Somali tube
Somali tube
  • 188
  • 106 667

Відео

gabar wax baratay oo sir badan kaahiftay dhamayso Adiga yaabiye
Переглядів 337 годин тому
gabar wax baratay oo sir badan kaahiftay dhamayso Adiga yaabiye
degdeg muse bixi oo Cid sira laga duubay dagaal ceerigabo iyo khaatumo
Переглядів 909 годин тому
degdeg muse bixi oo Cid sira laga duubay dagaal ceerigabo iyo khaatumo
geenyada madow afka furatay somalida waka guuray
Переглядів 85114 годин тому
geenyada madow afka furatay somalida waka guuray
ugbaad aragsan iyo babulahi maftuux oo is helay qosol ka daawo😂😂😂
Переглядів 344День тому
ugbaad aragsan iyo babulahi maftuux oo is helay qosol ka daawo😂😂😂
ninki fanaan omaar u kadac wooday oo uso jawabay
Переглядів 185День тому
ninki fanaan omaar u kadac wooday oo uso jawabay
degdeg omaar barbar oo sir badan kashifay
Переглядів 26214 днів тому
degdeg omaar barbar oo sir badan kashifay
nimcaan hilaac oo laascaanood siwayn loguso dhaweyay
Переглядів 12814 днів тому
nimcaan hilaac oo laascaanood siwayn loguso dhaweyay
alfanaan omaar oo dj subeer uso jawaabay
Переглядів 18914 днів тому
alfanaan omaar oo dj subeer uso jawaabay
nin faqiir ah ha guuranina oo anigay igu dhacday qiso ku dhacday bay ka shekaysay
Переглядів 35821 день тому
nin faqiir ah ha guuranina oo anigay igu dhacday qiso ku dhacday bay ka shekaysay
daawo oday cadaan ah somalia joogijiray afsomali ku hadla aqal somaliga kadhisa maraykan
Переглядів 18021 день тому
daawo oday cadaan ah somalia joogijiray afsomali ku hadla aqal somaliga kadhisa maraykan
gabadhi madhiban oo barkhad batuun iyo mubarak october fariin uso dirtay
Переглядів 1,6 тис.21 день тому
gabadhi madhiban oo barkhad batuun iyo mubarak october fariin uso dirtay
alfanaan omaar oo ohin afka furtay wllkay iyo hoyaday ba icunaya
Переглядів 40921 день тому
alfanaan omaar oo ohin afka furtay wllkay iyo hoyaday ba icunaya
daawo muqdisho 1980 siday ahayd
Переглядів 1,7 тис.21 день тому
daawo muqdisho 1980 siday ahayd
gabadhi gabooye oo sorogaal celisay somalina lagar naqsatay
Переглядів 38221 день тому
gabadhi gabooye oo sorogaal celisay somalina lagar naqsatay
deqa afro oo afka furatay waikan anigi oo sax ah 😂😂😂
Переглядів 47628 днів тому
deqa afro oo afka furatay waikan anigi oo sax ah 😂😂😂
deqa afro oo hees uso qaday ssc khaatumo
Переглядів 510Місяць тому
deqa afro oo hees uso qaday ssc khaatumo
gabar qabiilka madhibaan ah oo fariin culus u dirtay qabiilkas
Переглядів 714Місяць тому
gabar qabiilka madhibaan ah oo fariin culus u dirtay qabiilkas
awoodi dawladi somalia iyo khudbad siyad Barre waaya wayo
Переглядів 721Місяць тому
awoodi dawladi somalia iyo khudbad siyad Barre waaya wayo
kaptan ayub oo shamurey talo fican siiyay
Переглядів 189Місяць тому
kaptan ayub oo shamurey talo fican siiyay
fariin muhim ah kusocota walidka qurba joogta iyo ciyaalkoda
Переглядів 342Місяць тому
fariin muhim ah kusocota walidka qurba joogta iyo ciyaalkoda
qadan qaran oo dhalinyarada reer puntland xaflad balaaran ugu qabteen Kampala uganda 🇺🇬
Переглядів 164Місяць тому
qadan qaran oo dhalinyarada reer puntland xaflad balaaran ugu qabteen Kampala uganda 🇺🇬
maxamed buskud oo afka furtay
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
maxamed buskud oo afka furtay
gen.gallal AUH. shaxdi ethiopia somalia u dagtay qaybi oo xukun
Переглядів 62Місяць тому
gen.gallal AUH. shaxdi ethiopia somalia u dagtay qaybi oo xukun
ashraf hooyadis oo afka furatay wiilkaygu dambi maleh
Переглядів 197Місяць тому
ashraf hooyadis oo afka furatay wiilkaygu dambi maleh
gabadh reer somaliland ah oo tolkeed la hadashay
Переглядів 18Місяць тому
gabadh reer somaliland ah oo tolkeed la hadashay
nin somaliya oo baastolad dukankisa kaga difaacay mooryan kenyan ah
Переглядів 63Місяць тому
nin somaliya oo baastolad dukankisa kaga difaacay mooryan kenyan ah
somalia oo cidanki ugu badna sobandhigtay💪🇸🇴
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
somalia oo cidanki ugu badna sobandhigtay💪🇸🇴
babulahi maftuux oo madaxweynaha jabuuti xaal siiyay sababta daawo
Переглядів 281Місяць тому
babulahi maftuux oo madaxweynaha jabuuti xaal siiyay sababta daawo
xabashidi oo hargeysa banaan bax ku qabtay wa nala dilay
Переглядів 801Місяць тому
xabashidi oo hargeysa banaan bax ku qabtay wa nala dilay

