AXMED AARSHE WAXAAN DHAWRAYAA JIRA NEW SONG OFFICIAL VIDEO HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • EREYADA & LAXANKA XASSAN DHUXUL LAABSAALAX
    MUSIC AXMED WALI IBRAAHIM FURINLE

КОМЕНТАРІ • 376

  • @hoodoabdi4426
    @hoodoabdi4426 Рік тому +63

    Waa hees daren dhaba ka hadlysa waxa jiira qof ad ka tagii kariin sababo jiira darted oo ubad mesha yalo isna modayo inad bila dhiig tahay iso ducey inta iga danpaysa 😢😢

  • @kaaledeid4105
    @kaaledeid4105 6 років тому +55

    heesta Laxanka saaran caaadi maaaH inkastoo aan midhaha anigu aanan aad u Qiimayn Lkn Dhinac Laxanka Layga ma maro cidii fikirkaa ila qabta 👍

  • @libanmohamed2635
    @libanmohamed2635 6 років тому +24

    Jayclkani dhamadee xidigiisu soo dhacay sow kalsooni dhimatiyo mudo dhaaaf kumaad dilin 💙😢 heestani anay igu socotaaa runtii I hope nature will give me chance to see hargeisa my home unique hargeis💙

    • @mohameddakaneabdi4083
      @mohameddakaneabdi4083 Рік тому

      Wll mcn Aduunka ya sidasi ahee ha u jabin midaasi khayr kuguma jiriini Allah ya ku dhaafiye

  • @yahyekaise8795
    @yahyekaise8795 6 років тому +14

    Ahmed aarshe balaayo waye heestan uu rappa in uu haplaha uu jacyl ku dhaliyo haysku dawan heesta wxpa kujire inta tageerta ahmed like

    • @mohanedabdulle299
      @mohanedabdulle299 4 роки тому

      Hablaha iska daye angoo rag ah ayuu jacayl waalan nagu abuuray. Walahi Holland ayaan jogaa. Yarku wuu nawaalay caadi mahan

    • @hanimohamudmohamed6761
      @hanimohamudmohamed6761 6 місяців тому

      ​@mohanedabdulle299 maxa jecylka idinka horey uraadsadey😢😂😂😂😊😊

  • @CumarAhmed42
    @CumarAhmed42 6 років тому +52

    Adigoo wixii dhacay
    dhigay kaalamaan hadal mana ihi bilaa dhiig aan dhiidhiyaynine waxaan dhawrayaa jira

  • @sacdiyaahmed2841
    @sacdiyaahmed2841 Рік тому +40

    Qof kasta oo 2023 dhegeysanaaya heestan qalbi taabadka ah wn salaamayaa😢

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 6 років тому +32

    .....qof kujacel si loo dhayo
    ...... si loo dhibaa ka fudud.
    .... xaqiiq aniga kuu qirey
    walahy...

  • @munaamunaa5409
    @munaamunaa5409 4 роки тому +8

    waaw waaw 😭😭😭😭😭😭😭jaceelkan dhamaadey xiligiisii soo dhacay koley way xanuun badan tahay xaax😭😭😭😍😍😍🌹🌹🌹

  • @ruweydoyussuf6027
    @ruweydoyussuf6027 2 роки тому +14

    Waxaan dhagaysanayaa July 2022 . 1 duhurnimo heee mcn .... Mahana ihi bilaa dhiig ee waxaan dhowraya Jira 🥺qofka Marka tagtid ayuu garanaya qiimahaagi qofkii Soo maray ayaan fahmin kara 😭😭

  • @HodancaliMaxamed-pc4xv
    @HodancaliMaxamed-pc4xv 6 місяців тому +13

    Manta ayaan sooboqdy heestaan waxayna siqaasa ugu socotaa nafteyda wllhi waxana dhageysanayaa maalin isniin ah oo taarikhdu kubegantahy 22/4/2024 🥺💔💔💔💔

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 5 місяців тому

      Waa hees cajiib ah hore uma aragba haddaan meel kusoo arkay oo aan soo raadiyey

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 8 місяців тому +3

    Adigoo wixii dhacay,,
    Dhigay kaalamaan hadal,,
    Mana ihi bilaa dhiig ,,
    Aaan dhiidhiyeynine
    Waxan dhawrayaa jira,, cajiib

