"Cirro waxaan leeyahay Ganacsatadaad Eedaysay waa kuwii kaa Bixiyay Magti Ciidamadii..."Wasiir Buuni

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

КОМЕНТАРІ • 62

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 місяці тому +5

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo wasiirka sunta ka ilamasiisa mucaardka ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 місяці тому +7

    Buuni is not easy 😂😂😂😂😂

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 3 місяці тому +1

    Maasha Allah Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 місяці тому +2

    Masha Allah

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 3 місяці тому +6

    Ha caayin buuni tuug ohw dhagart qabaa waxaa lagaa bixyey magtii ciidankaad layseen wadani huwan frmo saraar

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto 3 місяці тому

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +1

    Guul muuse bexi guul kulmiye ❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 3 місяці тому +4

    Magti laga bixiyey bu ilaway marku sexday waxu ku riyoday ganacsato muse bixi tagertay markasu caytamay ciro kuwa walayow kadaya qaladka u shegaysan reer wadani

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 місяці тому

    Geesi wasiir buuni

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 місяці тому +2

    Waar ilayn magtii waa laga bixiyay
    Ma anaan garan

    • @gamemodesecret
      @gamemodesecret 3 місяці тому

      H awal caati maha iyaga la laayey hadana bixiyey

  • @garaadka4573
    @garaadka4573 3 місяці тому +1

    UUUU aaaa UUUUU aaaaa
    NabadgaLa aptiyaaaL way idinka dhamaaateee🤣🤣🤣🤣
    🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡👈💪

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 3 місяці тому

    Buuni luqadaa uu ku hadlay ayaanu Aaminsanahay naguna matalaa hadaanu nahay New Kulmiye waxaana nalgu xantaa (New kala didiye) waar adna xinnifow kumee!

  • @Cajabo
    @Cajabo 3 місяці тому

    Kulmiya bay bay no more Kulmiya no more Kulmiya Kulmiya hadhaco

  • @AXMEDCali-v7l
    @AXMEDCali-v7l 3 місяці тому

    Buuni in shaa alla madaxwayne

  • @NimcaanBare
    @NimcaanBare 3 місяці тому +4

    Guul.kulmiye

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 місяці тому

    Buuniyaw hadaad ganacsato udoodaysaan usoo celiya hantidaad kadhacdeen sida
    Ninkii diyaaradaha keenay ee xooga kagaqaadeen iyo cusbitaalkii ceerigaabo ee asli maydi ee aad barkhad kaqaadeen

  • @ugazmawlid5418
    @ugazmawlid5418 3 місяці тому

    Cabdiramaan. Ciro was.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 3 місяці тому +2

    Horta Ninkani Wuu hadlaa cid buu Caayaa cidna uma jawaaabto 😢😅 kkk

    • @Sakisheikhidiris
      @Sakisheikhidiris 3 місяці тому

      Maangab cidna uma jawabto caydisuna waa sabi caytamoo kale qofka hagaagsan ayaa lojawaabaye maxaa logu jawaabi qof aan hadba haysan

    • @mukhtargeeljire4680
      @mukhtargeeljire4680 3 місяці тому

      Noocan yaan loo jawaabin foosta gobola caya weeyi nacdali korkiisa ha ahaatee

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 3 місяці тому +1

    Diredirale

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 3 місяці тому

    Oo kaalay buuniyaw ma C/raxman ciro ayun baad u jawbtaa ina abiib maxd ugu jawabi wayday waar naga horkac wandani ku jiidhye

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 3 місяці тому

    Ciro iyo xasan sheekh wax
    Iyo amaanta muuse. Waxkale
    Ayaan miyaa

  • @Sakisheikhidiris
    @Sakisheikhidiris 3 місяці тому

    Qof haduu shaqadiisa garan waayo waa dhibaato ninkan ma afhayeenka xukuumada mise waa wasiir kamida wasiirada xukumada
    Taasi wamid
    Mida kale buuni isagu xilimuu yimid somaliland gormuuse kabaxay al shabaab ileen anagu waxaan ku ogayn inuu alshaab kujiro ceebtaadu haday kudhibi waydo waa mushkilo
    Midha udanbaysa waxay xukuumada kulmiye kucelcelisaa ciidankii waxaa jabiyay wadani war yadheheen wadani muxuu ahaa madaxwaynaha wadankuu ahaa war kadaa caqliga umada eed kuciyaaraysan kadaaya war kulmiyaa jabiyay ciidanka muusa jabiyay ciidan ina kaahinbaa jabiyay ciidanka adiga hadlaaya jabiyay ciidanka

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому

    Cirro title kiisa ma tihid

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +1

    Buuni waa qof aan damiir lahayn oo hungurigu hogaamiyo.
    Bilaaa damiiir.

