WAREYSI XASAASI - DILKI AY KA BADBAADAY AYAANITA - JACEYLKI QALBI JAB - GUURKI & CARUURTI AY DHASHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 185

  • @FarxiyoMaclin-k3k
    @FarxiyoMaclin-k3k 7 місяців тому +12

    Kusaliya nabigeena muhammed صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 7 місяців тому +52

    Ayanita waa qof cod kar ah o kuhadasha hadalo xikmad ah mcney wan kasugeyna barnamijka o dhameystiran😢😊🎉🎉❤

    • @yazmine2218
      @yazmine2218 7 місяців тому

      insha Allah sister ❤️ 💖

  • @aishaahmedmohamud3947
    @aishaahmedmohamud3947 7 місяців тому +6

    Barnaamijkan waa sugi La,ahay waxaa rajeynaa inaa wax badan ka barto😢❤Well back Ayaaniita🎉

  • @dryasincawale5718
    @dryasincawale5718 7 місяців тому +22

    Allaha ku cafiyo wll runti waxad thy wll qalbi wanagsan ❤

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 7 місяців тому +6

    RAMMADAN MUBAREK MEL KASTO JOOGTIN MUSLIMTA YÀA ALLAHA YAA RABI NABA INO GARSII😥❤🤲

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 7 місяців тому +43

    Gabadhaan saxaafadaa ubaahan wllhi

  • @fardowsaabdulkadir8795
    @fardowsaabdulkadir8795 7 місяців тому +18

    Welcome back Ayaaniya😢❤

  • @SafiyaXuseyn-pn3vm
    @SafiyaXuseyn-pn3vm 7 місяців тому +14

    queen teyda welcome back I miss you so much

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 7 місяців тому +9

    Mashallah Welcome Back my sister waan kuxisnay Illahey cafimad taama ha ku siyo mar walba 😢❤

  • @medovepenman
    @medovepenman 7 місяців тому +9

    Masha allah xaqiiq hadalada afkeeda kaso baxayo dhan waa xikmad.suashi ayad xirfadkale ma leedahay oon ana kaga jawabaya wanabsaxafiyad xaqiiqdi.
    Barnamij mar asad qabtay ooo wariyenimo iyada ahayd musharaxa 1aad hal qodob oo kaliya reebtan umaleeya markas wana woxoga Naxdin

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 місяців тому +12

    Ayaaniita nolasha waa imtixaan ee bareek ha.uqawanin Kiip going

  • @HaajiAweyscabdi
    @HaajiAweyscabdi 7 місяців тому +7

    Ayaaniita waxaa thy gabar adag runtii qofkii ku dhaawaco kaasi waa dabaal runtii qofkii adiga ku helo waxa uu helay diamond ❤❤❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 7 місяців тому +12

    Ayaaniita mashallah waa gabar aqli badan ❤❤❤

  • @caadilmohamed
    @caadilmohamed 7 місяців тому +21

    Ayanita wa qof fican waa qof qalbi wanaksan waa qof qalbi wanaksan macanto nolow intay nolol jirto abayo👥🫅🫶♥️😔

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 7 місяців тому +8

    M allah waa gabadh rabi maskax ku manaystay ❤

  • @maxamedcabdirahmaan-oq9pk
    @maxamedcabdirahmaan-oq9pk 7 місяців тому +6

    Qof aad jeceshahy waa howl qof ku jecel waa hadiyay balse qof aad is jeceshihiin waa hadiyay intaasa iga gadan run tii qoftaan waa sucufiyay wayn keep going

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 7 місяців тому +24

    Team ayniita is muujiya 😢❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 7 місяців тому +3

