Kaftanka Siyaasadda 418 oo aad u xiiso badan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Kaftanka Siyaasadda 418 oo aad u xiiso badan.

КОМЕНТАРІ • 151

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Рік тому +15

    Barnaamijka Kaftanka iyo siyaasada waa taageera waa ku mahadsantihiin dhamaan daadihiyaadha barnaamijka iyoAli haraare danke

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 Рік тому +5

    Masha Allah Cali Xarare runta ayaan kugu jecelahay, فعلآ قل الحق ولو كان مرا. بارك الله فيك وللأمام دائمآ

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 Рік тому +3

    Subxaanallah
    Waa Sax Caloow Qof la dilay waa arin Xun oo aan banaaneen, hadana Xaq Qof leeyahay miskiin ah sedex bilood Xaq la,aan waa Dhib iyana Subxaanallah.

  • @user-tq3ht4mq4l
    @user-tq3ht4mq4l Рік тому +5

    Mahadsanid runti wan qoslay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +6

    Alloow sahal amuuraha

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Рік тому +13

    4G hadii lagu daro reer awdal waa haday ayaguna kacaan meshaa waxay noqon 5G oo speed kiisa fast yahay

  • @mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc
    @mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc Рік тому +2

    Maashaa allah aqyarta waan idin slmy

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Рік тому +2

    Best barnaamij 🥰🥰🥰

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    I Like this Cali Xaraare Badi

  • @miyirabdalla818
    @miyirabdalla818 Рік тому +10

    Waa barnaamij cajiib ah Caliyoow. Mahadsanid

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Рік тому +8

    Wallaahi waa qisa cajiiba joe Biden ❤❤❤

  • @ayubjama5060
    @ayubjama5060 Рік тому +9

    Xaaax durba mala gaaray dayrtiiba 🤣
    Channel ka kaliya Oo aan jeclhy falan qayn tiisa Ali abdi xirsi Iyo dhamaan asxaabta kale Waan salamaay 👑🦁

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Рік тому

    Badri scw adiga cali. Xaraare

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ Рік тому +7

    Si quus ah ayaan rabaa in aan maqlo war wanaagsan oo ka soo baxaya Soomaaliya.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Рік тому +4

    Kkkkkkkkkkkkkkk number fifty five hhhhhhhhhhhh balaayo kugu fariisatay yaarabi caruurta nuuxifti

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 Рік тому +2

    Hi Sir Ali
    It is all about Gow , jaw and Now . Oodweyne people ( the Gow ) are takings matters into their hands .
    At this point in time it doesn't matter which W is above the other. Somali land is broiling and will be toasted.
    Thanks to foreign friendly states that pour hydrocarbon fuel into this.
    The backdoor is the issue.

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 Рік тому +3

    Waa 6 G graadka iyo Gala Dagaalkana ku dar

    • @umunajah
      @umunajah Рік тому

      Garaadka galadagalka goojacade gacanlibaax garxajis godada wen godayar gurmad

  • @cabdiibrahim9590
    @cabdiibrahim9590 Рік тому

    Ali haraarow waa ssnm

  • @MohadIbraham
    @MohadIbraham Рік тому +2

    Goojacade, Gacan-Libaax, Go''da Weyn , ++++Garxajis 4G 4G

  • @saladaden1024
    @saladaden1024 Рік тому +1

    Aad. Baad umahadsan tihiin kafaka siyaasada cali cabdi xirsi xaraare iyo badri laakiin qosolki yaa siin mahayno

  • @saedabdi5792
    @saedabdi5792 Рік тому +2

    Calow halkaan aan kaa saxo gabadhu caruur way lahayd hada inan keeda ayaan bedelay manay dhimane way nooshay magaceedu wuxuu ahaa faadumo ninkeedana maxamed laangadhe libaaxo hada kurdigaa waxaa ku fadhiya siciid laangadhe libaxo scm

  • @ahmedmohamoud3273
    @ahmedmohamoud3273 Рік тому +3

    Asc waan salaamayaa Cali Xareere, Badri Yuusuf Ciise iyo dhamaan hawl wadeenada Somali American TV. waxaan la yaabay in Cali Xaraare ay la shaqeeyaan 2 Badri, 2 Yaasiin iyo Kawsar, marka saw uma baahnid kawsar kale si ay u noqdaan 2 kawsar? Ku darsoo labada Badri waa ila Yuusuf.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Рік тому +1

    Ali Harari adiga iyo wariyasha Somaliyeed ee xogta kusaleysan xaqiiqada iyo dayacatiyada mwadhininta loo geysta Sameya kulan ballaran oo mamulkasta Shacsbka iyo kuwa masuliyadda haya aad kuweysaneysataan,waayo dalka iyo dadkaba waa deganadini aad wax kusoo bareteyn.

