CAFIS MISE XUKUN GO,AANKA ADINKAA AYAA LEH🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 920

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 роки тому +133

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

  • @qadroyusuf544
    @qadroyusuf544 3 роки тому +74

    Asc abaayo maasha allaah adiga wxaa thy qof wanaagsan lkn waxyar samee jirkaada xijaabka sharcigaa gasho allihii kaabadbaadiyey shartii uu kula damacsanaa xijaabkii uu kugu waaji yeelay xiro xumaan ha u arkin ileen waa nagu waajib kuligeen

  • @AkhiiHassanHajji
    @AkhiiHassanHajji 3 роки тому +125

    Dia Sis AYAN Forgive Him Coz forgiveness is the best Revenge Allah is Always With u So in My idea forgive him

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @sumayomohamed5010
      @sumayomohamed5010 3 роки тому

      X, bu h

    • @aminamuhumed9012
      @aminamuhumed9012 2 роки тому

      @@M.OZIL4 iiuiuuuuuuuy

    • @hodman_mhmed
      @hodman_mhmed Рік тому

      🇸🇴🇸🇴🌹🌹😂😂😂😂🙄🙄😥👽💞💚

    • @hassanmocallimabshir3309
      @hassanmocallimabshir3309 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahlamabdirahman9753
    @ahlamabdirahman9753 3 роки тому +60

    Masha allah role model baa uu tahay gabdhaha soomaaliyed dadkan warkoda haa dhagesan abaayo

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @dagancabdullaahi8625
    @dagancabdullaahi8625 3 роки тому +22

    Iska cafi abyo allaah wuxuu dhahay sareeyee ((لَّذِينَ يُنفِقُونَ فِى ٱلسَّرَّآءِ وَٱلضَّرَّآءِ وَٱلْكَٰظِمِينَ ٱلْغَيْظَ وَٱلْعَافِينَ عَنِ ٱلنَّاسِ ۗ وَٱللَّهُ يُحِبُّ ٱلْمُحْسِنِينَ)) marka sidaas ayaan kugula talin lahaaa 🥰🥰🥰

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 3 роки тому +22

    Alle ha cafiyo wlshen qali 🤲Cafiska iyo ciqaabtu wey Kala duwan yihiin adu cafi lkn waa inu ciqabtisa mara si nin danbe uusan ugu dhiiran inuu gabadh dhibaateyo 🙏❤️

  • @nimcoqalbac6915
    @nimcoqalbac6915 3 роки тому +51

    وَالْكَاظِمِينَ الْغَيْظَ وَالْعَافِينَ عَنِ النَّاسِ وَاللّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ 💕

    • @user-ze5in9bg7r
      @user-ze5in9bg7r 3 роки тому

      Haa sax waaye xappti

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +61

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ)).

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +9

    MashaAllah aad aya FARIID u tahay
    Qurxoon, Asturan hadana Aqli badan Alle Swt wax shar ah kuma tuso meelkasta ku nooshahay

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 3 роки тому +145

    Masha Allah tabarakallah gabar yar oo caqil badan Alle ha ku xifdiyo

    • @damacali4151
      @damacali4151 3 роки тому

      Walale alah dartii u cafi alahakucafiyo

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @canabahamed7193
      @canabahamed7193 Рік тому

      Ma🌹🌹🌹❣❣❣

  • @youngboy9899
    @youngboy9899 3 роки тому +8

    MAASHA'ALLAH THE BEST GIRL OF THE SOMALIA THAT IS BETTER THE RELIGON

  • @cabdicaziizahmed1703
    @cabdicaziizahmed1703 3 роки тому +17

    Gabadha quruxda u saaxibka ah xoog baan ku salamayaa Aarsiga ugu weyn waa cafis inaad iska cafisid ayan jeclaan lahaa . nollow abayo qaali

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 роки тому +23

    Ala gabaygaa xasuus ban galay exam ban ku galnay😀
    Iska cafi wll 👏

  • @abdisamadalibood4256
    @abdisamadalibood4256 3 роки тому +49

    Iskacafi Allah ku cafiye abaayo Allah dartii ucafi rabi haka ralinoqde

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @zamzamadam385
    @zamzamadam385 3 роки тому +29