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 місяці тому +1

    Habar dhali waday aleelo kuwalantay buuni cada ciro mayaad mushahar ku qadataa illaaahay arsaq ta dhanta ha ku siiyo ciro waa sibadalka soomaaliland

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 3 місяці тому

      Ilayn magaalada waa la idinka bixiyay laa ilaaha masaakiin

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 3 місяці тому

    Ciiro waa baaxti taalaago kuujira.

  • @LuulLuula-wb3qm
    @LuulLuula-wb3qm 3 місяці тому

    Buuni damiir laawe

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 3 місяці тому

    Doqon bariweyn muuse shaani ku faraxumeya saasbuu meesha kuugu. Heestaa

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 місяці тому +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 місяці тому

    Markii laga bixiyey magtii hadana cay qaan mayno

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 місяці тому

    Ganacsatada ma xoolohooda ayuu ku haystaa dhagar qabuhu

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 місяці тому

    Waxa ka bixiyey ganacsadada habar awal markaasay hana way u hanjabayaane

  • @AbdirizakSulub
    @AbdirizakSulub 3 місяці тому

    War niknkan xagy cuqabadu kagadhacdy wadani buudadkayaqanaa miyaa midakale madaxwynah unbuu uabtiriyaaa ee ma aabihibaa

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 місяці тому

    KANI WAA GUDO BIIRSI ISAAQ IS MOODAY

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 3 місяці тому

    Kani dabeeraha muxuu ka matalaa

  • @AbdirizakSulub
    @AbdirizakSulub 3 місяці тому

    Kkk

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 місяці тому

    ASTUREEY MAXAA DHACAY

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 місяці тому +1

    Guuuul guul

  • @AbdulkarimFarah
    @AbdulkarimFarah 3 місяці тому

    Buuni waxaad mooda inaanu xisbigiisu kalsooni weyn isku qabin oo aad moodo inay welwelayan maxa ka khusaysa cirro iyo cida kuso biiraya!!!!!!!

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 3 місяці тому

    Bixi wuxu raba in abib u eekado nacas kan buuni

  • @engmohamedfaysal9381
    @engmohamedfaysal9381 3 місяці тому +2

    Waar Horta Ninkan Miyaanu khajilin Miyaanu reer ka dhalan Rag Qayrkii ah uunbaa Odhanaya hadal Mida kale Wasiir miyaanu ahay mise afhayenkii ayuu is moodayaa wali 😂😂

  • @mashaallahallahhabarakeeyo8546
    @mashaallahallahhabarakeeyo8546 3 місяці тому

    Yaa waxkufalaya dadkisii baanacay

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 3 місяці тому

    Sharafta ala kaa qaad waxaa tahay nin weyn oo umada islaamku kayaabtay sagashanka dad caynaya hadana 90 jir ah

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 3 місяці тому

    😂😂😜😁😁😁 Beenale Calool kuus xoolo ilaahey

  • @5D-Football
    @5D-Football 3 місяці тому

    War doqonkan cid ceshata ma leh miyaa
    Waxuu is moodaa cod kar xil abiib oo kalaa 😂 balo qof aadan gaarin iska dhig madkaa maagto dhibkaas lewdahay

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 3 місяці тому

    Waxan dadka maxaalaga siiyaa xanuun sanaya foosta gobolo caya yaan loo jawaabin

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 3 місяці тому

    Qaran majiro ee idoor land dheh

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 3 місяці тому

    Qaran majiro idoor land

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому

    Muuse biixi habaar ku dhacay
    Buuni
    Iyo xifin markii wax ku aaminay

  • @MubaarakKanadi-vf3mj
    @MubaarakKanadi-vf3mj 3 місяці тому

    Siilkii hooyada was fataal ilma fataal

    • @sahramohamed3380
      @sahramohamed3380 3 місяці тому

      Ma runtaa ku dhibtay? Cirro caag xalay muu seexan miyaa? Wax aan la garanayn ayuun buu lasoo toosaye😂😂😂😂😂

    • @imanadanderi7965
      @imanadanderi7965 3 місяці тому +1

      Wa ka aqliga wadañi 😅

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 3 місяці тому +1

      @@imanadanderi7965Muuse Biixi Faysal cali waraabe hooyadii buu caayay’shacabka yaa u diiday inay Caytamaan? haddii madaxwaynihiiba caytamayo hhh hhh

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 3 місяці тому

      Waar ilayn magtii waa laga bixiyay
      U?adan qaldhabaysa

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 3 місяці тому

    Oo kaalay buuniyaw ma C/raxman ciro ayun baad u jawbtaa ina abiib maxd ugu jawabi wayday waar naga horkac wandani ku jiidhye

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 3 місяці тому

    Qaran majiro idoor land