Lascanood Xogihii udanbeeyey ee lagahelayo iyo Qarshaha Dagaal ee lala

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

КОМЕНТАРІ • 143

  • @HaawaAalin
    @HaawaAalin Рік тому +7

    GÙUL guuul IYO GOBANIMO CIIDANKA QARAN INSHALLAH INSHALLAH💚💚💚💚🗯🗯🗯🗯❤❤❤❤💪💪💪👍👍💥💥🌹🌹

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 Рік тому +5

    Abwaan salaan boqortooyo walaalkey somaliland somaliland guulayso guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +5

    Guuuuuuuuul somaliland ciidanka qaranka Somaliland guuuuuuuuul cadoga Somaliland ma ciil baxu guuuuuuuuul somaliland 💪🏼 😇 💪🏼 💪🏼

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Рік тому +4

    Aduunyada waxaba inamagali waa in dadka lasoo afjaro sida ugu dhakhasaha baadan

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Рік тому +4

    Geesi ❤love you ❤Guul jamuuriyada barkaysan ❤❤❤❤

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Рік тому +1

    Farax.macalin.waa.ayciyay.hadalkiisu.jawabna.inanteenasa.udhamaysay.riyo.haday.dubleyin.dabadooday.qsriin.lahayd.somaliland.guul.iyo.gobanimo

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Рік тому +3

    Wa ruunta xaqiiq geesi guul xukumada Somaliland guul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Рік тому +3

    Was sax adhere laakiin dee sirta meelahan ha solo dhighina

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Рік тому +3

    Somaliland Guul iyo gobanimo guul

  • @Araweelodayo-hl2zy
    @Araweelodayo-hl2zy Рік тому +2

    Adeer xalfad qudha maanu dhigine, xitaa Reer Birmingham guduyo qadhaam bixiyaal ayaanu samaysanay, alxamdulillah,Allah Reer somaliland ha mideeyo meelkasta ay hogan.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Рік тому +3

    Balantu waa Garoowe

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Рік тому +4

    Inshallah guul guul cidanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb Рік тому +2

    Mansha allah waa runtaa huwan ayay ku qadhab sanayan laakiin waa argagaxiso waxay ka dhigayan qabiil dhulbahan taanu u hiilinayna xagay ku yaqaneen dhulbahate geeloduba isma gaadho guul iyo gobanimo ciidamada qaranka jamhuuriyad barakeysan ee somaliland guul ❤️🤍💚🇭🇺💪🏾💪🏾💪🏾

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g Рік тому +2

    Ciidanku marki hore way gobanimo dagalamayen odhab kamay ahen lakin hadase huwan argagaxiso ohintoda tihore mid kadaran ba kudhici

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 Рік тому +3

    Somaliland
    Guul iyo gobonimo
    Allahu Akbar

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Рік тому +5

    Insha Allah. Cidanka J SLand Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💪🏾💪🏾🎉🎉🎉👍🏻💚▪️❤️

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Рік тому +1

    Somaliland geeeeeeeis 🇭🇺🇭🇺 ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Рік тому +2

    Guul Guul Guul iyo gobanimo

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Рік тому +5

    Guuul guuul ciidanka somaliland Inshallah Inshallah somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mulki4516
    @mulki4516 Рік тому +1

    Geesi geesi dhalay waar dalkinadifaaca👏👏👏👏❤️❤️❤️💚🤍🌹🌹🌹🌹😎

  • @omergulleid-jl7pv
    @omergulleid-jl7pv Рік тому +2

    Guul somaliland

  • @LadnaCarab-t6t
    @LadnaCarab-t6t Рік тому +4

    Guul ciidan ka somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Рік тому +1

    You are my man ❤❤🫶🏻🫶🏻 talaabanu ubaahanay laqaado kelabkan wanudhegaysanay

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Рік тому +1

    Faqash iyaga alshabaab abuuray iyaga fundgareya iyagay kutiirsanyiin faqash wa alshabaab boqol afleh

  • @abduge1237
    @abduge1237 Рік тому +1

    Odaygan nacasnimo ka muuqato xaqiiqadana waa ka fugyahay.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    FEYSAL CABDI BOOTAAN MEEL KU SHEEG

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Рік тому +1

    Odeygan waa wareerey maalinkasta wuxuu ka sheekeeyaa argagixiso bax oo weerar nimankan aad maalinkasta ka sheekeyso

  • @abduge1237
    @abduge1237 Рік тому +1

    Ciidanka somalilan sowtii hub dhigis lagu sameeyay. Nin liita oo nacas ah.

