Doorasho Mise Dagaal sokeeye! Maxaa ka socda Maraykanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Doorasho Mise Dagaal sokeeye! Maxaa ka socda Maraykanka

КОМЕНТАРІ • 117

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +15

    burbur iyo masiibo allah kurido mareykan aamiin illaahow isku dir kufaarka aamiin

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe 2 місяці тому +19

    War bahinta wad dhanta c/rahman wabari thanks ❤❤

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 2 місяці тому +7

    Waligiiba shaydankani ma soo baxaye iyuun iswareerin shaydankanii

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 місяці тому +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 місяці тому +8

    Burbur iyo musiibooyin ayaan alle uweydiiyey allow nukliyeerkoodana iyagu isku garaacaan 😂

  • @AliYusuf-e8j
    @AliYusuf-e8j 2 місяці тому +5

    The upcoming us election explained very well.

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 місяці тому +6

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @MaxamadCabdiraxmaan-g1n
    @MaxamadCabdiraxmaan-g1n 2 місяці тому +4

    Ilaahay dawlad hanasiiyo

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 місяці тому +14

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @Mohamedcabdikariin-o7v
    @Mohamedcabdikariin-o7v 2 місяці тому +1

    Aad baad umahadsanahiin sxb illaahay haku xafido guuleyso ❤❤

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 2 місяці тому +5

    Good Topic ❤❤😊😊

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 місяці тому +6

    Mareykanka umudaa waa dhibee alle ayaaga Haa isku gupo

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 місяці тому +8

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @YuusufCisman-z9v
    @YuusufCisman-z9v 2 місяці тому +5

    Miyad xanusanaysa wll codkagu sidi hore caadiga aha mahe

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 2 місяці тому +5

    Faafinta iyo ka faaidaysiga diinteena suuban nagala qayb qaado walal so booqo Diinteena suuban . ilahay haka aabaal mariyo

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 місяці тому

    Thanks so much, Waaberi Media.

  • @yusufcodey
    @yusufcodey 2 місяці тому +9

    Thanks warbixinta Nala wadagty

  • @Runta2024
    @Runta2024 2 місяці тому +3

    Yaa ifahan siin kara siyaasada maraykanku ku xakameeyan Hubkaan Tirada badan Ee shacabka Gacanta ugujira dil dil dhifa maahe wadankoodu Guud ahaan waa Amni.

    • @ju5661
      @ju5661 2 місяці тому

      1 sanno gudaheed baa 74 kun oo qof lagu dilay. Intabadana waa intaas uun.

    • @Runta2024
      @Runta2024 2 місяці тому

      Markaas waxay xakameeyen Social mediaha .
      Waxayna iska Gadeen Caalamka ... ​@@ju5661

    • @The-informed
      @The-informed 2 місяці тому

      Hubka shacabku haysto wuu diwaan gashanyahay qofku markuu iibsanayo hub waxaa laga baaraa inuu dambi hore galay qofwalba oo mareykan ah wuxuu leeyahay social security, la’antisna ma gadankartid hub. Waxay keydiyan diwaanka iyo serial numberka qori kasta,waxay leyihiin aqoonta baarista dambiyada dilalka sida technologyad heer sare ah. Xitaa hadii qof lagu dilo qori aan diwaan gashaneyn waa lasoo qaban karaa. Meelwalba waxaa yaal radar ladhaho shotspotter oo gaariga policeka haduu kadhow yahay mesha rasaastu kadhacdey islamarkiiba taagan yahay Hadaan soo koobo sheekada hubka waxba kuma sameynkartid hadii sharci adag loo sameeyo. Hubkuna wax ma dile qofkaa wax dila mareykana hadaad qof disho ama waa lagu dilaya ama uguyaraan 40 sanoo xarig ah. Wbt

  • @Xamse_deeq
    @Xamse_deeq 2 місяці тому +6

    Mahadsantihiin ❤

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 2 місяці тому +3

    thanks waberi team❤

  • @AbdirihmanAbdirisaaq
    @AbdirihmanAbdirisaaq 2 місяці тому +29

    Qofkii 7aad ahay adi hadaa iga dambeeso like ii saar hadaa xariif tahay😅😅👍🏻

    • @FARHAN_805
      @FARHAN_805 2 місяці тому +2

      Aragtidadha kadiibo gobta wa mel fakir dadweyne diibanayo ama ay oga hadlayan !!!!