    Cafi wll ilahay dadka wax cafiya uuu jecelyahaye🥰👑

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @saamhaaji6473
      @saamhaaji6473 3 роки тому

      Wll qli alle darti u cafi alle dadka wax cafiyah ayu jecel yhy

  • @riyaaqdoolar6254
    @riyaaqdoolar6254 3 роки тому +28

    Iska cafi qofki qof cafiyo allah aya ku cafinayo abayo🙏🙏

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 роки тому +8

    Masha,Allah tabarakallah waxaa tahay qof qalbi nadiif ah cali badan Allaha kuu siyaadiyo wll aniga ahaan waxaan ku dhihi lahaa iska cafi Allah wuxuu jecelyahay kuwa cafiya, taxadar badana muuji insha,Allah shartiisa Allaha kaa haayo

  • @5-minutegrafts90
    @5-minutegrafts90 3 роки тому +3

    Shareecada quf walba xaq ayeey siisay
    Ciqaabtiisa waa in lamarsiiyaa si ay tusaala nool ugu noqoto dhalinta maanta
    Balse adiga nafsadaada iska cafi ciqaabtisana maxkamada go,aankeeda
    Thanks abyo intad soo sabartay

  • @اااتا-و5ي
    @اااتا-و5ي 3 роки тому +7

    ومن عفاء وأصلح فأجره على الله

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 3 роки тому +24

    والكاظمين الغيظ والعافين عن الناس والله يحب المحسنين

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @zeinabshariff5606
    @zeinabshariff5606 3 роки тому +11

    Iska cafi qaliyey Allah haku cafiye shartisa Allah haka dinac mariyo💕

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 роки тому +4

    Abaayo cafi ilahay dartiis u cafi insha allaah ilahay swt wukugu naxarisane❤️👏👏

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 3 роки тому +14

    Masha allaah alle hakuu siyadiyo codkan nimadada iyo diinta sidad ufahansantahay

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845 3 роки тому +35

    Ayy gabaygan schoolki iso xasusisay🤣iska cafi apyo♥️🙏

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @muniirali9922
    @muniirali9922 3 роки тому +39

    Forgive for the sake of Allah🙏

  • @amaanzanali6641
    @amaanzanali6641 3 роки тому +2

    Abyo cafi Aduunkan lagu sii wari maayo Allah ayaa ka Amaal marinayo mida kle wiilka waa xnuun sanay ku dhahye ku talagal kuma uu san dhibaten
    Adineh hda wad faraxsan thhy Alihii farxadas ku siiye madaxiisa ku cafi aduun iyo Aaqirana aad raaxo ku dareentidee❤❤❤

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +13

    اللهم فاطر السماوات والارض عالم الغيب

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 3 роки тому +2

    Wlhi blhi ayaney walid wngsn ku so barbariyay sida quranka kor ugu xifdunsanthy m.a

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 роки тому +14

    Waa inan yar oo fariid ah maasha allaah

  • @iqraamohamed3602
    @iqraamohamed3602 3 роки тому +30

    Iskacafii abayo mcn. Manshallah gawar wangsan aya taxay ee Allah kusharfo 🥰❤

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @iqraamohamed3602
      @iqraamohamed3602 3 роки тому

      @@mohamednorahmed76 shukran walal

  • @hodanxuzeen8861
    @hodanxuzeen8861 3 роки тому +9

    maaazha allah Alle caqliga hakuu ziyaadiuoh cimriga hakuu dheereyoh caafimaaadna hakuugu duroh

  • @abdifitahismail3309
    @abdifitahismail3309 3 роки тому +4

    Wlshy gclo Allah haku shrfo waxad thy qof wanaag badan iska cafi bayo mcn Allah haku xifdiyo adigan

