsesmart 2 роки тому +13

    Congratulations 50k and part 5 ❤️❤️❤️😘

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 роки тому +34

    This happened to me too what it's hard is he doesn't want give me my Talaq. I have very similar story like you. I even realised My soon to be ex made madiido on me before marriage that I even forget every thing and married him within weeks

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 роки тому +1

      Heeey!! How did you find out??

    • @Smiley-yk7vw
      @Smiley-yk7vw 2 роки тому +5

      What does madiido mean sis?

    • @beigelover95
      @beigelover95 2 роки тому +2

      as afnan said, a sheikh can grant you divorce

    • @Honey-bg1zk
      @Honey-bg1zk 2 роки тому +2

      @@Smiley-yk7vw its sixir

    • @Smiley-yk7vw
      @Smiley-yk7vw 2 роки тому

      @@Honey-bg1zk 😳😮

  • @saamiyaaadan6789
    @saamiyaaadan6789 2 роки тому +14

    Abayo marka kowad next video microphone so xidho marka xigtana abayo hanagala so ragin video ga xiga 😭😂next video laso dhakhso plzz qisadu wey nugu socota

    • @kiin5871
      @kiin5871 2 роки тому +1

      Aniga ka waran maanta lee wada daawaday 😂🖐🏼 all waa gbr adag wlh

    • @shamischanel1875
      @shamischanel1875 2 роки тому

      @@kiin5871 isku mid

  • @naciimamaxamuud8541
    @naciimamaxamuud8541 2 роки тому +6

    Afnaaney xabiibti allha ku xafido qof alle jecel yahay tahay allene waxow hadiyad kaaga dhigay gabadhada oo hada wehel farxad wax kasto iida kuu ah mcnto wlh qof kudayasho mudana tahay xayaati alpi 🥰🥰💋😁

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 2 роки тому +10

    afnaan you're storong women Never give up we love you more sister horay usoco waad helaysaa qof noloshada farxad ka dhiga insh Allah

  • @najmashueb8679
    @najmashueb8679 2 роки тому +2

    You are amazing and I gem to every woman out their.

  • @fatimamohamed7620
    @fatimamohamed7620 2 роки тому +17

    Mansha Allah Abyo Ilahay ha idin xifdiyo adiga iyo ilmahaga❤️🥰

  • @caboddihdaahir8123
    @caboddihdaahir8123 2 роки тому +10

    Wishing you nothing but everlasting happiness ✨💛

  • @hawahussen2952
    @hawahussen2952 2 роки тому +15

    Congratulations hppti 🥳you hit 50k,wish you many more success❤

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 2 роки тому +18

    Love you sis you are so strong ❤️😘

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 2 роки тому +10

    What A young strong lady with full imaan masha allaah calayki👏

  • @sahramohamud5180
    @sahramohamud5180 2 роки тому +9

    My lovely zis keep going ♥️

  • @munaahmed4423
    @munaahmed4423 2 роки тому +20

    Omg som jag har väntat😍 girl u are inspiration👏🏽

    • @AS-ji9fn
      @AS-ji9fn 2 роки тому +2

      Min Syster, genuin fråga.. när hon pratar om att tracka honom och hon ser vart han är.. vad e det hon använder för gps systemet? E det i den snapchat elr? För de e no way jag kan sitta o tracka ngn annans lur???

    • @moonchild4238
      @moonchild4238 2 роки тому

      @@AS-ji9fn Ja troligtvis

    • @ahmedabdullahi1682
      @ahmedabdullahi1682 2 роки тому

      ado talefanka kaa haleesanyahy walal dadka dhan caadi ee u maqlaan

  • @nasromohamed578
    @nasromohamed578 2 роки тому +5

    Wlhi your so strong m.a I wish that u and your babygirl nothin but happiness and blessing 😘❤️

