XASUUSTII AUN KHADRA DAAHIR CIGE IYO HEESTII " QALBI GUDHAN MIYAA, QOSOL LAGU GODLA CLASSIC TOP SONG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 96

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 12 днів тому +2

    Ilaahaw unaxriso khadra dhool iyadaa ugu jeclaa hablaha faniinintii qaranka somaliyeed eryo murti leh iyo huuryo alaha unaxristo iyo laxameystihii wayna Ahmed cali cigaal ilaahaw daa thanks somali music any time

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 11 місяців тому +4

    Mamamdi jaceylka alle ha unaxaristo 😢

  • @abdirashidelmi2660
    @abdirashidelmi2660 Рік тому +5

    Beautiful katra .
    Beautiful peaceful place.
    This is somalia 🇸🇴.
    Inshallah one day things will change.

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому +8

    Khadra daahir cige waana ereyadii abwaan marxuum maxamed Cumar Xuseen Huryo alla ha u naxariistee

  • @BaggioAliHajji
    @BaggioAliHajji 4 роки тому +3

    Ciid wanaagsan
    Zaman kaanat minal ayaam.
    Thanks for your selection Khadra
    Khadra is my favour.
    Boqorada Jacaylka ahaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 роки тому +3

    AUN khadra daahir cige waxey ahayd qof qiime weyn ku lahayd umada soomaaliyeed

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +6

    Legendry somali singer khadra dahir

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 4 роки тому +2

    Wah wah khadra dhool Afkaga cano lagu qabay khadra dhool wa fanad qara oo ka so qey qadarey Riwayado farbad illah cimriga how siyadiyo Amin

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Рік тому +1

    ابداع واغنيه في منتهي الروعه والجمال ،،،، الا يرحمها ويغفر لها قطره طاهر

  • @museweston1303
    @museweston1303 Рік тому +3

    Hees macaan erayada aun huryo laxanka Cigaal

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 роки тому +5

    Mother of Love Khadra d C Khadra dhool kama daalo heesaheda wlhi Cimriga iyo cafimadkaba Allah ku barakeyo Mamo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RASMIDRAMA
    @RASMIDRAMA 3 місяці тому +1

    Qalbi guran waa lagu gidlaa.a haduu kan godkayaa yahay mid farxad la jwcel laakiin danayste eddebxin ma godlo

  • @Ahmed_abdiyy
    @Ahmed_abdiyy 4 роки тому +6

    Ciid mubaarak from hargeisa

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Xoriyo News...Ciid Mubaarak Sidoo kale

    • @MIRALUUL979
      @MIRALUUL979 4 роки тому

      Ciid lamid ah
      Hargeysa magaaladii fanka soomaalida dadka caanka ah halkii ay kubadnaayeen

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 місяців тому +2

    Bishu galab ay Tahay sadex
    Tirradda Guud gogoshu fadhiyey
    Ruuxii ka guday waysoo gabtaa.
    Erayadii Abwaan MC Huryo AHN
    Laxanka Ahmed Cali Cigaal
    Luuqda Khadra Daahir Cigge AHN
    #Mahadsanid Saaxiib Sare SMCulture.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому +1

    As, Shamsoooy qiimobadan dumaroo cadayyareey dagan lagufaxEey .iyaaaaa Familyyyyyy familiessss systems waanba uwataa dumaar

  • @abdisiad9361
    @abdisiad9361 3 роки тому +1

    Allow cimrigeeda dheere khadra daahir.khalbiga ayeey noogataalaa dhamaanteen

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +8

    Ciid wanaagsan. Waa heesaheygii. Qalbi gudhan miyaa qosol lagu godlaa ? Mahadsanid SC&M

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому +1

    Yahow xaanustaahilaaba yartayarta

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому +4

    Queen of love khadra dheeman

  • @naimanaima3564
    @naimanaima3564 Рік тому +1

    لله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم آمين

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому +1

    dhabta dhabta watno kub.cadceeddumaroo yariusEEy bahbahbah bahbah bahbah bahyareey yarta

