“BARIGA DHEXE WAXAA KU SOO FOOL LEH DAGAAL DIB LOOGU LAABANAYO KA HOR 1948”

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • “BARIGA DHEXE WAXAA KU SOO FOOL LEH DAGAAL DIB LOOGU LAABANAYO KA HOR 1948”

КОМЕНТАРІ • 85

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 3 місяці тому +18

    Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Ortho-Surgeon
      @Ortho-Surgeon 3 місяці тому +1

      aaameeen!!!!

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 3 місяці тому +1

      Aamiin insha Allah .

    • @abdifatahabdullahi1863
      @abdifatahabdullahi1863 2 місяці тому +2

      Ameen. Wallahi run ayad shegtey

    • @Qabyaaladiid40
      @Qabyaaladiid40 2 місяці тому

      @@abdifatahabdullahi1863
      Mahadsanid Walaal Garashada Allah Hakuu Barakeeyo

    • @Qabyaaladiid40
      @Qabyaaladiid40 2 місяці тому

      @@abdifatahabdullahi1863 Mahadsanid Walaal Aqliga Allah Hakuu Siyaadiyo

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 3 місяці тому

    أللهم أنصر إخواننا مجاهدين في فلسطين 🤲😪🇵🇸🙏🏼Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @AbdiDahir-jk1tf
    @AbdiDahir-jk1tf 3 місяці тому +5

    Alaha Lajiro Reer Falastiin insha Allah guul

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 3 місяці тому +3

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 місяці тому +2

    Qiyaana mareykank alow sahal falastiin❤ xuutiyinta❤ xisbulaha❤ciraq❤

  • @xqaalib3370
    @xqaalib3370 3 місяці тому

    Aad baad u mahadsantahy m m cade iyo mawliid wararka iyo qoraalada khabiiradu qorayaan ee aad noo soo gudbisaan

  • @mohamedismail3210
    @mohamedismail3210 3 місяці тому +1

    Guul falastiin alle ha jabiyo yuhuuda iyo kiristaanka iyo munafaqiinta la jirta .
    In sha Allah

  • @aminajama8534
    @aminajama8534 2 місяці тому

    ASC HBN
    INSHA ALAAHU falastiin guuuuuuul guuuuuuul insha alaahu 🇵🇸💪🇵🇸💔💪💪💔💔 guulguul falastiin

  • @cismaanjaamac9374
    @cismaanjaamac9374 3 місяці тому +1

    Saado cali warsame #@@the way you ❤❤❤

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 3 місяці тому +1

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 3 місяці тому +1

    Insha Allah Guuuul 🇵🇸🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🤲🏿

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 місяці тому +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 3 місяці тому

    Illaheeyow ka dhik dhamaadka yahuuda inasha Allah

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 3 місяці тому +1

    Wararkii Dagaalka Gaza inaad ku dartaan bay ahayd barmaamijka caawa.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 місяці тому

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga from buntiland

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 місяці тому

    bismillah asc walalayal aaynu uduceyno wllhena falastin illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow aamiin

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 3 місяці тому

      Aamiin insha Allah.. adiigana waa layle danbigaaga iyo kii waalidiintaaba eebe ha dhaafo inshallah.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 місяці тому

    Cadawga ugu weyn waa maraykan yahuudana waa isaga ayaa kadambeeya nacaybka iyo xumaantay u hayaan islaamka oo ukala duwaneyn laakiin maantase waa dhamaadkii cadawga insha allaah

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 3 місяці тому

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @AbdilahiMuuse-vm3ls
    @AbdilahiMuuse-vm3ls 3 місяці тому +1

    Alla halajiro walaalaheen falastin allaahu akbar

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 3 місяці тому +1

    First one wn idin slamay m.h And m.m.c. Fais duwaariga aan dhagaysano

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 3 місяці тому +3

    You delayed in moment your program tonight.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 місяці тому

