MALINTI LABAAD IYO SIIDE XALADEDA TAHAY ALHAMDULIHA 👶🏻🥹🙏🤲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 271

  • @muniiromuuse2185
    @muniiromuuse2185 25 днів тому +37

    ❤❤🎉masha allah iyadoo umul ah oo xanuun haayo ayeey waxnoosooduboosaa ee aangaarsiino 100k🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 25 днів тому +8

    Manshallah alle ku kala keenay gabdhaha somaliyeed calaf ajanabi haduu u ogol dhib ma ahan oo ay sidaan ninkooda u dhaqanayayaan iyagoo sharafteena dhowrayo lakin KUWA INTEY AJANABI AROOSAAN OO AAN SHARAF KU HEYSAN MUSLIIM WAYE DHAHAAYO HADANE WIILASHEENA SOMALIYEED CAAYNAYO MA JECLI EE FADLAN GABDHO WAXAA RABTAAN AROOSA LAKIN WIILSHA CAYDA KA DHAAFA OO XUMAAN HA FAAFININA WAA IGA TALO WABILAAHI TOWFIIQ👊🏽 congratulations sister❤🤲🏽💪🏽 from abaayo somaliyeed😊

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy 25 днів тому +11

    Alx abyo hdduu alle kaa so aruuriyay ado nbada alx xanuunkii badnaay ku iloob inantaada qaaliya ❤m.a umushii isxinbaarato o caafimaad qabto alle hakaa dhigo❤❤❤ gabadhi ku dhaheysay isku mid nhy ilmaha ahay 2gabat iyo wiil m.a❤❤❤alle hanoo desto intaa heysan alle ha siiyo ❤aamiin yaa rabi❤❤

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 25 днів тому +5

    M.a baayo qaliinka naftisa wa nimco rabi meshad aragtay adi iyo cunugago nabad qabo alle hadu idinka so bixiyay allx dheh❤❤❤

  • @Malyun842
    @Malyun842 24 дні тому +3

    Masha Allah qaloow isii ma ahan Wlhi ogling la qalay le yaqaano xanuunkiisa ee umul fiyow Allah haka dhiko qaali❤❤

  • @fardowsocabdishiq9468
    @fardowsocabdishiq9468 25 днів тому +10

    Mashalah alaha ku barakeyo

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 25 днів тому +5

    Wiilkeyga mac oo siiyay masha allah adunka ilmo yara ugu jecel nahay hada idin dhawan laheyd shumis kala daali laheyn asi woo weynaday 3 sano jira madaxo kashumiyay ilahey hakudayo abaayo baby 👶 😘ilahey hakucafiyo abaayo

  • @FartuunCabdi-p9n
    @FartuunCabdi-p9n 25 днів тому +11

    Yes ana ugu horeyo😂 umushi is xambarato alle haka dhigo

  • @NisteexoXuseencismaan
    @NisteexoXuseencismaan 6 днів тому +1

    ماشاء لله ماشاء لله ماشاء لله 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤ماشاء الله

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 25 днів тому +6

    Mashaa alaah alahuma baarik anigana xaamil ayaan ahay bishi 9laad ilaahey inta xamil ah alle hau fududeeyo

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 25 днів тому +2

    Masha allah abaayo ilhy ha idin xifdiyo adiga iyo caruurtada iyo reer kagaba adiga ilhy cafimad deg deg ah haku siiyo qalin ka dhib maleh hadii laga maarmi mayo waa xal . Ilhy ku fududeyey alx

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 25 днів тому +5

    Reyma an 100k gaarsiino intay isbitalka koogto inshaa alaah

  • @user-nt4fs7ld4k
    @user-nt4fs7ld4k 25 днів тому +2

    Mashaalah waa nolol cusub oo manta udhalatay Somalia iyo Afghanistan o dhan farxad iigu wara my family

