Wafdi kasocda Itoobiya oo tagay xeebaha Soomaaliya, si u arkaan aagga ciidankooda ladajinayo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Wafdi kasocda Itoobiya oo tagay xeebaha Soomaaliya.

КОМЕНТАРІ • 123

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 Місяць тому +5

    Reer Awdal WA DIYAR🇸🇴

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 Місяць тому +6

    SOMALIA SOMALI BAH LEH🇸🇴💪💪✌🏼

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 Місяць тому +2

    Xabasho kuma dhcdo taas waa riyo.

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Місяць тому +3

    Gumeeysi Cadaan waan aragnay lkn isku Diyaariya Gumeeysi Afrikaan iyo Xabashi 100 sano ee soo socda in la idin duleeyo oo la idin adoonsado ileen qabyalad iska daaya waa diideen somaliyeey 💔

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l Місяць тому +2

    Dhimasho ayasn ka xgnaa inay badena itoobiya caga soo dhigto

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Місяць тому

    Xabashida wa in lagu jihaada

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Місяць тому +2

    Faarax warkaasi waa rasmi ana Reer somaliland ah oo berbera kashaqeeya waa joogaan saraakiishaasi

  • @akisheharara
    @akisheharara Місяць тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Soomaaliyeey waa in waddanka la difaacaa, xabasho iyo kaba qaad yadeeda madaxda dowlad goboleed ku sheegta, Rabiyoow waan ku baryeeynaa naga qabo cadowga noo eg iyo kan shisheeyaba, Aamiin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому +1

    Belaha darood DDS /putland /SSC Khaatumo/makhir waxan kula talinayaa Ethiopian iney ka hadlaan xaduudka ay somaliland la yelanayan oo sidaas ay arinkas u sodhameyan wayo iddoor wey ka goaanta ah inu yuhuud ugalo intuu darood wax lalahaan lahaa

  • @MrJama1996
    @MrJama1996 Місяць тому +2

    Qof kasta waxaa uu shaqeysto ayuu ilaahay la hortegayaa, qabiil quute, gacan ku dhiigle af ku dhiig le xaaraan quute ilaahay maxay la hortagayaan. Qof waliba naftiisa ha waydiiyo waxa ilaahay u abuuray.

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 Місяць тому +2

    Qof walba oo raba in uu ku jihado cadowga soomaaliyeed hadaba ha isa sii diyaariyo

  • @xamzaabuukar5500
    @xamzaabuukar5500 Місяць тому

    As wariye waad mahadsan tahay sidaa ku wad qofna ha ujanjeeri

  • @abdiyeyibrahim1936
    @abdiyeyibrahim1936 Місяць тому +4

    Muuse Biixi waa Jaahil
    Aduun laguma arag ruux kubedelanaya Dhulkiisa wax aan la aqoon⁉️
    Aqoonsi noocee ayey siinkartaa Ethiopia

  • @AarkaSomaliland
    @AarkaSomaliland Місяць тому +1

    Somalia mise Somaliland Waar yaa qoraalkaaga hagaaji

  • @user-tq4di9fh8m
    @user-tq4di9fh8m Місяць тому +2

    Way soo galeen wadanka markhaati cd ayaa loo hayaaaa waa run waxay ahaayen afar gaadhi iyo laba gaadhi oo coloyo ciidan ah waxayna u secdeen sahamin inkasta oo ay dadka deegaankaasi ay ka xaagabexeen oo ay ku maqan yihiin boorama iyo caliyaxdh. Sept ayay ku noqon doonaa xaabaha burxaar iyo ceelsheekh

  • @AYuush__Vp5
    @AYuush__Vp5 Місяць тому +1

    Naa habartaaan xune xabashada ah wax cishto ma weydey naa joog ethiopiyaaay😂

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Місяць тому +3

    Haday Ethiopia aaminsnthy inay somaliland ka masuul thy xebaha waqoyiga Somalia may aayar soo dagto mxy dawlada Somalia wada hadal ula galysa 😂😂