  • @ayansharafchannel2914
    @ayansharafchannel2914 3 роки тому +30

    Abaayo iska cafi lkn iska ilaali. Psychologist haloo geeyo iskubuuqa ama waswaaska badan haka daaweyan cidiisa, quraankana ha badsado. Caqligaaga Allah hakuu siyaado

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 роки тому +2

    Waa dhamaaystay video gaagii Ilaahay aqliga iyo Aqoonta hakuusaa,idiyo aamiin ❤️❤️🙏🙏❤️🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴❤️🙏❤️🇸🇴❤️🙏❤️🇸🇴❤️🙏🇸🇴🇸🇴❤️📺❤️🇸🇴❤️🙏🇸🇴❤️🙏🇸🇴❤️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏❤️❤️🙏👍🏻🙏❤️

  • @sahraabdiqadir1571
    @sahraabdiqadir1571 3 роки тому +5

    صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم

  • @Fattuumah
    @Fattuumah 8 місяців тому +2

    Maya ha cafinin matanteydii qof inta kahor gaal noqdey😢❤

  • @zeynabmaxamed1945
    @zeynabmaxamed1945 3 роки тому +33

    Cafiska lee kudal Casey Allah adne hakucafiyee

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @zeynabmaxamed1945
      @zeynabmaxamed1945 3 роки тому +1

      Waan ogahy lkn sabarka ayaa mar walba wanaagsan mohoo

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 3 роки тому +1

    Wale gabaygan school keygi ayuu iso xasuusiyo, iska cafi abyo Adigane Alle haku cafiyo aduun iyo Aakhirah ❤️

  • @kamiilahkulmiye1755
    @kamiilahkulmiye1755 3 роки тому +2

    M.allh wll mcn iska cafi allha ku cafiyee
    أو كما قال تعالى والكاظمين الغيظ والعافين عن الناس والله يحب المحسنين
    وقال تعالى ألا تحبون أن يغفر الله لكم
    Gabaygana ugaas nuur ugaas Roble ba tiriyay

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 роки тому +6

    Ayaan wll qaali iska caafi ayaan ani ku dhihi laha wayo caafisku waa hubka ogu qalsan adunka Allena waa jecelyahay marka wll mcn Alle dartiis iskaga caafi🙋
    Mahadsanid inaad nala wadagtay adna na weydisay waxaan ka dhihi laheyn❤❤❤

  • @nacimayarow205
    @nacimayarow205 3 роки тому

    M.a abaayo gabar tafsiirka quraanka taqaano ayaa tahay iimaanka alle hakuu ziyaadiyo alle janada hanagu wada kulmiyo dhamaantiin

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 роки тому +37

    Cafis lkn waligaa dambe ha Aaminin waa nacas ✌️👍

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому +1

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      Sax. ✌️✌️

  • @kossaid8364
    @kossaid8364 3 роки тому

    Axaxax walahay wan qiroday sada maskaxdada iyo caqligag salimakaha ad ugu cawisay waxan kuleyahay edo macan rabi haku xiftiyo marka hore marka xigtan waxan kuodhan laha ilahay dartis iskaga cafi wa wil somaliyed edo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 роки тому +10

    (MASHA'ALLAH TABARAKA'LLAH)!! ! Ayaaniita. Abwaanad baad tahay!! Gabayga IsmaaciiL Mire. (ALLAH YARHAM) aad baad u taqaan!! 🙏👍👍👌♥️💕💕❤️👏♥️♥️💕❤️❤️Fariid Yar oo Caqli badan bad tahay!! (MASHA'ALLAH)!! 💞💜💜💕👍💓👌🙏💙♥️♥️❤️💗🙏🙏🙏💕💕💗❤️♥️♥️

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому +1

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @xamdullemuqtaar9155
    @xamdullemuqtaar9155 3 роки тому

