XAMDAAY IYO BILKHEEYR QUEENS 👸🏻 HAYE HAYE HAYE WAA HALKAAS IYO SOMALILAND MIYAA MANSHA ALAAH GOD BLESS YOU GUYS LONG LIFE XAMDAAY ANI SOMAALINIMADA AAD IIGU WAYNE MAXAA TALO AH WAX LAND LAND LAYIRAAHDOO DHAN LA IGA SHIDAA HEESAHOODA REALLY BUT HOYGA FANKA IYO HARGAYSA AAD U JECLAHAY REALLY INAA TAGTUDNA WAA JECLAHAY WAA KULA SOCONAA sharaf AAD IDIIN SALAAMAY
xamda bilan ahmed welcom walaalo waanu kuso dhawaynayna waliba abaal baad nagu leedahay reer somaliland now hamda bilan gobweeyee abaalbay inagu leedahay halo abaal gudo yaan lakala maqnaan
Saan ayaa rabaa dee bilan iyo bilkheyr wlh funny ayaa thn m.a ii noolaada walaalayaal fanaaniteeda aa ku faano thn. Hees maay maaay ne soo waada qaadaya
Wllo xamda Qli salan sare welcome To hargaisa city dad ku jecyl zido kle lajadada hargaysa lagaga hadlo Markad timado ayad barantonta lkn waad qoslaysaa markad maqasho kLmada qaar salan sare bilkhayr sido kle wlalo aad ujeclahy
Hamdi bilan wallshey qali welcome hargeyso waxan sugnabo waa heestaada cusub walalo is jacel hamdi ahmed iyo bilkheer ahmed allha idin barakeeyo guul insha allha 💕💞🇸🇴
Xamdi bilan aaway heestii soomaali laan
Wllo xamda waan idinsalaamay xamda iyo bilqaayrba from burco
From hargeisa welcome allow jamuuriyada barakysn
Fanan somaliland o xamar imadhe hadu ahaani lahaay commenting ka dhan wuxu ahaani wuxu ahaani marka sonoqotid liinta jelka kudhax caabi balse rer muqdisho wa dad nasab ah wlhi😍 caar wakase comment xun kudhax arag meshan illaxey hanixifdhiyo rer muqdisho😘😘😘
Sow maaha? Waa walaaleheed aan jecelnahay ayaguna nama necba ee tabashaa jirta waana iska dhammaandoontaa
Mnzhallah hore u socda
Xamday fast one horay usoco byoh
Xamdi bilan hees ayaan kugu dhiibayaa somaliland huno haddi aad u socoto hargeisa fadlan ilasoo xidhiidh walaal qaali🙏
Xamda bilan wllo soo dhawoow from hargeisa waana ku salaamaya 💯💥💫
Hi, sisters welcome to Hargeisa, S/ land, Actully u r so beautiful, lovely voice, hope to u longevity & health, peace & prosperity .Aamiin- Aamiin.