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 2 місяці тому +5

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"

  • @MaxamedRaage-d4y
    @MaxamedRaage-d4y 2 місяці тому +2

    inshalh dagaal sokeeye ka bilaaban doona waana isku baa bayan

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 2 місяці тому +1

    burbur ayan allah oga baryiya marekan allah ha isku dirro amin tu amin

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said 2 місяці тому +1

    Illahay ha isku burburiyo Mareykan.

  • @FIKIRWADAAG
    @FIKIRWADAAG 2 місяці тому +4

    Omar waberi fans one like ❤

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 місяці тому +1

    Horay ayaa loo sheegay in Mareykanka asaga dhexdiisa is dumin doono.
    Allah isku Jibiyo aduunka weey qaseen madaxweynta Aqalka cad fadhido.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 місяці тому +6

    Sxp Dagaal ka dhici maayo USA ee bahasha naga baandhee .

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 2 місяці тому

      Sabab

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 2 місяці тому

      @@TufaaxMarket meesha ma africa ayaad mooday.

    • @Cabdiraxman..Jilbiska
      @Cabdiraxman..Jilbiska 2 місяці тому

      ​@@TufaaxMarketDadkaas sida afrikaanka oo kale Bilaa caqli ma aha 😂

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 2 місяці тому

      @@hassansheikh-4395 nio horta Africa oo keliya dagaalada sokeeye kama dhacaane aduunka meelo badan bay ka Jiran. Wa run oo maraykanku hanaan sharci & ilbaxnimo xoogan bu leeyahay lkn hada taasi kama dhigna inay mistaxiil tahay oo markasta xaaladuhu way is bedeli karaan.

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji 2 місяці тому +8

    Ustaad maximum Umar guuleyso

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 2 місяці тому +1

    Channel ka isbadal wayn aa ka arkaa m.a❤

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 2 місяці тому +5

    Next election 3028

  • @bashiirmohamedawjeele811
    @bashiirmohamedawjeele811 2 місяці тому +1

    Allah Ha isku diro Gaalada
    Muslim badan wey laayene😢

  • @garaad4947
    @garaad4947 2 місяці тому +1

    Cabdirahmanow waxaan ku weydiiyey hadii doorashada go'aankeeda ugu danbeeya ay group gaara gaari karaan muxuu tartanku soo kordhinayaa iyo tirada codadkuba ?

  • @maxamedsaciidaadan5830
    @maxamedsaciidaadan5830 2 місяці тому +2

    Dagaal sokeeye oo maraykanka kadhaca wuxuu addunka u horseedi doonnaa nabad gelyo adduunka ah.

  • @FaaraxSiciidxaynoosh
    @FaaraxSiciidxaynoosh 2 місяці тому +3

    Waabari media waan kusalaamay waxaan rajaymayaa inaad booskii xusein kurdi inoo buuxindoonto

  • @abdullahimohamoudolad8129
    @abdullahimohamoudolad8129 2 місяці тому +2

    Abdiraxmanow aniga dacwo idinka ahay websitkiina ina gato corso wo iga diida hdne whats apkina ciyon qofka maloso jawabyo

  • @maajidcusmaan4868
    @maajidcusmaan4868 2 місяці тому +3

    Ilaaahow isku jabi gaalada

  • @SumaayoSumeeyah
    @SumaayoSumeeyah 2 місяці тому +2

    Waaberi ❤ guleyso

  • @IidMuxumed-z7k
    @IidMuxumed-z7k 2 місяці тому +1

    Ilaahey iidankii habaaba o

  • @MahamedahmedYasin
    @MahamedahmedYasin 2 місяці тому +1

    Trum ma soo baxayo shaydankani waligiba ha daloo

  • @Maxamuud-wj5dd
    @Maxamuud-wj5dd 2 місяці тому +3

    Love sar hee wll 😊

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 2 місяці тому

    Dalkeyga mareykan wuu ka samata bixi xurgufta siyaasaded 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 місяці тому +1

    Dagaal maraykan ka dhacay wan so dhowaynaya

  • @Kingceyda-f2
    @Kingceyda-f2 2 місяці тому +7

    Salaada ma soo tukatay

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 2 місяці тому +4

    7/november/2028 tuesday

  • @GuuleedMuxyadiin
    @GuuleedMuxyadiin 2 місяці тому +6

    Brother wanku taageeraa soo badi pls

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @Maxameddaud-e4e
    @Maxameddaud-e4e 2 місяці тому