    M.a walshey Alle haku Sharfo inaad iska cafiso أن الله يحب الصابرين

  • @maxameddaadchanal
    @maxameddaadchanal Рік тому +12

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому +1

    Abayo iska cafi wllshy mcn Aarsiga ugu weyn waa cafis Allaah la xisaatamaayo

  • @mohamedmuminali4563
    @mohamedmuminali4563 3 роки тому +22

    Wll qaaliya iska cafi
    Cafisku waa astaanta kuwa uu ilaah jecel yahay

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @kvenus2769
    @kvenus2769 3 роки тому +2

    Walaashay Ayaan marka hore Hambalyo ayaan ku leeyahay wlhi geesiyadbaad tahay gabdho badana dhiiri gelinbaad u noqotay, imikana iska cafi wll, qofkii dadka cafiya Illahaybaa cafiya🙏 Illahay haku cafiyo hana ku xifdiyo Insha Allah wllshy🤲

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 3 роки тому +3

    Abayo macan Allah ku caafiyo caafiimad tamam Allah ku siiyo iinshaallah aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @iqramaxamed1962
    @iqramaxamed1962 3 роки тому +2

    Haa Abaayo Aniga waxan qabaa waxu geestay xukunkiisa inla mariyo waayo barito dhib kale Ayu geysan karaa wxa laga yaabaa in uu dhahay hadaan gesto waa lii cafinaa marka Aniga Ahaan taladey waxn ku dhihilahaa ha ku dhiirigalinin cafiska waana ku salaamay sharafey

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 3 роки тому +3

    Mashaallah Abayo Quruxey qalii farxad ku nolaw iinshaallah Allah ku xifidahayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @laylabashiir1332
    @laylabashiir1332 3 роки тому

    Iska cafi abyo ilahay haku cafiyo adne ilahay dartiis u sameey wax walba

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 3 роки тому +9

    Jazkllah abayo mar walipo dulqaadka badsaado Allah ayaa ku naxariisanaayo❤

  • @mudanmediegrup683
    @mudanmediegrup683 3 роки тому

    Qofka waxa cafiya ayu ilahay jecelyahay marka anigu waxan ku odhanlaha iska caf ilahay haku cafiye adana dabigagan alle hadhafo huno

  • @aminamohaaa5668
    @aminamohaaa5668 3 роки тому +12

    Ma sha Allah ilhey aqligaga haku siyadiyo walasheyda 🥰🥰

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 3 роки тому

    Iska cafi abaay waa kuu sheegay caadi ma uusan eheen walaalkaa somali ah waay cafis musaamax ilaahey dardisa

  • @nasteexakaneeco6224
    @nasteexakaneeco6224 3 роки тому +14

    Masha Allah ❤️❤️

  • @basromohamed722
    @basromohamed722 3 роки тому +2

    Wcs wllshey mansha Allah mansha Allah❤️❤️qofku ilahay jclye Imtixama wlh ilahy hagu xifdiyo wllshey cisi iyo sharf ku nolow🥰🥰

  • @mohammedomar9175
    @mohammedomar9175 3 роки тому +4

    Masha allaah abaayo waxaa tahay Gabar qalbi wanagsan allaha ku xfdo

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 3 роки тому +2

    M.allah abyo iska cafi adiga ayaa marwalba guleysanee insha allah, allena haku xafido

  • @mudanmohamed2393
    @mudanmohamed2393 3 роки тому +48

    Ma dag dagee xaajada mxaan ugu dulqaatay ✌ Allah yarxamak 🤲super women geesiyadaydiih ❤

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @faatimaqueen2840
    @faatimaqueen2840 3 роки тому

    Abaayo iska cafi ilaahey janada hakugu arsaqeeee wa walalkaaa somaliyeed haduu asi qaldamay ka roonooow mcneey

  • @Missperthchannel
    @Missperthchannel 3 роки тому +12

    Cafis abayo niin kii public ayu kugu raali galiyay saas darteed cafi abayo ilahy meel sare ayu KU saaray abayo cafi maskinka walahi cudur kisa cudur jiro waya wanaagaga Somali weyne horteed ayu KU sheegay qaladkisa na waa sheegay bas abayo macaan intaas KU qanac oo KU cafi maanta Ani intaas hadu ii sameey lahaay waan cafi lahaay