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    Shamsooooy caday qiimobadan dumaroo

  • @garaadsiciid1756
    @garaadsiciid1756 4 роки тому +2

    Khadra akhyaartii hore waan ka helaa heeseheeda

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    Systems Familyyyyyy saEbiriinEEy saxaneey samawadeeey jEmaadeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому +1

    EKHIROOOY QIIMOBADANEEEY NOLOL JOOGTO AH ASXAABUL JANAYAASHA LAKION , LOO HAWLOIDO MA AHOO HeE hEEtE iyaa yariisEEy yartayarta +Familyyyyyy familiessss systems sooo simplE.Nacam.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому +1

    AS, SOOOOOOO dhawoow inbadan badan xaat istaahishaaba itaayE qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay yartayarta

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    tii tii tii

  • @AdenJnb-xz2pi
    @AdenJnb-xz2pi Рік тому +1

    Iid Cabdii cali

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому +1

    Mudadi yareyd an soo noolaa joogoo jiroo nololw batraay ba an tadhigtayna batraayqaraneey dagan wax taqaan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy murwodumaroo yariisEEy cadayyareey sahrascadayyareey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому +1

    Hoos dhuldhul carosan.yartayarta jiilbajiilaa farac itaaa

  • @AdenJnb-xz2pi
    @AdenJnb-xz2pi Рік тому +1

    Iid Cabdi Cali

  • @zakariaa.hussein6116
    @zakariaa.hussein6116 11 місяців тому +1

    Dhaxalkii Soomaaliyeed

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    Farac jiilbajiil Familyyyyyy familiessss REERO waa lays yaqaanE inbadan.iyaa iyaayE wadajirEey Wadayareey xanarEEy, ayaamaba ArinbEy ii soo joogtEy ilaa yaqiina saas lEE yahanEE qaatimo wanaagsan qEyr jano.yaE RabE towbE.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    Iyaaaa yaayE, yawayE, daraadEEy cadceeddumarooo hilow boholyaw uu ii qabo iyoiyo masoo koobitarEE, dumaaaaar iyo Ragba.itEEy itEEy

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 роки тому +5

    Khadra dhool aniga halbeeg bey iitahay aan kucabiro fanka qoskii suugaan sheegta khadra kawaran ayaa dhahaa waxaan helaaa miisaankiisa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    SiraadEEy jEmaadEEyy tanogasho qiimobadan dumaroo cadayyareey

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 роки тому +3

    Linkga hoose waxa ku jirta hees odhanaysa "qalbi jabay miyaa qosol lagu kabaa " oo dhawr bilood ka hor soo baxday, heestan khadri qaadaysana waxay odhanaysa " qalbi gudhay miyaa qosol lagu kabaa " ! Hal abuurka hada joogayi qaarkood erayo xumada tuugonimaday kaga cajab dhigeen 👊 .
    ua-cam.com/video/hDPLbdqypac/v-deo.html

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +2

      @Jab Libaax waan dhageystay heesta Linkiga hoose
      Waa muuqaal iyo Music xikmad badan kama heleeysid. Fan iyo Fanaaniin waa ina soo mareen sxb. Fanka maanta wuxuu u baahan yahay inuu fankii hore raadkiisii raaco erayada, laxanka, musiga iyo codka fanaanka oo is leh wixii hada ma jiraan

    • @jablibaax
      @jablibaax 4 роки тому

      @@SOMALIMUSICCULTURE intaanay wax kaleba samayn tuugonimada hayska daayaan horta.

    • @abdirahman77
      @abdirahman77 3 роки тому

      Qalbi gudhan miyaa qosol lagu dodlaa.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 роки тому +1

    Ilaahay haw is

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 4 роки тому +1

    Kaydka somali music aadban idin salamay hawl wanagsanbad haysaan dib usoo noolaynta fankii noola ee Barisamaadkii...