  • @umunadiamohamed7110
    @umunadiamohamed7110 Рік тому +9

    Hees xasus leh wakhtigedi inta dib u dhageysaneysa sideyda 2023 ❤❤❤❤

  • @dhaladburco6527
    @dhaladburco6527 6 років тому +52

    Waa hees dareen leha qof dhawacay jacayl uun baa Dareemi Kara xaqiiqda hestan ANI iga hadli💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😧😧😧😧😧😧😧😧

  • @mohedxabashi5315
    @mohedxabashi5315 6 років тому +24

    Hassan dhuxul laabsaalax nin murtisa aan jecelahay wlhi viva axmed aarshe

  • @noradinsaleban2787
    @noradinsaleban2787 6 років тому +2

    Axmed aarshe fanaan cod muuqaal iyo dabeecad qurxoon intaba isku darsady madaxaad noosaarantay legend

  • @raasaanahmett8000
    @raasaanahmett8000 6 років тому +5

    Axmed aarshe fanaanka sanadka keep going bro waa diyaarsanthy😍😍

  • @mubarakkozarali8829
    @mubarakkozarali8829 6 років тому +4

    GeestA iyo hablaha iyo axmed aarshe waay shidan yihin

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 2 місяці тому +1

    Heesta waxan ku xasuusta wakhti xanuun badna oon dhafay alxamdulilah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdishakurmihile8483
    @abdishakurmihile8483 6 років тому +6

    "waxaan dhawrayaa jira" walee waa hadal culus ahmed aarshe go forward brother

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 2 місяці тому +1

    Mansha alaah wlhi ninkan wa boqorka codka ❤

  • @abduqadirmohamud8637
    @abduqadirmohamud8637 6 років тому +9

    fanan nagu qali ah Axmed arshe hori usoco

  • @fuadahmed2634
    @fuadahmed2634 6 років тому +5

    adigoo wixii dhacy dhigy kaalamaan hadal mana ihi bilaa dhiig aan dhii dhiyaynine wxaan dhaw rayaa jira waa wxa naga haysta

  • @yusufhussein2935
    @yusufhussein2935 6 років тому +6

    Codka beerka taabta hor usocod wanagsan' cimri iyo cafimaad

  • @monaomar1879
    @monaomar1879 6 років тому +64

    Intih reer burcoh likt hayla dhafinaH

  • @zaadiqtube
    @zaadiqtube 6 років тому +6

    JaCeylkani DhaMaaDe Xidigisu soo Dhacey Sow KalSooni DhiMaTiyo Muda DhaaaaF.........! 🙌❤

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 6 років тому +5

    Libaaxa geeska africa heesaaga caanbaxay axmed aarshe congratulations hore usoco 👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @mohamudkadoon6512
    @mohamudkadoon6512 5 місяців тому +3

    Xasuus heestaan sanad walba waan soo booqdaa
    Way iga gadantahay aniga idinkana

  • @macoowistaadi108
    @macoowistaadi108 11 місяців тому +2

    Best Song, Keep going Aarshe

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Місяць тому +2

    Jacaylkani dhamaade xidigiisu soo dhacay saw kalsooni dhimatiyo muddo dhaaf kumaad dilin , wixii dhacay anigoon kala hadal mana ihi bilaa dhiige waxan dhawrya jira balse mad garan aduu

  • @MohamedAli-yn8ui
    @MohamedAli-yn8ui 6 років тому +6

    Inkastoo heestu fariinta ay xanbaarsantahay aannu jacayl AHAYN

  • @Bukaansocod
    @Bukaansocod Рік тому +9

    Allh heestan maana lysameyy wlh toozbay iiga waramysaa allha maxaan aamusay oo naftyda bahdily siaan xiriirku udhamaan Allh maxaan ooyy isagana farxd beena ujily siaan jewigiisa uga qasin waxaan siiyy jacyl iyo kalsooni aan cidina kuhamin lkn wuxuu iigu badaly xnn sakartul mawdka kdran haddana naftu aysan iga baxyn 100mar kbdn baan go’aan kaqaaty oo hdana angu kulaabty lkn maanta oo tariikhdu thy 1/8/2023 madhihi karo waan ilaawyaa lkn waxaa igu ballana inaann dareen hadlin maanta kdib oon fraha kaqaado ihly baan lkaashanyaa ilowshiiza isagna farxd waarta baan urajynayaa iyo inuusan weligii dhib arag 🤲🏻

    • @amalabdulrahman1009
      @amalabdulrahman1009 Рік тому +1

      Abayo badal qeyr qaba haku siiyo ilahey mid ka wanaagsan ayuu kula doonaya ee alxamdullilah dheh ilahey haku ilowsiiyo badalkisana haku siiyo qaaali 🫂🫂🥺🥺❤

