ISKALAAJI 2023 | HA CIDLOONIN WALIGAA CEEB LA'AN TAGAYE | HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Thank you for watching !!!

КОМЕНТАРІ • 78

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 4 місяці тому +4

    Hestaan sanado kadip inn uso laabto rbaa mudo 2sano nin aan wada sconay guursaday wxuu iqabaa 7 bilood uur 2 bil uleeyhy wuu idhibay inuu ifuro wuu iidiiday reerkeygana guri dhisan dumin meyno shly adaa noo kenay idhhen inn ka dhuunto rba 😢 hestan dhgeysanayaa kaligey isk ooynaaya ha cidloon gadasheey ceeb la.aan tagay😢

  • @abdirahmanabdulle8178
    @abdirahmanabdulle8178 Рік тому +8

    WaaaaW best song ❤❤❤❤❤ in kastoo aan Haysto Jacaylkaygiii

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 Рік тому +9

    Ha cidloon dabadey walaal axey ax💔😫😫
    Iskilaaji waa nin u hadla dadka qar qlbigooda 😊

  • @dhambaal3
    @dhambaal3 Рік тому +18

    Inkastoo da'daa kaa cugtoo 😥
    Kaa calmaday uunkaa🧕
    Inkastoo qalbiga kuu culoo🤎
    Kaa dalbaday ciirsi🙏
    Wacadkeyga kuu heystay iyo
    cududa ruuxdeyda😘
    Cisha qura adaa eray i tarin😒
    Ciidan kale daa😓
    ,.................................................
    Sidaad igu culustahay😭
    Hadaan kuu cajabin waayay😏
    Oo caashaqan kuu bandhigay💍
    Kuu cuntami waayay🤦
    Lama cuno aduunyada🙎
    Waxaan calaf ku siineyn🙅
    Ku cugtaye nasiibkaa rajada💝
    Caawin garan waayay🙅
    ,.................................................
    Inaan ceesh wadaagnaa jeclaa 😭
    Wada caweynaa🫂
    Ceynkaan daneen jiray 🙎
    Hadaan calafka ii yeelin🤦
    cisrigaa iraac doorinoo 😓
    Aan ku ciilbixiyee🥵
    Ha cidloon gadashey
    walaal ceeb la'aan tagayeey.🖐️
    ,.................................................
    Curubyahay anoo kuu qirtoo😥
    Caashaq kuu qaaday❤️
    Kuu cadeeyay xaalkeyga oo caara kaa qarine😭
    Codsigeyga adigaa ii tixgalin ooi caasiyee🙅🧕
    Ma sidaan caqliga kuga siday🙎🤔
    Mise coladaada😭
    ,.................................................
    Cuud kale anoon sheeginiyo🗣️
    Ciirsi kale toona👥
    Caro edeg aadmiga kunool🌍
    Aan Cidk kugu doorsan🙅
    Biyo u col dhaansho uu ahaa💦
    Caashaqan gurayee🔥
    Haba curin laheydaa intaan🙅
    Heeso ku cataabay😘
    ,.................................................
    Inaan ceesh wadaagnaa jeclaa 😭
    Wada caweynaa🫂
    Ceynkaan daneen jiray 🙎
    Hadaan calafka ii yeelin🤦
    cisrigaa iraac doorinoo 😓
    Aan ku ciilbixiyee🥵
    Ha cidloon walaal ceeb la'aan tagayee🖐️
    Anoo ilmaanayo ayaan qoray😥😭
    Waana mid aan daremayo xiligan
    Iskalaaji🔥🙏

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Рік тому +12

    Ha cid loon gadaashey walal ceeb la.aan tegeye💔 kuwa iga danbeeyow xaalada marba soo gaari doontaan🥺💔

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 11 місяців тому

      Dhowr jeer Ayaan zoo marey wllo

  • @calibaari8304
    @calibaari8304 Рік тому +7

    Cudkale anoon sheegan iyo ciirsi kale toona caro edeg aan cidkugu doorsan biyo col dhaan shuu ahaa cashaqaan wadaye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @najmoxassan4006
    @najmoxassan4006 Рік тому +2

    Ha cidloon gadaasheey wllaal Ceeb la,aan tagayee 💔

  • @ZumayaBarud-qi9bz
    @ZumayaBarud-qi9bz Рік тому +4

    😢😢😢😢
    Hesta qalpigayga kahadlysa 😢😢😊

  • @abdirisaq7402
    @abdirisaq7402 Рік тому +3

    Biyo u cool dhaanshu aha cashaqaan dhuraaye
    Haba curin lahayda intaan heeso ku cataabay❤
    Ha ciidloon gadaashay walaal ceeblaan tageye.