  • @Faatimaa345
    @Faatimaa345 25 днів тому +6

    Mashaa allah 🎉🎉🎉🎉 hambalyo ilaaheey caafimad taama haidin siiyo💛💛💛🧡🍥😃🍬🍡

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 25 днів тому +2

    Masha Allah tabaarakalah Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @asmohassan4272
    @asmohassan4272 23 дні тому

    M.a ilahy hadu ku nabad keenaye waa ilahy mahdis xbbti wad mudantahy intas iyo in ka badanbo waxa walal lagu yaahye in keen dhibateysan iyo keena xanuunsan ina garab istakno hadan awoodin xiita ina qarashaka ka bixino waxn u awoodno waa ducada ilahyega ku aqbala mahada iska leh ducoyinka walalah musliminta ah Alxamdulilah caala kuli xaal hambalyo wlshey mcn🎉🧨🎈🎊

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 25 днів тому +1

    Maasha. Alaah
    Abaayo. ILAAH Kaadhigo😮go. Umishii IS xabaarsato

  • @aisha665
    @aisha665 25 днів тому +1

    MAASHA ALLAH NIN FIIANA ALLE KU SIIYEY IYO WIIL ASAGA RAACO RAG AH ALLAHA KU XAFIDO

  • @HawaHoussein-k7h
    @HawaHoussein-k7h 25 днів тому +5

    Marshallawashaya
    ❤🎉

  • @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro
    @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro 25 днів тому +2

    Alle haku caafiyo Qali guys 100 garsiya gabadha🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk 25 днів тому +3

    Masha Allah tabarakallah please masha Allah ha ilaabina

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 24 дні тому

      Asc wll qali plz igu so bir wax weyn ii thy ❤❤❤

  • @CaashoAbdullahi-gm2zz
    @CaashoAbdullahi-gm2zz 25 днів тому +5

    Masha allah umashii is xambarato rabi haka dhigo❤

  • @munamiracabdi1153
    @munamiracabdi1153 24 дні тому +1

    Umul fiyoow alle hkaa dhigo I.a❤❤mcnto Abaayo 🎉100K🎉

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 25 днів тому +1

    M.a aamiin abaayo ducadeena Allah kuu aqbalay mahad usugnaatay umushii is xambaarata Allah kaa dhigo

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 25 днів тому +1

    Masha allah hadu ale ku aqbly ducdi alx mabruk❤❤ xabiibti umusha wax laa dhahy ducda waa laa aqbal ee igu soo duce hoyo iga xanusta

  • @AsadIbraahim-e1k
    @AsadIbraahim-e1k 25 днів тому +1

    mansha allaah. allaah aya kufududeyey allaah hakadhigo umushi isxanbarata

  • @Wardaa-pv6yp
    @Wardaa-pv6yp 25 днів тому +1

    Maasha Allah Umul caafimaad qabto Allah haku dhigo walashey caruurtaadana Allah haku deesto🤲

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 25 днів тому +1

    Masha Allah ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼🤲🤲 inshaa Allah 🥰🥰🥰😍😍😍😍

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 25 днів тому +1

    Masha allah ale ayaa mahad iskale oo ku fududeyeyey alx waxa walbo waa waxa Alle xagiisa ka qoron allah noo kaa cafiyo insha allah umshii is xanbaarsato oo cafimaad qabto allah kaa dhigo abayo mcnto anigab sadex caruur ah ayaa sadex mar la igu qaley alx qalniin kale waan markey alx calkuli xaal adiga iyo gabadhan habo u ahey iyo adigab cafimaad iyo cimri dheer iyo cibado suban allah idiin wada siiyo insha allah dumshigey kariim iyo ramsan randa ayaa sidoo kale ale waxaan uga rajeynayaa cafimaad iyo cimri dheer iyo cibado insha allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @hannakassim8170
    @hannakassim8170 25 днів тому +1

    Masha Allah ukhtah Allahum barek mabrook Allahu swt ha idinka dhigo bari anfac badan adinka walidka ah & jamiic musliminta ❤👌

