Heesta Ugaaso Oo 12 Fanaan Dhulka Ladhaceen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • cawaale aadan#Tahliil Yare #Khaalid Kaamil# Qaalid Qays# Cumar Shariif #Nuur Caraale # Ahzaab Cosman# Cabdiwahaab Hindi# Cali Xaraare #Qaryaan Hadalo#

КОМЕНТАРІ • 56

  • @abdihakimhassanali4449
    @abdihakimhassanali4449 4 місяці тому +7

    War waa leyni waayee halkee ka dhacdeen Adiga iyo faadumo ibrahim falaqeyntiinu waa wacneed from Koofurta Soomalia rer waqooyiyow Afka soomaaliga ayaan idinka baranaaye soo daaya barnaamijyada 🎉

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 3 місяці тому +2

    Dhaman heesihii fananintii hore waa la kufsaday allow amuuraha sahal

  • @siradm
    @siradm 4 місяці тому +6

    Barnaamijkan waa muhiim,afsoomaaliga ayuu saxaayaa, oo laga baranayaa, aad ayuu muhiim u yahay. Dad aan afkoodi aqoonin ayaa ka muuqda meesha, aniga xittaa asaraar micneheedu way igu cussub tahay, laakiin dad aan afeef iyo abley iyo eed garanaynin baaba jooga oon afsoomaaligii caadiga ah aqoonin.

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 3 місяці тому +1

    Yaa salaam Barnaamij cajiib ah xaga suganta

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 3 місяці тому

    Alle ha u wada naxariisto abwan xasan jeceyl iyo abdi tahliil warsame janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    ASC. Isaaqu. Waxa. Isaku. Huuradan. Deebeda. Us Oo. Saaray. Beelo. Badan. Oo. Soomaaliyeeda. Aan. Lagoon. Abawaananadoo. Qaar. Soomaali. Oo. Taarkhadoodii. Iyo. Xigamadoodi. Aan. Laoogeen. Oo. Taarikhaaba. Ku. Lahaan. Faanaka. Thank. You. Beesha. Isaaqa

  • @idiriskaiitaabofun1339
    @idiriskaiitaabofun1339 3 місяці тому

    Cabdi wali ibraahim king keero fanaanka yaraay. Ee heestaas qaaday cidii taqaan baa taqaan. Bal hada masrax hala soo istaajiyo. Wiilkaas cod iyo erayada heesta laxanka intaba waa soo saaray. Qofkii yaqaan baa yaqaan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +1

    Ereyo aan indhawayd maqlin ayaan hada maqlaya.
    Afki Soomaaliga waa ambaday hadii aan la daba qaban

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 місяці тому +2

    Nacaskan Warsangeli ee xanuun Somalilaand ku dhacay ee isu haysta atoore Maraykan !

    • @foziasalad1152
      @foziasalad1152 3 місяці тому

      Dhulbahante maha ee Waa sarsan geli 😂

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 місяці тому

    War waxaan fanaaniin ha ugu yeerinina

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 3 місяці тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-xh8wj2ku7v
      @user-xh8wj2ku7v 3 місяці тому +1

      🇩🇯♥️💝🇩🇯👍🌹🌹

  • @anshur100
    @anshur100 Місяць тому +1

    Waxaad ka tagteen fannaankii buunis

  • @user-sj7xb4xo5m
    @user-sj7xb4xo5m 3 місяці тому

    Kkkkk ilaahoow ceeb hanoo dilin walaahi cabdi qani thanks sida u qarxisay rag fanaaniin loo moodaayay

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 3 місяці тому +1

    AH heesihi qiimaha lahaa way kufsadeen

  • @abdisalaan6226
    @abdisalaan6226 2 місяці тому

    adaba qalday waxa waye iloowsha dhowe nafsa namsa mahan

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Місяць тому

    12 Kaba maxkamad ha la soo taago sida ugu dhaqso badan

  • @Hillyeh
    @Hillyeh 3 місяці тому

    Waa : Heesti "Ugaaso" EEY 12 fanaan dhulka LA dhaceen.

  • @Caasha739
    @Caasha739 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkk

  • @Bytity35
    @Bytity35 3 місяці тому

    Hala soo arruuriyo
    Tuugta.

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 3 місяці тому

    Qaladka erayada iyo codka ay Cabdi Tahliil AUN tee ay daba dhigeen midna lama qaadan karo

  • @abuubakarcali899
    @abuubakarcali899 Місяць тому

    (Aaxa) waxaa layiraa idaha markii laxaraynayo idoolayda ayaa yaqaana

  • @abucabaas277
    @abucabaas277 3 місяці тому

    Asaraar ku duul.macnaheedu waa sixir nin wax ku raadinaya

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 3 місяці тому +1

    1: Ilowsho dhoweey nafsaa dhexdeenan ka oogan❎ maaha saaxiib waxay ku saxtahay
    1:Ilowsha dhoweey Nabsaa dhexdeenan ka oogan.
    Oo macneheedu yahay Nabsi ayaa dhexdeenan yaala Marka maaha( Nafsaa).
    Mahadsanid

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool 3 місяці тому

    Nin GARXAJIS ah waa ragii fanka somalida iska lahaa.