aamiin
Comentiga ugu horeey
💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪rer Ahmed Ali waan idin jeclahay wlh❤❤💋💋
Soo dhawaada wlalayal 💚💚 hays martiyeynina
XAMDAAY IYO BILKHEEYR QUEENS 👸🏻 HAYE HAYE HAYE WAA HALKAAS IYO SOMALILAND MIYAA MANSHA ALAAH GOD BLESS YOU GUYS LONG LIFE XAMDAAY ANI SOMAALINIMADA AAD IIGU WAYNE MAXAA TALO AH WAX LAND LAND LAYIRAAHDOO DHAN LA IGA SHIDAA HEESAHOODA REALLY BUT HOYGA FANKA IYO HARGAYSA AAD U JECLAHAY REALLY INAA TAGTUDNA WAA JECLAHAY WAA KULA SOCONAA sharaf AAD IDIIN SALAAMAY
Wllo mcn xamdi dheeman no hees oo nokalay dadkaga iyo dalkaguba way ku tabeen from hargeisa somaliland
Xamada aadban ku soo dhawayna wellcom to hargaysa
Taageero from 🇺🇸 hamdi iyo walaasheed madaxa rabshada hamdi Markasta waad iga qoslilaysaa
Thanks walalo oo huno xamdi from Hargeisa city of Somaliland
Gabdho shidan baad tihiin waa looga bahaan yahay hablaha shidan soo dhowaada❤😍
Xamda bilan mcnto wan Ku tabay xageh adey viva qabilkayga aloow dhor smlilnd aloow dhor xmday Somaliland waa dalkagii labaad💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💗💗💗💗💗💗💗
Daal aaa cafimat majira
@@zakariyeofficial5467 Dhilo, Hada Ma Hoyadapa, Garacyahow🖕🖕🖕🖕
@@snmhalgamayal2391 subxanalaah waa gobol hargeisa waa casimada labad ee Somalia hargaysa cadey
official kofficial kkkk kalay wa gobole in lagu wasi waayo
@@_s8895 🤔🤔🤔🤔jaahiil waxba umashagi karo ee ugoow waa gobol
💚💭♥️💪 sodhawow wll welcomto hoygifanka hargeysa
M.sh Bilan and bilkhayr 💖❣💝💚💗💛❣💛❣💛
Xamdi Iyo Bilkhyr Welcome wan Idin Jecelnhy Hadan Nahy Reer Hargyzo waan idin zugynaa Heestana Waan Zugynaa Welcome With Open Hands
Hello Xamdi greetings from south-east france you the best waxaa tahay gabar soomaaliyeed oo aad u filsan,thx and good luck by🇨🇵👍
Xamda wll mcn salaam from hargeysa xaybaro soo wad dee huuno
Somaliland somaliland
Welcon somaliland hargeysa cadey guul hamda guul
M,a Soo dhww from somaliland ❤️❤️👍👈
Welcome to hargeisa soo dhawaada qurux iyo cod masha allah
Masha allah alle haydin daayo wllahay xamda iyo bilkhayr
Welcome somaliland hbbti wadanku waa wadankaagii
Huuno mcn badan so dhow
Fananadaydii aan jeclen
👐👐👐👐
welcom xbbti hamda bilan waankugu soo dhawaynaynaa somaliland waan jecelahay walalahayaga somalia
Welcome to Hargeysa
Xamda walashy waxan ka codsanayaa xaflad Aroos inaa itunto odhaceysa 2bisha 9 oo arbacaa kadhaceysa karamel hotel mahadsanid
Xamdi iyo bilkhayer dad aan jeclhy
Masha allah codkiina horay usocda hamdi bilan iyo bilkhayr💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚🌹🌹🌹🌹
Xamday wllo wan ku salamey 😄😄😍
Hamdaay inaad xamartada io Gal-mudug tada u dhaxeesa ameey roontahy wlly
Inanta an u jeclahy rer muqdisho xamada bilan quruxsan kuso dhawow somaliland huno qliyey anigu Borama kugu sugaya❤
Welcome welcome welcome hargaysa CADEEY 👌👌👌🇧🇬🇧🇬🇧🇬👌👌👌
Waan ku soo dhawoow somalilnd xamda 🥰🥰🥰🥰🥰⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯
Masha allh. Walaha. An. Jeclhy. Ilaxuna. idima. arka to. ❤️❤️❤️❤️
Walalo xamdaye haye waan kaasugenaa inshAllah
Masha allah wllo wanu ku so dhawaynaynaa
Xamdi bilan iyo bilkhayr qalbigan idinka salamay wllayaal labo qof oo qimo igu leh horay u socda
Xamda bilan iyo bilkhar 😘😘😘😘😘♥️♥️♥️♥️😘💖👑✅
Ha la idin xiro wlhi dadkan wa fanaanniin ma ka sayaan
Labadan teeba wayn horta waa walaalo cajiib ah masha alah
Maasha allah soo dhawaw wallo xamdaay gacamo furaan
Xamdi bilan sodhawoow adoo nabad qaba IMO inshalaah
Mashallah jamuriyad barakeysan soomaaliland guul iyo gobanino
Masha Allah wll xamda soodhawoooooow
Welcome wllo tu hargeisa ku jecelnay
Masha Allah walalàhey horay usocda Wadahir Mohammed oo joga London wadintagera
Ku soo dhawaada gacma furun. Minanku minankiinii waaye.