  • @alihussein2817
    @alihussein2817 Рік тому +1

    Asc, way wanaagsatay in xafladow la qabto, in la taageero Ciidanka iyo Somalilandba lkn. Waa in dhaqaale lagu daro is babartaaga Ciidanka.

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Рік тому +1

    Yusuf saxiib meesha talada dib ugu noqono waxaani inaga socon maayaane sooynaga sidoodi inaga noqotay

  • @moustaphaaden-sl2vf
    @moustaphaaden-sl2vf Рік тому +1

    Waaxan nahay haashimi reer somaliland

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Рік тому +2

    Manshalah Guul Guul Guulaysta Weligiin Somaliland Guul Guul Guul ❤ ♥ 👌

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Рік тому +1

    Waar heedheh ilahay maxaad ulowadaan say inshallah markaad hadlaysan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому +1

    Waar gabadha waa reer sheikh issaq ❤❤❤ mansh Allah

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Рік тому +1

    Lasconod xalay ugu danabaysay 6 ayaa lagu dilay meshu xero cabtooy bay noqoty dee

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Рік тому +1

    Abwaan waa siidee ,beenaaley warkiisa lama aamiino ,
    Runtii macnaaha aye u soo gudbiyeen codkan siirtaha garowee iyo butiland ayey u cabsoodeen

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Рік тому +1

    Kkkkkk
    Dadka cadow u abuur si aad meesha u fadhidid.
    Dadka cadow uga sheejee si ay adiga kuu aaminaan.
    Muuse Biixi taasi ayuu wadaa.
    Si kale oo u ku gadhiyo ma jirto.

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Рік тому +1

    Mr abwan qaadhsi inn maxabis dambe ciidanka qaranku soo qaaban barta aay ku qaadhan madaxa ka toktan aay diilan sida loo ayakaba loo diilayo ciidanka qaranka somaliland guuul Inshallah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @halimaosman9462
    @halimaosman9462 Рік тому +1

    Dagalka wan kuwarenei maxa logadi laa layahai xala dugeyo

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre Рік тому +2

    Guul iyo gobanimo
    Somaliland❤😂❤😂
    ❤😂❤😂❤😂❤😂

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Рік тому +1

    Mashallah ku sooco abwaan runta,

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Рік тому +1

    Awalba ala doorika daarod may kala jecla rerer sheik isaxaaq dhaaman caadow bay uu argan issaq

  • @bilowhabiba1880
    @bilowhabiba1880 Рік тому +1

    War heedheh inyer oo aqiro miyadan xasusan ciqab allaha ween kaliya iskaleh bina adan wax uu ciqabo malaha umada wada degto kadaa beenta hadad isusodhawenkarin ka amu alle wuxu yiri qeer faafi ama amus bal eeg ninkan wuxu lafadhiyo meshan hadey runkatahay xumantan orod oo qoriga qaado wax dil ama halagudilee runtii waxa kusugayo 2 mitir muuse kulama galayo kaliga walagu weydiin wixi qeer iyo shar la hortagto koley qeerka allaha kugu tosiyo qof muslim ayadtahay

  • @LadnaCarab-t6t
    @LadnaCarab-t6t Рік тому +1

    Guul ciidan ka somaliland

  • @IlyaasCabdi-bg1tw
    @IlyaasCabdi-bg1tw Рік тому +1

    kkkkkk cabad badana odeygan ciidan niima harin hubka dhis neh wey ku dheertahay kkkk car hal bastoolad soo rida waxa balan ah ilaa iyo hargeysa abti afkakan qurunka ah iska soo cadey marka ku dhawaqeyso ssc qatumo