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 3 місяці тому

    Horta aflaydu sax waynoqon kartaba

  • @siradm
    @siradm 4 місяці тому +1

    Wax baa ka dhacay meesha kkkk

  • @yasminosman1658
    @yasminosman1658 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Idiris17
    @Idiris17 3 місяці тому

    Cabdiqani waa film caadiya 😂😂😂

  • @zameerjamaal
    @zameerjamaal 3 місяці тому +1

    Been Badana Ereyada Waxa Laha Abwaan Xuseen Awfaarax Dubad

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 місяці тому

      Waa sidii aad sheeko suuqeedka ku maqli jirtay
      , balse dhabtu waa Ahn abwaan xasan jaceyl.

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 3 місяці тому

    War yaa alle yaqaan heesta wa lagu tuntay

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 3 місяці тому

    Maxaa iid iixanbaarshay

  • @ifk02
    @ifk02 3 місяці тому

    Heesta erayo waa weyn ayaa kujira lkn codka cabdi tahlil ayaa faseex ah oo qofki inba afsomali yaqaan wa fahma

  • @CabdinaasirCabdilaahi-bq1nj
    @CabdinaasirCabdilaahi-bq1nj 3 місяці тому +1

    Gul waxa layidha xooLÁH MARKA AY AROO RAYAN

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      Guul oon iyo guul wabax ayaa la Kala dhaha waana Marka meel habeyn loo sii dhaxo iyo Habeyn laga soo dhax loo arooro

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 3 місяці тому

    Fanaani mah waa duqsi Malab ku dhacay. Halag qabto hees nocon. Waa kufsi cadi ah😂

  • @user-gf2pw5br3f
    @user-gf2pw5br3f 4 місяці тому +1

    Vaar kudhiyaalka heesaha😂😂😂

  • @shafeecaar2521
    @shafeecaar2521 3 місяці тому

    Aan idinka saxo halkaa asaraar ku duul maaha waa Asaraarka dunidiyo

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 3 місяці тому

    ismaacil aarka ayaaba igu daran asoo dhiiqo ku jiro ayoo qiiro noo malataa anaga waa hadanba dib danbo kuu dhageesto

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 3 місяці тому +1

    Bal mey woxooa faraxalkaa ku ekaadaan oo iska dhaafaan heesaha hore maba fahmayaane.

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 3 місяці тому

    Okay afsomal barta fananinta ?

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 місяці тому

    MAXAY SAXAAN IYAGUBA WAXAY KHALDAYAAN AHN ABWAAN KII LAHAA HEESTA OO AHAA HUSSEIN AW FARAH DUBAD .

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 місяці тому

      Xasan jaceyl baa iska lahaa walaal, ahn.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    Ciida. Kaasata. Faananada. Ma Oo. Qoolo. Eereyaada. Isaka. Saaxs

  • @Bytity35
    @Bytity35 3 місяці тому

    Tuugta waxayan lahayn isku looxiya ee magac ka doonaya in dhulka lala dhaco jecliyaa ku soco falanqeeyayaaloow.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому

    Siday u khaakhaayirayaan ee ay isu xoojaynayaan baa kaaga daran iyagoon garanynba waxay ku heesayaan

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 3 місяці тому

    Waxaas fanaanin lagu sheegaya

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 місяці тому

    Heesta ay ku cayaareen waxaa iiga sii daran foolxumadooda wajiyo xun.

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 3 місяці тому

    Nin mirqaan ayaad tahay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 місяці тому

      Makan baa mirqaana wallaa in ka fayoow mirqaan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    ASC. Isaaqu. Waxa. Isaku. Huuradan. Deebeda. Us Oo. Saaray. Beelo. Badan. Oo. Soomaaliyeeda. Aan. Lagoon. Abawaananadoo. Qaar. Soomaali. Oo. Taarkhadoodii. Iyo. Xigamadoodi. Aan. Laoogeen. Oo. Taarikhaaba. Ku. Lahaan. Faanaka. Thank. You. Beesha. Isaaqa

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    ASC. Isaaqu. Waxa. Isaku. Huuradan. Deebeda. Us Oo. Saaray. Beelo. Badan. Oo. Soomaaliyeeda. Aan. Lagoon. Abawaananadoo. Qaar. Soomaali. Oo. Taarkhadoodii. Iyo. Xigamadoodi. Aan. Laoogeen. Oo. Taarikhaaba. Ku. Lahaan. Faanaka. Thank. You. Beesha. Isaaqa