Urdun O wixi la qarinayay Banaanka keentay| 'Halaagii' Ciidanka Israil E Shujaaciya| BaabaJey & Daan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 сер 2024
  • Urdun O wixi la qarinayay Banaanka keentay| Ciidan Israil O Isku laayay Shujaaciya & Sababta| Daanyeernimo & BaabaJey
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 197

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Місяць тому +59

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @Sara20005
      @Sara20005 Місяць тому +1

      Asc Sheikh Baaba Jeey sababta Mooska loo siinayo waxaa weeye, waxa surka ugu jira jaalaha iyo buluuga leh ayaa ah character film Cartoon oo Minnions la dhaho marka Character kaas ayaa Mooska jecel, wana film caan ah oo dhowr Parts leh.

    • @thinkabout.2504
      @thinkabout.2504 Місяць тому

      Dulmi diid please ka soo hadal video hada al jazeera soo galisay waxa ku qoran KENYA funeral begins, lkn meydka ee wataan waxaa dusha laga saaray maro hido iyo dhaqan Somalia caan ku tahay

    • @muqtaarmohamed4199
      @muqtaarmohamed4199 Місяць тому

      Asc. Walal. Cours kii noo balan qaaday Away.

    • @hindiawardere4912
      @hindiawardere4912 Місяць тому

      e,e ​@@Sara20005

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q Місяць тому +13

    Ilaahow masajidkaga kabadbaadi cadawga ilaahow uhiili muslimiinta

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Місяць тому +15

    Allah jabiiyo yahuud aameen yaa Allah meel kasta oo aay jogan

  • @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
    @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df Місяць тому +17

    اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Місяць тому +11

    Waxaan allaah uuga baryayaa in ay falastin ay guulaysayey wayna guulaysatey xaqiiqdii haka dhintaan dad badani free falastin ❤❤❤❤❤❤

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 Місяць тому +3

    Sheekh alle. cimrigaada noo kaa Dheereeyo aamiin aamiin wacaa noo tahay Macalin oo wax kasta noo soo gudbiyo Waxne aan ka barano aakhiro na xasuusiyo nana waaniyo khayr allaha ku siiyo hadalkaaga kuwii ku canal qaato allaha naga dhigo aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Місяць тому +6

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 Місяць тому +9

    Allah u gargaaro oo macooga noqdo wllaheen falastiin 🤲

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому +5

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

    • @najibyare6841
      @najibyare6841 Місяць тому

      ❤🎉 amiin wll

    • @SumayaElmi10
      @SumayaElmi10 Місяць тому

      Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi xabibati ❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому +3

    Irsaaqadii ayaa meel xun ka gashey baabajey markii horeba wanaag ma wadin ee Allah aqli ha u yeelo dhinaca wanaagsan ha tuso

  • @maryamhassan4846
    @maryamhassan4846 Місяць тому +4

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim baaba jeey dadkii madoobaa oo dhan buu ceebeeyey soomaalidiina dhulkuu ladhacay isagana naftiisi waxba lama noola qofku ma maraanbaa 😮😮😮😮

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +5

    illaahoow ugargaar reer falastiin yaarabi

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 6 днів тому

    rabi waaxidul axad awod badane rabiyow masjidkaaga badbadi oo ka qabo cadawga kufarta yuhuda rabi gasa xore aamin

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj Місяць тому

    اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيرأ

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Місяць тому +3

    Aal jaziira waa rag geesiyaal ah way lashaqeyeen xamaas m.a allaha barakeeeyo iyo cid walbo uhiilisa muslmnta dhibysan

  • @qorismaris
    @qorismaris Місяць тому

    Mahadsanid dulmidiid waanada iyo diqnashada badan aad u qabto umada somaliyed. God dheer baynu ku galnay shacab ahaan, godkaasna Alle uun baa naga saari kara. Ixtiraamka nafta ayaa ahayd waxa ugu dambeeyay ee aan haysano, hadda waxaad mooddaa inuu dagaal lagula jiro taasna. Allow ceebtena astur🤲

