Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasiya, Fadeexada Waddani, Hubka & Quusta Somalia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 4 години тому +7

    Thank you ibrahim ceydid and arabsiyo news much respect ✊🏽 ❤❤

  • @khalidabdalla3112
    @khalidabdalla3112 3 години тому +6

    Thank you Muj Ibrahiiim.... Walahi Geesi qaraan

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 4 години тому +5

    Thanks so much Arabsiyo News with Ibrahim ceydiid gudomiyaha mutadawaciinta Suti-gaashaan.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 години тому +5

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-iz9hv4hp4t
    @user-iz9hv4hp4t 4 години тому +6

    Gudomiye ibraahin caydid alxaqiqa
    Allaha ku xafido adiga iyo arabsiyo nuyus ba somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤️

  • @AxmedInaTuur
    @AxmedInaTuur 4 години тому +5

    Ibraahim caydiid iyo arabsiyo noews sal mullah❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 години тому +5

    Alxmdlillah
    Jsl guuuul

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 години тому +3

    Mujahiid Ibrahim caydiid ilahay ha ku guuleeyo dhaman reer somaliland guuuul insha allah ♥️ ❤❤

  • @sofar-l9j
    @sofar-l9j 2 години тому +2

    thank you mujaahid .ibraahin caydiid al.xaqiiqa .iyo arabsiyo news .hadaanu nahay hiil.qaran .waa ku salaamaya .maansha allaah guul somaliland horn

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 години тому +3

    Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 години тому +3

    Cidhibta la baxa dheh SOMALİLAND Guul 💪🏾

  • @saadabayle
    @saadabayle 3 години тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuldaanKhadarCismaan
    @SuldaanKhadarCismaan 3 години тому +4

    Guuulguul

  • @khalidabdalla3112
    @khalidabdalla3112 3 години тому +7

    How can I join Suuti Gaashan... excellent concept of defending Somaliland

  • @SuldaanKhadarCismaan
    @SuldaanKhadarCismaan 3 години тому +3

    Gudoomiye ibraahin waanu ognahaye wadani waxuu maleegayo hagardaamadiisa cidagale waAn ku xiiqay sidaan wax ufahansiinlaha

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому +3

    𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐨𝐬𝐥𝐚𝐲𝐞 𝐰𝐮𝐮 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 4 години тому +3

    Cuqaashii baa inaga xumaadey oo siyaasad qabyaaladeysan ku milmay!!.
    Waa kuwii siyaasiyiinta xadhig u noqon lahaa, haddiise ay la kala saftaan saw madaxa ku soco maaha!!.

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 4 години тому +2

    Musiibada qabiilku leeyahay waa taas. Qofka Muslimka ah, oo qabiil iyo qabyaalad ku dhaqma, jahanamo ayuu ku danbeeyn shaki la'aan.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Годину тому +1

    Ibraahim caydiid siyaasi somaliland qudha ee cadawga kaga oyiya dhaman hadalka ibraahim dhambiil buu ku yahay cadawga somaliland guul muj ibraahim caydiid

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому +2

    𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐚𝐱𝐚𝐲𝐧𝐞 😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim 43 хвилини тому

    Asc ibrahim ifiye alah hakuxifdiyo sidad dadka ugu iftiminayso shacabka somaliland cida hadimada dalka kawada huwanta guduhu cod inaga helimayan guul somaliland insha alah

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому +1

    𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞𝐡𝐞 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 36 хвилин тому

      Adigaa waalan ee ninka ha caayin you are new faqash

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 години тому +1

    Ibraahin waraysigiisii ugu horeeyey ninka dhegaysta ee hadana ka maanta dhegaysta, wuxuu maqli doonaa hadalo isku mid ah oo uu dhawr sanadood ku cel-celinayo, waa wax lala yaabo ee bal daba-gala. Asc

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 години тому +2

    Reer somalilandoow cadawgiin ha jabee--nin doona iyo nin diidaba waad is hurran tihiin cadawgiinee ku tala'gala oo naf iyo maalba dul dhiga badbaadada jiritaanka mustaqbalka qaddiyaddiinna iyo kaydka dhaxalkiinna iyo sidaad damaca cadawgiinna been iyo dhalanteed uga dhigi lahaydeen insh tcaalaa,, sidaa daraadeed reer somaliland meel ay joogaanba waxaan kula talinayaa inay ku baraarugaan cadawgooda- una diyaar'garoobaan inay dagaal Aan tudhaale lahayn- sidii halgankii 88kii la galay oo kale gali doonaan,, isku soo wada duuboo reer somalilandoow dagaal Aad nacabkiinna meel iskaga tiirisaan ood gashaan mooyee-sadex magac ilaahay -si Kale cadawgiinna kagama nabad galaysaane meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye oo quluubtiinna iyo mideeya cududdiina, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland republic

