CULAYSKA NOLOSHA ISAGA FUDUDEE!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 113

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  8 місяців тому +16

    Fadlan Like saar Muuqaalka
    Hadii Qiso aad kala kulantay kalmadahan hoos comment nagula wadaag!

    • @mustafesiciid3696
      @mustafesiciid3696 8 місяців тому

      Asc sakariye waxan rabay whatsappkagii alaab ayanrabay inad iisoo gado marka wll iiso dir

    • @sadamabdimohamed3690
      @sadamabdimohamed3690 8 місяців тому

      Zakariye what's appkaga rabay arin kaa leeyahay

    • @zahramohamud5641
      @zahramohamud5641 8 місяців тому

      Thanks my brother

    • @amiraturkish9307
      @amiraturkish9307 5 місяців тому

      Wxa iga xumaady dhoof wxn isleenay wiilki isla sheekeesan jirnay isla hal bil kadib wxn dareemay xaalad niyadjab ah waxyaabo wngsn oon nafsadyda u sameen jiry ayn joojiyey kadib wxn bilaabay akhrinta suuratul baqra 3 months ayaa laga jooga wxn dareemaya degaan iyo firfircooni......dib ayaan usoo karaar qaaty Alxam saliga nabigana saliga gaaban baan akhriyi jiray wxn u badaly saliga ibrahiimiyada wiilkiina sikadis ah ayuu usoo laabty siguudna wax idamqaya majiro xasilooni qotodheer ayn dareemaya Alhamdulilah wxwlba sidaan rabu u socdaa Alhamdulilah🤍🙏

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 8 місяців тому +8

    Anaa makhraati kaaga ah suuratul baqrah barakadeeda, anoo shaqao helitaankeedii ku dhiban ayaan daawaday muqaalkaagii aad kaga hadlaysay noloshaada xilligaad shaqo doonka ahayd ka dibna waxan u kacay salaatu layl Alle ayaan waydiistay shaqo isla markiiba waxaa la iigu yeedhay shaqo waxay noqotay tu igu adag waxaan ku noqday ilaahay waxaanan ku idhi Allow tani way igu adagtahaye tu fudud oo khayr qabta 2 isbuuc ka dibna shaqo i farxad galisay ayaa laygu yeedhay Allaa mahad leh, adna waad mahadsantahy wll sakariye la wadaagistaada qisadaa

  • @hanaahmed1115
    @hanaahmed1115 8 місяців тому +18

    Ilaahay haku barakeeyo walal sakariye wax badan ayaad na tartay
    Aniga suuratul baqra wax badan ayay i tartay
    1. Xasilooni
    2. Caafimaad
    3. Arsaaqad waxan ku helay shaqo aan u baahnaa
    Ilaahay ha ina sugo diinta rabi ha inagu sugo jazakalah khayr

  • @c.raxmanm.c.qadircumardrma2231
    @c.raxmanm.c.qadircumardrma2231 8 місяців тому +12

    Aniga Dayn Baa aad laygu lahaa
    Saliga nabiga ayan badiyay wlh Culayaki wuu iga dagay alxm Faraj baa alle i furay wlh

  • @nimcanfarxan-c6t
    @nimcanfarxan-c6t 8 місяців тому +11

    wllhi anigu markii aan bilaabay dhawr cisho ko hor
    wxn ku arkay fadliga saliga nabiga iyo adkaarta
    in walwalkii i haystay uu iga fuqay
    ta iigu darnayd baa iyana ahayd in aanan mudo dheer
    salada subax aanan ku tukan jamaca masjidka iyo quraankii oon isku kari waayay akhrintiisa
    alle waa qaadiree imika waan u kacaa salaada subax oon tagaa masjidka quraankiina waan akhriyaa
    murugtii i haysayna alle waa igaga fayday fadliga saliga nabiga scw scw alxmu wllhi hada waan faraxsanay

  •  7 місяців тому

    الله يعطيك العافية

  • @zouhaibahmed6071
    @zouhaibahmed6071 7 місяців тому

    Merci frère pour ce rappel que ALLAH TE récompense

  • @FathiSaciid
    @FathiSaciid 8 місяців тому +14

    ‏لا حَول و لا قوة إلا بالله
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.

  • @yusufkalib4577
    @yusufkalib4577 7 місяців тому

    Alle haku barakeeyo.

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 7 місяців тому

    Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 2 місяці тому

    Mahadsanid Walaal. 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾.

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 8 місяців тому

    الصلاة الابراهيمة الاستقفار الحوقلة
    3 beri ka hor baan bilabay 3 dexdas adkaar ilaahay ha ifududeyo

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 8 місяців тому

    Tajribadayda Istiqfaarta:-
    Istiqfaarta noloshayda ayey bedeshay runtii, waxyaabo badan oo aan niyada ku hayey ayaan ku helay, waxyaabo kalena waa lay balan qaaday, wlhi waa cajiib.