  • @IlyaasCabdi-bg1tw
    @IlyaasCabdi-bg1tw Рік тому +1

    sixir miyaad wax ku qadanaysan waa yabee ileen ciidan iyo hub midnama ma haysid qarankii barida weyn waay u dhamatay lkkkkkkkkk

  • @AbdiMohamoud-nv5eo
    @AbdiMohamoud-nv5eo Рік тому +1

    Asc somalilaneey waad dhowreyseen iyaguna inay idinka caqli badan yihiin ayay u haysteen maalintii ay fursad idinka heleen maydkiinii ayay madaxa iskaga taageen waxba lamay hadhin idinkoon aargoosan ha seexanina

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Рік тому +1

    GUUL SOMALILANDER

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Рік тому +3

    Insha Allah guuuuul Somaliand ❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    IIDOORKAAN MA XISHOODO

  • @cabdcasiisshiikhcali2420
    @cabdcasiisshiikhcali2420 Рік тому +1

    Warheedhe hadalku waa kaa xiranyahay illaa aad dagaal soo qaado meeshaan hadal loogama baahnee iskeen garoonka ciyaaraha waa lagu sugayaa waxkale kaama qormayaan

  • @khadrayussuf4388
    @khadrayussuf4388 Рік тому +1

    Mamada waa wax garad waxbadan og

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    GODANE IIDOOR AYUU AHAA

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому +1

    waxa kale oo hadlay yidhi anaga ku saranay oo karabashay oday garee ah kuwa kenya degaa

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    KAN WAA MARQAANSANYAHAY

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Рік тому +2

    Markasata inshallah dheha ❤

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 Рік тому +1

    Aduunyada dhaqaalaha way ilaashadaan meel aanay oolin 100000 of doolar ayaa la ilaaliyaa maxaa uddiiday tukaan walba inay shaqaalaysiiyaan dhalinyarta wax baratay we shaqa la aantu hayso si loo ilaaliyo maalkooda intay marka danbe calacalyaan 1000000 baa igagubtay we loo samayn waayay askar dharcada of suuqyada ilaalisa sida aduunka kaleba

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    AADAN SUNNI WAA IIDOOR

  • @IlyaasCabdi-bg1tw
    @IlyaasCabdi-bg1tw Рік тому +1

    caaaaaaaaaac miyaaaaaaa soconaya kkkkkkk calamka waa ni argay in aad tihiin cawaaaan hubka dhikis la ku sameyay hadaneh faan u dheertahay huloo huloo wax ha ku qabto hee

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    WAR NINKAAN MA NIN WAALAN BAA

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому +1

    Darood iyo issaq

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    GODANE YUU YAHAY

  • @aminahussein2242
    @aminahussein2242 Рік тому +1

    Kkkkkkkkkkkk runts

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤warun

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    WAA NIN WAALAN KAN

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 Рік тому +2

    Maal, you are funny. You speak Amariya also 😂

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy Рік тому +1

    MISKIIN

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Iminka Ina Macalin Xaarbuu Doonayaa Inuu Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland Ku’aaso 😂😂😂😂😂

  • @mohamedweli6146
    @mohamedweli6146 Рік тому

    ASC ALSHABAB adiga ayuu kasoo askumay wacal inta usan wacal inta inta ADEN wacal oran ayuu wacal kudhahaa

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Рік тому +4

    Guuul guuul ciidanka somaliland Inshallah Inshallah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 Рік тому

    Wcs Somaliland guul iyo goobonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Meeldhow Iyo Meelfogba Waalogayimi In Waxa Afkeena
    Kuhadla Inay Luufluufkagtagaan
    Waa Markhaatimadoon taasi

  • @hanalander
    @hanalander Рік тому

    wax umada somaliyeed la yiraahdo majirto waa kacaan propagada! UMADA SOMALILAND AYAA SAX AH

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Рік тому

    Haa haa waa sidaase, guuuuul Ciidamada Qaranka Jsl 🙏✌👍💟💖❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraadanabdi144
    @sahraadanabdi144 Рік тому