    • @luulmahadluulmahad2294
      @luulmahadluulmahad2294 Рік тому

      Alle ha ku ilowsiiyo abaayo😢

    • @AnisaMOHAMED-o6k
      @AnisaMOHAMED-o6k Рік тому

      Insha allah waad kabaxaysa anigaba waxbadan jacayl dartiis waan uso dhibtodey lkn manta waxan jeclahay markan dhibtonayay heeskasto iquseyay inan dib u dhageysto si aan u qoslo waliba mid wayo aragnimo ah taasna waxa usabab geesigi naftayda alle igu beegay hadana seygeyga ah so I know inaad malin adna sas adnoqon samir abayo

    • @farhaanahmed5637
      @farhaanahmed5637 10 місяців тому

      Samir wllo

  • @nasiyalaki2640
    @nasiyalaki2640 6 років тому +5

    Waaaaaaw eshcala hees iyo cod mr aarshe hor usoco

  • @abdirahmanahmed2271
    @abdirahmanahmed2271 6 років тому +3

    Ahmed Aarshe hore u soco bro

  • @nimcoosmaan2439
    @nimcoosmaan2439 5 років тому +2

    Waxan Ka helay qaybta danbe heesta we dhahaysa adigooo wixiii dhacay dhigay kaalamaan hadal woooooooooow

  • @SabirinAliTosman
    @SabirinAliTosman 6 місяців тому +1

    I like this song realy quf i xumey malahan lkn wan kahelaay kaliyee😢❤❤

  • @somalilandergirl6528
    @somalilandergirl6528 6 років тому +4

    Ahmed aarshe ku jeceliya♥️

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 3 місяці тому +4

    Inatay kala dhaqaaqiyo
    Kala dhimasho joogtee
    Qofku jecel siloo dhayo
    Loo dhibaa ka fudahay
    Caashaqu dhab maaheee
    Adoon hadal dhukaniyo
    Ereyadaa qalbigga dhiba
    Afka aanka dhowreyn
    Intaan kaa dhulsugayoon
    Beray dhaami aan idhii
    Jcylkani dhamaadee
    Xidigiisu soo dhacay
    Sow kalsooni dhimatiyo
    Mudo dhaaf kumaad dilin
    😢😢😢😮
    Qalbi dhowris kaamudan
    Intay tahay ku dheel dheel
    Ama dhiilo hoosiyo
    Dhagar caashaq leeyahy
    Tahay ruux ka dhago xidhan
    Adigoo wixii dhacay dhigay
    Kaalaman hadal
    Mana ihi bilaa dhiig
    Aan dhiidhiyaynee
    Waxaan dhowrayaa jira
    Jcylkan dhamaade
    Xidigiisu soo dhacay
    😢😢😢😢

  • @MahatAhmed-j6w
    @MahatAhmed-j6w Рік тому +5

    Arshee fanan buxa waya ooo dankasta kadamestiraan
    Midaa kala hestan zaid ban udaremaya oo aniga inay iga hadlesa aya uhastaa 😢
    Gabar an jeclaa muda 1 sano iyo bar eeeh wax kasta ooon awodaa wan usameyay si an farxadedha u arkoo ana an sabab u ahay lkn saaan rabay wanka wayay o ixtiramka mudna kama heliiin 😢 Wana jeclahy ❤ markastana wey isbadalii donta ayan dihii jiray sian nafteyda ogu qanciyaa lkn meydiciin 😢 3 beri kahoor aya goansaday inan iskaga harooo anoo wali zaid ujacel❤ qalbigana xanun daraan ayan kadaremaya 😢 ee isoduceya i.a inu ilahay qalbigayga kasaroo 😮 17/10/2023 malin an bugsaday ayan soboqan donaaa i.a 😢

    • @NajmoAhmed-qr7cr
      @NajmoAhmed-qr7cr 9 місяців тому

      Sorry booowe😭😭😭😭😭😭anigaba qofan ila hada jeclahayyyy ban go,aaan ka qatayyy wali waxan isleyahahyyy amu kuso noqdaaaa rajo bena ban inta nawilayaaaa wlhie😭♥️🥺