    • @footballer9117
      @footballer9117 Місяць тому

      Adigu meel walba waad taagan video kastana comment baad ka bixinaysaa adoo xaqiiqada dhabta ah og SXB ISAAQ MA HOOYO AYUU BIKRO JABIYAY MISE KII KU DHALAY BUU GODKA KU RIDAY SXBOW😂😂😂

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 Місяць тому

      Wa run😁😊

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 Місяць тому

      ​@@footballer9117Somalia🇸🇴AYA INIGA MASUUL AAH

    • @footballer9117
      @footballer9117 Місяць тому

      @@shukrishukri801 Xasan sheekh muxuu hargysa cadey u imaan kari la yahay haduu masuul naga yahay

  • @countcryptonite
    @countcryptonite Місяць тому +1

    1 inch oo dhul ama bad ah ma la siinayo. Somalia hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe Місяць тому

      Hasan munaafaq ayey ka arkeen lacagna waa la siinayaa munaafaqa..

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n Місяць тому +1

    Sheeko riyo ah

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Місяць тому +1

    Af kaagu sida aad puitland waa in aad somaliland u karaa adeer dhulku waa dhul somaliland cidda aanu is haynaa waa jabuuti oo somalia food saar ka dhigaya somaliland dawlad noqotaa dad dhib u arka ayaa dheefteefa arki doona oo u hireeyo dds dhaqaalahoogu marka uu kor u koco awoodooda dawlada deegaan way la koraysa east aficricada kale ayuu ganacsigoodu u gudbi karaa waxaa.isku xidhim kara nfd iyo dds somaliland marka dadka somalidu waa in ay is dejiyas inanka gaarisa u dhashay somaliland wuu ka shaqeysan karaa somalia haddii ay iyadu godka iska soo saarto somalidu way badhaadhi kartaa qabyaaladdan hoos loo dhigo laakin laba isma qabto qaran iyo qabiil ta kale jabuuti waxeegu waa dhaqaale wanaag bay wax ku sii ahaan kartaa madaxa somali kama haysan karto iyodda oo ah meesha aan resource dabiicita aan lahan base dadku waa dadka somaliland degaan ninka jabuuti ka gaajoon maayo waxaa somaliland u soo kordha marka maskac fayob lagu eego taa ha ku xisaabtam

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Місяць тому +1

    Waxa lagarey xiligi oromoda xunta laga tarxili somalia dhan
    Xabashi waliged bey somali nabad galineynin ila dhulka somalia kumaqan lagaso celiyo

  • @mohamedomar-sx9oh
    @mohamedomar-sx9oh Місяць тому +3

    Xeebaha somalia majirto wax la dhaho

  • @user-ll5te1tx6u
    @user-ll5te1tx6u Місяць тому +1

    Xasan gurguurte gaadhsii si uu u waasho

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 Місяць тому +1

    Waar hadaY joogan maxa Ka badaLi kaLy wax ka qabo😂😂😂 adi

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Місяць тому

      Gubesi madow u diyaargrow ! From jijiga
      Walahi billahi ana ku dhashay kuna barbaray batamaha ethiopia somali waa u somali!

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      Kkkkkkk hoosta ayuu kaa gubaniyaa iley majeerten xaasidnimo uu daa shalay markay ay 50 kun oo amxaar soo kaxaysteen muxuu uga hadli wayeey shalay marku deni wafti uu diray ethopia iyado somalia ishaystaan muxuu uga hadli wayeen cudur isaaq baa hayaa laakiinse waxba kama qaban karo somaliland

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Місяць тому +1

    Aduunyada ninkii nooloow maxaad aragtay kuu laaban
    Maanta Ethiopia lagu baryayo in ay qaadato dhul somaliyeey
    Damiirkii wadaninimo wuu dhintay
    Allah ciil iyo caro badanaa

