Deg Deg Lafta Gareen Oo Iska Diiday Kulanka Abiy Ahmed, Cirro Oo Sameystay Ciidamado Beeledyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 18

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 місяці тому +7

    Insha Allaahe wax badan ayay Qatar ka fiican tahay Imaraadka Carabta oo ah guumeestayaal lacaag la ordaya wax lagu buurburiyo.

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden 3 місяці тому +5

    Wuu ku mahadsanyahay lafta gareen, aby Axmed waddankiisa ayuu u Saneeynayaa oo uu rabaa inuu dal somaaliya uu ku qaato waxaa yaab leh ninka soomaaliyeed ee uu ka aqli iyo Siyaasad badantahay doofaarka aby axmed taariikhda ayaa qori doonto dabadhilifyada itoobiyaanka weeyna guuldareeysan doonaan

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому +1

    Imaaraadka waa dalka keliya diyaar u ah burburinta wadamada Carabta iyo Islaamka , waa gumeyste cusub oo dagaalo sokeeye kawada Sudan Yemen,Somalia iyo Liibiya

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 3 місяці тому

    Lkin been hana sheegin anagu ciidan beeled malihine cirro waa muwaadin ciidaka dalkana ilaaliya wx bewl layidhaah majirto balse ETHIOPIA inay soomaliyi meel ugaso wada jeesato waa muhiim

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 місяці тому +1

    BAL INO SHEEG, SABABTA AAD W. HORE EE SOMALIA, AAD SAWIRKIISA MEESHAN U SOO SAREYSID.

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 3 місяці тому

    Emirates waa musiibo loo soo diray wadamada islaamka ah ee tabarta yar ee hala.iska eryo waa fidnee

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 місяці тому

    Wan whiyfes somali hi difoosin hi is boy fraindis ithopiyan

  • @DaahirMaxamed-wb1cf
    @DaahirMaxamed-wb1cf 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muhumedadan8297
    @muhumedadan8297 3 місяці тому +3

    Waryatha Ethiopia ay Inka faitheysanin

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому

    Bismilah maxaa u diidey saaxiibka inta Abiy lasocoto umaddani waa ogtahay❤❤❤😊 maamulgoboleedyadu waa saxiibadda Abiy 😂😂😂😂

  • @CadbiDaawe
    @CadbiDaawe 2 місяці тому

    farbadane

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 місяці тому

    Mashaa Allah siqiir somaliyed xitaa mantay aadimayo itoobiya inshaa Allah smalidu ma ahan dad liita oo sharaf todan iibsada oromayga xun oo injirta badan edab yelo kudhaha

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 3 місяці тому

    Lafta gareen fariid iskadiid oromka

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому +3

    Inchallah guulastay midnimo somalia

  • @omarwalawen2605
    @omarwalawen2605 3 місяці тому

    Beenaale

  • @ardomohamed7448
    @ardomohamed7448 3 місяці тому

    Allah agbar