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 Місяць тому

    Ciidamada carabta waxay yuhuudi rabtaa inay ku hoos qariso jaajuusiin u shaqeeya ayaga. Falastiin uma baahna ciidan carab ah ee nabad bay u baahantahay. Allaha siiyo, aamiin

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 Місяць тому +3

    Allah garab galo muqawamada jihaadka kula jiraan yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allah jebi gaalada

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Місяць тому +2

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen Gaza

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 Місяць тому +3

    #😂😂😂😂YAAH..BABAJEY HOOS KA SII AYA LAGUQABTAY WAA GORILAGA SANADKA 2024...MOOS IS NOT EASY

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 Місяць тому +3

    Allah ha ugargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi ❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Місяць тому +1

    Sheekh mahadsanid

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw Місяць тому +2

    Sheikh waad Ku mahadsantahay arintas markahore maanogeen cadanka waaxaay arintas kaweden balsi hada waan fahmi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому +2

    Mahada.ilaaheey.ayaa.kamidtahay
    Alxamdulilaahi..hadii.ilaaheey.jebiyey.sahnuniada🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому +1

    Allow ugar gaar Reer Falastiin Allow Yahuudana Jabi Yaa Rabi

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Місяць тому

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 u ☝️ gargaaro 🤍 wallaalahay 💐 falastiin ☝️ AMIN 🤍 AMIN 💐 AMIN ☝️🤍💐

  • @UserZuser-mc9ql
    @UserZuser-mc9ql Місяць тому +2

    Tunnel Lada mid kamid ah waxa logu sii diyariyey hubkodi ay mid kamid ah fadliga alle oon ku qarxin Gasa magacisa wa F16 missile 🔥 guul iyo gobonimo ban Allah uga baryaya Palestine gesiyadeda❤🇵🇸

  • @Zakaria_maxamed
    @Zakaria_maxamed Місяць тому

    ❤❤❤ilaahay ha ugargaaro falastiin

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Місяць тому +2

    ALEE ha u gargaaro umada Reer Palestine.
    Gaal ka dacwoow gaalna u dacwoow waa in tabardari iyo laciifnimo
    Baaba jeey waa nin baahan; Diinta, Dalka iyo Dadka sharatoida inuu Ilaaliyo ayeey fiicneed. Lkn aniga intaasi uma dhaafaayo marba hadii wadankiisa sidan noqday!

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 Місяць тому +2

    #CULAYSADHA LAGU HAAYO WADAMADHA CARABTA OO UU KU HAAYO MARAYKANKA WAA MID ULAJEYDKIISA UU YAHAY GUMAADKA RER FALASTIIN...LKNI TAASI DHICIMAYSO WAAYO RABII KAMA QARSOONO MUNAFAQADHA DALALKA CARBED... INSHAALLAH RER FALASTIIN WAA KUWA UGU DAMBAYN GULAYSAN DHOONO...SHAKINA MA KU JIRO

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Місяць тому

    CEEB WAYE WAXAN BABE JEEY XISHOD CALANKA HA CEEBAYN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Місяць тому +2

    waliba dawladaha carabta samir male culays uma dulqaatan wax walbana waalaga keensan karaa
    hadana alle wixii uu doono ayaa soconaya

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Місяць тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @YacinoflehOfleh
    @YacinoflehOfleh Місяць тому +3

    الله اكبر اللهم انصر اخواننا في فلسطين ان شاء الله خبير خبير يا يهودي جيش محمد سوف يعود

  • @yusufcumar3515
    @yusufcumar3515 Місяць тому

    Okay insha Allah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Місяць тому +3

    Ninkii Qabriga Qotay Maa Udaahaayo Waxaan, Ciyaal Bilaa aqlaaq ah ayaa lagusoo fasaxay, Daanyeer meey moodeen waa qofe .