    I love this girl she is so emotional 😢❤

  • @SahroAmin-i4b
    @SahroAmin-i4b 7 місяців тому +8

    My queen teyda wlcm back l miss you so much wllhi mar kle hanaga tagin plz 😢

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir 7 місяців тому +13

    Illaahay hakuxafido walasheyda❤

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 7 місяців тому +5

    I can't wait. Wareysigan❤❤❤❤❤😢😢😢sorry abaayo qalbiga alle hakuqabujiyo❤❤❤

  • @maryamshaale-ov1wo
    @maryamshaale-ov1wo 7 місяців тому +5

    Alla gabadha dar alle baan ujeclahy walahii macanei kudayashaa mudan ❤❤😢

  • @QueenMaida-g3j
    @QueenMaida-g3j 7 місяців тому +3

    Love you my queen ayanita ❤

  • @Mohaakhan
    @Mohaakhan 7 місяців тому +3

    What a come back Ayanita

  • @NimcoXusennuur
    @NimcoXusennuur 7 місяців тому +5

    Queen welcom back l miss you so much❤❤

  • @Maxamedcadaan-u7h
    @Maxamedcadaan-u7h 7 місяців тому +67

    Ayaanita is black welcome black❤

    • @Supr93
      @Supr93 7 місяців тому +3

      I don’t haven’t heard on of a my subconscious cat who doesn't notice anything 😅

    • @Samira-l3b
      @Samira-l3b 7 місяців тому +6

      Is back not black

    • @Hannah-sg4sr
      @Hannah-sg4sr 7 місяців тому

      @@Samira-l3b😂😂😂

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 7 місяців тому +2

    Ayaaniita Alle ha ku xafido
    Ramadan mubarak ✨

  • @Somal_itiktok
    @Somal_itiktok 7 місяців тому +7

    Cabdi laahi suldan timo-cade "qab-qab dhaafaybay laba qabiil qaran ku weydaaye qaabil ba haabiil markuu qoonsaduu dilay"alle ha u naxariisto

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 місяців тому +3

    Mashaallah welcome back walalshey Ayaaniita sharafey ❤❤

  • @iqrocabdisaciid-xn5nm
    @iqrocabdisaciid-xn5nm 7 місяців тому +7

    welcome back my sister waan ku xiisay macnto❤

  • @xudayfimaxamedxuseen5224
    @xudayfimaxamedxuseen5224 7 місяців тому +6

    Welcome back ayaaniita ❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 місяців тому +3

    Welcome back my sister Allah ku cafiyo

  • @SmilingCherryBlossoms-dj9zh
    @SmilingCherryBlossoms-dj9zh 7 місяців тому +12

    Ayanitada aqaney waataan ❤ welcome back abayo

  • @IdilHoussein-qq3xo
    @IdilHoussein-qq3xo 7 місяців тому +4

    I miss you so much 🎉🎉

  • @IdilHoussein-qq3xo
    @IdilHoussein-qq3xo 7 місяців тому +4

    Keep going my sister from Djibouti ❤❤❤❤

  • @NajaxclraxmanAli
    @NajaxclraxmanAli 7 місяців тому

    Welcome back ayanita ❤

  • @AshoQaliif-dv1ji
    @AshoQaliif-dv1ji 7 місяців тому +2

    Welcome back my sister ❤❤

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 7 місяців тому +1

    Ayaatiina walal soo samaya barnamijyo dood ah inta uu ramadaanka socdo , aniga , fowzio dhimbil , ugbaad , kooko iyo Amira
    Mahadsanid

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 місяців тому +4

    Manshaallah super woman ❤❤❤❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 місяців тому +2

    Mashalh xabibti welcome back wanku xiisnay ayanteena❤❤❤❤

  • @Anisacisaam
    @Anisacisaam 7 місяців тому +3

    Wank xisay qoradeyd lkn abayo gabar adak ayad aheyde maxakug dhacay oohinta kenaya adigo qurux dadnima wanag rabi kugu deqay jaceylka wujira lkn hadusan ku ogeyn yala dhah madaxaka hos hageyn 100 qolal asaga ah aya kabadan dunidada unoshahay abaayo Ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @RaaqiyoMaxamed-g2u
    @RaaqiyoMaxamed-g2u 7 місяців тому +6

    Welcome back😢

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk 7 місяців тому +3

    Mamshlah ayaaniita bayo qaali ilaaahey ha kudeysto runtiii qof aaaad ukarti badan m.a aaaaad iyo aaaaad ucaqli badan baaa tahy ilaahey hakusiyaadiyee
    Dumar hadanaa nahy kudayasho mudnthy. ❤❤ Horey usoco waligaaa wlle qaaali ❤❤❤❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 7 місяців тому +3

    Masha Allah great podcast weeyi wlhi casharo bdn baa ku jira
    Super lady keep going sis you deserve better ❤