    Best Wabari Media❤

  • @AhmeD-311-q1b
    @AhmeD-311-q1b 2 місяці тому +2

    Sida kaliya oo eey uga guuleysan karaam odaygaan waalan waa in eey taageeran qadiyadda Palestine taasna macquul. Maaha sababtoo ah ma jiro wadan la dhaho mareeykan waa mid eey leeyihiin sahnuuniyadda

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 2 місяці тому +1

    Waligaybaan maqli jiray doorashadan doorashooyinkii hore way ka duwanatahay😂

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 2 місяці тому +1

    Sxp manta dalkeni hooyo oroomo aya lawareegi rabto wlhi murugta iga hayso ma hurdo pro manta adiga iga cood dheer page weyn haysto pro dhalin yarada biis eh noo dhiri gili ama qaabka aqliyeysan ee dalkena laguso weraray soobaar oo noso bandhiig pls and pls Abdi rahman omar❤🇸🇴🇸🇴🙏🏻😭arignka ha fududeysan😢

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir 2 місяці тому +2

    Nio anigu waxaan layaabay meesha maraykanku ku noqday wadanka dunida ugu awooda badan ya tijaabiyay awoodiisa???????????????

    • @Xakim556
      @Xakim556 2 місяці тому +2

      Dadka qaar uunba noo bunbuniye sida wabri ee waxba Pakistan kama awood badna

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 місяці тому +2

    2daran middoro hadaykhasab noqoto waxaron warabaha qayliya

  • @YaxyeNuur-bx4gs
    @YaxyeNuur-bx4gs 2 місяці тому

    Alahu akbar cabdiraxman waabari nin jira

  • @OmarAhmed-u2r
    @OmarAhmed-u2r 2 місяці тому

    Bunbury iyo baaba' Allah udaaro maraykanka kibirkisa saaid noqday

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 2 місяці тому +1

    Mardhow amay dhacdaaa labada dhinac iskudaroo imisaa ka dhintay maraykan.
    Waxay nagu hayeen

  • @BOMZIBAYBAYRAAK
    @BOMZIBAYBAYRAAK 2 місяці тому

    Fadlan adigoo mahadsan waxaad kasoo hadashaa sida laiskaga daynkaro tiktok ta

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 2 місяці тому +1

    Annaga maxa naga galay

  • @JIIMMEDIA
    @JIIMMEDIA 2 місяці тому +1

    Channel key ibooqda waa codsi

  • @cabdilaahisiciid1304
    @cabdilaahisiciid1304 2 місяці тому +2

    @waabari madia kaso haddal dadka somalida ku nool usa

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 2 місяці тому +1

    Trump ba ku guulayasanaya 👍

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 2 місяці тому +2

      Trump waa ninka ugu xun, Muslim waa necebnahay qaxoontiga waa necebnahay somalida waa necebnahay, yuudana waa aad ah ayuu u tageeraa

    • @Nahnah-un2cb
      @Nahnah-un2cb 2 місяці тому

      @@siaragali1439 aad iyo aad

    • @Nahnah-un2cb
      @Nahnah-un2cb 2 місяці тому +1

      @@siaragali1439 bes hadaba kamala Harris ba niyada ka jabin doonta. Trump

  • @Crittercam11
    @Crittercam11 2 місяці тому +1

    Hees xayeysiin ah miyaa keentay 😅😅😅

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 2 місяці тому +1

    Waar nio waraabaha ciyaya la qaate naga daa 😂😂

  • @LuckyHazzan
    @LuckyHazzan 2 місяці тому +1

    Ha is dagalaan waxan way naga soo boodeen ba😅

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 2 місяці тому +1

    Waa ismadhaanto iyo dhashood
    War dhalinyro yaan la aadin USA Intey doorashu ka socoto, sababtoo ah halmar oo dagaalku qarxo shacabkuna hubsadaan in dagaal sokeeye la gly
    Inta xabada tooska ah ay Dishey waxaa ka bdn lakara inta ay wiiftadu dishey, waaba meel qoys walba 9 qori iyo bastoolado ay u yaalaa 😂