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Рік тому +1

    Hibo gaar ah leh

  • @user-hv8jv1hh4w
    @user-hv8jv1hh4w Рік тому +2

    Cali xarare❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf Рік тому

    Asc Ali & Kuli Somaaalia American TV kaftanka siyaasada Isbuucaaan xamarey kashidantahay meyd baxsaday yasiiin ducaaalena hakajawaabo From Deutschland hada

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Рік тому

    Odaygii shaaha ayaa iga qosliyey

  • @asayrchannel
    @asayrchannel Рік тому +3

    4G Awooda xaguu ka galayaa ,waa loo yaaba muuse biixi inta raacsan

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    Ac
    Wariyasha
    Ali xarare & badri muse Subax wanagsan dhamantiin

  • @sadiqabdi7929
    @sadiqabdi7929 Рік тому +1

    Muse bixi vs C,Ciro
    Adigaa inasoo rarayee
    bal meel un inadaji 😁😁😁😁
    Xamar inagee Muusow

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 Рік тому +1

    Cali ha udayma la aanin yaah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому

    Soomaalidu way dulmiyaan dadka u shaqeeyo
    Meel ay u dacwoodaana ma helayaan.
    Axaqa Allaha u hiiliyo

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    Manta barnamijku wa gacan libax

  • @husseinomar2521
    @husseinomar2521 Рік тому

    ciilqabe hadalkiisa waa leedahay laakiin hadalkaaga wax saameyna malaha

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 Рік тому

    Caliyow aftahan ayaa tahay runtii

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 Рік тому

    Kaftan ka xaqiiqa da.

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 Рік тому +1

    THIS IS PURE FAKE NEWS IT'S A FALSE MISLEADING INFORMATION A NEWSFLASH TO YOU ISAAQ is ISAAQ VIVA SOMALILAND ARMY

  • @Halgame334
    @Halgame334 Рік тому

    DHUXULAYSTE TV. AMERIKA MA DHUXULAYSAYO

  • @IbrahimHAden
    @IbrahimHAden Рік тому

    War Yasin Duale ma soo noqonaya? We miss him

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 Рік тому

    Cali magaca iska sax

  • @abdikanimohamed451
    @abdikanimohamed451 Рік тому

    Xmar ma talaa safa

  • @aarmaxamed234
    @aarmaxamed234 Рік тому

    Cali huwan ha karaama seegina habaar laygu kariwaaye

  • @mahamedhasan3735
    @mahamedhasan3735 Рік тому +1

    Jabhada dulmi diid baa la yiraahdaa

  • @momindekk1
    @momindekk1 Рік тому +1

    Isaaq dulmigii sool ay ka wadeen ayaa ku qarxay,

  • @mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc

    Waan idi slmy

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Рік тому

    Waxaba waxabay dhamane xamar waa ka roontay hadan la gooricin

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 Рік тому

    Axmed khallif ka aad sheegyso shly buu dalka ka baxsady wrka intaanu dhoofin maalin ka hor baa la duubay😅😅
    Ali harare munaafiq 👌👌

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Рік тому +1

    Cali Xarare Isaaq Buiskadhiga Mana Aha Waar Isaaq Ama Iidoor Matihid Waxatahay Maogi Umadana Majeerten Beenlow Uguneceb Yahay

  • @lulali8651
    @lulali8651 Рік тому

    Adiga calow isaaq maxaa kaa galey .

  • @maxamedbunow6503
    @maxamedbunow6503 Рік тому +1

    Waxan ahay qofkii ugu horeeyey oo subiscarab saarey ayan ahay waxana rabaa meel aan idin kala soohariiro ok

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    Manta barnamijka wa 4jii ad ayu udulaya

  • @saidmohamed3941
    @saidmohamed3941 Рік тому

    Asc cali yow WAA kartankiiye Maa daama ey fara badanyihiin asxaabta khula daadihiya waxaad ku wanaagsaneyd in laguu bixiyo ma gate magafe

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Рік тому

    Cali Uraaye Hargeisa Dacaayadeeda ayuunbuu yaqaan ilayn meel kale mayaqanee waa homeless