  • @IbrahimAliYacqub-x8q
    @IbrahimAliYacqub-x8q Місяць тому +1

    Asc

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Місяць тому +1

    Dawlad gobaleedka Somaliland Oo Iskudhiibtay Dawlada Ethiopia 🇪🇹

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      Abdilaahi jussuf oo soo kaxaystay 50 kun oo amxaar ah anaga majeerten waxba kama dhegaysano kkk

    • @superfun1819
      @superfun1819 Місяць тому

      Ooynaye ​@@prosl11

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 Місяць тому +1

    Waar hadaanu waxaanu siinaynaa yuhuud maxaa idinka galay, sowdinkii darood iyo hawiye isku soo Raacayay , ee tolaayeey lahaa , Kolba waji ayaydun la imanaysaan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Місяць тому +1

    Soomaaliya bad lagama qaadan Karo waa iska riyo i bada waa la difaacayaa muusana waa qaxi doonaa

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 Місяць тому

    XAWAANU SOO HUBSANAY ITOOBIYA SOMALIDA KOONFURTA WAY KAFIICANTAHAY 100% DULI WEE KOONFURI

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 Місяць тому

    MA HOOYADAA AYAA KA DHIGTAY SOMALIA WAA SOMALILAND DHEH XOR AH

  • @aminmohammed1518
    @aminmohammed1518 Місяць тому +2

    Already itoobiya koonfurta soomaaliya way joogtaa dee ku jihaada

  • @KhadarIbraahin-o7z
    @KhadarIbraahin-o7z Місяць тому

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Місяць тому +1

    Bada waxey ku taalaa dhul gudibiirse iyo ciise iyaga ayaa laga rabaa Inay hurdada ka kacaan isaaq itoobiyaan waa labada ugu fuleysan wey cararayaan abey waa is yahay haduu yimaado saylac in la jabin doona muusana waa cararayaa waxaa dhici doonta gibileey in laga saaro habar awal

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      Huuhaa huuhaa qaaaaq

  • @1Horyaal
    @1Horyaal Місяць тому +1

    Jihaadku uu bilab Maya haday itoobiya soo gasho wadanka

  • @wiilgarasho8362
    @wiilgarasho8362 Місяць тому +1

    Shacabka majeerteen iyo isaaq iska bixiya oromada dhulkiina joogta

    • @abdifatahyousuf3136
      @abdifatahyousuf3136 Місяць тому +1

      Qadaadweynta ayaa ka daran oromada

    • @wiilgarasho8362
      @wiilgarasho8362 Місяць тому

      ​@@abdifatahyousuf3136waxaad tahay orom jaajuus ah oo iska dhigayo isaaq

    • @wiilgarasho8362
      @wiilgarasho8362 Місяць тому

      ​@@abdifatahyousuf3136waxaa tahay orom jaajuus ah oo iska dhigaayo Somali

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Adeer u dah oromoh halah waregtoh si lo wayoh magacodah

  • @mawliidabuwalad4940
    @mawliidabuwalad4940 Місяць тому

    Kala noqda waxa waa shamsi ku qada meye lanadarski😂😂

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Місяць тому +1

    Ethiopia waay ogtahay somalida waay is garanayaan hada ka horba somali ayaa soo horkacdayboo aay iska soo hormariyeen tii ka raacdayna waala ogaa

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому

    REER BULO XAAR WAXAA KUSOO SOCDA CADOWGII GUMAYN LAHAA OO BEEN U SHEEGAYAAN WALEE WADKIINII BUU MUUSE FAARUQ HANDARAAB IDIIN SOO KEENEY EE WAXAAD KA HESHAAN WAXBA HANAGA SIININA .