  • @fatumamohammed2047
    @fatumamohammed2047 25 днів тому +1

    Abaayo bishan 21 dalesa igudehen isoduceya asxabta reyma kuxiraan please abayo yal cunugii iguhoreya waye cabsi Iyo walwal kabixi laasanehe isoduceya ilheyna wxa kabarya inti gawar uur uleh sidi ani okale inu Allah inukala keeno ameen ya rabb😭😢

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 25 днів тому +1

    Maansha Allah
    Ilaahay caafimaadka ha kuu siyaadiyo

  • @NicmoMaxamed-ym4gs
    @NicmoMaxamed-ym4gs 25 днів тому +2

    Masha allh tabaraka allh abyo ilhy hakadhigo umushii isxabaranto aaamin yarabiii 😊

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d 25 днів тому +1

    Adamudan xabbti duco iyo kabadana waad istaahishaa
    Alxamdulilah

  • @user-gi3dq6jx4t
    @user-gi3dq6jx4t 25 днів тому +1

    Amiin mcnto Allaha noofududeeyo adna umushii is qaadata allha kaadhigo❤

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 25 днів тому +1

    MashaAllah tawarakaAllah abaayo mabruuk ilahey haa ku barakeeyo ilmaha iyo gurigaga❤❤❤

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 25 днів тому +1

    Maashalaah ilaaha caafimaad taama hakusiiyo wll wlh waa, kaawarwaray alx rabilcaalamiin❤❤❤

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 25 днів тому +1

    Masha allaah tabarakallaah umushii isxaanbaarato allaha kadhigo o cfmd qabto

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse 25 днів тому +3

    Masha AllaH 🌸

  • @UmuabdrahmanMuhammad
    @UmuabdrahmanMuhammad 25 днів тому +6

    Illahow inta dhiman o kow ka ahay no fududee si abshir ah

    • @user-ix6dc1gn4z
      @user-ix6dc1gn4z 25 днів тому

      Amiin amiin yarabi alxm aniga waan dhalay adigna allaha kuu fududeeyo abyo

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 25 днів тому +2

    ماشاء الله الله يحفظكم يارب العالمين 🤲🤲🤲❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 25 днів тому +3

    Mansha Allah tabarakallah Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉❤❤❤ ilahay haku siyo cafimad tamah ah oo dag dag ah

  • @user-uf7zz2tw8j
    @user-uf7zz2tw8j 25 днів тому +1

    allxamdulillaah ilmaha yar kamirada fadlan umushi isxambaarata allaha kaa dhigo allaahuma aamin yaa rabbi🤲🤲🤲🤲😊🎉🎉

  • @ifrahibrahim8851
    @ifrahibrahim8851 25 днів тому

    Mashaalaa mashaalaa mashaalaa alaha ku barakeyo

  • @MaryanMohamed-jz9lz
    @MaryanMohamed-jz9lz 25 днів тому +1

    Umul cafimad qabta allaah ha ka dhigo aamin

  • @FarixaArman
    @FarixaArman 24 дні тому

    Mashllh mashllh allow ubarakey tii duugi laheed allow ka dhig anigana ilahiyow isii alhuma ameen mabruuk qalpi🎉🎉❤

  • @Soodhawoow
    @Soodhawoow 25 днів тому +1

    Alf mabruuk kusoo dhawoow aduun lagaa jecel yahay habo 🎉🎉🎉🎉🎉 adigane allah kuu boogadhayo abyo

  • @xamdaahmed
    @xamdaahmed 25 днів тому +3

    masha allh Mabruuk apyo❤

  • @user-we3jl3zf9t
    @user-we3jl3zf9t 25 днів тому +2

    Apyo awlaadaada public ha iska keenin nimcadada waa la qarsadaa
    Allaha kuu barakeeyo m.a