  • @cabdiqanimaxamed6594
    @cabdiqanimaxamed6594 Рік тому +1

    Hhhh caloow horta inder aan ku saxo magaalada aad leedahay wxa la yidhaa godawayn sidaa maaha ee waxa la yidhaa Godda Wayn.
    Waata labaade muuse waxaan xabad ahayn ma maqlayo oo wx wlba waa diiday xabaduunbaa la maqashiinayaa. Jabhada magaceeduna waa dulmi diiid. Buurtana waxad uga baahato ila so xidhiidh anaa joogee

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 Рік тому +1

    GGGG

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 Рік тому +1

    Idin Siin meeyno ........oran maayo qyaaba igagadan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Рік тому +1

    Beelow hoostaad ka rabtaa in isaaq is laayaan

    • @june6206
      @june6206 Рік тому

      Sawkii majeerten garoowe isku lay ayay oo wali a jilib yara ka hadlaayey isaqow dhama ka hadlayeen garadada ad tidhah Dan weydi dagaleen mise idinka lay idinma hadal qado karo wata cadaladuu cali sheegaya

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    Ali xarareh wuxuu noqday igu shub iodr bu no xayaysinayah nocan waxaa ku dhaqmah waa horgaleh waxaan kah xumahay in aad kah Amustay dulmigih lo gaystay lasaanod

  • @n5tv351
    @n5tv351 Рік тому +1

    Hello ottawa 😂😂😂😂😂😂

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 Рік тому

    This is time Muuse Should go back to Eithopia & fight back

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 Рік тому

    Ninkaan dhulbahante ayaa mar hore sheegey
    Oo yiri wuxu Taageeraa muuse iyo waxa ka ag dhow

  • @SoomaliyeySuaal
    @SoomaliyeySuaal Рік тому

    Iso boqdo Soomaliyey idinku wareere Suaashayda ma ka jawaabi kartaan?

  • @cabdiibrahim9590
    @cabdiibrahim9590 Рік тому

    War wuu sixry gabadhayar ninka

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Рік тому

    Wanabadu waa macantay dhulayaga gubi meeno

  • @hindajamayusuf6147
    @hindajamayusuf6147 Рік тому

    Waxad ka xuntahay nabad gelyada Somaliland
    Ali wanu gu naqan arinkagu wu cadyahay horanu ku fahaney

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw Рік тому

    Walaahi waa calool xumo wana xaq iney dagalamaan garxajis

  • @Somaliland4162
    @Somaliland4162 Рік тому

    38:00 program kan kaftanka siyaasada waa mid balo & dhiilo iyo dhib ka shakaynaya 😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Рік тому

    Maxa isku saliday umada somaliyeed

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Рік тому

    Asc

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Рік тому

    37:30 Dhacdadan mid lamida waxay kadhacay Magalaada Addis ababa ee dalka Itoobiya, naag jaariyada ah ayaa waxay gawracday 2 cunug kadibna sariira hoos galisay ayaa waxay maxkamadu kuxuntay dil toogasho.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Рік тому +1

    Cali gabadha guurtida waa nooshay wiilkeedii baa badalay kkkkkkkkkk

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 Рік тому

    Waar aakiro waa lagu weydiinyaaye ilaahey ka baq hlkee gabadha lagu kufsanayey

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 Рік тому

    Ina biixi intaas buu u socday e ha ka xaaxaabo....

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 Рік тому

    Mada.iska.qarqortay.waxan.aad.shubayso..waa.beentaa.ilahay.ka.xishod

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 Рік тому +1

    DULMIDIID BAA LA DHAHAA JABHADA GARXAJIS GUUL

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Рік тому

    Kkk columada daaroodkuba sawkuwii taageerey dagaalka laascaanood maxaad kuwaa u arki waydey dhuxulwiiah fooqal dhuxulwiish

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Рік тому

    Waar Dee Runtu Fanta Maaha Maxaa inoo Qarsoon Reer Sheikh Isaxaaqow Inagii ayaa is Dulminayna dulmina waa Tii aynu ka Dagaalanay Ee iska Diidnay tii ayeynu isula soo Noqonay inana markaa waa la yaab.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Рік тому

    Kkkkkkk
    Dayrtii durbaba ma lagaaray

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 Рік тому

    Isku dir munaafiqad baad ka shaqynysaa boosaska ay joogan aqoontooda u keentay iyagu boqol meelod bay hystaan jooji waxa aad who!