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Місяць тому

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq Місяць тому

    Baabajey meelwalba xun hunguribaa galinaya imaanka alle hakaqade imanba malaha

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Місяць тому

    Maashalah tabaarkalaah

  • @gabsheali
    @gabsheali Місяць тому

    الله أكبر

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому +1

    Waa qaabdari weyn iyo meel ka dhac u adeegsiga calanka bahdil iwm

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 Місяць тому +1

    Ciidamo iyaga hub iyo tiro intaba ka badan aya waxka qaadi waaye macaadallahi waaba carab shoko imada

  • @user-bq7zs8jg2o
    @user-bq7zs8jg2o Місяць тому

    Maumaleynaayo in Urdun Gaza tageyso sababta waxey arkeen Yuhuuda wixii ka raacey Gaza Alhamdulilah.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Місяць тому +2

    Shiikh waxlaysfaray fariidlaguma noqdo soomaaliya xamali aan xishood iyo xoriyad aqoon Ayaahaysta sharaftaa sheegaysid xoogaa buskuda ayaa udhaama

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Місяць тому

    Waa.waashay.jiiskaan.oo.caruur.iska.dhigay

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Місяць тому

    Urdun & Masar waa Team Israel

  • @Imraan12
    @Imraan12 Місяць тому

    Ilaahay

  • @talosame2372
    @talosame2372 Місяць тому +2

    Babajey waa duli waxwalba kasuuroban si uu lacag Yar ama daganasho u helo wuuna fahansanyahay Sidan inay bahdil kutahay umada Somaliyed

    • @fariida6236
      @fariida6236 Місяць тому +1

      Aad iyo aad waa waxan nasab ahayn

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Arintaayi wax dhicikara maha aqli xumada gaalada xoolaha cawska cunaa ayaa ka aqli badan waa xaqiiq illaahayba kuma sheegin aqli iyo wanaag cadawga buug Ku sheegay allé waa cadawgiina

  • @AbukarAbdi-vu4dl
    @AbukarAbdi-vu4dl Місяць тому

    Maashaa Allaah 😅

  • @user-ye4jw3ey4g
    @user-ye4jw3ey4g Місяць тому +1

    Alahu akbar ilahow ugar gaar wlhen qas ahan reer qaza

  • @ZaynabAxmed-yw4kk
    @ZaynabAxmed-yw4kk Місяць тому

    Waa wax liita habdhaqankaan xaqiiqdii

  • @user-sv8fw7ui1d
    @user-sv8fw7ui1d Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂somali maryoolay wlhi sharaf malaha uff way na vernehensyn doqonkaas bal eeg😂😂😂😂😂

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Місяць тому +1

    Alaahu akbar

  • @moallim1000
    @moallim1000 Місяць тому

    Waa qof diciif ah. Wax fiicanna ma samayn. Waa na ceebaystay. Doqon

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 Місяць тому

    Allah ha isku jabiyo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Місяць тому +1

    MaanshaAllah 🇵🇸🇵🇸🤲☪️🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE Місяць тому

    Shiq Baba J awalba danyeer muxudamay

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Місяць тому

    Allahu akbar

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Місяць тому

    Alxamduliaah

  • @gabsheali
    @gabsheali Місяць тому

    Scw

  • @Anab-eg4nl
    @Anab-eg4nl Місяць тому

    Allah ugar garo

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому

    illahaya ha uu siyada jabaka iyo Qasarada yuhud nacalada ha ku dhacada inshallaha rabi masibo deg deg ah illahaya ha idan kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa illahaya gacanta idan gaya indhaha rabi idan tira rabi ka dula qada dhibtada hesata walaalah reer hamasa

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Місяць тому

    Baaba jey wax kasto oo dhan ma iska sameeyaa.