xamda bilan ahmed welcom walaalo waanu kuso dhawaynayna waliba abaal baad nagu leedahay reer somaliland now hamda bilan gobweeyee abaalbay inagu leedahay halo abaal gudo yaan lakala maqnaan
Walalaha somaliyeed ☝️🌹❤ waa mid
Maan shala tabarakalah xzmad bilan ku so dhawoow dhulkagi labad ee hooyo wasn ku so dhawiinina wllo
Wllshy hamda bilan wad mahad sanid Somaliland ayad uhestay
Welcome xamda bilan
Ma sha Allh Aloow dhar Aaaamiin Aaamiin Aaaamiin
Mash allah guul iyo gobanimo somaliland 👏👏👏👏👏👏👏🤙
M.a salamantahin boqortoyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sodhawoow wllo xamda bilaan ❤
Hambalyo hambalyo
Mash allaah wll is jecel welcome hargeysa diyaarban idn nahay dhamantayba👨👩👧👦👨👩👧👦👨👩👧👦👨👩👧👦👨👩👧👦👨👩👧👦👨👩👧👧👨👩👧👧👨👩👧👧👨👩👧👧👨👩👧👧
Thanks xamad welcome to somaliland
Aad ayaan kuugu soodhawaynaynaa wallaha somaliland welcome
Wllo wn ku so dhawenynaa hadii hargesa timadidna waa hoygii fanka mnsha allah somaliland waa marti soora so dhawada insha allah waxayna ino thy farxad
Masha Allah hablaheenii soo dhawada xamdi bilan gabadha yartah dhaqalee
Saan ayaa rabaa dee bilan iyo bilkheyr wlh funny ayaa thn m.a ii noolaada walaalayaal fanaaniteeda aa ku faano thn. Hees maay maaay ne soo waada qaadaya
Masha allha amiin🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤❤👍👍👍
Xamdi bilan welcome Somaliland qalbi furan
welcome to somaliland kuso dhawada 💚🗯❤
Welcome to hargasia huno
Waawo hablahaygii soo dhawada 😍😍😍😍
Welcome to hargaysa HNO qli
Hamdi bilan quruxley Aan JCLHY comments iireb 😘
Walashay qali soo dhawoow
Soodhawoow xamda bilan 👍🥰🥰🥰♥️
Thanks ❤🙏🇮🇪
Mashaall
mashaAllah xamdi waa kusalaamay. Abaayo Hargeyso meeqo aad joogee?
Mnsha Allsh wlshy xamda bilan
u welcome huno
WELCOME WADANKI NOLOSHA DHABTA SOMALILAND
Masha Allah abaayo qali 😍😍😍😍😍hora u socoda
Welcome to hargeisa hadhwanag 🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑
Xabdaay macn waan kuwtaa
Masha allh xamda and bilqyr
#SomaLiLanD meesHa LaGa Qaato
Liisanka Fanka SomaLiEt 🇮🇹
M.a walalaha aan Kala dhicin rabi ha idin dhowro
😭🇭🇺😭✊🇸🇴✊🇸🇴🇸🇴🙏👌🇸🇴🇸🇴
Aad banu kusoo dhawaynayna ❤❤👏
Masha alllh 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
Xamda iyo umal khayr macaanto nsoo hees dawlada barakaysani waydin sugaysaaa
Wllo xamda Qli salan sare welcome
To hargaisa city dad ku jecyl zido kle lajadada hargaysa lagaga hadlo
Markad timado ayad barantonta lkn waad qoslaysaa markad maqasho kLmada qaar salan sare bilkhayr sido kle wlalo aad ujeclahy
Heer HARGEYSA, isbarmuuto , qare iyo cambo, magaranayaan, Casiir, Xabxab & Orange , ayay ugaranayaan.
M.. wllo qali
❤️ hamdi Bilan for Eva
M.a waa mar kale iyo walaalihi 📷idin jecliyaa
Wan qosley Walaahi Gaw
Dumarkii isku Kalsoonaa
Saan maa idiin dambeysay??
Walhu waan sugaaya💚☆❤💫😎🤔