  • @aminasiyat2197
    @aminasiyat2197 2 роки тому +14

    You are very strong abayoy 😭✨.......stay strong forever 🔒💞

  • @aminaaden5046
    @aminaaden5046 2 роки тому +21

    Naag nool igadhe💯

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 2 роки тому +72

    Sister codkagu uu gabanyay vedio danbe microphone isticmaal keep going❤

    • @ambiyonoor65
      @ambiyonoor65 2 роки тому +1

      Waa Caadi ma gaabno

    • @NastehaMudei
      @NastehaMudei 2 роки тому +1

      Saaid ugaabanyahy

    • @Ishwaaq123
      @Ishwaaq123 2 роки тому

      Dhakhtarka dhaga u tag hno codkedu waa caadi

    • @Ishwaaq123
      @Ishwaaq123 2 роки тому

      @@NastehaMudei Dhatarka Dhagaha sida ugu dhakhsaha badan u booqo

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 2 роки тому +23

    100 k before new year keep going abyo👏👏👏❤

  • @ayanhussein9773
    @ayanhussein9773 2 роки тому +12

    I can't wait this part thank u sis 💓💗💖💛

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 2 роки тому +10

    Waxan xasuusta vedio birthday gabadhada aabaheed jooga
    Dad badan comment section ka dhahaye ninkan quruxan mee katakte nasiib darnida 😏😏😏 anigana niyada iska dhahaaye miyee ogyihin waxa quruxda ku qarsoon cajiib
    Abaayo Allah kula koriyo gabadha NAAG NOOL aa tahay Masha Allah 🥰🥰🥰

    • @rahmakiin8001
      @rahmakiin8001 2 роки тому +1

      Halkuu ku jiraa abayo chanalkeeda mise meel kalaa ku aragtay

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 2 роки тому

      @@rahmakiin8001 waay ka saartay dhalashada gabadheeda ayuu ka soo qeyb galay anigaba waxaan is iri koley waxay kaga tagta meesha ka jirta

    • @rahmakiin8001
      @rahmakiin8001 2 роки тому

      @@salmaabukar273 youtubka soo galisay miyaa abayo

    • @rahmakiin8001
      @rahmakiin8001 2 роки тому

      @@salmaabukar273 qurux qalbiga ma dajiso abayo mcnto dhibka uu ku hayay baa ka badnaaa qurux maxey taree

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 2 роки тому

      @@rahmakiin8001 haa abayo UA-cam ayey soo galisay naago badan ayaa ku lahaa abayo qurix badana ninka ka tagtay anaga numberkiisa na sii niyad jab ayey ku dileen

  • @naagnool4127
    @naagnool4127 2 роки тому +49

    Somaalida maxeey umaleyaan biil iyo waxaas inee muhiim yihin qofka is qabtin gurkiina hadow dhibaato ku garsiinaayo waliba mid maskixiyan ah wax ka daran malahan

    • @fahiimamohamed8133
      @fahiimamohamed8133 2 роки тому +2

      Haa wllhi waa dad dhaqan xun

    • @munahaji786
      @munahaji786 2 роки тому +4

      run bad shegtay muhimadu ma ahan biil kun shey oo kalo ka muhimsan baa jira lkn dadkenu hadii lagu bilayo inadan dhib qabin bay umodaan tana wa khalad

  • @farxiyaxiis2475
    @farxiyaxiis2475 2 роки тому

    Mansh alah keep you going very well

  • @fatimaabdi7036
    @fatimaabdi7036 2 роки тому +51

    Caawa ano soo jedo ooba ii so dhacay thanks abayo lkn laso dhaqso yaah🥰🥰

  • @fardowsafarah4762
    @fardowsafarah4762 Рік тому

    Beautiful soul. I really enjoyed your story... you must be a good storyteller ma sha Allah

  • @ruweidaapdi6981
    @ruweidaapdi6981 2 роки тому +5

    Afnaney pyoh thank u wlhi qizaddda aadpan igu faiiday wyoh ani xitaa xirirka aan leyahy walidkyga kuma faraxzaneen mrka waxa lgaa celiyoH wax ku wngzn mha. 🙌🏻🙂

  • @drsjuweriyesayidomar6437
    @drsjuweriyesayidomar6437 2 роки тому +11

    Abyo dad badan ayaa kuugu xiran inoo soo dhaqso plz

  • @nimajirde243
    @nimajirde243 2 роки тому +5

    Strong mother God bless you always and forever sister ❤️😭

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 роки тому +67

    Stress adds to the symptoms of morning sickness and and any other sickness hun you’ll find that your next pregnancy will be different insha Allah.