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 8 місяців тому +4

    before aan dikiriga Alle bilaabin sidaaa unoola magarnay markaan bilaabay waxaa ifurmay albaabo iga xirnaa sidoo kale waxaan noqday qof positive ah dhankasta dikriga alle waa mucjiso noloshaaada yey kamaqnaan xuska rabbi❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 8 місяців тому

    Mahadsanid walaal 😊

  • @SheikhIbrahin
    @SheikhIbrahin Місяць тому

    Qeerbaad nooshegtey Alle qeer hakusiiyo aamin

  • @nimcomuuse6958
    @nimcomuuse6958 8 місяців тому +1

    Ilaahay haku barakeeyo aakhiro iyo aduunkaba walal Ilaahay ana ha igu waafajiyo insha allah

  • @Krixz7
    @Krixz7 8 місяців тому +1

    Jazaallah khar ❤

  • @mmtv7650
    @mmtv7650 8 місяців тому +2

    Maashaalaah ilaahay ha ku barakeeyo wll

  • @johburale4991
    @johburale4991 8 місяців тому +3

    MashaAllah great dawah, I see this all the time here in Minnesota when ever i go to masjid and pray and read Quran I feel happy and contempt, I feel brakah on my time to do all the things that I needed to get done that day. May Allah make easy for us

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 5 місяців тому

    Intaan joojiyey qiyaamu laylka ayn maalin kaa dhagysty barnamaj aad kaga hadlyso dibaan u bilaabay waxyaabo badanbaan kaa faaiday wll 🙏jasaakallah khair wll ❤🤍

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 місяців тому

    SALAAM AKAYKUMA WAXA FUDUDAANAYABA ANIGU MA ARKAAYO WAAYO TALAABADN QAADABA WAANKU FASHILMAA ILAAHAYOOW II SAHAL😢

  • @MohamedHussein-m4x
    @MohamedHussein-m4x 8 місяців тому +1

    Walal zakariye جزاك الله خير

  •  7 місяців тому +1

    يا حي يا قيوم برحمتك استغيث أصلح لي شأني كله ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين

  • @ashashabel8239
    @ashashabel8239 8 місяців тому

    masha allah wll allah haku bara keeyo wad mahadsantay

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 8 місяців тому +2

    Jassakallah qayr saki wll noloshayda odhan yada furfurta saliga nabiga iyo istiqfaarta

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 8 місяців тому

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @saednasir
    @saednasir 8 місяців тому

    جزاك الله خيرا

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 8 місяців тому +1

    Jazakalahu kheyran wll channelkaga wa faido socoto masha alah ilahey haka abaal mariyo 👏🔥🔝

  • @asli1087
    @asli1087 8 місяців тому

    Maasha Allaah

  • @GalolPro
    @GalolPro 7 місяців тому

    Mashallah, Kalimat cajiib ah.

  • @deeqaluula7646
    @deeqaluula7646 8 місяців тому

    Mahadsanid wllo

  • @fadumaali4615
    @fadumaali4615 7 місяців тому

    Masha Allah jizamu Allahu qeyran hawo

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 місяців тому

    Masha Allah mu wafaq in shah Allah

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Місяць тому

    Mahadsanid wll

  • @hindaashur1181
    @hindaashur1181 8 місяців тому

    Maash Allah thank you

  • @cajiibcajiib4707
    @cajiibcajiib4707 8 місяців тому

    Masha Allah waa runta

  • @cabdullaahicabdiraxmaan5217
    @cabdullaahicabdiraxmaan5217 8 місяців тому

    لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @leaderrio5320
    @leaderrio5320 8 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @daauudali3989
    @daauudali3989 8 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 8 місяців тому

    Jasakallah kheyr Walalkeey

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 7 місяців тому

    Masha allah.

  • @abdikarimmiremohamed6800
    @abdikarimmiremohamed6800 8 місяців тому

    Msha allh ❤

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 8 місяців тому

    Jazaka allh walal❤

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 7 місяців тому

    ألهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد الهم بارك على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 8 місяців тому +1

    Wllo mhdsanid khayrka aad nala wadaagtay anigu intan aad sheegtay 2022 oo xalad adag isoo martay ban bartay nolashaydana wax wayn bay ka badashay waliba saliga nabiga❤

  • @ShafecAhmed
    @ShafecAhmed 8 місяців тому

    Namber isheeg

  • @PESMASTER-h4l
    @PESMASTER-h4l 8 місяців тому +5

    جزاك الله خير الجزاء

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  8 місяців тому +2

      Wa iyaak walal

    • @milgoahmed2655
      @milgoahmed2655 8 місяців тому

      @@ZakariyeCaawiye asc wll aadbaan ku salamayaa wll what’s up kaaga mahelicaraa? Suaal ayaan rabay inaan kaawaydiiyo turkiga

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye 8 місяців тому +4

    جزاك الله استاذ

  • @ZidraBoore
    @ZidraBoore 8 місяців тому +1

    Nosobadi qerka masha Allah

  • @fadumohassan5715
    @fadumohassan5715 7 місяців тому

    Ilaahoow kheer ku sii walaal. Imagine waxa ajar ah aad heli doontid maalinka qiyaamaha.