  • @SalmanCade-yi9lx
    @SalmanCade-yi9lx Місяць тому

    Babajey awal buu aha aqasu naas, mid dadnimo ahaantiisaba maskiis yar oo liita ah,

  • @ahmedali-xc5dt
    @ahmedali-xc5dt Місяць тому

    Subxanallah

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Baaba jeey haduu soomaaliya yimaado hala dilo magacii soomaaliyeed oo dhan dhulkuu lagalay eyga daayeerka ah

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому

    Ilaahey ha no naxariisto amiin

  • @weliismaan8906
    @weliismaan8906 Місяць тому

    Sheekhow Somaliida ayaaa sii sharre garrernayya adduuunkana na tusaya Somali in aan sheegto walaahi in aan ka tanaasulo ayaan wax yar iiga dhiman dhibbato cay dhaqan xumo jaahilnimo wax wanaag ah oo lagu faano kuma soo kordhiyaan adduunka walaahi Somali in aan sheegto aad ayeey iigu adkaan doontaa wcs

  • @Umxasan
    @Umxasan Місяць тому

    Waaqalad. Karamad. Ilahay. Kusisadfamiweso.

  • @Anab-eg4nl
    @Anab-eg4nl Місяць тому +2

    Markabkii xaguu kudan beyay turkigu diray egargar ka ahaa

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Місяць тому +1

    Marka culays lasaaro
    Yuhuuddu sidii ay u haysan lahayd
    Ayay kala shaqaynayaan imika way hayaan shaqada Gumaysiga.

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 Місяць тому

    Walal baab Jay waa dasbaret

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Місяць тому

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Місяць тому

    waa bey sheegen sarayal qudsi iyo xam as iney o gashadeen

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Місяць тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 Місяць тому

    kkķkkkk waa danyeer

  • @mohamedhoror936
    @mohamedhoror936 Місяць тому

    urdun iyo emiraat, kuwed , maahan muslim sax ah ee waxay la shaqeeyaan gaalada maantana waxaan ka sugeeynaa ineey ciidanka izrail raacaan

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji Місяць тому

    Shugran

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому

    Waa arin musiiba !!! Haday dhacdo

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 Місяць тому +1

    Asc sh. darsigii online ka xaguu marayaa ? Jazakallah

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Місяць тому

    Jiis Jana magalo Ayan maqli jiray wlhi, Baba jeey xag illahay ayuu kahabaranyhy mar uu qabri qota iyo mar uu daanyeerkii runta aha matalo.😂😂😂

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂 sheekh qosolka iga dhamaadey baaba jey Allah soo hanuniyo

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Місяць тому +3

    WADANKAAGA INAAD KU MATASHO FOOLXUMO WAX KUGU QASBAYA MA GARANAYO

  • @isxaaqboorow3457
    @isxaaqboorow3457 Місяць тому

    Haaa wlhi way dhici karta inay diran ciidan Arab ah hadaba masar iyo imaraad baaba raba inay diran ciidan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Місяць тому

    Caruurta yar yari waa Carab

  • @malyuncadey4816
    @malyuncadey4816 Місяць тому

    Maxkamat mesha matal xagey usocotaa turki

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h Місяць тому

    Kani waa akhsanu naas waana dadka akhlaaqda kuna dhiiro inad runta u sheegto

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Місяць тому

    Sheekh papa j mayaqano cadanka munaafaqnimada gaalada waliba cadankaa uf ciyaalkii aykusoo dayen iney ku ciyaran sidii danyerkii

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Місяць тому

    USA waxaan ka baqayaa inay qolyaha Daqashka u laalaadiya ka dhamaysan doonaan waxay doonaan waayo dee qaarna Ciidamadooday biilaan qaarna Dadkooday u ciqaabaan

  • @DabaylIsse
    @DabaylIsse Місяць тому

    Jiis Jana ma galo waxaas isaga video buu ka rabaa 😅😅😅😂😂

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Місяць тому

    Baabajey markaad aragtitba wax wanaagsan lagama arko calankaan ey wataan meel walba sidii ilma ay dhaleen calanka noo dhaafa wax wanaagsan hadadan sameyneyn