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      @Hiddaha Suuban Aad baan kuu salaamayaa sidoo kale, waanad ku mahadsan tahay taageeradaada iyo dhiiri galinta waan isku dajeeynaa sxb inaan heesaha wixii muuqaal
      iyo cod is qaadan kara waan isku keeni sxb insha allah

    • @hodanqarshamle1316
      @hodanqarshamle1316 3 роки тому

      ,x,,Ĺpĺìòlooòòx

  • @cabaastusmeye438
    @cabaastusmeye438 4 роки тому +1

    Ciid mubarik

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +3

    Khadra dhool iyo barisamaad

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому +1

    Nonseseseseseses EvEr, yariiseey yartayarta yatrooseeyyyqaraneeey iyo letaradayda ya baan ta dhigtEy yatrooseey murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad lagufarxeeeey qaasatan facyaashay qayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba uwataa princseseseses fariidad

  • @RASMIDRAMA
    @RASMIDRAMA 3 місяці тому +1

    Bil sadex waxaa ah nin ku guuray ninkìi been abuur ku daalay

  • @abdisiad9361
    @abdisiad9361 3 роки тому +1

    Khadra heestaan markii ayqaaday uurbayllahayd

  • @durguf3993
    @durguf3993 4 роки тому +2

    Anigana gaddaa ma gufaysantee goldalooladaan go'a saar lahaa gacalkiyo bulshadu sow iguma garan.

  • @ibrahimd6425
    @ibrahimd6425 4 роки тому +2

    Ciyaalada carbed aba ay abaabkyen waxay dhahan maxaa idaalineysa maxamili karan hadal ileen mabaran qali iyo saburad inaga ciyaaladen aba aab kuwan abaabinay waxay dhahan walaalka warkaa ladeqsiya warankaa lagala baqaa

  • @abdourazackwaber1433
    @abdourazackwaber1433 4 роки тому +2

    Cid aan gaboobin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    LagufarxEEy.yartayarta

  • @kk-uy7zk
    @kk-uy7zk 3 роки тому

    Uur Bay lahayd markas

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    YawaYEwho.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 роки тому +1

    👍👍👍👍👍

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +1

    Cod macaan ❤

  • @madowehabad7601
    @madowehabad7601 4 роки тому +2

    Heesta qiimaheeni qaranimo

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +6

    Queen of love

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Ahmed Duale Aad iyo Aad sxb..Ciid Mubaarak

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE eid Mubarak xagee joogtaa?

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      Sweden

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 4 роки тому

      @@SOMALIMUSICCULTURE walaal salaad darbi ayaan ka helaa ee soo geli

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      Ok walaal. Salaad Darbi heesihiisu weey badan yihiin...Ta aad xiiseeynaysaa waa hees tee

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +1

    أغنيه حلوه واذاء عالي من قطره طاهر

  • @yahyebelbel710
    @yahyebelbel710 4 роки тому +1

    Eee

  • @SaeedAli-pt5tk
    @SaeedAli-pt5tk 4 роки тому +1

    ، جع. ،أف أم أن

  • @musebuuf
    @musebuuf 4 роки тому

    Muusiga tana Sudan ayuunba tumaysa beriga ma sudan ayaa ay joogeen maxaa ku dhacay kuwii Soomalida

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 4 роки тому +1

      Labada muuqaal isma lahan.

    • @nastaali1579
      @nastaali1579 4 роки тому

      Qarankii ladumiyay i am sorry somalia my country

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 3 роки тому

      @@nastaali1579 qaranku ma khadra daahir ayuu codka u wanaajiyay hibadeyday ku heesaysee imakaba fan yeesha bal waan idinka nimiye

    • @abdisiad9361
      @abdisiad9361 3 роки тому

      Dadka tumaya heesta waa soomaali eebaro fanka wadanka aad u dhalatay .geeljire

  • @AliMohamed-is6cl
    @AliMohamed-is6cl 2 місяці тому

    Hh