  • @malyu07thraageh-ek3me
    @malyu07thraageh-ek3me 25 днів тому +3

    Masha allah sister❤

  • @habiboibrahim9547
    @habiboibrahim9547 25 днів тому +2

    Masha alah abayo ilahay haku cafiyo adiga iyo familkaga waka fakari jiray wankuso dicey ayan ❤❤❤❤

  • @HINDAOMAR-g6l
    @HINDAOMAR-g6l 25 днів тому +2

    Oh masha allaah congratulations 🎊 abayo alleh ha idin xafido dhamantiin baby girl welcome mamo noqo midi DDD intaba anfacda insha allah qalin waxba maha abayo wa xaal mar marka qaar aniba laba babay girl ii jogta wana laygu qalay alxm alleh ha ino dhaafo

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 25 днів тому +1

    Masha Allah tabaraka Allah wll ilaahy ayaa mahadleh kaa nabad keeny Allahu ma baarik

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 25 днів тому +2

    Mash Allah tabarakallaah allahuma barik ❤🎉

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 25 днів тому +2

    masha allah abyo alal ku barekryo

  • @Warda-sm5hc
    @Warda-sm5hc 25 днів тому +3

    Mashallh ilaahy hakubarakeyo wll

  • @FaadimoshAadan
    @FaadimoshAadan 24 дні тому +2

    Wakudarema abayooy tan anasomaray 2mar gurigaga nabad allaha kugu geyo

  • @ayaansaciid5686
    @ayaansaciid5686 25 днів тому

    Maasha allah saakay xooga waad ficantahay allaha kuu siyadiyo caafimadka ❤❤❤

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 25 днів тому

    Mash alh tabaraklh alahuma barik byo

  • @RahmoAbdi-tj9wo
    @RahmoAbdi-tj9wo 25 днів тому +1

    Leylo Abaayo saan kaaga walwalay ilaahbaa ogaa Alxamdullillaah waan farxay Ninkaaga garabkaaga ah allaha ku deesto

  • @user-fb5eu8ks2n
    @user-fb5eu8ks2n 25 днів тому +3

    Masha allh

  • @aishaabdulahi2794
    @aishaabdulahi2794 24 дні тому

    Alxamdulilaah abayo illahay haka dhigo umushi isxambarata oo caafimad qabta 🤲🤲❤️❤️❤️

  • @Umayma12
    @Umayma12 25 днів тому +1

    Alhamdulilah rayma masha Allah caafimad sariic eh allaha kusiiyo aabayo insha Allah no soo caafimad xabiibti

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 24 дні тому

      Asc wll qli plz igu so bir wax weyn ii thy❤❤❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 25 днів тому +3

    maashaa allaah tabaaraka allaah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Zariina124-wh6sl
    @Zariina124-wh6sl 25 днів тому +1

    M.a abyoh umushii is xanbaarta ilhy hka dhigo abyoh ilhy hku garab qabto

  • @user-ss1do2cd8z
    @user-ss1do2cd8z 25 днів тому

    Amin abyo allah ku cafiyo adigna ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 25 днів тому

    Masha allaa umul fayow alle hakaa dhigo🤲🤲❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 25 днів тому

    Maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Alxamdulila rabilcaalamiin ilaahaa mahadle❤❤♥️♥️❤🫶🫶🫶❤♥️♥️♥️

  • @ayaanjerara
    @ayaanjerara 25 днів тому +1

    Mansha allaah tabarikallaah illaahay bay mahadi u sugnaatay mar hadii aad cafimaad qabtaan

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 24 дні тому

      Asc wll qli plz igu so bir wax wey. Ay ii thy❤❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 24 дні тому +1

    Masha Allaah beautiful family 🥰❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @xaliimoaxmed4882
    @xaliimoaxmed4882 25 днів тому

