gabadhi madhiban oo barkhad batuun iyo mubarak october fariin uso dirtay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +2

    Allahayoow ummadeena xaqa fahamsii oo jahligana ka saar.

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 Місяць тому

    Walee cid idinka dumar qurux badan ma jirto waxaan tegey aroos madhibaan baadiyiha taleex habeenkii waan yaabay gabdhahaas quruxdooda iyo gobanimada

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Місяць тому +1

    Walashey su,aal plz anigoo ah hawiye gaar ahaan Abgaal ma guursan karaa wiil gabooye hadaba jawaabta adigaan ka sigaar ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +1

    BARKHAD WASIRKA WARAABKA SL

  • @tahahassan3969
    @tahahassan3969 Місяць тому +1

    Mahadsanid walal

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Місяць тому +2

    Viiva madhiwaan hanoo laato ha waarto ha guulesato amiin yaarabi

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +1

    Ilaah agtiisa waa la siman yahay, ee cidna u ma baahnidiin ee iska tiiriya nacabka.

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 Місяць тому

    It was fascinating

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Місяць тому +1

    🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 Місяць тому

    We are with you my dear sister

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому

    xanuunka ku fogaaday tani war somalia yay gursado qaboojiya bbahi waynba jirtee !!!!!!! from saylac

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Місяць тому

      Weli waqtil jaahiliyaad ku jirtaa ee Rabbi ha ku soo hadeeyo

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 Місяць тому

    Inader adiga malugu qabaa

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Місяць тому +1

    Ninkii jano galo ayaa nasab ah taasi maankiina kuhaaya soomaaliyeey mfhnty