  • @mohamedyuusufmuxudiin-yl1rc

    M A 10:31

  • @abdulfatix
    @abdulfatix Рік тому

    Cali waa nin mawqifka somaliland kasoo horjeeda iyo gooni isutaageeda

  • @khadarahmed90
    @khadarahmed90 Рік тому

    Xayaysiska iska joji caliyw

  • @xirsiabdi-ey3df
    @xirsiabdi-ey3df Рік тому

    DHUXULAYSATO HAKU BARATO WAA TAN OO KALE

  • @Somaliland4162
    @Somaliland4162 Рік тому

    11:00 darood markii uu dagaal waxba ku qaadi waayey bay hada isku dayayaan inay shacabka somaliland kala qaybiyaan, waar waxba ha isdaalanina kuma guulaysanaysaane.

  • @abdixaashi1881
    @abdixaashi1881 Рік тому

    Garxajis wa in ay geelow iska dhaqdan wadankan nawadoda ayaa laga shaqeyaa somaliland way ka wentahay qabil dhaha anaga markene no dhibaa war nawadina xajista hadi kale xamar ayad ka tugsi tagaysan

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 Рік тому

    Your analysis and perspective is good but at times misguided and not balanced
    Somaliland is peaceful, competative, democratic it should be celebrated and applauded instead u always paint negative side and paint gala dagaalka as a saint or messiah.

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 Рік тому

    Cali xaraare su_aal maxaad u qarisaa mowluuca cinwaanka aad Soo wado ?

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Рік тому

    Buurtii Gacan Libaax oo dalxiiska loo tagi jiray hadii siyaasad, Dab iyo colaad lagu shido yaa faa’iido ku heli doona?

    • @AMuuse-ih2oo
      @AMuuse-ih2oo Рік тому

      Muuse Biixi oo 2026 jooga ama Ciro-G36 lagu baryo 5 sano 2028...bay ku dhamaan

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 Рік тому

      @@AMuuse-ih2ooma laha co’laad iyo shido ayaa loo xiisay. Dalka laba nin oo kaliya ma laha.

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 Рік тому

      @@AMuuse-ih2oo Hubka waxaa loo qaataa oo kaliya in Muslimiinta Soomaaliyeed dhulkooda iyo naftooda lagu difaaco. Reer walba hadii siyaasi qaa’in u soo hub gurto si uu xukun nin taajir uga dhigo waa musiibo.

    • @AMuuse-ih2oo
      @AMuuse-ih2oo Рік тому

      Somalidee...sowtan dowlad laga doortey qabyaalad & qaxooti 33 sano. dagaalkii WW3 meeshaad ku dhuumaneyso raadso😂😂

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 Рік тому

      @@AMuuse-ih2oo Soomaaliya gacanta gumaysiga Itoobiya iyo kenya bay ku jirtaa. Inta yar ee Somaliland waxba dab yaan lagu shidin. Kuwa buurta saraan nabad ha ku joogaan dhulkooda. Kuwa dekedaha Itoobiya ka iibiyey Illaahay ha naga qabto.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Рік тому +1

    Kkkk kulahaa odayaal asaasaqa haddaa ma idinkaa dhaliyaro ah

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Рік тому

    Kkkk, Buurta Gacan Libaax sow libaaxii kama dabar go’in bari samaad! Maanta shabeelkii baa Garxajis buuqiisa ku wareersan.

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 Рік тому

    Waar sidaada munaafiqad ka shaqynysaey dub jirad yare aad hadal hyso laakin wey u timi waxy doonaysey wllhi Sanadkana wey dhameysanysaa wllhi😅

  • @josefblacki2155
    @josefblacki2155 Рік тому

    Beenale 1 reerki siyaadbare ugu horkacay waxy ahaayen subeer awal waliba sacadmuuse ee asaasay snm, 2 waxd isku diraysa umad islaama ooad sii basbaasaynayso, ilaahay baa kaa xisaabi isaaqna dhexdoodu kuma qaado waa tol waana la heshiinayaa

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 Рік тому

    Ali xaraare munaafaq ciil ku gaboobay oo Cuqdaad isaaq dishay waxkasta oo dhaca Somaliland is First reer iyo dad yaroo gooniya looga baqimaayo

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Рік тому

    Cali xaraaro munaafaq

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Рік тому

    😂😂😂😂 4g 😅

  • @husseinomar2521
    @husseinomar2521 Рік тому

    Adeer colaadaad unbaad hurineyso

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Cali waa xikmad miidhan 😂

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Рік тому

    Beenaale ali xaare shaydaan Daarood oo buka, waar way iska dhamaan isaaq is dili maayo Muse biixi wuu iska tegi, bal beri marka sheekadu dhamaato maxaad odhan