MALINTI U DANBESAY HOSPITALKA ALHAMDULIHA 🤲🥹🙏

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 167

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 2 місяці тому +5

    Farax somali intaas kamadan hesheeeen naxariistaas bagaa ajnabi u guursty mashllh allhaa ku barakeyo reerkga

    • @Shur7052
      @Shur7052 2 місяці тому +1

      Walee inlagahelaa markaa qurbo jooktid asaga lee kujiogo asaga waxwaliba kusameynaa alx wa heystaa mid intaas kabad iisameyo intaaheysana allah hasiiyo gabadhaan iyo reerkeda allah haiskubarakeyo wan kalheY side ukarti badanthy

    • @aishajama7373
      @aishajama7373 2 місяці тому

      Walaga helaa Alxm naxaris iyo wngba wa ku hysana wilasha dhan maxumo quruxey😊

    • @Anab44
      @Anab44 2 місяці тому

      Waarun hambalyo Inta Faarax u goysey

    • @TufeylTimir
      @TufeylTimir 2 місяці тому

      Waa buuxaa walaal meeshu waa qurbo ma ahan wadankii gabdhaha lagu gumaysanaayey

  • @sparkeledits5495
    @sparkeledits5495 2 місяці тому +2

    Alahayow isku barakee family soomalida iyo kuwa muslimiinta

  • @Umayma12
    @Umayma12 2 місяці тому +10

    Allah cafimad sariic eh haku siiyo insha Allah 15 maaalin hore lee waye waaka bexee xbbti

    • @KhadraAli-qr1dc
      @KhadraAli-qr1dc 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @rawihassan8615
      @rawihassan8615 2 місяці тому

      Masha Allah caafimaad taama allaha ku siiyo umushii is xabaarsato allaha kaa dhigo ❤

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz 2 місяці тому +13

    Wllhi family Kan AA mudan in la daawado like subscribe u saara share u dhaha 😊❤

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 2 місяці тому +2

    Allah kucafiyo abyo rema umulfiyow adiiga iyo gabadhada cafimat idiinrajena❤❤❤❤

  • @hafsamohamed6305
    @hafsamohamed6305 2 місяці тому +8

    Waxyabaha burka haisku badinin abyo das nicht gut fur gesundheit

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 2 місяці тому +22

    Maalinta 2 baad qubees socod iyo fadhi intaba waa sameeyn kartaa jiifka woo ku dilaa iska fafhiiso nafta dhib cuntada fadhi ku cun mida kale sabaayada kuuma fiicno cunto jilcan cun biyo badan cab anaga isbitaalka lee cunto ka cunaa waayo ayaga cunto yar oo qudaar ah kuu keenaayaan taasaana kuu fiican calooshana daawo jilciso cun qaliin xanuun waaye qofkii maray lee dareemi karo umul fiyoow allaha kaa dhigo

    • @dekaabdirisakjama1486
      @dekaabdirisakjama1486 2 місяці тому +1

      Abyo allha kucaafiyo wa lasoo maray saan ĺkn qalin cafimadkiisa marabta socod samee biyo bdn cab

    • @ashwaq2269
      @ashwaq2269 2 місяці тому +1

      Waa runtaaa abyo anba 2 jeer lai qalay ilmihii hore wan jilcay wan xanunsaday jiifka badsaday lkn ilmihii labaad Alxamdulilah Wan fcnaa socodkan badsadayin lai qalay ba ma modaynin

    • @guidetoquran9240
      @guidetoquran9240 2 місяці тому

      ​@@ashwaq2269haa abaayo aniga halmar leey qalay socodka iyo inaa biyo badan cabtid lagu caafimaadaa

    • @dekaabdirisakjama1486
      @dekaabdirisakjama1486 2 місяці тому

      @@ashwaq2269 5ley qaly alx socod lee dawadiisa qalin

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 місяці тому +1

      Malinti ugu horeysay wan qubeystey dhakhtarka markan ku jirey only sabunta ayuunba nabarka laga ilalinaya sacado kabacdina wan baxay malinti 5 wan baxay