    • @hanimohamudmohamed6761
      @hanimohamudmohamed6761 6 місяців тому

      Wll hda mabigsatay😢

    • @mohamoudabdullahi8156
      @mohamoudabdullahi8156 4 місяці тому

      @@hanimohamudmohamed6761 mxaaa ka galy adi😅

  • @abdibashiir6731
    @abdibashiir6731 6 років тому +3

    Mnsha allah abwaaanka hibada qarniga iyo alfanaan axmed aarshe

  • @mohammetdekk1696
    @mohammetdekk1696 6 років тому +5

    Xidigaha Geezka
    Dadkii vanka wn idin tabney
    Iga wale 😘

  • @mulkimaxamed551
    @mulkimaxamed551 2 місяці тому +1

    : adigo wixii dhacay dhigay kaalaman hadal mana ihi bilaa dhig an dhidhiyeynine waxan dhowrayaa jir💔😢😢

  • @Umuisrachanel
    @Umuisrachanel 2 місяці тому +1

    Keep going ❤

  • @wariyeabdirahmanjama2298
    @wariyeabdirahmanjama2298 6 років тому +2

    Howraar music WllO wn kuteegeera💜👑

  • @caaishomahamed5562
    @caaishomahamed5562 7 місяців тому +1

    Mana ihi bilaa dhiig aan dhiidhiyeynine waxa dhowrayaa jiraa😢😢😢

  • @yakobhassan9007
    @yakobhassan9007 6 років тому +1

    Aarshe waa iftiinka fanka usoo baxay
    Waa cusub ayaana u baryay markuu kusoo biiray fanka

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 6 років тому +3

    Waaaaaaaaaaaaw caaaaadi maahin Ahmed arsho nooooloooow hore usoco❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kawsaraxmed5758
    @kawsaraxmed5758 6 років тому +2

    Nimcaan dile hore u soco

  • @monaomar1879
    @monaomar1879 6 років тому +4

    Fanaanka fanaandaH Ahmed aarzheH❤

  • @Amuunabdilahi-p5w
    @Amuunabdilahi-p5w 4 дні тому +1

    Heestan dadka jaceyl ahan be udhawecysa anigana problem kale😢💔

  • @osmanabdi4133
    @osmanabdi4133 6 років тому +3

    Waa hees dareen xambarsan

  • @faadumoxaafid8991
    @faadumoxaafid8991 3 місяці тому +2

    Ax heesta maanta aniga iga hadalysa 11/7/2024 maalin Arabco ah 😢 mana ihi bilaa dhiig waxa dhawrayaa jira ax run badan marka adoo lagu xumaynyo adigu jacayl bas kuu muuqado 😢

  • @idilzhmohamed626
    @idilzhmohamed626 6 років тому +46

    waxad mooda inay aniga iga hadlayso inti igu racsani like hay ii sarto 💔💔

    • @akhasninsomalireermiyisand6663
      @akhasninsomalireermiyisand6663 6 років тому

      Haahahah na mahalkbad kaqadhabanaysa walashay iga yar uuuuumcn San Ku jeclay aniga kuguracay

    • @bazimabdi2192
      @bazimabdi2192 6 років тому

      Dhipta jirta imika 😥
      Allow sahal
      Aaarshe fanaan taarikh leh

    • @bazimabdi2192
      @bazimabdi2192 6 років тому

      idilzh Mohamed
      Qalpi dhowris kaa mudan intay tahay kudheel dheel ama dhiila hoosiYo dhagar caashaq leeyahay 😥😥😥

    • @mawelyarechannel7576
      @mawelyarechannel7576 5 років тому

      Koley kuma ogine waanahay😍

    • @deeqaizmaciil8345
      @deeqaizmaciil8345 4 роки тому

      @@bazimabdi2192 .

  • @maryanosman9168
    @maryanosman9168 6 років тому +7

    Fnan aanjclhy mjirto sabab codkuu ilhy kugumnysty kaajeclhy inta arshe tagerta like sara

  • @shukriainapo8513
    @shukriainapo8513 2 місяці тому +1

    heestan😭💔ado hadal dhukaaliyo hadalada qalbiga afka aad ka dhawreyn

  • @salmaabdi1540
    @salmaabdi1540 6 років тому +3

    JACEYLKANi DHAMAADEE XIDIGIISU SOO DHACAY SO KALSOONI DHIMATIYOO MUDO DHAAF KUMA DILIiN Ax yaa hees

    • @bazimabdi2192
      @bazimabdi2192 6 років тому

      sowda abdi
      Qalpi dhowris kaa mudan intay they kudheel dheel ama dhiila hoosiYo dhagar caashaq leeyahy.......😥😥😥