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 години тому +1

    Guul daro waxay haysta ninka isago awal ah wadani taageera waatasi ku Wii ku jiiray laska reebayo wayo wadani waa babiinta reer somaliland wallahi ninkii wadani gabiikutageera wa nin baby ah somaliland doonaya oo fagashta darood iyo huuwanta la soocoda illahay ha iinaga gabto intii buugtay ayaa isku uuruusatay wadani fagash huuwanta somaliwayen

  • @MohammedMuse-i8j
    @MohammedMuse-i8j 4 години тому +1

    Waa dagaalka double agent and multi identity war against Somaliland

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 37 хвилин тому

    Xayaakallaah ibraahim daljire afkaaga caano lagu qabay wixii aad sheegtay oo dhan waynu aragnay, waa xaqiiq in waaraado laga raray hargeysa oo boorama la geeyey

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 4 години тому +1

    Dadku waa wada wadani e ha waalanina

  • @husseinAbdillahi-i4h
    @husseinAbdillahi-i4h Годину тому

    Abdishkuur Haybe iyo Ibrahim caydiid labada halyey ee ushaqayeeyah siday uwacyigalin lahaayeen ummadooda reer somaliland iyo tabaha cadawga reer somaliland. In la iska ogaa do cadawga huwanta gudaha iyo kadibada aad loo ga feejig naado,.......guul somaliland guul....

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 4 години тому +1

    Arintaasi waxay cadeynaysaa in aanu wadani doorasho doonayn ee uu ka jecel yahay in dalkan dagaal iyo dib u dhac ku yimaad. Waxa loo reebayna waa dagaalama Awdalaay!!.

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 4 години тому +1

    Putiland na dagaal buu galiyey. Gurguurte waa nin wax burburiya, sitaasad na ma yaqaan , kiishka ka buuxso hana la burburo weeyi siyaasadiisu!!.

  • @MohammedMuse-i8j
    @MohammedMuse-i8j 4 години тому +1

    Waxa la dhex galey dhaqanki iyo siyaasigii iyo ganacsigii oo sadexdiiba laga dhex hadlayo inaguna iyagii moodayno ilaahaw na badbaadi

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 години тому

    Ibrahin geesi geesi dhalay Guul somaliland

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk 44 хвилини тому

    SIDAA AY UKHIYAAMAYAAN GUDIDA HABAR JECLO KUWA SHEEGANAYAA AYAY WADANI DALKA UKHIYAAMAYAA GUDIDA CADA GUDE EE CIRO WATO IYO GUDIDA HABAR JECLO EE XIRSI WATO WAA ISKUMIDKII UUN

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Годину тому

    Horta Ibrahim duffle isagaa fadeexad ah ee fadeexadi ma wax baay fadeexadaysaa huuno caqli liiteen

  • @najahamiir6256
    @najahamiir6256 2 години тому

    Waa xor dadku. Beeenale beenale

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Годину тому

    Lacag ayaasocota lakiin rerborama xisbigodu inuusobaxaa mihima hilac

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому +2

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚𝐚𝐲𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Годину тому

    Horta kuwan Somaliweynta sheegta ee Wadani taageera iyo madaxda Wadani ee kuwaa la socdaa miyaanay ogayn in wadanku ciidamo leeyahay oo aanay Somaliland lagu daro karin Somalia,

  • @najahamiir6256
    @najahamiir6256 2 години тому

    Nacash ibrahin cawro iskudire isaqa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 години тому

    Haberjaclo wale banay cod siinayn wadani

  • @najahamiir6256
    @najahamiir6256 2 години тому

    Kani waa cadawgii gudaha maha isaq mana aha samaron adhgaysa nina musaa lacag siya wana ogadeen

  • @NasraMohamed-l5p
    @NasraMohamed-l5p 3 години тому

    Ibrahin caydiidow miyaad ogtahay waxa muuse biixi ku sameeyey habar heclo muuse waxa loogu hiilankaraa dalka ayuu ku adag yahay laakiin waa nin kuwaalati xun

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Годину тому

    Kani nacaska ah

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk 49 хвилин тому

    IBRAAHIN CAYDIIID WAARUNTII WALAAHI OO GUDIDA HABAR JECLO ISKUSHEEGAYAY WAA RUN TII OO HORABA WUU USHEEGAY IBRAAHIN CAYDIID HADII AY YIRAAHDAAN FAYSAL CALI WARAABE WAXAY U EEG YIHIIN GUDI HABAR JECLO LAAKIIN XAQIIQDU WAA WARLAQABAY XIISE MALE OO INAY DHINAC KATARAN YIHIIN WAALA OGAA

  • @Maxamedkhadar.
    @Maxamedkhadar. 2 години тому

    Kadaa isku xoqida

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 години тому +1

    𝐠𝐨𝐨𝐛𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐲😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Годину тому

    😂😂😂😂😂bur moye wadani waxkale mayqanaan

  • @FuaadmohamedFuaad
    @FuaadmohamedFuaad 3 години тому

    waadxanusaneysa cediid habenwal beenale ayad kudhegeysta wayabe

  • @najahamiir6256
    @najahamiir6256 2 години тому

    Beenale ibrahin cawro. Wacadala qabe isku dire isaq caalka