Waayojoog: Taxanaha Jabhaddii 4aad, Qaybtii 2aad, Halgamaa Cabdikariin Cali Buux

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Waayojoog: Jabhadii 4aad 1978, Qaybtii 2aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 20

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому +5

    Reer shixisixaaq weigiiba wax way iska celinjireen guul reer shixisixaaq ❤️❤️❤️❤️

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 Рік тому +4

    Illaahay caafimaad iyo cimridherer ha idin siiyo isaga wayn oo waaxid ah 4AAD 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому +5

    1959 -1968 ragii somaliland u dhashay waa raga dhamaaday ee dagaalkii ku dhamaaday kii 1977 iyo kii 1988

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Рік тому +4

    halganku gobolka gabiiley ayuu ka soo bilaabmay duriya ayay ahayd xaruntii ugu horeysay ee SNM

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 Рік тому +2

    Waa tariiikh aaad aaanu usugynay mujahid cabdi kariiim cali buuuux

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 Рік тому +4

    Mashalah wariye sare halgama nasir Colombia

  • @clraxmaanmaxamuud451
    @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +6

    Rag raga mujaahidiintii SNM halgankii dalkan somaliland lagu xoreeyey

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 Рік тому +3

    Waaw axya mujahiid

  • @mohamedkhadar7829
    @mohamedkhadar7829 Рік тому +3

    Mujahidintu hanoladan hambalyo wa tariikh muhiima halganka waxa abo u aha rer gabiley gul

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 Рік тому +5

    Afaraad ciudnki mujahid maxamad cali halganka wuxu kasoo bilaabay galbeed

  • @mustafeaadan2732
    @mustafeaadan2732 Рік тому +1

    Jabhadu waa geesiyo

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Рік тому +4

    faqashtu alshabaab yaryar uun ahayd
    mid lkn iga qora darood haduu xukunka helo wuu kibraa midhkaa iska odhan balse adba caqlaad leedahee
    min sayidka ilaa siyaad
    min cabdillahi yusuf ilaa cabdi ilay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      Khaalid binu waleed
      ma kibraane wey waashaan markay xukunka qabtaan
      sida dhidarka xeebaha ee waasha xagaagii

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Рік тому +2

    reer galbeed waayaa soo maray adag balse hadalku habaar kaga dhacay, haddeer taariikh culus buu hayaa balse waad ka caajiseysaa

    • @jamalomar5818
      @jamalomar5818 Рік тому

      Intaa waan kuu markhaati furayaa, taariikh cajiiba ayuu hayaa ninkani ood jeclaysanayso ka sheekaynteeda, lkn adoo isleh waa kaa aamusay, ayumbuu hadana inyar oo cajiiba oo u meel kasoo jiidayo raacinayaa.

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 Рік тому

      😂😂😂😂😂

  • @Arsneal
    @Arsneal Рік тому

    Taariikhda wixii ninkii khaldaa isagaa ceebooba laakiin wax ma kordhiyo

  • @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928

    waxa lagu asasayi egad baladh kanatirtan gobalka gabilayi

  • @Arsneal
    @Arsneal Рік тому

    Afraad mujaahidiin dagaal badan ayay ahayd goormaase la 'aasay?