DegDeg Xasan Sheekh Oo Lashirsan Siyaasiyiin Reer SLND Boqor Buurmadow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
    DegDeg Xasan Sheekh Oo Lashirsan Siyaasiyiin Reer SLND Boqor Buurmadow
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

КОМЕНТАРІ • 100

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 місяці тому +4

    Ilaahay ayaanu ka magan galney waxa ay Muqdisho malageegeyso iyo kuwa la jaadka ahi. Guul iyo gobanimo Somaliland. Ictiraafku waa diyaar Alxamdulilah 💚🤍❤️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +3

    Buurmadow adeer kalmadaa abti jooji iyaguba kuma yidhaahdaan abti kuli abtibaa loobyahay mana yidhaahdaan abtiyaal

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 3 місяці тому +1

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 місяці тому +2

    DARWIISH YUU AHAA WAA NIN HABAR JECLO, AADAN MADOOBE AYUU AHAA WAXAY REERKAASI DEGAN YIHIIN CARDIFF Uk

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +7

    DHASHII SNM HADAANU NAHAY QARANKAN IYO DALKAN ANAGAA ILAASHANAYNA GUUUUL SOMALIAND ❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому +1

    OODYGANI WAA SIIKHRYAN AWOWGI BAA BASAS AHAA INGEERYS AWOGA MARKII LAA DEELYE KAAN WAALYAN ABAHI BAA QAAXONTIGE BUULXAR DHULBAHNTE XEERYAHA LOOGA FUURYE😅😅😅😅

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому +1

    TAARKH BEEN AH WAXAA DAREIISHTA KA WOREY AFWEYNE OO KA DHIGEY DAEWIISHTA INEY AHEYD DHULBAHAYE WAA BEEN FALATEY

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 3 місяці тому +1

    Garaad laawe cuqdadbaa haysa heer ay gaadhsiisay 26 june wax jira maaha ilaahay maankuu kaqaadaye muxuu kabadali karaa taariikh aan duugoobayn huwaneey Wadada noogu xaara jamhuriyada barakaysan way horumartaye

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 місяці тому +1

    Kkk oo ma kuwasa wax laga dhegaysta siyaad bare oo da, ah aya quraankii illaahay suirad dhan beeniyay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +4

    Guuuuuuul guuuuuuul somaliland❤❤❤

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 3 місяці тому +1

    Haraad Jamac habeenka iyo Malinga aya Iskumid ah

  • @dahirrage3679
    @dahirrage3679 3 місяці тому

    Beentu. Waa. Camalka. Soomaalida. Hada. Joogta. Siday. Qurbaha. Ugu. Dhoofeen. Been. Tii. Ayey. Moodayaan. Weli. In. La. Dhegeysanaayo. Hada. Dadbaa. U. Sacab. Tumaya. Wuxuu. Sheegayo. Ka. Dhegaysta. Wuxuu. Idin. Yidhaaba

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 місяці тому +2

    26/6/1960

  • @daus4315
    @daus4315 3 місяці тому +1

    Nin waalan waa nin waalan uun muxuu ugu haddaa ugu dabaal dagayaa?

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 місяці тому +1

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 3 місяці тому +1

    Waa lasooqarxiyey Galadagaalka.

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 3 місяці тому

    Salaan sare Madal furan Guul iyo Gobanimo Somaliland Cadawga jaban jir oo joog guulayso waliga ❤❤❤ Mahadsanid 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 3 місяці тому +2

    Subxaan allaah yaa wax kaa waydiinaya xoriyadaad kahadlayso yaa huu, dhegdheer,

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 місяці тому +1

    Madal furan aad ayaan kuu salamaya

  • @CabdiMuuse-f8d
    @CabdiMuuse-f8d 3 місяці тому

    Waryaahe ilayn biyaha iyo salliidA ayAy isku darken been ma taariikdu mana baqato taRIIKHDU DHULBAHANTE MAWAALANYAHA

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 3 місяці тому

    Garaadlawe wuu sakhraamey dhabarkiisa boodhka yaala waxaku qoran 26 kajuun sayid vabdala xasanba awoogii basasnimo kudiey yaahu iscun guul somaliland🤲💪👍👍👍💚💚🤍🤍❤

  • @raafxero527
    @raafxero527 3 місяці тому

    Darawiish mic naheeda iyo halka aay ka keeney. Ereyga darawiish. Waa erey carabi ah, oo masar laga isticmaalo, (darwiish waa ASKARI.) markii uu sonoqdey buu ku hamiyey in uu samesto dowlad ama boqortoyo sida masar iyo carabta.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Odaygan qurjiile halkuu ka qudbadaynayo dhabarkiisa waxa kamuuqda 26 juun 😅😅😅inuu waashay sidaa kugarta

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 3 місяці тому

    Kadaabkan kuwaashay Somaliland Danica Imaanka Waykaqadi wawaxdhintay

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 місяці тому

    Ninkani Gra Jaamac Gra Cali miyaanu ismaqleyn garaad laawe waxaasi waa wuxuu Ina Cabdale Hassan awowgii shaabuuga ku dilay...