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Місяць тому

    Soomalia sida falastiin intaaney dhicin kaca

  • @yufamoha8285
    @yufamoha8285 Місяць тому

    Muuse biixi muda xileydkisa 2 sano ka hor ayuu dhamaaday
    Mudo korarsigiisa ayaa dhamaan raba in uu sii kordhiyo laga yaabaa

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Місяць тому

    Yaab badanaa

  • @Man19699
    @Man19699 Місяць тому +2

    Xassan dhiiqo Qashin baahan,Qof asxaabul qubuurkii qixiyey miyaa dal & dad & cadaalad dan ka leh? !!

  • @selloibro9824
    @selloibro9824 Місяць тому +2

    Xeebaha somaalind dheh hooyadai dhiladahayd wase

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 Місяць тому +1

      Iyagoo caytamayey dhashaan

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 Місяць тому

      Ciyaalkaan heego afxumaa

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Місяць тому

      Grow up! Hoyada uubad cayse iyo walashaaa

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 Місяць тому

      Xeebaha SOMALIA🇸🇴

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      Idinku xaraam baad kuu dhalataan ee iska aamuus

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 Місяць тому

    Somaliland dheh

  • @cazuuzwali2427
    @cazuuzwali2427 Місяць тому

    Gaylanow caawa foolxumada kugu kacsane 😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    xasan munaafiq wadanki wuu iibiyay

  • @Man19699
    @Man19699 Місяць тому

    Muuse Juudaan waa qofkii gaalka Oromka ah hoos fariistay ( Catholic Orthodox ) ee yiri ii ducee,awalba awowgii daraawiish baa ka bad baadisay in diinta laga saaro !!

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      faqasheey jaamka inaga dhaaf itoobiyaan adigaa hoos fadhiya 100 sano iyo kenytaatiba siilka gabdhihiinana xilal kaga raadsada dumarkiinana naasaha uga jara itoobiyaan jacayl kkkkkkkkkkkkkkk kuwii ilaa xamar keenay itoobiyaanka maydaan ahayn shalay kii farmaajo lahaa afar dakadood ayaan ka kiraynaya maanu ahayn kkkkkkkkkkk mise taadu xaran maaha
      mideeda kale darwiishku kii 2023 xornimada radinayay ee isxoraynayay maanu ahayn goormuu cid xoreyey kkkkkkkkkkkkkk adoon xornimo ka sheekaynaya adiga hortaa maan arag

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka Місяць тому

      ​@@AhmedDaariqwaxaas adoon isaaq ka ahaw oo dhulbahante leeyahay

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      @@bashkanuurka ninkii 2023 xornimada iga qaatay ayaad tahay faqasheey black falastiin kkkkk 20 Sano ninkaan adoonsanayay
      Kkkk
      Muuse faqash miyaad Monday

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka Місяць тому

      @@AhmedDaariq maxaad adoonsataa dhulbahante ayaa hoyadaa wasay

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      @@bashkanuurka 2023 ninkaad iska xoraynaysay sow aniga maaha kkkkkkkkkkkkkk waar adiga iyo falastiin isku meel ayaad ku jirteen wllhi kkkkkkkkk

  • @Real_uneys
    @Real_uneys Місяць тому

    😡😡😡

  • @drhamzemabdilahi1326
    @drhamzemabdilahi1326 Місяць тому

    Beenta majeertan propaganda

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Xeebaha soomaaliya????? Silic-maryaad saaqid kaalay sii dee failed Somalia

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Місяць тому

    CABAADKA YARAYSTA

  • @Saedabdiri
    @Saedabdiri Місяць тому +2

    Somalia du waa xagee afkaga nacaska ah ha karo somaliland cuqdadloowyahw

  • @suldaanismailsuldaanyare3389
    @suldaanismailsuldaanyare3389 Місяць тому

    WAXAD SO QORAYSO KA FIIRSO SXP SOMALILAND HADII AAD SO QORTO MAAD CIISHOONAYSA

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 Місяць тому

    Daarood waligii ma daahiro 😂😂😂😂

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Місяць тому +1

      Khadra xaydey see wax u jiraan macaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Місяць тому