КОМЕНТАРІ

  • @jamalnur4981
    @jamalnur4981 День тому

    Wallaashay, ha u jawaabin cidna. Wixii ku jecel ka raac. Somaalida haku wareerin.

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l День тому

    Maxaad ugu hadlaysa now?

  • @AmrenOmer
    @AmrenOmer 2 дні тому

    Ilaah baa awood is kaleh ee Somali awoododii ilaah hasoo celiyo qowadoda na ilaah hatuso

  • @abdoulkaderwaisssigad5768
    @abdoulkaderwaisssigad5768 3 дні тому

    You're free. Do what you want. Go when you went. Visit which coutrie you want. Horey usoco.

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 5 днів тому

    Masha allh ilahy hakubarakeyo dadkan ilahy kacbsada gawadhan amaan siiya walyal❤🎉😊

  • @SidiiqMaxamed-k5t
    @SidiiqMaxamed-k5t 12 днів тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @fayizza
    @fayizza 14 днів тому

    Qurux iyo qiimo markaas baan laheyn. Dadkaas ka diin iyo iimaan badnaa kuwa maanta marna dadka qarxinayo marna gaaleynayo marna xoolahooda dhacayo. Soomalia Alaha noo soo cesho😢

  • @ju4965
    @ju4965 16 днів тому

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 18 днів тому

    Ayeeyaday hooyaa ii muuqata

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 19 днів тому

    We are with you my dear sister

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 19 днів тому

    It was fascinating

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 19 днів тому

    Walee cid idinka dumar qurux badan ma jirto waxaan tegey aroos madhibaan baadiyiha taleex habeenkii waan yaabay gabdhahaas quruxdooda iyo gobanimada

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 19 днів тому

    Inader adiga malugu qabaa

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 19 днів тому

    Waa dad kumeysi kasoo baxay oo cawradaba u qabey meesha laga kaajo iyo meesha laga saaloodoh bas, ilaahay baa diinteena na baray inkastoo cadowgu raadinayo fursad ay dharka nooga dhigan

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 20 днів тому

    🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 20 днів тому

    xanuunka ku fogaaday tani war somalia yay gursado qaboojiya bbahi waynba jirtee !!!!!!! from saylac

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 18 днів тому

      Weli waqtil jaahiliyaad ku jirtaa ee Rabbi ha ku soo hadeeyo

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 20 днів тому

    Abwaankii libaaxa ahaa abwaan abwaano dhaafay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 20 днів тому

    Ilaah agtiisa waa la siman yahay, ee cidna u ma baahnidiin ee iska tiiriya nacabka.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 20 днів тому

    Allahayoow ummadeena xaqa fahamsii oo jahligana ka saar.