  • @nasiimnasiim473
    @nasiimnasiim473 6 років тому +3

    Esh calaaa 👌👌👌👌👌👌

  • @XafsoCadceed-qx5fv
    @XafsoCadceed-qx5fv 5 місяців тому +2

    Heesta😢❤

  • @AnshaxAli
    @AnshaxAli 2 місяці тому +1

    Mana Ahi bilaa dhiig Aan dhiidhiyeynine waxaan Dhawrayaa jira

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 6 років тому +3

    Hassan dhuxul laabsalax mahdsanid abwaan sagal sigara kuslmayaa wllo qali aarshe keep going 💓💓💓👏👏💘

  • @abdushakuurkuuriya7297
    @abdushakuurkuuriya7297 3 роки тому +3

    Al fanan ahmed aarshe big legnd an tageero hees xusuus igu leh ❤jceylkani dhamaadey xidigigiusu so dhcey soo kalsooni dhimty mudo dhaaf kumad helin🙏🙌

  • @iqlasgure
    @iqlasgure 8 місяців тому +14

    2024 🥹😢😢😢😭

  • @bintuali8462
    @bintuali8462 6 років тому +3

    Fanaan jira hore u soco ahmed 😘

  • @alltodnt8452
    @alltodnt8452 6 років тому +4

    ahmed arshi cod kaga ayaba jcl ka igu aburaaa alfaan alle ha ku dayo

  • @farhaanfurahaqalbiga8110
    @farhaanfurahaqalbiga8110 6 років тому +1

    xidigiihii waay kala baheen waanka xumahay walahay

  • @duniyomo6694
    @duniyomo6694 6 років тому +4

    Waxaan dhaworayaa jira. 😭😍

  • @craxmanlarka3756
    @craxmanlarka3756 6 років тому +7

    Axmad aarshe inta bun io salool inta taagerto like igu sharfa

  • @maxamedsaleebaancraxmaan1272
    @maxamedsaleebaancraxmaan1272 6 років тому +1

    axyaa hers macaan Axmed caarshe sxb anigaa Ku jecel

  • @somalilandtoday7000
    @somalilandtoday7000 6 років тому +4

    Aarshe waa Fanaanka ugu wangsan Somaliland 2018 laacib aan cidi loodin karin

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 років тому +4

    Aarshe legend noolow❤

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 років тому +4

    Xidigahiu wlhi lo xisy
    Idin meede md ngaso gdhaan
    Asma sabn
    Iyo Asma love

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 роки тому +1

    Xasuus aduunyo wlhi 💔✍️adoo waxii dhcy dhigay kalamaan hdl✊💌✍️

  • @camirciltire4019
    @camirciltire4019 8 місяців тому +2

    Waxan dhawrayA jiRa😢🥺

  • @mrabdikarimalibariis3668
    @mrabdikarimalibariis3668 6 років тому +13

    Hablaheena quruxda leh allow dhawr Somaliland ha noolato

  • @mrabdikarimalibariis3668
    @mrabdikarimalibariis3668 6 років тому +12

    Intii Somaliland jecel like isaara

  • @kingjamaludin6185
    @kingjamaludin6185 6 років тому +22

    #Ahmed #Aarshe #laapsaalax ayaa si gooniya unaas nuujiya inta ila aragtay like ta isku muujiya 👍👍👍

    • @Asli256
      @Asli256 6 років тому

      Qabiil ba shaqeeya kolayba wanu iska cod macanyahy

    • @naimoali436
      @naimoali436 5 років тому

      king jamaludin doqonow Iska hubi cidaadmooday hooyadaa baad ku khaldaysaa laabsalax wacalyahow

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 18 днів тому

    Heestaan Dareenkeeda. 😢💔

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 років тому +20

    Hhh😂😂
    Ahmed Arsheh
    Fanan cod iyo dagananba hya
    Go forward huno 😂

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 4 роки тому

    Muddo dhaaf kumaad diley ahmedow sxp welldone

  • @ahmedomar985
    @ahmedomar985 6 років тому +3

    Big fanaan

  • @ramadaanahmedhassan9058
    @ramadaanahmedhassan9058 4 роки тому +2

    I still Kama daaalo dhageesigeda jiroo jook aarshe🥰🥰🥰🥰🥰

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 Рік тому +4

    Wxn dhawraya jira 💔😒 still 2023

  • @nazirnazri765
    @nazirnazri765 6 років тому +18

    Markan ku weynay ayaanu qamar suugani taagernay 😂 abwanka hibada qarniga laapsalax. Salan sare.