    Nin Ayaa Gurigiisi Laga Qaadani 🎉🎉

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 3 місяці тому

    waxaan rajaynayaa in uu noqondoono midkii yahuudu uga qixilahayd bariga dhexe inshaa allah

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 3 місяці тому

    Allaahu Akbar

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 3 місяці тому +1

    ❤❤❤ jzk

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 3 місяці тому +1

    Ya Allah protect falastine from Isreal 😢❤

  • @alimaanehassan3823
    @alimaanehassan3823 3 місяці тому +1

    Waasoodhoweeyneeynaa Maxamuud iyo Mowliid

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 місяці тому

    Bariga dhexe mar hore ayey diintoodii gaalo ka iibsadeen inay badbaadaana maba istaahilaan.

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 3 місяці тому

    Ha oloolo bariga dhexe, Ma inti falastin so gaadey ka badan ba gaadi.

  • @user-ll9sq3so5b
    @user-ll9sq3so5b 3 місяці тому +1

    waa la jabiyey garabka hahuuda

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 місяці тому

    Guuleysta.

  • @AbdiFataxcali-sy8be
    @AbdiFataxcali-sy8be 2 місяці тому

    Maxamed maxuud cade iyo mawliid aad ayad u mahadsan tiin iyo bahda hbn

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 3 місяці тому +14

    War is must without war no life

    • @YussufBare-qy8sz
      @YussufBare-qy8sz 3 місяці тому +4

      Even this channel will not get viewers if there is no war😂😂😂😂

  • @CabdirisaaqMaxamed-rb2ub
    @CabdirisaaqMaxamed-rb2ub 3 місяці тому +1

    Molid iyo m cade so dya Burda nahayse

  • @Ebraheem-ws7il
    @Ebraheem-ws7il 3 місяці тому

    Xamas waa gesiyatha islamka guul Ayan urajeyna

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 3 місяці тому

    WARKINA INTI UDAMBEISEY WAXAD MUTEISATEN🎖️🎖️🏆🏆👑👑⭐️⭐️⭐️🌹🇵🇸🇿🇦🇸🇴🇰🇪

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 місяці тому

    Hada waa markii Falastiin xor ah la abuuri lahaa inshaa Allah

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 місяці тому +1

    Wd mahadsantihiin sxp

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 місяці тому

    Waxa.xasarda.wada..waa.yuhuuda.iyo.marayka..idha.la.Santa
    Huka.kala.duwan.uu.siinayo
    Israaiil
    Illaahay.ha.jabiyo.yuhuud.iyo
    Nasaara

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 місяці тому

    Israaiil Allow dumi

  • @SaidMohamed-um9pr
    @SaidMohamed-um9pr 3 місяці тому +1

    Xayaysiiska.badan.jojiya

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 3 місяці тому

    ✅👍🇸🇴🇵🇸❤️great

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 2 місяці тому

    Calamu islaam guul io gobonimo

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 3 місяці тому

    Waxay tidhi Hooyo Soomaaliyeed.
    "Iska hadlow ina igarre!!!".
    Kani khabiir ma aha ee mukharrib. Waa nin dhinac u xaglinaya. Isaga iyo tolkiiba way jabeen.

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x 2 місяці тому

    BARGI DHEXE YUHUUD WAS LAGA XOREYEY

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 місяці тому +1

    Walayab hagajinta xirirka sucudiga iyo israiil shurudbulaha ah inlahelo dawlad falastin xududihii 1962dii casumadedutahay bariga qudus muxuqoragu xirirka sucudiga ugusokobay kubedelashada jojinta dagalka qaza? mise wafarin sosocota hada malmahadhow la,arkidono ocarabta lagudayayo?

