🥺Rasuulka scw wuxuu yiri qofkii tacsi u fadhiyo 3 Beri ka badan umadeeyda kama mid aha nolosha weey sii socon qaar baa dhalanaayo qaar weey dhimanayaan qaar weey guursan the life move
wow dalnurshe is back 🥰malmaha adag adeeg ku dhaaf 🥺wakhtigu istagi mayo qofka inu istagana ma ahan wa daciftinimo ninka ugu ixtiramka badn dadka canka ah waye dayax ❤🙏
Man sha alla wllky dayax waan ku faxay inaad faraxsan thy inkastoo ayayna qosolkaagu qalbiga ahayn hadana inaad bulshada ku dhex jirto alle ha kaafarxyo wllky❤❤❤❤❤
Dadkan mxa ka qaldan mxy ka raban ninka marka mu washa mise inuu guri isku xiro Bay raben tagty alle ayana oofsaday ka dhafa waka weli sidisi hore ma ahan wa asagi farxaniga aha wejisa weli muruga ka muqata😮
Waxaa xanuun ah xaaakaaga noloshaada wehelkaaga qabri 2 asbuuc qabriga taala inaa sidaan u qososho taas waxee cadeeen u tahay social media nolosha beentaa lagu haayo sidee u heesi karaa markaa wali xasuustii wehelkaaga qabri taalo bil kayar social horaa u ogaa inee been tahay nolosha taalo laakin sidaan ma aha midaa filaayay qalbi adkaa
🥺Rasuulka scw wuxuu yiri qofkii tacsi u fadhiyo 3 Beri ka badan umadeeyda kama mid aha nolosha weey sii socon qaar baa dhalanaayo qaar weey dhimanayaan qaar weey guursan the life move
Dayax Dalnuurshe may Almighty Allah grant you Agood health ud keep yoi from de evil.eyes alwayz I support you
wow dalnurshe is back 🥰malmaha adag adeeg ku dhaaf 🥺wakhtigu istagi mayo qofka inu istagana ma ahan wa daciftinimo
ninka ugu ixtiramka badn dadka canka ah waye dayax ❤🙏
Star dayax dalnuurshe from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Masha allaah Alle qalbiga haku qabojiyo walky walshay shushu dumar kuu is qawin jiray way asdurtay walaahi
Man sha alla wllky dayax waan ku faxay inaad faraxsan thy inkastoo ayayna qosolkaagu qalbiga ahayn hadana inaad bulshada ku dhex jirto alle ha kaafarxyo wllky❤❤❤❤❤
Sorry dayxa hpo walhi qosol qalpi ga jirin qosle Ilhey qalbiga ku qabojiyo 😢
Walhi wa iga calool adagyahay koley gudaha ayu xanun kadareemaya allaha sabarsiyo wajigiisa laga aqrisan kara inu isdhibaayo❤❤
WALAAHI. CALOOSHA. IHURTEY
WAA WIIL AAD. AAD IWANAAGSAN. MAANTA. U ISTAAGEY
SHUUSHUU. AROOSKEEDA YAAHELIKARA. BAASHAAL SHUUSHUU KING OF. XAMAR KAATIMEY. CAAWA. HABSLYO. HABALYO. ABAAYO🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
❤❤❤❤❤
Legend man dayax dalnurshe
Farhia durba mala iaaabay😢
@@KhadraaadanCabdiraxman Maxa qofku hadu iyar qoslo maahan inuu ilaaway qofkiisi ee haduu israaciyo may usoo noqonysa duco waxan ahyn uma awoodo
Yeah! It is too soon to do this, it has been only two weeks.😢
M.a
Ninki dintay unba digtay wa adunyo
Waa runta wlhi
Dayax Dhiiga biyo Mahan marna dumaashidiis ahna walaashiis wuu u hagar baxay
Dadkan mxa ka qaldan mxy ka raban ninka marka mu washa mise inuu guri isku xiro Bay raben tagty alle ayana oofsaday ka dhafa waka weli sidisi hore ma ahan wa asagi farxaniga aha wejisa weli muruga ka muqata😮
War iskaga bax fanka saada kuu fiicane
Waxaa xanuun ah xaaakaaga noloshaada wehelkaaga qabri 2 asbuuc qabriga taala inaa sidaan u qososho taas waxee cadeeen u tahay social media nolosha beentaa lagu haayo sidee u heesi karaa markaa wali xasuustii wehelkaaga qabri taalo bil kayar social horaa u ogaa inee been tahay nolosha taalo laakin sidaan ma aha midaa filaayay qalbi adkaa
Ilowsha dhama ma umulba
@@ifraaxismaaciil8781 sidaa u fahamtay ma'aha