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Місяць тому +1

    Baaba jey iyo xassan sheekh maxamuud waa hawiye hawiyena waa daanyeer laxaha dhaama reer kaas caqliga riyaha haloso galiyo dadkaasa somali maamule 😢😢

    • @SafaSalaad
      @SafaSalaad Місяць тому +1

      I Aamina Ada ka darn iyaga

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 Місяць тому +1

      shaqsi wax ka sheeg lkn iska dhaaf Qabiil dhan inad u gafto Adigaan kuugu Nasteexenaya walakayoow maalin aan maanta ahayn ayaa lagu waydiin Danbi aad ka gashay Qabiilo dhan ee waliga Iska daa Magaca Wadarta ah inaad qof ama dad kooba dartood usamayso inshallah
      mahadsanid

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Місяць тому

      @@SafaSalaad ina adeer midgaama tahiine maxaan idiin qarin karaa ceeb iyo ciilbaad somali u horseedene gobta dir maxaa idinka duwey boqortooyada daarood maxaa idanka duwey muxuu xaarka u cuna kiina caankaa orodo ina adeerka mooska la cun dee tiktok baad dad nool ka tahiin 🇵🇸🤣
      Ciil baan la qoslaya wlhi 👨🏾‍🦯

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Місяць тому

      @@abdulahihussein8702 dadkaas dad wanaagsan saaxiib waan ku arkey laakiin intooda badan sida dameerkana waa u noolyahiin sida dameerkana waa u dhuusan dumarkoodana saana la iwasey waa igu daadiyey 6 jeerbuu igu dul kufey fagaarayaasha kama xishoodan 🤣🤣
      Waxaan asalkoodi horeba soomaali ma aheyn

    • @SafaSalaad
      @SafaSalaad Місяць тому

      @@ahmedjr7902 first one pro naag hartiya ahy tn kle dirta io darodka io hawiya ha all wa ii same wa damer io labdodi dhagod ima kla socna

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Місяць тому

    Isma lihii inay sinaba inay u yeelan ciidamana diran wayo nimankasi muqawamada ayaanba yeelayin tas

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj Місяць тому

    😢nin bahan nasab mahan baba jey dhulka o nala jaray

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 Місяць тому

    Falastiin Allaha ugargaaro

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 Місяць тому

    Sheikhow baaba jeey wuu dabaaloobay waa loo dambeeyay 😢

  • @aestheticae7173
    @aestheticae7173 Місяць тому +1

    Rulmidiid sida aad wax u ogtahay dadka uma iga

  • @zakariasaid4803
    @zakariasaid4803 Місяць тому

    Babjey wax qalad ah ma sameynin Somali na mel uguma dhicin dadka oo la ciyaaro wa caruur kuwa Somali da dhibaatada ku keeney wa kuwa dilka dhaca Dulmiga kufsiga ku haaya Somaaliya

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Місяць тому +2

      eber baad tahay, Meesha laga Hadlaayo Horta Fahan, Ka Dib wax soo Qor... Ninkaas weyn ee calanka xidhan hadana ciyaalku jiidjiidayaan oo mooska siinayaan sidii daanyeer duqoobay baad difaaceysaa.... dadka agjooga ee waaweyn xitaa caruurta kalama hadlayaan waalagu fasaxay ileyn waa qaxooti dad cadcad ku cusub yihiine

    • @zakariasaid4803
      @zakariasaid4803 Місяць тому

      @@abdimuse7911 Somaali idinka cebeeyey oo Qabiil Qabiil isku haaysta Wadankaan an ku noolahay Somaali community aya ugu liita oo mel public ah kuwada dagaalamayo oo Dadka oo dhan Dawanaaya mexey isku haaystan Qabiiil