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 місяці тому

    Hadii aanay jirtin 26juni ,maxaad u dabal degeysaan ,miyaydaan is dhegeysan somaliland guul iyo gobonimo

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 3 місяці тому +1

    He means that 01 July is the independence of Somalia

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Odaagan waarersan ee munafiiqa taariqida maawaxu modey daagali joocaade

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 3 місяці тому

    Wariye macquul Alle caqliga hakuu barakeeyo Boqor buurmadow waajibkiisa ayuu qabsadey car suldaan kale ama boqor u jawaaba cid kale oo somaliland ka baxsan how jawaabeen

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Maarka laa dheeho dhuulbahante waa dhooqnayay waa siidanuun

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому

    I like the way you always tell the truth of the prevailing situation in Somaliland and its corners. This so called garaad is a hippocrite of the highest order and a liar who doesn't even feel ashamed of what they are.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Waar nacaaskani dhulbante meey ummadah kafarisiyaan

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 3 місяці тому

    waxan moodayay in uu Balaban run jecelyay ee Maan ogayn in uu faraxalka Cabo wuu cabsanyahay

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 3 місяці тому

    Shambada aqonsiga ee ku dhacaysa tuladisa ee an waxba laga waydin doonin aya calool xumadi kusi badisay

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 місяці тому

    Garaadlaawe ilatn wuu madhaacitaa mise wuu waanyahay

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 3 місяці тому

    Inankan Afcadeeye,libaax baa rag u Arkaan laakiin waa qof xanuusanaya oo sida daadka marba jar isku qaada xanuunku waa kii hore ula gaadhey isagoo haween la hadlaya inuu yidhaahdo,gabadha dhulbahante ee isaaq iyo majeerteen guursata ilmahay iska soo ridi lahaayeen manaydaan guursateen umanaydaan dhasheen waxan ogahay hadaad ogtihiin waa hadaladiisii maalinba jar buu iska xooraa xanuunka uurkii hooyadii Ayuu kaga soo baxay waayo qof Miyir qabaa wuxuu ku hadlo iyo wuxuu ku dhaqmo toona maaha ficiladiisu

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 3 місяці тому

    Dhulbahante inay walan yihin, waxad ku garan karta. Nin walan oo la yirahdho garaad gala dagalka ayey daman sidhey uu dan yihin salada ku daba xiden. !!! 😂

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Garaad gala khamriga dhiigii inamadii dhul bahante ayaa shidaya calaamo kugu dhacday beentiisiibaa umadu layaabantahay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Abiihi baa kamiid aah ragi London tageey oo Gobbonimadda Somalilland loogoladdey garaad gala dagaallka waa niin buuka oo ubahaan dhakhtarka dimirkaa

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 місяці тому

    Garaadlaawe waa doqon iska hadla Buurmadow baa maanta cashar u dhigay.

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 3 місяці тому

    kani garad .ma aha ee xanuun isaaq ba kudhacay. xitaa tarikhdii awooge buu dafiray

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Mr xisaab qaldan Ayuu isku dhusday Wlee

  • @AbdiqaadirAhmet
    @AbdiqaadirAhmet 3 місяці тому

    Malayalam mar ayaay ku soo qa banaysa samaaliland liita aad ku cabin dootaa machan dheera

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aadanomar0902
    @aadanomar0902 3 місяці тому

    Naac waa sakhraan, xabagtii 99ta ayuu ka dhargey
    Naar quite

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 3 місяці тому

    Garaad laawahani waa waalanyahay ciilka uu Isaaq u qabo ayaa qalbadii madoobeysey oo garashadii ka qaaday,heedhe yaad taariikhda beenta ah ka dhaadhicineysa ma waalida dharka qabta ee ku hor fadhiya beentii uu daldalaayey ayaa Afkii biijo ka dhigtay waligaa sidaas baad u qaylineysaa mr youtuber.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    waa Akhir saban oromigan Qadhmun wax ha kah shegoh tarikhdah darawishtah hoyadadih oromadah Ahayd was nocan bah hadlayah idorkah waxan ku nacay nocan oromadah ah bah wax u shegayah war kan waa macruf waa makhanistih oromaduh ku dhashay hargaysah Anigah ay Aqan oromigan waa makhnud lagu wasoh hargaysah