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 2 місяці тому

    Masha Allah wllshey illahay haku siyaadiyo caafimaadkaga abyo waxa ku dadasha socod badan sidu nabarka dhaqso kugu bogsado fadhiga yareey caloshana socodsii waad ka bode insha Allah

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 2 місяці тому +4

    6:25 xabibti rayma cuntada isbitalka waa caafimaad 😊ha nicin cun isku qasab hadii kale sokortaada ma degeyso biyo badan cab😘

  • @najmaali17
    @najmaali17 2 місяці тому +1

    Masha allh abyo malinta labad aniga wan soc soconayay wana qubaysanayay waa cafimad iyo fax fax marka dhib maleh

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 місяці тому +1

    Wall Ilaahyba mahadle Alx wall hadu ilaahy kasosaray Alx inta xanuunana ilaahy haka korqado Alx wall

  • @NicmoMaxamed-ym4gs
    @NicmoMaxamed-ym4gs 2 місяці тому +2

    Alxm abayo hada nabad qabto inta dhimana ilhyna haku dhamestiro aamin yarabiii

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse 2 місяці тому +1

    Alxamdulillah illahy Haku Cafio Abayoh 🤲🥰

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 місяці тому

    abyo cafimad taam Allah ku siiyo

  • @NasroXaaji-b1o
    @NasroXaaji-b1o 2 місяці тому +1

    Mashallha abyo allha xanunka ka dulqado abyo marga guriga tagto socdaka badi I.a❤❤

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 2 місяці тому

    Masha Allah ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰

  • @AsmoAbdirazack
    @AsmoAbdirazack 2 місяці тому +1

    cafimaad taam Allaha ku siiyo lnsha Allah

  • @safamaxamad2840
    @safamaxamad2840 2 місяці тому

    Wlh aniga waaleeyqalaa like saacadoo kadibna wasocodaa wamaxa waxaa jiifka kucuneeysid wlh jifka socodkaa kaaga roon abaayo soco

  • @ridwanisse1454
    @ridwanisse1454 2 місяці тому +1

    Masha allah abayo socodku waa kumuhiim❤❤

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 2 місяці тому +2

    12sano ka hor sokorta uurka igu dhacay illaa iyo hada waan is ilaalinaayey sanadkan kii runta igu dhacay

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 2 місяці тому

      Abayo aniga 4 cunug ku dhalay sokorta uurka markan dhalase waleyga waya ilahey haka qabto wa qumayo sokorta😢

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 2 місяці тому

    Ilahay umul cafimaad qabta haka dhigo aamiin

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 2 місяці тому

    Allaah Cafimattama hasiyo insha Allaahu

  • @FooziyoMuxamudmaxamad
    @FooziyoMuxamudmaxamad 2 місяці тому

    Alle hku cafyo abyo

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 2 місяці тому +2

    Asc abayo mcnto allah ii kaaa dayo allah ku xafido ilxumi idiin ma aragto dhamaantiin abayo insha allah

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 2 місяці тому

    Alxamdu lillaah ilaahey caafimaad taam ah ayaan ilaahey kaaga tuugayaa.

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 місяці тому

    الحمد لله على السلامه يا ام رمزان❤

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 2 місяці тому

    Masha allaah Abaayo umushacaafimaad qabta insha allaah hambalyo hambalyo ayaan leeyahay ilmaha yarna🎉🎉❤🌺🥰

  • @FooziyoMuxamudmaxamad
    @FooziyoMuxamudmaxamad 2 місяці тому

    M.a waa iska kajclahay xafidulah

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 місяці тому

    Allaha ku xaafiyo. Laakiin biyaha cabsi toodu wey fiicantaha kaaga darane adigu sonkor ayaan qabaa ayaad tiri hadana biyo majecli waa qalada biyuhu waa caafimaad biyo cab hadana jiim samey sonkortu si ey kaaga yaraato oo ey dhididka u raacdo❤

