Seedi sumaysan waa qadar laakiin Guri aad ka taktay walal oo yar uga tak nin aad adiguba aad ka NAF wayday gabadhu way caruurawday walal oo saqiir ah hadana marqaati noqday Nin ciil qabe looga tako rabi saqiir aaqiro ha uga dhigo
subxanallaah wallahi waa yaab somali meel bad baado ay ka jirto way yartahy Qadarka marka laga Reebo Wiilka yar walidiintiisa Saqiir aakharo Allaha uga Yeelo Gabadhaan Wxn Leeyahay kaa Nin Kuuma Noqde Naftaada Ka Bad baadso
إنا لله وإنا إليه راجعون Bulshada somalidu waxay u baahanthy wacyigalin balaadhan, gaar ahaan wacyigalinta khilaafadka qoyska waa arin waajib ku ah in dawladaha hoose iyo wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada iyo wasaarada diinta iyo awqaafta waa in ay talaaboyin waweyn qaadan, bulshadii waxay qaaday dariiq halis ku ah jiilasha jira iyo kuwa soo koraya waa in laga hor taga
Yarabi reerkaa caawi ninku waxa laga yaabaa inaanu xaga maskaxda ka fayoobayn waayo dad badan oo aynu u arkayno caadi baan la ogayn oo xanuunka dhimirka la nool, somalidii meel xun bay maraysaa, mid gabadh xaamila ah guba mid waayir lagu ceejiyo, iyo saqiir yar oo xaqdaro lagu dilo, aabayaal badan baa hooyooyinka iyo caruurta guryaha dhexdooda ku dhibaateeya, waa in la helo meel dadka guryaha ku dulmani cabashadooda wax looga qabto oo aan policeka ahayn.
Ilmahaa yar qadartu ha jirto waase la dayacay yaa 9jir markhaati u qabsada Axmadoow baanu daaqada ka idhanay. Iyagoon af soomaaligiiba saani u baran baa nin loo dhisayaa inay school ku jirtay ahayd.
Subaxanalaha subxalaha allahu akhabar wara sotan la babaeya wara magalade Haregsa mucjusone ka dhacaye maxaye ahayen allow umada ugara gare subxalaha ilomo shaqera waxab ma galaba sana Allah ha unaxasisto ilemaha yare waxab mu galaba sana subaxanalaha subxalaha allahu akhabar
Ninkaa ilmaha yar dilay, wuxuu ogyahay in berri la iska soo deyn doono oo jifadiisu reerkan masaakiinta ah 5 kun oo dollar usoo ururin doonaan oo 2 ba ka mid ah odoyaashu cunayaan iyagana 3 dex la siinayo ay sandaqad yar ku dhistaan, waaba haddii aabbo fiican leeyahay, markaa ha socoto, aakhiro baa war jiraa, ummaddana dulmiga waa wada saamayn doonaa oo lagu ciqaabi doonaa, MUSE Juudaan oo kale baa laydinku sallidi
😢😢ilahay ba xaqiiqda og ninka hala tuhmo lkn ilmaha bila jarko oga inu cidlo yahay ay kusaday si anu ushegina uu udilay jaarkana hala badho waayo way dhacda
adeer marka wiiil yar oo aan dembi lahayn sidan loo dilo, waxa la yidhaa who want this young boy to be dead, yaa faa'iido ugu jirta, what is the motive, adeer waa ninkaa markhaatiga lagu furayey sabtida shalay oo jimcihii dilay, ama cid how soo diro ama gacantiisa, there is a reasonable ground that he is the only culpable man who want to silence him
@nimomuhumed9917 adigu ma markhaatibaad ka tahay meel kasta waxaad la taagan thy malaa yadaa dishay Allah ka cabso. Waxaad qorayso waa lagu waydiin uducee iskana dhaaf
Waar reerkan Iidoorow kolleeyba cadaalad ma taqaanna siiya maydkooda. Waxaan reerka u fahmay inay cabsanayaan. Mooryaanka dilay wiilkan waa in lala duugaa laakiin meesha waa meeshay mooryaanta SNM ka taliso. sida ay u meer meeriyaan masaakiintan ayaad arki doonta isagoo ka shaahaya jigjiga yar....GAW