  • @maryanaxmed8621
    @maryanaxmed8621 3 роки тому

    Iska cafi inkastoo Mudneyn in lacafiyo Adigan ilahey haku badbadiyo Abayo mcnto ❤❤❤👸🙏🤲

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 роки тому +3

    Wax wanaagsan ayaa samaysay 👏👏👏

  • @falisismail6481
    @falisismail6481 3 роки тому +1

    Abayo iska cafi wax walbo oo ku kestay quraxey wayo maqaldhame wa illahya Adnh Allah ajir haka siiyo

  • @aaliyahmohamoud7898
    @aaliyahmohamoud7898 3 роки тому +5

    Hukun bcz of the pain he will feels . He will not do anything like that. But if u forgive him he will repeat the mistake

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @sheegowwiyeedshahed4360
    @sheegowwiyeedshahed4360 3 роки тому

    Iska Cafi Walashey Oo Allah Hadalkiisa Iska Tixgali Oo Ajarkaada Iskaga Gurbiso Hadalka Alle Oo Ah (والكاظمين الغيث والعافيه عن الناس والله يحب المحسنين )

  • @sabriindaadir8518
    @sabriindaadir8518 3 роки тому +6

    Iska cafi quruxey 💜🙏🏼

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому

    Allah caafiyo Abaayo. Inkasto oo aan so daahay. Abaayo qaali iska cafi. Please. 👍👍👍

  • @nuursaciid6075
    @nuursaciid6075 3 роки тому +4

    Masha allah ayaan runtii gabar wanagsan ayaa tahy allh ku xifdiyo

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 3 роки тому +1

    Iska Cafi
    ‏إن الله يحب الصابرين
    Ilaaheey ha caafiyo

  • @xamdabintuayaxofficial5919
    @xamdabintuayaxofficial5919 3 роки тому +3

    Kaaaz waa doqone iska cafi ilahay hku xifdiyo💖

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому

    Wan Ku Salamay Wlloh Bacdal Salan Go.anku Adigu Gacantada Ku Jira Hadad Cafinaysid Iyo Hadi Kale Qofku Hadu Yahay Qof xun O Hadhow Xuman Kaga Iman Karto Ha Cafinine Ayihih Salol

  • @dahraangeedi9123
    @dahraangeedi9123 3 роки тому +3

    Masha Allah ayaniita qalbi xabxab.daacadnimada kugu jeclahay xbbti horay usoco.quruxey ani ra'yi ahanteyda waxan Ku dhihi lahaa iska cafi walalkaa.

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @hamdih645
    @hamdih645 3 роки тому +1

    Walal iskacafi illaahay dardiis ku ilow waxa walaba waxana bar adana illahay ha kusiyadiyo aqoonta illahay kubaray

  • @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373
    @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373 3 роки тому +8

    Wcs abayo iska cafi Allah ha ku caafiyo m.a keep going

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @maxedxuseenaxmed2805
    @maxedxuseenaxmed2805 3 роки тому

    Msh allh gabar tarbiyeesan
    Iska cafi wlshy aaayadii alle waxa ay ahayd (Qof kii cafiyo oo saamaxo ajarkiisa alle ayaa ka siinayo )
    Ajar alle ha kaa siiyo

  • @naajuuqueen7182
    @naajuuqueen7182 3 роки тому +7

    Masha alah abayo iskacafi waxad tahay qof maskax iyo aqli Ale ku maneystay alaha ku xifdiyo abayo 🤲🥰🥰🥰🥰🤪

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 роки тому +1

    Waxa tahay qof mugweyn dhiig islaam iyo somalinimona waa u buuxdaa allaha ku xiftiyo wallo

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 3 роки тому +5

    Mnsha Allha Abayo Allha ku garab qabto abid wlhi aad ayn kaga helay 😍😍😍😍♥️♥️♥️💋💋💋 wlshey mcn Allha ku dhoro

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 роки тому +1

    Wiilka iska cafi sababtoo ah aduunka ayuu ku wareersan yahay aakhira ilaahaa og adna ilaah baa kaa jasaynayee

