Thanks Adam, waa qurux, waa hadii aaney shareecada ka hor imaneyn, ta kale nin waliba wuxuu jecel yahay in gabadh qurxooni kasoo ag toosto, ALLE-na SWT wuxuu ugu bushaareyey ehelka jannada ( ragga) dumar indho qurxoon ( soo jiidasho leh)
MAC-HADKA DAARUL QUR'AAN ONLINE Ee barashada qur'aanka iyo culuumtiisu, waxa uu qaadanayaa arday cusub ee hore u gaadh wixii faah-faahin ah nagala so xidhiidh tell:0634521161. Ama kusoo biir group what's app kan👉👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd.
Adanaw wa ugbaad mudadan waxaan ku maqna gadhi ba ila dhacay jarmalka bil komo ku jiray lkn imika waykan anoo kiboodhka biraha gacmaha ku qoraya e soo duce😔😔😔😔
aad baan kuu salaamay sxb aadan sahan waxan ahay mid ka mida in ta aad ku tilmaamto badanaa walaalaha ay ii dhalaeen habeen ku iyo maalin tu mahad sanid sxb waa subayr andalus oo mis na ku leh hora u soco oo noqo inta ay til maamayso maah maah da waari maysidee war ha kaa ha dho sxb.
Mansha allah A,sahan hore usoco zhp lkin suaal ayaan wata madama oo aad igaga ficantahy Kuna sabsan masooniyada,waxa melwalba katagan calamad sadex xagal ah tas oo sida aad shegtay katirsan ama kalin laxad leh kaga jirta, S,madow .ma kulatahay inay calamadas si dhakhso ah u saameyn karto Qof imaan leh, amaba ma u horsedi karta inuu wakhtigiisa dayaco madama ay calmadu guriga uu joogo ay melwalba kagatalo
Madarasada Al-Raxma online qur'aan waxa ay ugu bushaaraynaysaa dhammaan ardayda jecel barashada qur'aanka iyo culuumtiisa in ay qaadanayso arday cusub. Wixii faah-faahin ah kala so xidhiidh tell:0654521161. Ama kuso biir group what's appkan 👉chat.whatsapp.com/DTzz0E2xcPn0YJ5e3fSO9a.
Horta make up buuxa ma marsado lkn lips 💋 iyo qalin sune ban ka isticmaala oon marsado markan suuqa ubaxayo ama jaamacada tagayo Erey run ah ayaan hadalkaga kadhex dhadhan saday aaaadanow Wiilkan xidhiidhka leenhy inkastoonan isla joogin oo inan is aragna nagu yartahay marmarban video call kuwada hadli jirnay amaba magaaladan kunoolahay iman jiry Anigoo og inay dambi tahay waxan isticmaali jiry lips qalinsunaha ama indho kuusha iyo cadarkabah Lkn markan imika mudo badan xidhiidh lahayn hadan is arkayno iyo haday video call tahaybah waxbah masii marsado oo sidaydaasan ku qancay bah ilayn kalsoonidi wan helaye hhhh alx isna waxaas wuu neceb yhybh
أخي في الله Hal mushkilada ayaa ihayasta waxayna tahay markaan dadka lawadaago aragtidayda iyo waxaan ku hamiyayo waxay lasoo boodaan waxaa somaliland lagagama shaqaysto ee walaal ila tali adoo raali ah Walaalka form Gabiley 🤗💘
Walal bili aadanku majecla hormarka qoFka. LkN. Cid na ha dhagyzan hadhow markad kusoo biirisid ayah Ku tageraa markaa wall hore usoco oo hamigaga ka dhabyso
Runtii waa barnaamij Heerkiisu sareeyo mnsh Allah wll horta waan qoslay markii kobaad ma inay dayici lahaayeen bay kula thy Ayeeyoyinkeen haday helayaan make up Ogow mid wxa hadii laga siman yhy oo gaalo iyo islam ba wxaasi danbi iyo wxa aan sal iyo raad toona diinta kulahayn ogaada waa qaacido waayo wxa Xaq ah ee Alle Agtiisa ku wngs laguma wada aha istareex
Gabadhu hadey Akhlaaq, diin iyo dadnimo leedahay, Quruxi kama maqna.