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 3 місяці тому +1

    Manta malinkii ay jogtay ma ahan 1948

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 3 місяці тому +1

    Asc mow

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 місяці тому

    Waxaan Ilaahey weydiisanayaa inuu waa lagu daawaday reer falastiin gumaadka gaaladu ku haysee in dagaalku saameeyo bariga dhexe oo dhan iinshaa allaah

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x 2 місяці тому

    HUBKA WAX GUMADAA YUHUUD LOGA CABSAN JIRAY HADA WAXAA LOGA CABSADSS XUUTIYINTA IYO XISBULAAH

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 місяці тому

    🙏🏾

  • @zahragoley2149
    @zahragoley2149 2 місяці тому

    Asc waxan qabaa su’aal ku saabsan topic gaan maxaa nabad in ay ka dhalato falastiin iyo yuhuuda ku xirey in ay xiriir yeeshaa Saudi Arabia iyo yuhuuda? Mar walbo kalmadaas way soo laa laabataa waana la fahmi la’yahay would it be possible/willing for you to clarify that? Thank you!

  • @ijabohussein8046
    @ijabohussein8046 2 місяці тому

    Ilaahay idanliis national jada waxay noqonaysaa Israel burburto palestine ay xornoqonayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 3 місяці тому

    Biniaadan nimo iyo marekan kalafog intaan miyaa dhiman laheed

  • @mustafajeiylanymohamedmust7427
    @mustafajeiylanymohamedmust7427 2 місяці тому

    Asc

  • @abdiazizabdillahi2409
    @abdiazizabdillahi2409 3 місяці тому

    Jaraaaidka naga daaa

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 3 місяці тому

    Ha gubato Carabtu, gar ahan Masar, Jordan iyo Sucuudigu. Dhiigan farax badan oo qabanayo ayaga I sabab ah. Xattaa Carabta iyo waddamada muslimiinta in Falastiiniyiinta u birmadaa waxaa ka hor istaagay ayaga. Hashidanto maxa Falastiiniyiinta kali ah u gubaneesa. Carabto OO dhan ha gubato.

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 місяці тому

    Israaiil.inay.dagaalka.balaadhiso.waxa.qaadan.laadahay
    Jabkii.Ku.dhacay.si.ay.qiiqa.ugu.qariiso.iyo.daandaansga
    Ay.eraan.kula.kacdo.ay..beegsanayso.ee.xubnaha.mihiimka.ah

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому +1

    Bariga dhaxe dagaal moyee dawa kele majirto Arab ta manta iney dagaal laman ba udhaanta nolosha dayuus nimo aa ay ku noolyihiin shucuubta Arab ta ah

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 3 місяці тому

    Amani haeji bila ubanga

  • @user-fc3du7zj5n
    @user-fc3du7zj5n 3 місяці тому

    Midfaafo oo luku kalabaxo alaha kadiko

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c 3 місяці тому

    Ilaa waa fog ayuubaa lalaha xaald bariga dhexe waa way Xun Tahy ree suudaan iyo ree falastiin ayuubaa madhaye halawda holaco somaalidan Ku dar

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 місяці тому

    Waxaa la yiri fuley garuunkuu yareeysta si aan loogu garaaco carabna ma dagaalami karto waayo marhoraa la gudey

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 3 місяці тому

    FREDMAN AMA FRYINGMAN QABIR MA AHA QORALADISI HORE DONA -WAA ZIONIST UU ZIONIST DHALAY EE YUHUD IN LAGAREYEY AYU OGADEY

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 місяці тому

    Gaaladu xoolo malaha sida somalida reer miigaaye tolow maxay ku noolaan doonaan?
    Nolol bilaa internet ah hadii lagalo somalida dan ayaa ugu jirta

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n 3 місяці тому

    Miciyo abeeso hoos ka xidhiidhsan Putin car falastiin ha siiyo hubka mareykan ku siiyo israil

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n 3 місяці тому

    Ma horseedi karaa dagaalka qaza burburka qaramada midoobay?
    Dagaalka barga dhexe saadaashiisa
    Suxufigu ha ku darsado burburka qaramada midoobay
    Ee VITO GA USA soo dedejinayo

  • @adanibrahim1121
    @adanibrahim1121 3 місяці тому

    MMCADDE.

  • @AbdiazizMohamed-cf1uq
    @AbdiazizMohamed-cf1uq 3 місяці тому

    Asc