  • @sadiaabdullahi388
    @sadiaabdullahi388 3 роки тому +3

    Masha Allah tabarakallah ilahey haku xifdiyo abayo

  • @asiyacilmi2234
    @asiyacilmi2234 3 роки тому

    Ha cafin wllo mid walba sidii loo cafinaayay wx caadiya ayay la tahy ba dhibaatada habluhu. Fursada aad ku haysato kun hablood baa raadinaaya oo kaa dhib badan adi wllo ha cafin teena alle u hiiliyo na nin xun uun baa odhanaya cafi waa isagoo kale ha rumyzan

  • @shukrisalaad6575
    @shukrisalaad6575 3 роки тому +10

    Masha allah

    • @mohamednorahmed76
      @mohamednorahmed76 3 роки тому

      Dulmiga Gabdhaha lagu hayo ila arag
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @sharifomursal6524
    @sharifomursal6524 3 роки тому

    Abaayo macan wan kusalamey salan kadib aniga waxan kudhihi laha illahey dirtisa iskaga cafi illahey hakucafiye insha allah

  • @XamdaMaxamuud-x8h
    @XamdaMaxamuud-x8h Рік тому +1

    Mashallh sheikhadaa tahyba wllhi Kuma malynayn saasaodhan

  • @abdirizakhaajdaahir1099
    @abdirizakhaajdaahir1099 3 роки тому +4

    Don't forgive him so imprisonment for complate you know the damage i know damage so whatever went forget

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Allaah ha caafiyo wllshy mcn caafimaad dag dag ah Allaah ha siiyo amin yaarabi

  • @ahmedddyahmedddy3103
    @ahmedddyahmedddy3103 3 роки тому +9

    Masha Allah Allah Ku xafido sister

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

  • @hafzaahmet1879
    @hafzaahmet1879 3 роки тому +2

    Msha allh gbr caqli badn bathy iska cafi abyo ma qaldame wa ilahye🥺

  • @drsnaciimomacalin5817
    @drsnaciimomacalin5817 3 роки тому +5

    M.a abaayo adaa kuu tageraa iska cafi abaayo mcn 😍💯

  • @basraquraxsan992
    @basraquraxsan992 3 роки тому

    M.A abyo ayaney waxa tahay gawar yar oo icajawesay m.A ilahay hakudoroo mcnti Amiiiin ya rabiiii

  • @cabdullahimiremaxmd7210
    @cabdullahimiremaxmd7210 3 роки тому +5

    Muhiimadu waa farxadada abaayo dadkan yeesaan ku waalin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 роки тому +1

    Iska cafi habo mcn qofkat ilahay dartis ku cafiso waa dishay la soco 🙏👍

  • @fatimasheikh653
    @fatimasheikh653 3 роки тому +5

    For give him for the sake of Allah Hooyo mcn😍

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 роки тому +1

      WAX KA OGOW DULMIGA LAGU HAYO DUMARKA
      ua-cam.com/video/ba6AcOyD0qc/v-deo.html

    • @umualiya1641
      @umualiya1641 3 роки тому

      For give him cadey please

  • @ugbaadali82
    @ugbaadali82 3 роки тому

    Iska cafii Wll ilahay dartiis ilahay ha ku xiiftiiyo Amiin yarabii

  • @fahimaadan1524
    @fahimaadan1524 3 роки тому +5

    Iska cafi wllshy lkn agta yuu ja so wareegine 😍😍😍

  • @filsanahmed3243
    @filsanahmed3243 3 роки тому +1

    Masha allah xppti qli allaha kubarkeyo gabaygn wllhi xilligi iskulka ayn Ku soo xaxuxtey gbygan waarun ee apyo HDD iska cafisana ilaahey ayaa adna kucafinayo iskana ilaali waa bina aadam hadu wx kale kula doonana ilaahy ayaa kaa badbadinayo msha Allah allaha kudeysto xppti wnagadn kusoco qeyrkana haka tagin