"QURUXI WAA DIIN"
Waxan ahy gbr jirto 23 sano wan gursady alhamdulilah sas ay thy waligey ma anan marsan rooseto Kamana helo
Imikana alle kuma tuso
Shukrn xbbyi hadna haku dhiirn qli👍💋
Masha Allah
Habeenkii arooskaaga maxaa laguu mariyay
Zve
wallahi waad naga danbajisay aadanaw fadlan wll nagada sawirada dumarka xushmad baan kuu haynaaye
وقل للمؤمنين يغضؤ من ابصرهم
Alle kabaq
Inta ka😠 xanaaqsan in israel la hashiiso imaaraadka
👇
Waa xanaaq aan wax qaban karin
Maxaa ka galay ma srael bad yahay mise UAE somalia uun bad ka hadli karta waxa ka dhacay
Hadaan xanaaqo iyo hadaan farxoba waa isku mid madaneeyo wax aanaan waxba qabankarin 🤷♀️🤷♀️
Dee wll shaqo iskuma nihin ee imaaraadka waligaa uun iska ilaali yaan....
🤐
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي.
الله يحفطك
Mahadsanid kuwii rag ahaa run usheegtee
Macalin waan ku tagera
Horey u soco wll wan ku takera from Djibouti ❤❤❤
Thanks Adam, waa qurux, waa hadii aaney shareecada ka hor imaneyn, ta kale nin waliba wuxuu jecel yahay in gabadh qurxooni kasoo ag toosto, ALLE-na SWT wuxuu ugu bushaareyey ehelka jannada ( ragga) dumar indho qurxoon ( soo jiidasho leh)
Sahan xoogaha aad ugu mahdasan tahay xoogta
Hi mr Adam sahan thanks so much your conducting your best video Life your best Life
asc walalaha somaliyeed aan usu ducayno ana usu calol fayobano mahadsanidiin 🇸🇴🦾❤️✅
mahadsanid
Ilahay janada haku geyo wll adan
Caajis iyo hurdo la'aan i qabatay awgeeda saacan oo ah habeen barkii kadib ayaan ku dawanayaa ustaad aadam xafidakallah
Mahadsanid wllal
Mashallah
Masha Allah thanks wll aadan
Mahadsanid wll mcn
MAC-HADKA DAARUL QUR'AAN ONLINE Ee barashada qur'aanka iyo culuumtiisu, waxa uu qaadanayaa arday cusub ee hore u gaadh wixii faah-faahin ah nagala so xidhiidh tell:0634521161. Ama kusoo biir group what's app kan👉👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd.
Sahanka xogaha
Ogaansho best jannal
Runtaa waaye zxp anuu waan iska jeclahay labiska xaan sameeyaa markaa
Iska wado Ha iska Jiidhine lkn Maaalintaad hesho mid kalsooni kugu qaba iskadaa fadlan caafimad Bishimaahaga una wanaagsane
Adanaw wa ugbaad mudadan waxaan ku maqna gadhi ba ila dhacay jarmalka bil komo ku jiray lkn imika waykan anoo kiboodhka biraha gacmaha ku qoraya e soo duce😔😔😔😔
Sahanka_xogaha
Ogaansho😎
Masha allah wllkay caqliga ilaahey hakuu siyaadiyo waaban kawiswisaa marsi daa
Asc walal waxan kaa soo salaamayaa Hargeisa walal nolosha horumar ayad ka gadhi insha allah
Saxiix
First like And Veiws
Stop what u writing
Maxaa ka rabtaa
@@fartuunabuukar9013 labis marso
Thanks brother AdaaM
Taariikhada madaxweynaha hore ee iDA AmiD😍❤
Jazakallahu khayran
aad baan kuu salaamay sxb aadan sahan waxan ahay mid ka mida in ta aad ku tilmaamto badanaa walaalaha ay ii dhalaeen habeen ku iyo maalin tu mahad sanid sxb waa subayr andalus oo mis na ku leh hora u soco oo noqo inta ay til maamayso maah maah da waari maysidee war ha kaa ha dho sxb.