Waxas faqasha ka ahow SNM baa dee miir idinku danbysee ragan iyagaa xorystay meshan ha rogaan haday doonan taada u tasho oo dumarkiina Ethiopian ka ka ilaashada
SL cuqubo ayaa ka socota maxaa xamar lagu haystaa waxaa iyo wax kadaran baa hargaysa ka jira qofkii runta sheegana waa la dilaa ama la xidhaa sidii coldoon Meel amni ah maha hargaysa inta aan la ogayn baa badan
Dadku dulmi badana ninki maba jogin sokuwa leh ta labad naagtu waba qayral masul siday ilmo yaryar guriga ugaga tagtay mida mida sadexad ilma yari marqati ma gali karo laba dhinacba wa mido wa naagta walalked ta labaad wax lagu odhan kara sida dheeh oo wa walasha ee wa inad sida tidhadid ta sadexad wa ina gurya dadka la ixtirama oo naagtu markay nin gursato ama ninku naag guursado reerkoda oo dhani naqaska ku dhajin
Ilaahay swt waxan ka baryayaa inuu qoyskan kurbada ka faydo, mariidkana Allaha u caafiyo maydkana xaqiisi Allaha u soo sahlo
muxuu caafiyaa ma 9 jir baa la cafiyayaa waa saqiir eh
Allh ha idiinka samirsiiyo qalbigana ha idiin qaboojiyo ilmaha yar xaqiisana ha soo saaro aamiin yaarabi😢😢😢😢
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Subxaana Allah.
Allah maxa masiibo is dabo taal allow qalbiga U qabooji qoyskan alle xaqiisa ha Soo birbiriyo subhanallah
Seedi sumaysan waa qadar laakiin Guri aad ka taktay walal oo yar uga tak nin aad adiguba aad ka NAF wayday gabadhu way caruurawday walal oo saqiir ah hadana marqaati noqday Nin ciil qabe looga tako rabi saqiir aaqiro ha uga dhigo
Malahaa iyaadaa diishay arintaa halaa baadho
@@nimomuhumed9917ilaahay baa xaal og lakiin sheekadani way qasan tahay cajabnaa minal cajiib😢
Ilaahoiw qalbiga uqabooji
"Aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laaban"
Shekadi filimanta hindiga caaaajiib
FILIMKAA BA. MAXAA FILIM AH NIN DHANBA LA DEL DELAYE DADNA WAA UGEERI DADNA WAA U FILM😢😢😢😢😢@@zeinabumu.hamza.1233
Ninka waa qaldamay hadduu wiilka dilay lakin njnka caydu dhibtay sheitanba haka keeno kolley nin xishooday oo dhaqan leh ayuu ahaa. Meelaha qaarkood sida Mogadishu kuwa boqolaal iyo families xasuuqay waaba dad la wada amaano.
Dhaqanka xagga dumarku weli
Waa ka fiican yahay Hargeisa ee la saxo inta qaldan
@@ruunmoh
Mogadishu waa caasimadda Somaliyeed. Ramadan kariim
subxanallaah wallahi waa yaab somali meel bad baado ay ka jirto way yartahy Qadarka marka laga Reebo Wiilka yar walidiintiisa Saqiir aakharo Allaha uga Yeelo Gabadhaan Wxn Leeyahay kaa Nin Kuuma Noqde Naftaada Ka Bad baadso
Ilahayow u gargar inta dhiban
Samir ilahay ha idinka siiyo amiin
Subxaanallah. Allah reerka ha u gargaaro
Inaalillah wainaa illayhi raajicuun ilaahay calaamo kaa muuji qofkii ilmahaas siqiirka ah sidaa ugalayow
Nin naagtisii ka carartay sidee ilmo yar oo hadana marqati ku furaya loogu aaminay subxanaAllah ilaahey hanaso hanuuniyo
Dawladi siyad bare much better than now
Shaki kuma jiro
Subxaanalah, Subxaanalah, Subxaanalah, Subxaanalah. Laxawla walaquwati ila bilaahal caliyul cadaam.