  • @mohasalad7256
    @mohasalad7256 2 місяці тому +2

    Trump inu guldaraysto ayan rajynaya

  • @FaThuMoOpthilaahi
    @FaThuMoOpthilaahi 2 місяці тому

    He is robot 🤖

  • @AmiinTall
    @AmiinTall 2 місяці тому

    Wara America uma socdi hoy dalkiina iimansada 😅

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +1

    Trump dadka ugu horeeya ee ku dhimanaaya😅

  • @ogaalkadaahsoon5898
    @ogaalkadaahsoon5898 2 місяці тому +2

    Allow trump yaanu soo noqon

  • @yt_____maanka8445
    @yt_____maanka8445 2 місяці тому +1

    Reply pro

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 2 місяці тому

    Hadalkaagu wuu isku noq noq. Noqonaya

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 місяці тому +1

    Trump sideebuu ku ogaanayaa in lagaga shubtay ilayn Guddiga Doorashooyinka kuma jiree 😂

  • @OSMAILOMAR-h5f
    @OSMAILOMAR-h5f 2 місяці тому +2

    A

  • @Ala_sheikh
    @Ala_sheikh 2 місяці тому

    Dadka bidixda iyo dadka midigta maxad ka wadaa waabaraw 😕

  • @Caraaye-f3z
    @Caraaye-f3z 2 місяці тому

    Guul biden

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 2 місяці тому +1

    Walee xamaaasadan cidna kamaqna 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 2 місяці тому +1

    C/rahman cumar markuu yaraa tuug ayuu ahaa mar ayaa abahey xeray asagoo ku edesnaa dhac iyo boob

    • @ju5661
      @ju5661 2 місяці тому

      Markaa maxaad usocotaa?

    • @Muscabchenal
      @Muscabchenal 2 місяці тому

      Waxad ku dhahdaa muscab jeylaani mataqanaa dheh

    • @ju5661
      @ju5661 2 місяці тому

      @@Muscabchenal Talaan Ilaahay dartii kuusiinayaaye, dadka ceebtooda hadaba galin. Haduu hara uhaanjiray iyo hadiikaleba shaqadeena maahan. Qoofkii qof Muslim ah ceebtiisa daba galana, Ilaahay baa tiisa muujiya. Ilaahayna kuwii ay waanadiisu anfacdo haynaga yeelo. Aamiin.

    • @Muscabchenal
      @Muscabchenal 2 місяці тому

      Sababta uheerkaan kusoo gariba waa xeritanka uu abehee xeray wana uu waaniyay sidas ayuu isku badalay waxad dhahdaa muscab mataqana dheh

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 місяці тому +2

    Biden will probably vote for trump 😂

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 2 місяці тому

    Anigoo ah left wing social democracy liberal progressive waxan qirayaa in in trump lagaga shubanayo doorashada madaama uu joseph biden iscasiley ganacsatada iyo madaxyo weynta maraykanka ayaa diidan ninkan waalan

  • @Musphe
    @Musphe 2 місяці тому +1

    Dhurwaaga qayliya iyo kan amusan kuma xun Trump ha soo noqdo

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 місяці тому +1

    Tolow soo galootiga uu sgeegayaa Trump wa'ayo?

  • @MounassarMoussa
    @MounassarMoussa 2 місяці тому +1

    Waberi

  • @ApdalleYuusuf
    @ApdalleYuusuf 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 2 місяці тому +1

    Trump waa cirro biden waa muuse biixi😂

  • @farhiaabdiladif4425
    @farhiaabdiladif4425 2 місяці тому

    Iyo huwanta tramp ileen maraykanku huwan baa joogta😂😂😂😂😂
    Saas isaaq baaa yiri? 😂😂

  • @AytfcxYfxvcc7
    @AytfcxYfxvcc7 2 місяці тому +1

    dagaal so kee ye ha ka dho co

  • @khaalidbedal6379
    @khaalidbedal6379 2 місяці тому

    America hadiba dagalkadhaco lacagteeda dadyowga istacmala ama gacnta kuhysta Hanti ahan maxa helikara dadkas

  • @KAYDEDITOR10
    @KAYDEDITOR10 2 місяці тому +2

    𝐐𝐨𝐟 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐜𝐡𝐞𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫𝐢. 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐜𝐡𝐞𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚𝐲𝐚𝐠𝐚 𝐔𝐱𝐮𝐮𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚𝐧𝐝
    𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚𝐦𝐤𝐝 𝐚𝐡 .
    1 𝐌𝐢𝐧𝐱𝐨𝐢𝐲𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨
    2 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐨 𝐥𝐞𝐡
    𝐐𝐢𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧. 𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐟𝐞𝐞 😢😢

  • @yusufyuu6522
    @yusufyuu6522 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