Bwy waan jeclahy wax walbo oo aad soo galiso mahaddanid wallo
Hhhhh mansha alaah I liked the way aad runta uga hadasho hhhhhh
7:20 aduunka ayaanba ugu necbahay mana marsado waana socdaa alxm . Gabdhaha kulli na ma wada ahan.
Mahadsanid sxb aadan sahan
Quruxda ilaahaybaa jecel
Sawirka badan nagada wll fadlan
Masha allh channel an wax badan ka faa iday♥️
First ... ❤❤ philosopher Adan big support
Masha allah
M.a faaiido wayn waye
Sababta ay gabdhahaa wxas oo dhan Umar sadaan waa iney raga ku soo jiitan
Waayo raga ayaa jecel mar waliba
Dumarka qurxoon
GOOS GOOSKA HALKAN KA DAAWO👇👇👇👇👇👍
Wlhy wa runtii kkkkk cajiiib wlky
Keep going back 👊💪❤️❤️✅🇸🇴
Mansha allah A,sahan hore usoco zhp lkin suaal ayaan wata madama oo aad igaga ficantahy
Kuna sabsan masooniyada,waxa melwalba katagan calamad sadex xagal ah tas oo sida aad shegtay katirsan ama kalin laxad leh kaga jirta, S,madow .ma kulatahay inay calamadas si dhakhso ah u saameyn karto Qof imaan leh, amaba ma u horsedi karta inuu wakhtigiisa dayaco madama ay calmadu guriga uu joogo ay melwalba kagatalo
M.a horay usoco Kappe
Mansh allah
Hhhhhh dirxi.subxaana llah
Aadbay inooogubadan tahy wll
Mahadsanid macalin ❤️
Madarasada Al-Raxma online qur'aan waxa ay ugu bushaaraynaysaa dhammaan ardayda jecel barashada qur'aanka iyo culuumtiisa in ay qaadanayso arday cusub. Wixii faah-faahin ah kala so xidhiidh tell:0654521161. Ama kuso biir group what's appkan 👉chat.whatsapp.com/DTzz0E2xcPn0YJ5e3fSO9a.
Masha allah the best channel
Gabdho la waalay ayaan u arka
Mansha alaah🖐
Dumarkii soomaaliyeed hada waa waasheen fanaaniin iyo majaajilaystayaal ayay noqdeen iyo qaar gogosha ninkooda ka sheekaynaaya iyo xan berigii hore dumarku gurigay dhisi jireen caanahay luli jireen ubadka,cuntada
Bal kuwan shaqaysana maayaan guriga iyo mobilkaba soo dhaafi maayaan gabdhaw sidan isku dhaama
Oo kolba wiil yar yaanuu kaa sheekayn marna kuusoo dhareerin hadii aad taladaa qaadan waydaan
Cidlaa lagaaga dhaqaaqi doonaa intoo garac laguu xambaariyo
Manzha Allah wall
Masha allah sxb horay usoco
Keep going wllo qli
👇thanks wll
Mahadsamid
mahadsanid wll adam sumariyinta cashar ka samee wll
Marmar baan isticmaala sida xafladaha o kale inta kale ma isticmaalo
Illaahey hakaa abaal mariyo dadaalkada 🙏🏾 walaal
Wll Qalli Nagu Soo Biir please
Wax Yar Baa nooga Dhiman
2k Subscribe🔔👈👈👈👈
Horta make up buuxa ma marsado lkn lips 💋 iyo qalin sune ban ka isticmaala oon marsado markan suuqa ubaxayo ama jaamacada tagayo
Erey run ah ayaan hadalkaga kadhex dhadhan saday aaaadanow
Wiilkan xidhiidhka leenhy inkastoonan isla joogin oo inan is aragna nagu yartahay marmarban video call kuwada hadli jirnay amaba magaaladan kunoolahay iman jiry
Anigoo og inay dambi tahay waxan isticmaali jiry lips qalinsunaha ama indho kuusha iyo cadarkabah