    Ciidankaga qaranka somaliland guuul guuuuul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💕💕💕💕👍👍👍👍👍

  • @samshire8431
    @samshire8431 Рік тому

    iskuulka abaarso nooga waran.......wax kale adiga lagu weydiin maayee

  • @hanalander
    @hanalander Рік тому

    adeer wax WAQOOYI VS KOONFU MAJIRTO! waxa sax ah Republic of Somaliland vs somalia-italia. please inaga sax. Dabka Hargaysa iyo wajeele waxa ka danbeeyay Faqash fircoon Fraudmaajo

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Рік тому

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️
    Guulayso Adna Halyey Qaran Abwaan Caqaayad ❤❤🎉🎉❤❤

  • @ibadoartan303
    @ibadoartan303 Рік тому

    Guuul Somaliand viva inshalaah idamalalaah
    Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi calamiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Jajabkooda Waxinooguma Jiraane . Waa’inlacaadaaba Eydaas

  • @dreamergabay6992
    @dreamergabay6992 Рік тому

    Intaa beentaha markii reerkiinu dhagaysto caawa way seexan

  • @mrd4205
    @mrd4205 Рік тому

    Asc inader guul Somaliland insha Allah 💪💪💪

  • @AbdulAhmed-xr2uh
    @AbdulAhmed-xr2uh Рік тому

    Viva somaliland Viva Dir Viva irirsamale. Guusha idinkaa leh Somali oo dhanna idinkaa xukumi inshaa Allah

  • @ibrahimyonis
    @ibrahimyonis Рік тому

    Xaaar xaaar dhaley dheh indro ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 Рік тому

    Shalay markii lagu xasuuqay awoodo xagay kajirtay

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 Рік тому

    Geesi geesi dhaly buufi cayayaanka ❤❤❤

  • @samizakariya5155
    @samizakariya5155 Рік тому

    Cabadka iska yare alshabab ku walateen .fulay foqol fulay. Xaruunta alshabab waa Burco .kawaran gaadsan ,surre iyo african calool shaqaystee soo qaxteen😄

  • @Guushagobanimodoonka
    @Guushagobanimodoonka Рік тому

    Al shaab Al shaab Al shaab ma la idinkaga yeedhsiiyay!

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Рік тому

    isaaqu sootay lahaayeen anagaa ciidanka ka rarnay goojacade calaacalka bisha socda waaxay 😂😂

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Рік тому

    Inshaallahu kuudar raabii guul haasiiye

  • @abdisharif4857
    @abdisharif4857 Рік тому

    Geesi abwaan caaqay geesi qaran guuuuul somaliland guuul

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Fadlan Nagagaadhiis Salaan Aadudiiran Diiranayaasha Ciidanka Qaranka Somaliland 🫶🏻🔴⚪️🟢⚫️🫡

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 Рік тому

    Hhhhhhhhhh tudhacday ayaad soo tay sort!!!!!!

  • @galkaiomudug4842
    @galkaiomudug4842 Рік тому

    Hoog iyo halaag waakii goojacade idin kasooraacay wiilashiina wlhi wala guursan hada fadhin waydaan 😂😂😂😂😂 guul khaatumo kher insha Allah aad iyo aad yaah

  • @sagalashkir
    @sagalashkir Рік тому

    Adeer maalin walba ma been baad noo sheegaysaa ma caruur baad na mooday

  • @sagalashkir
    @sagalashkir Рік тому

    Hadalkaaga labada mindiyood waa ti saawir noqota bal xasuuso kilbkaagii iyo hadalkii taani

  • @sagalashkir
    @sagalashkir Рік тому

    Calow beentaadu way badatay qajil

  • @mohamedweli6146
    @mohamedweli6146 Рік тому

    Hadalkada iyo muqaalkada wey isleyahay kkkk

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 Рік тому

    Sawtii muuse odhanjiray waa gob nimankaasi EE inay Naga adkaadaan ayay ahayd sowtii may dhacin