    M.a allaha ku xafido wllshy mcn umul fiyow allaha kaadhigo

  • @imc9270
    @imc9270 25 днів тому +1

    Masha allah❤🥰

  • @HiboabduleHiboabdule
    @HiboabduleHiboabdule 24 дні тому

    Abaayo qaliin maad kuwada dhashay ilmaha dhan mase kan basaa laguugu qalay❤❤❤

  • @MaryamAxmad-eo5rh
    @MaryamAxmad-eo5rh 25 днів тому +3

    Masha allh ❤

  • @RoodaKhaliif
    @RoodaKhaliif 25 днів тому +1

    Masha Allah xbbti ana isoo duceeya ino ilhay ifududeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shshss1192
    @shshss1192 24 дні тому

    Mashallah ramzan wa sooo cute ilaahy haku xifdiyo caruurtada❤❤❤

  • @Dsaxan
    @Dsaxan 25 днів тому +1

    Mashaa allh ❤

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 25 днів тому +1

    ماشاء الله تبارك الله يحفظك يارب حبيبتي ❤️❤️❤️❤️❤️🤲🎉🎉

  • @iqroahmed9558
    @iqroahmed9558 24 дні тому

    Amiin ya Rabi 🤲🤲🤲

  • @hariza9384
    @hariza9384 25 днів тому +1

    Caafimad taama wll rabi nabarka hakuu boksiiyo awladana haku barakeeyo❤

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 25 днів тому +3

    Masha Allah umushii udgoon ❤😅

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 24 дні тому

    Wcs alx apyo inta ku dhimna alle hku dhmestiro ilmhna iska ilali closha yey kgu dhufne

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 25 днів тому

    Mashaa Allah ilahay Haku xafido❤❤❤❤

  • @sihaamcali8528
    @sihaamcali8528 25 днів тому

    Mansha Allah illahay haku xafido wll qaali

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 24 дні тому

    Mashallah wll mar hadii ilaahay ku kala keenay wanu ka walwalanay hamabalyo xbbti adiga iyo babyga cusub ❤️🙏

  • @caworuwayda8901
    @caworuwayda8901 24 дні тому

    masha Allaah tabaraakallaah

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 25 днів тому +2

    Masha allh xppti allh haku caafiyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seynabahmed1819
    @seynabahmed1819 25 днів тому

    Masha Allah illaha ha ku xifdiyo abaayo

  • @user-vu9vz8oo3o
    @user-vu9vz8oo3o 25 днів тому

    Mashalah abayo alaha ku barakeyo😢

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 24 дні тому

    Mansha allah mansha allah

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 25 днів тому +3

    MashaAllah Abayo 🎉🎉🎉🎉

  • @khadiijombashir-pk7vk
    @khadiijombashir-pk7vk 23 дні тому

    Qalinka kadib sunta Markey baxdo xanuun waxaa daremee ilahay xaladisa ogyahay alxm ilahay umushi isxambarata hakaa dhigo abayo❤

  • @FardusaabdiMohamed
    @FardusaabdiMohamed 25 днів тому

    Mansha alla

  • @DeeqoAli-s7e
    @DeeqoAli-s7e 25 днів тому +3

    Umushii isqadata inshalah

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 25 днів тому

    Maanshaa alaah alaahu mubarak

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 25 днів тому

    Maasha allah cafwaa wa caafiya ❤

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 25 днів тому +1

    Alle haku caafiyo wllshey umushii is xambarato illahay haka dhigo abyo socod badan sibey fadhiga iska yara abayo insha Allah waad ficnaane aniga sadax bar ayan maray qaliin

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 24 дні тому +1

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤ wax weyn ii thy ❤❤❤

    • @farhiyayuusuf6815
      @farhiyayuusuf6815 23 дні тому

      Okey abyo ​@@amalamuli376

  • @Fartuun-4890
    @Fartuun-4890 25 днів тому

    M.a ilhy hkudhawro crurtada cfim taama hakusiiyo

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 25 днів тому

    Masha allaah masha allaah alx ilahey umushi is xambarto Haka kadhigo abaayo ❤❤

  • @CaliSaladCali-q3p
    @CaliSaladCali-q3p 24 дні тому

    Mashallah alaha kubarakeyo❤❤❤❤❤