Lkn markan imika mudo badan xidhiidh lahayn hadan is arkayno iyo haday video call tahaybah waxbah masii marsado oo sidaydaasan ku qancay bah ilayn kalsoonidi wan helaye hhhh alx isna waxaas wuu neceb yhybh
ale haku sharfo
Adan sxb waxan kaa codsadey inaad noso sameysaa kaftanka ropert mugabe 😆😆😆😆😆😆😆🙏🏻
Sadaxaad
Best channel
أخي في الله
Hal mushkilada ayaa ihayasta waxayna tahay markaan dadka lawadaago aragtidayda iyo waxaan ku hamiyayo waxay lasoo boodaan waxaa somaliland lagagama shaqaysto ee walaal ila tali adoo raali ah
Walaalka form Gabiley 🤗💘
Walal bili aadanku majecla hormarka qoFka. LkN. Cid na ha dhagyzan hadhow markad kusoo biirisid ayah Ku tageraa markaa wall hore usoco oo hamigaga ka dhabyso
@@kaafiyailkacaz221 شكرا أختي
Nasteexadaada waan qaatay waana ku dhaqmi doona إنشاء الله
🤗🤗💘
Good point pro adan💯
Somalihadaanahay lanagama karo adanow balse waan iska daynaynaa
Runtaada wllky adam
Hora lo yidhi xarago xanuun maleh
Tan lipistu dhishay baaba ugu daran cajiip
Wll Qalli Nagu Soo Biir please
Wax Yar Baa nooga Dhiman
2k Subscribe🔔👈👈👈👈
Aaadan xiirista maantu maaha mid awooweyaasheen laga hido raacayo ee waa mid gaalo cayaartoy ah laga hido raacayo waana sababta loo ridinayo
Daawade Adoo mahad Please buuqo channel kayga Oo Subscribe iigu Qabo 👍👍👍👍
Waxan anigu manadeegsado akhlaaq xumo iyo xanuun in laga qaadaa ayaan u aqaanaa
Kilopatra taarikhdeeda noso diyari👍🏼
Wankugu rcsnhy
Adan_____xushmad___baan__kuu__hayaa___wallkie___
Runtii waa barnaamij Heerkiisu sareeyo mnsh Allah wll horta waan qoslay markii kobaad ma inay dayici lahaayeen bay kula thy Ayeeyoyinkeen haday helayaan make up
Ogow mid wxa hadii laga siman yhy oo gaalo iyo islam ba wxaasi danbi iyo wxa aan sal iyo raad toona diinta kulahayn ogaada waa qaacido waayo wxa Xaq ah ee Alle Agtiisa ku wngs laguma wada aha istareex
M.a anigu waxaan ka daneyaa runti qaarka danbo horaadka iyo qalbiga
Qofkii ugu horeyey 😜😜😜😜
Well done
aad ayaad umahad santahay macalin. sababtaan macalin kuu idhina wax badan ayaad ibartay illahay ha kaa abaalmariyee anagana kuwa kucamal fala illahay hanaga dhigaaa. illahay ayaa mahadleh
Can you tell me the title of the book? Thank you
Wll Qalli Nagu Soo Biir please
Wax Yar Baa nooga Dhiman
1k Subscribe🔔👈👈👈👈
Horey usoco wllkey somaliyeed waad kumahadsantey wadaaga wanaada aad lawadaageyso walaalaga somaliyeed
wn sugaynay muclimu topuc wngsan shukran
24hr gudahooda allah hakaga farxiyo walal iga farxi subscribe isaar 1000 igarsii...
🙂👍🏻
Walal waxan ahay wiil soo maaliyeed fadlan igu caawi soomaalinimo oo
👇👇👇👇👇👇
SUBSCRIBE IISAAR WLL
Daadax media bookho walal janada gale
Keep going pro
Wlhi sida yuhudka u istcmalaa mxaa lipstick 💄 maxaa ma macno eh dambi meyaa
daadax media waa kanaal aad waxbadan ka faaidi doonto
@
@
@
Zhp xamuurad dhe
✊✊😍😍
Keep going sxp adan
Wll qli horo uso co Malin walba waan kuda wada
Zxb wlaahi ereyada aad sheegaysid waxaan ku dhigtay school ka dhacle boqor saddex qeyd