    Maxaa kaa galay

  • @prosl11
    @prosl11 Місяць тому +1

    Xeebaha somaaliya kulaaha ,doofar darood weligii maa daahiro adeer tan anaga iska leh sidaan doona kaa yeelina xeebaha majeerten kaa hadal adigu wax ciilan baad tahah

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 Місяць тому +2

      Hooyadaa iyo oromoadii ku dhashay was afkeena noo daa wadankeena waankaa saaraynaa

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 Місяць тому

      Waxaan qotida afkabaratay waa inaan katarxiilno dhulkeena xaqiiqan way iman

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому +1

      ​@abdifatahhassan168 qaxootinimo ayaad kuu dhanbayn hadaad anaiga dhulkayga igu timaadeed ina atmisow halane ayaa xaraama lagu dhalay yaa adoon

    • @prosl11
      @prosl11 Місяць тому

      ​@jaamacdagaale5145 ina atmis yaa ibnu halane adoon afticaka gumaysto ayaad tahay markasaad afka kuu soo tagisa nin isaaq oo dhulkiisa jooga waar xisho ninyo

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Місяць тому

      Duuli baa tahay ogow dhulka soomali oo dhan baa iska leh

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 Місяць тому

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hud hud 🐷🐷🐷🐷🐷🐷🤣🤣🤣🤣

  • @asxaabi
    @asxaabi Місяць тому

    Waar adeerow qolyihiina daarood arrimahayaga faraha kala baxa badda cas ma hooyadiinbaa leh, somaliland dhulkeeda

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 Місяць тому +1

    Maxaad ka badali kartaa waxaa tahay gun majeerteene.
    Ina gumeed looma joojinaayo
    Goroyo la baxa ama geylan

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 Місяць тому

      Walaahi nin nasiibleh ayaa wakhtigaas jooga waa sifudud mujaahid beenaa lasheegi jireye mid ilaahey raali ka yahay noqo allow keen ciideena gaalo

    • @user-qk7cx6mr6c
      @user-qk7cx6mr6c Місяць тому

      Si sahlan ayey ku soo galayaan marka laga saarayona soomaali badan ayaa ku dhamaan doonta saldhiga gabdhahana ugu dara maan gaabyahow

    • @ah3069
      @ah3069 Місяць тому

      Adigeey amxaaro hooyada iyo walaashaa kuugu Hor wasi nacalaa bilaa damiirkaa tahay kuyaale

    • @samoc5405
      @samoc5405 Місяць тому

      ​@@user-qk7cx6mr6c maan gaab Waaba ay kula joogaan bay bakool hiiraan gedo iwm. 4 kun itoobiyaan atmis. Laakiin 19000 askari Ethiopian ah oo aan ahayn atmis baa kuriiqa iyagoo guurguurte wax ogolaansho oga baahneyn. Waxaan ku qoslaa farmaajo iyo dawlad isku sheega liidata hadda kulahaa 4 badood ayaanu Ethiopia siiney caqli xumaa. Red sea belong to somaliland haku deeqdo Indian Ocean ka

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Місяць тому +1

    Siilkii hoyada kasoo waran hargysa somali male ragii laha utaline

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 Місяць тому +1

      Ilahay ha idin caafiyo waad buktaan isaaqoow

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Місяць тому

      Kalay jijiga! Adoon u noqo axmaarada !

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 Місяць тому +1

      Hhhhhhhhh war bal hada maxaad habarta shaybka ah u afla gaadaynaysa waxaa Tahay qof jilicsan oo daciif ahe hhhhh😅😅😅

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 Місяць тому +1

      Hargeisa mar waliba wa mamuul hoos yimada SOMALIA🇸🇴

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he Місяць тому

      Rag mawa jiro meshaa

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye Місяць тому

    Israel 🇮🇱 🇮🇱 🇮🇱 🇮🇱 🇮🇱 🇮🇱 🇮🇱 wax dhehe