  • @liibaanibrahim6338
    @liibaanibrahim6338 2 місяці тому

    Asc Abayo mcntoy cafimaad sareeca lleh ayaan illahey kaga baryenaa inshaa Allah lugahaga ku istaag mcntoy inshaa Allah 15bari oo hore waaye xanuunka Saaid ka ah een abayo markasto meesha qalinka nh nadifi wlhi aniga 10 bari kadib markaan kulabtay isbitalka waxey idhahen waad resaneysaa cunto culus hacunin fadhiga habadsan ama jiif ama soc soco mcntoy cafimaadkaga illahey haku siyadiyo mcnto wlhi walashey ila dhalatay oo kale ayaan kaga murugsanahay mcntoy ilamaheyga ayaan xalay tusiyay baby reyla wlhi wey farxeen abayo qof fcn aad tahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg 2 місяці тому

    Cafimaad taam Allah ha ku siiyo Insha Allah

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 2 місяці тому

    Insha Allah waad ladnaandoontaa ee is ilaali colosha socodsii bariis iyo baasto iska ilaali anaa soomaray caadi iyo qaliinva

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 2 місяці тому

    Isooduceeya asxabta Rayma qaliinkii 4aad ayaa isugayee inuu Allah iifududeeyo. Alxamdu abaayo umul udgoon allah hakaadhigo.

    • @NaimaAli-oe8vh
      @NaimaAli-oe8vh 2 місяці тому

      Alle Haku fududeyo walashey sida jeceshahay iyo sika ficane allah kaga dhigo dhamanten inta xamilo ahne Alle ha nofududeyo

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 2 місяці тому

      @@NaimaAli-oe8vh aaamiin qaali thanks ❤

  • @RoodaKhaliif
    @RoodaKhaliif 2 місяці тому

    Masha Allah qali isilali qalika masahalano ❤❤❤

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 2 місяці тому

    Abaayo cunta cayiöka badan iska ilaali sonkor iyo xanuuna kalaa halisa qudaar iyo wax fiican vun❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤ allxmdulilha

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 місяці тому

    Alxamdulilah caafimaad taama alaha ku siiyo adi iyo nuuneyda❤ culeeski ilaahey waakuu fududeeyay Alxamdulilah inta kale alaha kuu dhameestiro❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 місяці тому

    Alle hakucafiyo sharafay❤❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 місяці тому

    Maasha allaah mabruuk umul caafimad qabta❤

  • @xaawoluul2269
    @xaawoluul2269 2 місяці тому

    Masha allah qali alle haka dhigo umul cafimaad qabta❤❤❤

  • @queenta1164
    @queenta1164 2 місяці тому

    Allah hakucafiyo❤

  • @SakiyoCabdiqaadir
    @SakiyoCabdiqaadir 2 місяці тому

    Alx allahaah haduu ku nabad keeney anaga neh noosoo duceey abaayo mcn

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 2 місяці тому

    Alxmd lilaah calaa salaamatik xabiibti is ilaali markaad guriga tagtid ma fadhineysid waan ogahey hooyo aa tahayee lakin isu badnaaw xanuun baabi,iye marwalba isticmaal marwalbana dhaqtarkaaga la xiririir

  • @xaliimoaxmed4882
    @xaliimoaxmed4882 2 місяці тому

    M.a allaha kuu dhameestiro wixi kudhiman lkn socodka ku dadaal qofka qalan jiifka badan uma fiicna allaha caafiyo abaayo

  • @AyaanAhmed-lk6gl
    @AyaanAhmed-lk6gl 2 місяці тому

    Alla qlbiyeey allaH hanoo ka caFiyo mcneey 😢😢❤❤❤❤❤

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 2 місяці тому

    Abyo alxm hdaa nabad ku dhashy ilhy hku dhibyareyoh inta kudhimn😢

  • @marwadiramani219
    @marwadiramani219 2 місяці тому

    Quick recovery siz

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 2 місяці тому

    Baayo guriga ya ku joogo carurta kle ku haayo❤❤

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 2 місяці тому

    Alxam dulillah abayo caafimad ka allaha idin si yaadiyo qaali

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 2 місяці тому +7

    Wan sii baqaya foosha cadiga qaliina maxd umalyn 😭 Qaaliyey is dhib socodku wu ku fiucnyhy cunoyinkana khudarta khafiifka cun calosha sharoobo dhaqajisa jirte qaado umushii udgoon ❤️ lkn qaliinka looma fadhiyo kuma wacna 😊