Inna Lillaah, meesha miyaan dawlad ka jirin, waa cuqubo innagu dhacday xataa sabigii baan baxsanayn, waa gardarro garab og, subxaana laah, walee reer aan ogahay ma guuro, wallee kheyr ma heshaan
La xawla walaa qawta ilaa bilaahi, inna lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun
Ilahey haidin caawiyo hoyo 😢wan idinka xanuunsaneynaa waa dhacdo arxan daran
Subxaan allah
Bismi Allahu Raxmaani Raxiim 😭😭
Subxanalaah ilahayow samirsii rerkan oo xaqiiqdana doosar
Subxaanalaah somaliya Dalka diinta islaamka xala maamulo ,masiiboyinka oo dhan waxaa sabab u ah shrci lacan
Ina lilaahi wa ina ileyhi rajicuun.
إنا لله وإنا إليه راجعون
Bulshada somalidu waxay u baahanthy wacyigalin balaadhan, gaar ahaan wacyigalinta khilaafadka qoyska waa arin waajib ku ah in dawladaha hoose iyo wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada iyo wasaarada diinta iyo awqaafta waa in ay talaaboyin waweyn qaadan, bulshadii waxay qaaday dariiq halis ku ah jiilasha jira iyo kuwa soo koraya waa in laga hor taga
Dadka waa in labaraa diinta, skolade ilmaha, hadii diinta la nusqaamiyo sheydaanka ayaa dadka madaxa ka qabsan,
Yarabi reerkaa caawi ninku waxa laga yaabaa inaanu xaga maskaxda ka fayoobayn waayo dad badan oo aynu u arkayno caadi baan la ogayn oo xanuunka dhimirka la nool, somalidii meel xun bay maraysaa, mid gabadh xaamila ah guba mid waayir lagu ceejiyo, iyo saqiir yar oo xaqdaro lagu dilo, aabayaal badan baa hooyooyinka iyo caruurta guryaha dhexdooda ku dhibaateeya, waa in la helo meel dadka guryaha ku dulmani cabashadooda wax looga qabto oo aan policeka ahayn.
@barlinyusuf3461 wll waa runta waxa shaqada leh wasaarada waxbarashada iyo wasaarada diinta iyo awqaafta lkn waa in ay xaafad walba ku yeeshan xafiis qaabilsan khilaafadka qoyska si dhibaatoyinkani u yaraadan
Dad wada daroogaysan oo qaad cun iyo saamalayl common sense kii ka qaaday weeyaan, raggu habaar bay qabaan intooda badan😢😢
Haa walahi wax fiyoow waa yaryihiin😭😭😭😭
Ina lilah wa ina ilah rajicuun Allah hawnaxaristo amiin amiin amiin
Xanuun badanaa yaarbbi 😢
Bal meyninkazs katagto haduu caayey ama iskala joogto maxey wiilka yar ugali eysan meyse ilmaha wadato hadey guriga katagtey
Iyaa diishay siidaay ugu taagty ilmo yar yar guurigaa oo ciidlaa ah
Dadka wadankii joga waa siidas waxad arkaysa ilma yar oo ilmayar loga tagay iyo qaar guriiga lagu sii xidhayo yaab😢😢
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun. Dhibka meel kaste waa jiraa. Allaah hana Amaansado.
Subxaanalah yaa dilay ilmaha yar walee wqa aduunyo gedoon subxaanalaah
Subxallah xaqa Allah Ha soo Sara
Marka horeba waa khalad in walaalka ninkaaga oo aad is maagteen uu markhaati noqdo😢
Xqiiq oaanay waliba ka kaxeysan
Weyna uga tagtey 9 jirka maxaa loo baxareynayaa
Waa qalad markey ka tagtay sababtey saqiirka yar uga tagtay waa xoolo
Inaalillaahi Wainnaailleehi Raajucuun
Inalilahi wa ina ilayhi rajucuun ilahay alle ada xaal og 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxana Allah ninku damiir xumaa teeda kale gawadhu meeaha ay kasoo carartay ayada sidheey wllkeed ugu Aamintayna inuu sii joogo inkastoo qadarta meesheeda tahay Wiilkaas yar Allah unaxariisto
Ax ax ilaahay haydin caawiyo❤😂🎉😢😮😅
Subxanalaah Allah
Alle ka yaaba oo weriyayaashu sidaas ma aha ee dab hashidin
Ilmaha maxaa dhexdhigay Guriga ninka uku marag furayeey. SubxanAllah
Subxanalaah malin kasto wax un ba ladilaa away cadilada somaliyay💔
Walahay waa gabaabsi ee cibaadada rabi badsada
Dib jir xun oo qudhmay inay caydiisa cadayntiisa maxay ku falayeen may iskaga tagto ama kula joogto
Qadarku waa halkiisa lkn ninka gabadhan qabay aqoon baan u leeyahay waa nin aan naftiisa lagu aamini Karin naf qof kale iska daa hadalkeeda
سبحان الله
Ilmahaa yar qadartu ha jirto waase la dayacay yaa 9jir markhaati u qabsada Axmadoow baanu daaqada ka idhanay. Iyagoon af soomaaligiiba saani u baran baa nin loo dhisayaa inay school ku jirtay ahayd.