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 8 місяців тому +1

    Masanid macalin

  • @ayaanabdirizak6913
    @ayaanabdirizak6913 8 місяців тому

    جزاك الله خير الجزاء اخي
    Illahay culays badan buu alle igy fudaydiyay saliga nabiga sallahu calayli wasalam

  • @kheyreahmmed
    @kheyreahmmed 8 місяців тому +2

    Ilaahay hakaa abaal mariyo ustaad aduun iyo aakhiraba

  • @cabdisamad7646
    @cabdisamad7646 8 місяців тому

    Manshalah adeero lkn
    Codsi
    Waxad ka soo hadashaa mashruuca garoonka iyo agabkooda please ina caliyo😊

  • @fardowsaumuyahya8018
    @fardowsaumuyahya8018 8 місяців тому

    Asc walal number kaga iso dir inan kula xidhidho ayan rabye

  • @cismangurey5733
    @cismangurey5733 8 місяців тому +1

    Ilaahay haku sharfo walal qaali zakariye

  • @koos1302
    @koos1302 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @baashandmoha948
    @baashandmoha948 8 місяців тому

    Masha allaaah khyr alle ha ka siiyo walaal

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 8 місяців тому

    Masha allaah ❤❤❤ shukran brother

  • @nuurcabdulaahi2587
    @nuurcabdulaahi2587 8 місяців тому

    walaal waxbadan oo qeeyr ah alaha kusiiyo

  • @thearmanahmed_
    @thearmanahmed_ 8 місяців тому

    Mahad sanid wll illah haka ajarsiiyo

  • @MuminaMohamud
    @MuminaMohamud 8 місяців тому

    As sheekh Zakarìya Jazakalahu kheyr

  • @ahmedwarfaa4628
    @ahmedwarfaa4628 8 місяців тому

    M. Wllo ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @abdiazizkeynaan
    @abdiazizkeynaan 8 місяців тому

    Jazaakallaah Ustaad Zakarie

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 8 місяців тому

    Ustaad thnks sida no wacdid❤

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 8 місяців тому

    Thank you walaal ❤

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 8 місяців тому

    JazakallH kheyr akhy

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 8 місяців тому

    Jazaakallaah walaalka

  • @mohamedjacelow7376
    @mohamedjacelow7376 8 місяців тому

    Masha Allah jazakalah kheyr ❤

  • @sagalahmed7222
    @sagalahmed7222 8 місяців тому

    Maasha Allah Alle khayr ha kaa siiyo

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 8 місяців тому

    Masha Allah jzkllaahu khayr

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 8 місяців тому

    Mahadsanid walal

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 місяців тому

    Jazakala khayr wll
    Sakariye.

  • @hamdanadam9147
    @hamdanadam9147 8 місяців тому

    جزاك الله خيرا ❤

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 8 місяців тому

    Masha alaha barak alah fik

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 8 місяців тому

    Masha allah shiikh sakariye.

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm 8 місяців тому

    Shukran wll

  • @osmanelmi1575
    @osmanelmi1575 8 місяців тому

    Mashaa allaah

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 8 місяців тому

    Mnsha allah ustaad

  • @ismahanibrahin1470
    @ismahanibrahin1470 8 місяців тому

    جزاكالله خير اخي الغالي

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 8 місяців тому

    Mashaala walaal

  • @nasircali4970
    @nasircali4970 8 місяців тому

    Ma Sha Allah tabarakAllah

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 8 місяців тому

    Machaala

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 8 місяців тому

    Jaza kumollaha kare Walalo

  • @mishkatbosaso1884
    @mishkatbosaso1884 8 місяців тому

    جزاك ألله خير

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 8 місяців тому

    MAHADSANID WALAL

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @KhadrahHussein
    @KhadrahHussein 8 місяців тому

    Thanks mamii❤❤❤❤❤❤❤

  • @faysalaweys5572
    @faysalaweys5572 8 місяців тому

    جزاك الله خير

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 8 місяців тому

    Thank you

  • @MuniirHazan
    @MuniirHazan 8 місяців тому

    Waa balan

  • @BileAbdrahman-mz2xj
    @BileAbdrahman-mz2xj 8 місяців тому

    Ustaad zakariye ilahay ha ku barakeeyo

  • @sahrabilan9298
    @sahrabilan9298 8 місяців тому

    Jasaakallah khayran jasaa wllo

  • @ام_حمودي-ح4ي
    @ام_حمودي-ح4ي 8 місяців тому

    Shukran wll