  • @habiboibrahim9547
    @habiboibrahim9547 2 місяці тому

    ASC mashaallah ❤❤❤ilahay hacafiyo inshallah gurigaga nabad kuad

  • @naimomohamed7908
    @naimomohamed7908 2 місяці тому

    Alle haku caafio abayo alxmd 4 indhood hadu alle ka dhigay 🤲

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l 2 місяці тому

    Aniga qalin cusub ahy wlhi qalinka wa xanun cdiga in lo dhalo wa raxo wan somare ilahow mar kle qalin ha icelin yarabi cdi udhalow qof la qabsade qalin maba fahmi karo wlhi

  • @hariza9384
    @hariza9384 2 місяці тому

    Illhy caafimadka hakugu wado wll inta dhimana rabi haku dhamaystiro wll❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 2 місяці тому

    Allow cafimad qarqaba gusii alle dartii ayan gujeclahay hadan malin guwayo wan gawalwala abayo

  • @rahmashine2261
    @rahmashine2261 2 місяці тому

    Abayo beybaay cun caloosha kuu soconeyso illaahi qaliinka bar madow hakaaga dhigo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 місяці тому

    Asc mashallah Allha kubarakeyo

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 2 місяці тому

    Ilahey ha ku fududeyo❤❤❤❤

  • @th3_Apthirahmaan_hassan
    @th3_Apthirahmaan_hassan 2 місяці тому +1

    abayo cafimad aaku rajaynayaa

  • @NaimaAli-oe8vh
    @NaimaAli-oe8vh 2 місяці тому

    Alle adinko nawad ah gurigina ha idin nawad geeyo abaayo

  • @AzizAli-jc7re
    @AzizAli-jc7re 2 місяці тому +1

    ماشاء الله❤😊❤

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 місяці тому

    Congratulations
    Masha Allah

  • @faysayasiinali3175
    @faysayasiinali3175 2 місяці тому

    Ilhay haku cafiyo wll lkn cunada qoyon iska ilali xbbti

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 2 місяці тому

    Alhamdulilah ala salaama

  • @mahadahmedbaalleodawaa5296
    @mahadahmedbaalleodawaa5296 2 місяці тому

    Abayo allah hadhigo umushi isxambarsata💋❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому

    Manshaallah alxamduillah tomorrow home sweet home inshallah qalinka one week ka dib waa ficnane calosha maraq fruit borosh haku socota 😍🥰👌

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 2 місяці тому

    allaah haku caafiyo abaayo umul fiyow allaah hakadhigo ❤❤❤

  • @fardowsocabdishiq9468
    @fardowsocabdishiq9468 2 місяці тому

    Mashalah 😊

  • @UmuSumaya-h3n
    @UmuSumaya-h3n 2 місяці тому

    Masha allaah wiil xishood badan waaye kariiiim

  • @hibaaqjailani2822
    @hibaaqjailani2822 2 місяці тому

    Alxamdulilaah cafimaad degdeg insha allah

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 2 місяці тому

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy 2 місяці тому

    M.a alx abyo mcn alle haku siiyo caafimaad taama ❤in.a nbd uga bax isbitlka nbd ku dhaqo rerkaada ❤ intii xaamilaa alle ha fududeeyo aamiin yaa rabi qaliin mafiicno alle hanaga badbaadiyo dhamaan teen❤aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 2 місяці тому

    Allah hakuu cafiyo wll qaliku waa dhibe lkn anigu waaba jecly cunada dhaktarka silookariyanan granyne😂

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 місяці тому +1

    Abayo isilali plz calasho halis waye ilmaha iskailali

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому

    ABSAYO. OLSAH. KUUSIYAADIYO. CAAFIMSADKA
    WAXAA BADSATAA MARAQ. LAGASAMEEYEY. WUDAARTA. MAKEYGA.
    BURKA ISKA. ILSSLI. CEESHADHKS❤❤