  • @raafxero527
    @raafxero527 3 місяці тому

    Kkkkkk Garaad lawe/ mantu ugu dara, qoraal kii madow iyo caadan ba latagna.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 місяці тому

    🤣🤣🤣xaarood riyadi beenta ahayd wa laga kala qubay wayo dadka xishoda iya laga xishoda anigu isaqu maxu waxa huush uu odhan wayen aay uu hdali layin aay runta uu sheegi layin iyan laha isaaq walhi war xita ninki darwish la odhan jiray walhi nin isaqa iyu aha

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 3 місяці тому

    Waa yaab beetii hire Aya usuurto gashay Mark was way wadayaan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 місяці тому

    Siyaad bare oday aan dadka kala aqoon ayuu ahaa Cida waashay ee beentaa ugu warantay ee dadka ka hor keentay waa jufadan waalan ,Nasiib darada haysataa waa miisaan la,aanta oo waxa uu faanayo wadanka Tuulodaa yar ee laas caanood buu ka leeyahay waxay u gaysoba ,dhulka kale oo dhan sidaa uu u lahaa ha layga baxo laascaano ayaa looga saarayaa oo Aabihii ma laha,
    maga somalina waa kii harti ku badashay

  • @safiyacige2735
    @safiyacige2735 2 місяці тому

    Cwa saqransanyahay xanungisi BA bilamay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 місяці тому

    Garaad sunaysan waa nin xanuunsanaya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Waxaa loo ogolaaday kulahaa garaad laawe

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 3 місяці тому

    Xaar .madow amus adiga iyo garad duso wa iskumid.

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 місяці тому

    Beenale xaasid weeye gala dagaalka

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 3 місяці тому

    Wiuu
    Buka
    Bilaa gatada
    Ay ay dhalay
    O buka

  • @sulyyyy7889
    @sulyyyy7889 3 місяці тому

    Guuuuul Somaliland Samo ku war

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 3 місяці тому

    😂😂😂Garaad waa shay 😂😂😂

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 місяці тому

    mr gala dagaalka malaa wuu sar khaansanaa😅

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 3 місяці тому

    Gobanimo hillis smlnd

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 місяці тому

    MR GALA DAGAL KA RUN TI WA U XANUUN SANYA

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 3 місяці тому +1

    Garad beenaale

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 3 місяці тому

    Somaliland ❤❤❤guul

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 3 місяці тому

    Well said mujaahid

  • @guleit89
    @guleit89 3 місяці тому

    Adiga axmar Miya tahay

  • @rodag7831
    @rodag7831 3 місяці тому

    Waa fataal odaygaasi.

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 місяці тому

    26❤Guul soomaalia

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @Samiya106
    @Samiya106 3 місяці тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥹

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 3 місяці тому

    Somaalia guul

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 3 місяці тому

    Geesi qaran

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому

    Waa saasaq

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +3

    Madal furan wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 3 місяці тому +1

    Mashallah weriye gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 місяці тому

    Sax

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 3 місяці тому

    SOMALILAND HUUL

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 3 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 місяці тому

    Waa haday ka yeelan dadka reer somaliland u shaqo tagay somalia

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 3 місяці тому

      Soo erta kuwa xamartagay nagama mid aha wa cayayan soo buufiya

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 місяці тому

    Hhhhhhhhhhh

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 3 місяці тому

    Wllhi Waa run markii waxa idin gubayaa waa runta, waftigi britishka kala hadalyey xudad cusub ee ethio, waxa lagu jawabay forget Save area waxanu idin hayna in xornimo qadanayso somali Italy idinkuna wad ku jirtan iyago way aqbalen wanay ku farxen

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 3 місяці тому

      Wasaq beenaale. Isugu system ba meey ahayn

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 3 місяці тому

      @@Ahmedwali-ji2sf system iskadaye dawlad hose maylahayn

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 3 місяці тому +2

    Halyey Qaran Somaliland Difaac kaga jirey baraha Bulshada

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 3 місяці тому +1

    ❤❤️🌷🌷✅👍

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 3 місяці тому +1

    ❤💚✅👍👍🌷

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 3 місяці тому +1

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому +1

    GALA DAGAALKA WUU WASHEY 26 JUNE WAA DAFIREY WAWOOYINA WAA DAFIREY

  • @kuunyo2699
    @kuunyo2699 3 місяці тому

    Somaliland waa dhulka somaliya caqliga ha shaqeeyo.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      😂😂😂 yaad u micnaynaysaa kk😂😂