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 7 місяців тому +1

    We love you ayanteyda

  • @abshiromahamed255
    @abshiromahamed255 7 місяців тому +2

    Welcome back ayaanita 🥰🥰

  • @NimcoRashiid-v2q
    @NimcoRashiid-v2q 7 місяців тому +3

    Ilahay hakucafiyo apayo❤

  • @RahmoAbdulahi-p9c
    @RahmoAbdulahi-p9c 7 місяців тому +2

    Welcome back boqurdeyda❤

  • @FarahCaydiid-lo2dn
    @FarahCaydiid-lo2dn 7 місяців тому +1

    Waraysigan oo dhameesa halkee ka helaaa

  • @Deeqoqurux-v4f
    @Deeqoqurux-v4f 7 місяців тому +1

    Su aalaha jawaabahooda meeye

  • @HiboMaxamad-l5r
    @HiboMaxamad-l5r 7 місяців тому

    M.a ayaniina keep goin ka meero wixi kusomsray wllhi wixi kuso maray wa xanuun ❤❤❤❤❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 7 місяців тому +1

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉

  • @XafsoAbdi-go3sp
    @XafsoAbdi-go3sp 7 місяців тому +3

    ayaaniita waankuuxiisay wallaahi abaayo mcnt alle caafimaad hakusiiyo walaashay waxaatahay gabar caqli ilaahay udhamaystiray waxaatahay gabar qalbi wanaagsan ma. noolow intay nolol jirto she is abeautfuul girl ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 7 місяців тому +3

    Qof aad jeceshahay waa howl
    Qof ku jecelna waa hadiyad
    Qof aad isjeceshihiina waa Hanti

  • @amirsamater3356
    @amirsamater3356 7 місяців тому +2

    Abayo mcn wa aqumakaladi waa kutareemayaaa❤❤❤❤

  • @HamdaCabdi-c3b
    @HamdaCabdi-c3b 7 місяців тому +2

    Masha alah gabdhan ugu kalay murti dad badan bay ka dhamatay wLhi horay u soco abayo 😢❤❤❤

  • @cmuxudiin3812
    @cmuxudiin3812 7 місяців тому

    Welcome back queen ayaanita...❤❤

  • @Nastexo-n5v
    @Nastexo-n5v 7 місяців тому

    Ayaaniita waa qof wanaagsan runtii❤😢

  • @suleeqosoyaa562
    @suleeqosoyaa562 7 місяців тому +1

    Asoo dhameystiran kren mcny

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 7 місяців тому +7

    Sorry wllshy mcn😢😢

  • @MuunaNuur-qm6sg
    @MuunaNuur-qm6sg 7 місяців тому +1

    Ayaanita wan ku jeclahay wllo❤

  • @BasbuusaOmarahmed
    @BasbuusaOmarahmed 7 місяців тому

    Ayaniitaa 400k hala garsiiyo

  • @sabiriinxusen8557
    @sabiriinxusen8557 7 місяців тому

    M.a ayaanita gabar aqli bdn oo wangsan Allah ku dhowro ❤❤

  • @hasfa-57
    @hasfa-57 7 місяців тому

    I love ❤ U so much 💓 💗 💖 💛 Ayanita 🎉❤😻😍🥰

  • @SucaadBashiir-e1e
    @SucaadBashiir-e1e 7 місяців тому +4

    Hampalyo Hampalyo ayaaniita ❤

  • @RihaamCabdirashiidSheekh
    @RihaamCabdirashiidSheekh 7 місяців тому

    Masha allh walhi waa gabar qalbi fiican

  • @liibaancadde1313
    @liibaancadde1313 7 місяців тому

    Wareysigaan oo dhameystiran aaaway heee sxbayaaal meelkusheega

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 7 місяців тому

    Ayaanita so noqosha wanagsan caafimad taama alle haku siiyo

  • @marwayasiin-t6l
    @marwayasiin-t6l 7 місяців тому

    Ayaaniita I miss you so much ❤😢

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo 7 місяців тому

    Ayanitaaa gabar ka codkarsan maan arag m.a❤

  • @bahjoabdullahi3117
    @bahjoabdullahi3117 7 місяців тому

    Ayy boqordydiih❤

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 7 місяців тому +1

    Ayanita m a abayo waxataxy gawarfican ayatahy abayo welcome back abayo adunkan waxalojoga Samir idullqad eabayo. dadka odan Aya xayssta dibkan ubathan gabdahena somaliyad gabdahena somaliyad abayo yall waxa nigadardarmaya qofwallbo xaiska Amin wayo. Xada qofwallbo aiska amino waxanodam beyo murugo cad ubathan 😢😢😢 walalyall waxan I nigutalinay jacllka wamid murugo iy mid farhadlex. 😢😢 Walal qali iskufinatha gabdahena somaliyad 😢😢😢😢😢😢😢