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день тому

    BARKHAD WASIRKA WARAABKA SL

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 22 дні тому

    Ninkii jano galo ayaa nasab ah taasi maankiina kuhaaya soomaaliyeey mfhnty

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 22 дні тому

    Viiva madhiwaan hanoo laato ha waarto ha guulesato amiin yaarabi

  • @tahahassan3969
    @tahahassan3969 22 дні тому

    Mahadsanid walal

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x 23 дні тому

    Walashey su,aal plz anigoo ah hawiye gaar ahaan Abgaal ma guursan karaa wiil gabooye hadaba jawaabta adigaan ka sigaar ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod 23 дні тому

    Waynaagsanayd waxqabadka se daacada allah iyo cadaalada allah shaqo umada muslimka looqabanayaa hadaykamadhantay guul waarta mayeelato

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 24 дні тому

    Afku kuma go.o

  • @user-im2en7qq9t
    @user-im2en7qq9t 26 днів тому

    ilaahey ha u naxriisto Tubeec sanadkana kii noo hagaago ilaahow ka yeel. Amiin yaa Allaah

  • @MciB-g4q
    @MciB-g4q 27 днів тому

    Asc 0:29

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 27 днів тому

    Idinkaa nasiib saday oo danbiga la idinkaga galaya dunidaan ku helayo sawaabka aakhiro oo waxaad ku laan dheerayn doontaan aakhirada halka kuwa laandheerka sheegnayo beri noqon donaan qoryihii iyo lafihii naarta. Asabrul jamiil.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 27 днів тому

    Aduunkaan waa laga tagayaa aakhiro ayaad ka noqonaysaan laandheerayaal ee iska samra. Dadkaan laandheeranimada aduunka ku qaribayo iyagaa noqonaayo qoryihii iuo lafihii uu Ilaahay noo sheegayay inuu naarta ku shidayo.

  • @MssAisha-gj2pn
    @MssAisha-gj2pn 27 днів тому

    Anigoo isaaq ah baa ku garab taagan ololahana kaala qayb waadanayaa 😩💔

  • @user-ou6zv2nq9j
    @user-ou6zv2nq9j 27 днів тому

    Abyo wn ka xunnahay wqtigu waa uu isbadelayaa inshaAllah

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 27 днів тому

    So sorry sister.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 28 днів тому

    Cidi qusul rabto qof hauwaalato qof walan hadey qusushaa qof fiyoow qusushaa

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c 29 днів тому

    Scw scw scw

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 Місяць тому

    Gaalo ayaa loo eegaa Alxamdulilaa Ilaahay SWT mahadleh asturaad iyo Xijaab noogu bedelay

  • @nimcoibra9940
    @nimcoibra9940 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @UmuMumtaz-cx3ti
    @UmuMumtaz-cx3ti Місяць тому

    Abaayo anigaa diyaarkuah xageed joogtaa aniga waxaan joogaa kenya Nirobi

  • @user-jv1iu3du3x
    @user-jv1iu3du3x Місяць тому

    Abas

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 Місяць тому

    Mashalaah mashalaah dadku iimaan buu lahaa ku qanacsan dulkood ❤ ❤❤ ?????? Xisbiyu laah wa nimca wakiil hada dadka joogah

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Місяць тому

    Ninka Aad leeday wu waalan yahay ayaa hadana dhagaysanaysa oo xigmad badan

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 Місяць тому

    Yaa kusoo Socda xasuuqii aad geysateen baa maxkamud laydinkugeyn waxaagu waa samir taagnaa betrolka holhol helimèyside somali baa leh

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Місяць тому

    Waayo waayo iyo ammin hore waa markey bulsho fiyow jirtey 💯🇸🇴❤️

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 26 днів тому

      Gabdhuhu markii eey qaawanaayen baa bulshadu fayoobeyd Fayoobiyeey xaal qaado

  • @MuhumedAhmed-gc1xt
    @MuhumedAhmed-gc1xt Місяць тому

    Mahad saned gabadh Kobad ee weer ka madhban

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Місяць тому

    Saxiix sis anigu waan kula qabaa rayigaas baarooru orgiga ka wey. Ma qabiilkaaga inaad diido maaha ❤❤❤/❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 Місяць тому

    Dumarkeenu waa qaawanaayeen balse oogadooda ragu mataaban jirin raguna waxa eey waxa eey ahaayeen kuwo masuuliyada si dhab ah uqaado Hada dumarku ayakaa raga isku xoqayo raguna waxay noqdeen kuwo dumarka iyo amaanadii lagu aaminay dayacay bal waxay bilaabeen in eey caawrada dumarka muqaalo inteey ka duubaan misan soo dhigayo ama ku rikaataynayo hablaha walee sociale media waana fashiliyay hadii aan nahay soomaali.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Jamicankani awey habrtani London isaga tagey shubadani

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Shubadani Jamican ka tagey oo hargeysa ku soo noqotey ayaa dadka wax ka sheegeysaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Midani Afuuf waa ka dharagtey maxaad wax ugu sheegeysaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Jiheeye waa Midgaan waxa uu dhihijirey Aun Cali Samater ayaa adeerkey ah