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz 2 місяці тому

    Caafimad taam allaha Ku siiyo abyo 🤲

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460 2 місяці тому

    Abayo wan ku daremi kara aniga lawo cung leygu qalay soco abayo xafada markad tagto wax yabo calosha ku socod sinayo cun culeysna ha qadin

  • @mariamhassan-v7k
    @mariamhassan-v7k 2 місяці тому

    Abayo adi see waye cabitaanadas cayil bay keenanaan

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 2 місяці тому

    Asc waxyaabaha caloosha kaa adkeynayo ha isku cunin , calooshu haday kaa adkaato musqusha aad wax badan fadhidid waa halis in meeshii la tolay ay kaa furanto iska jir insha alaah

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 2 місяці тому

    Alxm illahey haku cafiyo abayo❤❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 2 місяці тому +2

    Allh kucafiyo xanunwaye qalinka yaahuu cunugi 10 aaleyguqalay wali xanun an arkay ax

    • @AishaSaid-o6c
      @AishaSaid-o6c 2 місяці тому

      Masha allah abyo allahuma baarik Qof adag ba tahay hdaba 10 lagugu qalay ana ki kobada ban ka cabsanaya hda so u dhali lahaa 😀

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 2 місяці тому

      10 qaliin aaa oo inteekusocotaa naftada madnacday abaayo. mise qaar ayaad caadi udhashay?

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 місяці тому

      10 qalin ma aha sida fila ee wa cunugi 10 ba lagu qlay kuwa kale cadi be u dhashy malaha

  • @fadumomaxamefadumo5156
    @fadumomaxamefadumo5156 2 місяці тому

    Allah haku fududeeyo abaayo qaali❤❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 місяці тому

    Alxdullaah🌸🤲🤱

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 2 місяці тому

    Uk hal malin ayan ku jirey qalinka lkn yurubta kale wey ka duwantahay

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 місяці тому

    الله اكبر ولله الحمد 🎉❤❤

  • @Farh940
    @Farh940 2 місяці тому

    Masha allha illhay haku caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 2 місяці тому

    Masha Allah

  • @YusraOsman-ti8rj
    @YusraOsman-ti8rj 2 місяці тому

    M.a wll haltalaan gu siihaa socsocodgaaga habadnaado dhaqsoo xanuunga gudeeyhaa

  • @FartuunMaxamed-hf8kk
    @FartuunMaxamed-hf8kk 2 місяці тому

    Allh ku cafiyo abyo mcn

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 2 місяці тому

    Abayo qaliinka malagu wada suuxiya mise

  • @AyaanCali-sc9eg
    @AyaanCali-sc9eg 2 місяці тому

    Alle kucfyo abyo m.a nin rageedna waa had tidy ❤

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 місяці тому

    Hadaa qosleysid anagana😊

  • @NimcoFarah-h9k
    @NimcoFarah-h9k 2 місяці тому

    Masha allah reyma cadey

  • @muniiroali
    @muniiroali 2 місяці тому +1

    Abayo talo kusiina caloosha inay soo yarato qaliinka aa kabogsato ciyoow caloosha neh way kuu socone
    1 subaxda hore biyo qandac cab
    2 habeenkii marka ugu dambeeso oo sexaneysid biyo qandac cab
    I.a faaido wayn ku arki doonta

  • @AsmoXasan-is4my
    @AsmoXasan-is4my 2 місяці тому

    Abyo adoo nawadqabo noosoqabo ❤❤

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 місяці тому

    Mash Allah abaayo ❤❤

  • @somalitax7639
    @somalitax7639 2 місяці тому

    Ha logu adimo dhegta ha halmamina

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 2 місяці тому

    Asc walashiis waxaa fiican in aad biyo badan cabto sababtoo ah qof qaliin haduu galo gaas laga qadaa biyo la'aanta

  • @jamiilojiddan3267
    @jamiilojiddan3267 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤ masha Allah queen ❤❤❤