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 місяців тому

    Welcome back mcn badan 400k maxaa loo gaarsiin la.yhy gabadhaan

  • @Subarman32
    @Subarman32 7 місяців тому

    Welcome back suber women from hargeysa ❤

  • @عايشه-ف3ق
    @عايشه-ف3ق 7 місяців тому +4

    Ayaaniita alaah ku caafiyo bayoh 😢🤲 is back 🙌 queen 👸 🙌 ku xiisay runtiii

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 місяців тому

    Wwww welcome queen wareysiga la soo dhaqso I.a cafimad walashey markasto aannku rajeynaa keep going

  • @jamiilaaxmedaxmed4440
    @jamiilaaxmedaxmed4440 7 місяців тому

    Zorry 😢

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 7 місяців тому

    Ayniinta iyada ilmo ah Sey ilmo bdn Ku leedahey team27waa gabdha ugu da,da yr

  • @ImranMohamedOsman
    @ImranMohamedOsman 7 місяців тому +1

    abaayo no niyadjab ❤ youtubka soogal insha allah2M.

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 7 місяців тому +1

    Ayanita m a abayo waxataxy gawarfican ayatahy abayo welcome back abayo adunkan waxalojoga Samir idullqad eabayo. dadka odan Aya xayssta dibkan ubathan gabdahena somaliyad gabdahena somaliyad abayo yall waxa nigadardarmaya qofwallbo xaiska Amin wayo. Xada qofwallbo aiska amino waxanodam beyo murugo cad ubathan 😢😢😢 walalyall waxan I nigutalinay jacllka wamid murugo iy mid farhadlex. 😢😢 Walal qali iskufinatha gabdahena somaliyad

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 7 місяців тому

    Aay ayaaniita maxaan kuraadiyay welcome back❤❤❤❤❤

  • @Anzaley-vd8ur
    @Anzaley-vd8ur 7 місяців тому

    Welcome 🎉 abyo

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 7 місяців тому

    Welcome back sis❤

  • @mohamedamiin5554
    @mohamedamiin5554 7 місяців тому +1

    Free Abeera cade gays ✊✊✊✊

  • @MaankaInaxasan
    @MaankaInaxasan 7 місяців тому

    Welcome back queen❤

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif 7 місяців тому

    Ayaney abyo Allah hakucafiyo i.a

  • @LADAnIb3o
    @LADAnIb3o 7 місяців тому +1

    Ayaaniita ceyda ayee u waashatay😢

  • @xaliimoaxmed1562
    @xaliimoaxmed1562 7 місяців тому +1

    VideogaN oo caadiya noo zoodaa

  • @anzalalii9001
    @anzalalii9001 7 місяців тому

    I love you xapipti ❤

  • @khadijobarkhadle8432
    @khadijobarkhadle8432 7 місяців тому

    Welcome back ayanita 😢❤

  • @abdirahmanharuun6718
    @abdirahmanharuun6718 7 місяців тому

    M.a

  • @LionCat-rf1jn
    @LionCat-rf1jn 7 місяців тому

    Welcome back my sister

  • @KhadijoMohaned
    @KhadijoMohaned 7 місяців тому

    Ayaaniita allaah ikaa cafiyo places videoga noso dhamaystir

  • @AmusedArcade-ok9gz
    @AmusedArcade-ok9gz 7 місяців тому +1

    Ayaaniita ❤❤❤❤

  • @fadumoIsseAdam-bb1od
    @fadumoIsseAdam-bb1od 7 місяців тому

    Abyo welcome back❤❤❤

  • @Abdifatah14Hassan
    @Abdifatah14Hassan 7 місяців тому

    vedio gan oo full ah sodig abayo

  • @suususharaf7353
    @suususharaf7353 7 місяців тому

    Masha alaah waa gabadh yar oo garanaysa waxysan garan ciroluhu hadalkedu waa murti xappti horay usoco❤❤❤❤

  • @RaisoIsmo
    @RaisoIsmo 7 місяців тому

    Tu m'a manqué Ayantia 😢😊

  • @HassanOsman-l9p
    @HassanOsman-l9p 7 місяців тому +2

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadroBadmax
    @KhadroBadmax 7 місяців тому

    Masha allah saxaf iyo ayaniita