Aniiguu yadaa ayaa diishay
😢😢😢😢😢😢 yaa, Rabi, 🤲
Alle cadalad hasiyo reerka qalbiga haw qabojiyo
Caruurta markay yar yar yihiin been
Maba sheegaan waxay arkan bay
Sheegaan
Gabadha wariyahaa war xumaa marxuumka xaaskiisa ma wiilka yarbaa gabadha qabey
Allah ha idiin sakhiro
Subaxanalaha subxalaha allahu akhabar wara sotan la babaeya wara magalade Haregsa mucjusone ka dhacaye maxaye ahayen allow umada ugara gare subxalaha ilomo shaqera waxab ma galaba sana Allah ha unaxasisto ilemaha yare waxab mu galaba sana subaxanalaha subxalaha allahu akhabar
inaalilaah wainaa ileyhi raajicuun
Horyaal TV abaayo noo soo qora meel aan kala xariirno gabadha walaalkeed la dilay.
Anaa kuu sheegiye
Subhanallah Subhanallah Subhanallah
Wa qalad in ilmayar o qangar ehen marqati lagadhigoto
Subxnalaah walahay waa Aakhirsamaan
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ninkaa ilmaha yar dilay, wuxuu ogyahay in berri la iska soo deyn doono oo jifadiisu reerkan masaakiinta ah 5 kun oo dollar usoo ururin doonaan oo 2 ba ka mid ah odoyaashu cunayaan iyagana 3 dex la siinayo ay sandaqad yar ku dhistaan, waaba haddii aabbo fiican leeyahay, markaa ha socoto, aakhiro baa war jiraa, ummaddana dulmiga waa wada saamayn doonaa oo lagu ciqaabi doonaa, MUSE Juudaan oo kale baa laydinku sallidi
Hadaan naagtayda caayo ma cay baa lagugu cadeeyey baan wax udilayaa adeer kiiskaaa maan fahmin nin iyo naag is qaba oo isku cadhooday inay ilmo yar oo tiisii gashay la isku eedeeyo waa cajiib
Ax allaah dhibdahaidinkadulqaado gabadhanahaidiincaafiyo
😢😢
😢😢ilahay ba xaqiiqda og ninka hala tuhmo lkn ilmaha bila jarko oga inu cidlo yahay ay kusaday si anu ushegina uu udilay jaarkana hala badho waayo way dhacda
adeer marka wiiil yar oo aan dembi lahayn sidan loo dilo, waxa la yidhaa who want this young boy to be dead, yaa faa'iido ugu jirta, what is the motive, adeer waa ninkaa markhaatiga lagu furayey sabtida shalay oo jimcihii dilay, ama cid how soo diro ama gacantiisa, there is a reasonable ground that he is the only culpable man who want to silence him
HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL.
Sorry justice will prevail by Allahs will. Be patient
Subxaanallah
HAA WAA NINKAA EE MA LA SOO QABTAY DULIGA XANUUSANAYA DADKA KA DHEX SAARA OO JEELKA HA LA GEEYO
😢😢😢😢
Subxaanallaah naa hooy adigaa ku xiga is ilaali waxaasi nin ma aha waa mujrim waa in cadaalada la keeno yaa rabbi xagee la aadaa waa mid naagtiisa dila waa mid caruurtiisa dila waa mid dadkii xididkiisa dila waa mid hooyadii dila waa mid aabihiis dila waa mid dhulkii iyo badiiba gata waa mid dadkii aqoonta lahaa dila xagee aadnaa dhumaroow tashada raggan soomaali aynu dhulka la jarno 40 sano ayeynu ku sii soconaa sidan waa duli nimo tii ugu xumayd dumarku waa in ay ciidan samaystaan raga looga saaro soomaaliya
Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa somaliland waa burburtey iska horleexiya wataa ilmaha yar lagu daldalyo hargeysa
Mxa wll family problem iyo muuse is dhex dhigay wa yaaabe
Weey cadahay inuu. Wiilka yare inuu dilay weey cadahay. Waa nacas inuu dilay ilmo yare oo sadigi dilay
Subxanallah waa yaab
Wx walba waa la arkaya aduunyada. 9 jira ma gali kara marqaati horta ??? Wx kaste media bay yimadeen qofkii qof tuhma sidu u tuhmo. Sheeko jaban
Iyada hala soo xiro
Iyo walaalkeedii timaha
weynaa
Aduunyada nin nolow maxa aragti kulaban
Soomali dhinac walba masiibo baa ka jira
Alshabab tuug tuug dhalay argagixis wal ba waaxuu layaah ugu dan biin fimil kiisa
Ninkii i qabay baa walaalkay oo yar dilay. Naa orod oo macaa rerahooda qof ha reebin. Nolol kuuma taalo.