  • @ridwaanmohamed4793
    @ridwaanmohamed4793 6 років тому +1

    Heezo xul ah wlhy axzan fanan

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 4 місяці тому +1

    2018 since 2024 hestan wa jeclahy cwa dhagaysanaya june 8 qof ku jecel si loo dhaya loo dhiba ka fududahay caashaqu dhab mahee🥺💔

  • @mustafaadan4249
    @mustafaadan4249 Місяць тому

    Waan dawanayaa anigo ah mustaf abdikhani shekh adan 29-8-2024 nairobi Eastleigh california✅

  • @mustafaadan4249
    @mustafaadan4249 Місяць тому

    Still 2024 waan dawanayaa 💔

  • @abukarali7369
    @abukarali7369 6 років тому

    Ayantaan heeso hit uma dhibaan ma aqaan kkkkkk isla marki wuu damay

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 Рік тому +7

    2023 baan soo booqday heestan anigoo dhaawac jacyl la il daran😢😢😢

  • @zahraadan149
    @zahraadan149 6 років тому +6

    Kabaria waxan ka codsanaya hesta "waxaan dhowrayaa jira" Ee axmed aarshe oo lyricsong ah

    • @hodanadan6595
      @hodanadan6595 6 років тому +1

      Zahra Adan kkkķ xerta kabari miya tahay anigub tageryash Ayn ahay

  • @hipoofficial1572
    @hipoofficial1572 2 дні тому

    2024/18/10 baan soo booqday heestan amazing song❤😢😢

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 Рік тому +2

    Wixi dhacay anigo kale hadal
    Waxan dhowrayo jiro
    Jecelkan dhamadee xidigisa so dhacay💔😰

  • @XurmoXubi
    @XurmoXubi 22 дні тому

    Farshax isku helay
    Ahmed arshe
    Laabadax iyo furinle
    Sagal musfate

  • @xusenbule6047
    @xusenbule6047 2 роки тому

    Mash allh waad qurx badnthy abaayo adiga

  • @xuseenxasanaadan4416
    @xuseenxasanaadan4416 4 роки тому

    Waaw aad ayey ii taabatay jeestaan

  • @nimcobashe498
    @nimcobashe498 6 років тому +2

    first😍😍

  • @burhanfaqasheryade7450
    @burhanfaqasheryade7450 6 років тому +3

    Waynakaa aarshe iyo hoygii fanka quwadeena fanka ku tijaabiya dee Qadaadweyntan niikada inagu wareerisay awooda iyo hibada fanka usheegta reer Zoomalia sidii warso ayey ujabeen dhinac walba alle idin doori

    • @caishahussencaisha822
      @caishahussencaisha822 6 років тому

      Burhan faqash eryade 😂😂😋🤣🤣🤣 ina adeer mcne cuqdada iskadaa waxaad Kala wado wa qof iyo labadiisa garabe somali wa mide xoga siyasadaa dadka naga washee

    • @amh7737
      @amh7737 6 років тому +1

      Cuqdad Ruux qabo Magaaro horumar Siyaasada iyo Fanka waa lapokala madax banaan u ogoow saa.

    • @apdyrahmannahwe8591
      @apdyrahmannahwe8591 6 років тому +1

      +Caisha hussen caisha
      hore uga socda inada garaadka ka saqiir hanka ka sooboola xaal aniga idnka siinya dadkuna waa dad wada dhashey dhinica uma kal socdaan

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 років тому +1

      Burhan faqash eryade kkkk caruur iskuuleey oo isu fanaayo mamooda nin raga tahay ee cuqdada qarso

    • @caishahussencaisha822
      @caishahussencaisha822 6 років тому

      ISAAQ EMPIRE SaaS waye abwe dadku isku garaad maha ani waxaan arkay Mel layga leyahay somali waryaa marka wan nicbahay qabyalad iyo wixii shegaba allaha somali mideyo 😍🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 8 місяців тому

    Waxan dhowrayaa jira ❤😢

  • @abdirisaqmohamed149
    @abdirisaqmohamed149 6 років тому +6

    Inta iga dambaysa like iigu qabta yaakh xidig aan taagero ahmed aarshe

  • @ishraqali9671
    @ishraqali9671 6 років тому

    wow
    caashaqani dhamade
    xidigisu soo dhacay
    waah waah
    salan sare laabsalax

  • @jasminfarah69
    @jasminfarah69 6 років тому +7

    The best Somali singer!