WARARKA CAALAMKA: DAGAALKA UKRAINE+ MAREYKANKA +UGANDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • WARARKA CAALAMKA: WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKA UKRAINE. WARAR KA SOO KORDHAY DOORASHADA MAREYKANKA. UGANDA OO GOBOLO HOR LEH LAGA HELAY CUDURKA EBOLDA & NIN U DHASHAY IIRAAN OO 18 SANO KU NOOLAA GAROONKA MAGAALADA PARIS OO GEERIYOODAY

КОМЕНТАРІ • 22

  • @AliAhmed-et2bd
    @AliAhmed-et2bd Рік тому

    Tavaraha kalsoni la.aan baa haysa cunugan garnacho horey horey ha usoo safo kubad baa ka muuqatee

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Рік тому

    Wariye maxamed maxamuud cade wariye noo kala saara wararka xaqiiqada ah iyo kuwa borobagaadhada ah mahadsanid in badan adiga Wariye mawliid ba guulaysta

  • @ridwanabdi2501
    @ridwanabdi2501 Рік тому

    Mahadsanid sxb sare mowliid haji iyo khabiir sare daysane.

  • @cabdiraxmaanxasan257
    @cabdiraxmaanxasan257 Рік тому

    Xaq uu ka galay dalkiisa ayaa qabtay hadow sampan lahaa sidaas kumey dhacden

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 Рік тому

    Asc waxaan rabaa in layshego TV HBN magacisa saxda ah iyo waxa laga sogaabi

  • @aqooniyoogaal2277
    @aqooniyoogaal2277 Рік тому

    Waa habeennimo isniin ah oo isniini soo galeyso

  • @wayidwayidq5906
    @wayidwayidq5906 Рік тому

    Waan idin sugayay mowliid

  • @mahmedhero560
    @mahmedhero560 Рік тому

    Xlda turkey kwrn bro

  • @ahmedabdi1854
    @ahmedabdi1854 Рік тому

    Maxamed waxaad toos olasafatay ruushka sxb ruushka dagaalka Ukraine waa kujabay

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Рік тому

      Ulama safna ee waxa aw inoo kalla saaraa wararka xaqiiqada ah iyo kuwa borabogaandha ah wariye soomaaliyeed oo khabiir ku ah saxaafada caalamka weeyi maxamed maxamuud cade ilaahay ha xafido

  • @Nexxett
    @Nexxett Рік тому

    Fadlan nala wadaaaga .. qariirad tuseeysa halka ay kuyaalaaan magaalaooyinka aad kusoo qaadataaan dagaalada Ukraine kasocda. Waa daawade jooga Garowe. Mahadsanidin !

  • @khadarobsiiye5071
    @khadarobsiiye5071 Рік тому

    Wad mahadsan tihin

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 Рік тому

    Balack sea

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 Рік тому

    J20

  • @muxaadarotv
    @muxaadarotv Рік тому

    Maxamuud salaan sare

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 Рік тому

    Haye

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar Рік тому +1

    Waan idin sugaynaa diyaarbaan u nahay dawaashada barnaamijyada HBN TV

  • @faisalmuumin7782
    @faisalmuumin7782 Рік тому

    Maasha.allaah waa Idin Salaamay Labadiinaba Mowlid Haji & Maxamed Maxamuud cade warar xaqiiq ah Nabee walaahi Sirrta Media waa ka Reeystay been aan DhageysanJiray

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 Рік тому

    Mahadi ha idin ka gaadho wariye sare iyo falanqeyaha sida saxda oo walipa wararka lagu kalsooyahay nala wadaaga barnaamij soo sare mohamed mohamud ade thanks brother

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Рік тому

    THANK YOU FOR YOUR LATEST INTERNATION NEWS WHICH IS VERY ENJOYABLE AND VERY INTERESTING UP TO DATE