Malahaa iyadaa diishay
@nimomuhumed9917 adigu ma markhaatibaad ka tahay meel kasta waxaad la taagan thy malaa yadaa dishay Allah ka cabso. Waxaad qorayso waa lagu waydiin uducee iskana dhaaf
Waar reerkan Iidoorow kolleeyba cadaalad ma taqaanna siiya maydkooda. Waxaan reerka u fahmay inay cabsanayaan. Mooryaanka dilay wiilkan waa in lala duugaa laakiin meesha waa meeshay mooryaanta SNM ka taliso. sida ay u meer meeriyaan masaakiintan ayaad arki doonta isagoo ka shaahaya jigjiga yar....GAW
Waxas faqasha ka ahow SNM baa dee miir idinku danbysee ragan iyagaa xorystay meshan ha rogaan haday doonan taada u tasho oo dumarkiina Ethiopian ka ka ilaashada
@@dr.khyriabasheir5064 Iidoor dabacayuun ka ahow waddannimo, Somalinnimo iyo gaal jacayl. iyo lafta nagaa. Dumarka Soomaaliyeed aniga waxba ka sheegi maayo. kkkkkk
@@ainanshedayr7569Aamusa waa bil Ramadan daane Oo Danbiga jooji Stop joking 🤚
Subxaanalaah Subxaanalaah maxaaloogagatagay wiilk yar
Walashi buu lajogay maskinka iyadana washed ayey uyara baxaday boqasho gurigey kaga tagtay mid eey iyada dhashay iyo asiga lkn waxey ku qaldantay iyadoo ninkeeda eey isdagaaleen uu guriga xanaq kagamaqanyahay wllkedna qaladka kadhacay ku marag furay iney katagto maaheen iney wllked sii wadato ayey aheyd lkn inu dhintaa qorneyd
Khaadka iyo Darogada halaga joojiyo Somaliland waa burburtey
Way iska cadahay..
War dadku qaarkii waa sidee waa cajiib
Naagtu maxay walaalkeed uga timid gurigay iyaduba kasoo tagtay?.
Ureyso
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Islaantu maxay walaalkeeda ugu tagtay
SL cuqubo ayaa ka socota maxaa xamar lagu haystaa waxaa iyo wax kadaran baa hargaysa ka jira qofkii runta sheegana waa la dilaa ama la xidhaa sidii coldoon Meel amni ah maha hargaysa inta aan la ogayn baa badan
Nimanka imanka jooga meel walba waa isku mid
Dadku dulmi badana ninki maba jogin sokuwa leh ta labad naagtu waba qayral masul siday ilmo yaryar guriga ugaga tagtay mida mida sadexad ilma yari marqati ma gali karo laba dhinacba wa mido wa naagta walalked ta labaad wax lagu odhan kara sida dheeh oo wa walasha ee wa inad sida tidhadid ta sadexad wa ina gurya dadka la ixtirama oo naagtu markay nin gursato ama ninku naag guursado reerkoda oo dhani naqaska ku dhajin
Soomaliyeey inantaa iyo reekaas haloo qaaraamo.
Bisinka cadalad haloradiyo
Umadan soomali la idhaa imika waa noocma
Bisinka
Bisink
Tolow muxu ku idhi ninku
Bisinkbisink
Nimankii maankoodu majoogo
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
subxanna Allah
Subxaan allah