  • @user-tr9gu2qp3j
    @user-tr9gu2qp3j Місяць тому

    Wan Ku hasta perfect hestan 😊

  • @user-xl4nh5tp8g
    @user-xl4nh5tp8g Рік тому +1

    Waaaw 🥳 okay 🥰🥰🥰

  • @abdifatahmohammed624
    @abdifatahmohammed624 Рік тому +2

    iskaaliji haalkedaad dhugtaaY gabdhaha nooca ah taa xunmay ku Alla yaqaanan calashan lamaba xariiriiyo juuna loma dhaho😊

  • @karon1401
    @karon1401 2 місяці тому

    Ha cidloon waligaa ❤❤❤❤.wow😅

  • @CumarCamar
    @CumarCamar Рік тому +2

    iskalaji.xigmadbu.ku.heesa.hore.usoc

  • @AdanSiciiid-ur2qm
    @AdanSiciiid-ur2qm Рік тому +1

    😢😢😢😢😢ax ax😢😢waa anigo halka tagan wallhayi 😢😢ha cidloon wllo nimcaan muuse ka tagayi 😢

  • @ZumayaBarud-qi9bz
    @ZumayaBarud-qi9bz Рік тому +2

    Cawa oy tarikhdu thy bishi April 29/2023 hpen axada Kani wa go,ankayga Sanda aha
    Caykan danayn jiray hadan calfku iyelin
    Cusriga yusa donino an kucil bixiye
    Hacidlon dabayday wll ceb la,an tagaye 😢

  • @farhanahmed6626
    @farhanahmed6626 Рік тому +1

    The best iskalaji

  • @buuniMaxamad
    @buuniMaxamad 4 місяці тому

    Woow ❤❤❤❤

  • @damarismacharia2678
    @damarismacharia2678 Рік тому +1

    Keep it up 😊

  • @maxamudobsiye469
    @maxamudobsiye469 Рік тому +2

    ❤❤❤ woow codka .. . ...................❤❤
    ❤❤❤ laxanka . ❤❤
    ❤❤❤ ereyada way isku dhamaantey❤❤

  • @rashidmohamudmohamud5393
    @rashidmohamudmohamud5393 Рік тому +1

    Beautiful nice songe

  • @CumarCamar
    @CumarCamar Рік тому +2

    tana.waxa.ka.siwanag.sanad.adigo.quran.xafid.noqad

  • @Indho_Lyrisc
    @Indho_Lyrisc Рік тому +5

    Erayada iyo laxanka soo raaci heesta😢

  • @sabaadabdirahman44
    @sabaadabdirahman44 4 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @user-mm9hm1rv6w
    @user-mm9hm1rv6w Рік тому +1

    Heeestan ani uur kiga ka hadlisa😢😢😢

  • @rashidmohamudmohamud5393
    @rashidmohamudmohamud5393 11 місяців тому

    ❤🥰🦁som

  • @madarahmed5667
    @madarahmed5667 Рік тому +3

    Ha cidloonin gadaadhay wll 😢😢 ceel ka aan dagiYe 😢😢

  • @khadarhassan5864
    @khadarhassan5864 Рік тому

    First comment kh.nim

  • @kamaalali6581
    @kamaalali6581 Рік тому +2

    Ha cid loonin dabaday wll ceeb la aan tagaye 🥺👋💔

  • @user-mm9hm1rv6w
    @user-mm9hm1rv6w Рік тому +1

    Heestan ani uur kiga ka hadlaysa😢😢😢😢😢

  • @ambassadorc.shakur3216
    @ambassadorc.shakur3216 5 місяців тому

    23.3.2024😑
    waa marki igu dmbeysy en la hadlo
    ha cidlon gadaashey walal ceeb la,aan tagaye😊
    ………..
    lama cuno aduunyada, waxaan calaf ku siinayne. 😊

  • @khadra5319
    @khadra5319 Рік тому

    Ha Cidlon gadashay walal ceeblan tagaye

  • @user-tr9gu2qp3j
    @user-tr9gu2qp3j 2 місяці тому

    🎉❤

  • @garyaqaanreerwaamo9845
    @garyaqaanreerwaamo9845 Рік тому

    Iga Gadan run ahaantii

  • @mohamedabshir7884
    @mohamedabshir7884 Рік тому +1

    Iskalaaji waa nin codkiisu isbedelin hesihiisana mar walba xaladda tagan ka hadlo

  • @AbdirazakGuhad-qs7pn
    @AbdirazakGuhad-qs7pn Рік тому

    Waw noo soobadai

  • @sahraabdideria5574
    @sahraabdideria5574 Рік тому +1

    Iskalaaji Fanan aan taagero wlhi 🎉

  • @NaciimaCabdi-bc5fw
    @NaciimaCabdi-bc5fw Рік тому +1

    Haba cunin lahayda😥

  • @Waabsade
    @Waabsade 9 місяців тому

    inaan ceesh wadaagnaan jeclaa wada cawaynaaye 🤕💔

  • @Haadi-Budul
    @Haadi-Budul Рік тому +1

    Waa wada hal laxan heesihiisa odeyga

    • @Eidanyare191
      @Eidanyare191 Рік тому

      Cidba uma samayso asaga ayaa samaysta legenku

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 10 місяців тому +1

    Lama cunoo Aduunyada. Waxan calaf ku sinayne😭😥😞

    • @user-dy9lw9ez4i
      @user-dy9lw9ez4i 6 місяців тому

      hestan markay sas uso baxday wlhi wan xasusta qof kan adunka ugu jecla. banu si kala dhamanay. Markasta wan dhagaysan jiray😢😢😢

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 5 місяців тому

    Ceeb laantagye😢😂

  • @somali368
    @somali368 Рік тому +1

    Heestan wax jira ayay inoo muujinaysaa

  • @MubarikMaxamud-gz3lm
    @MubarikMaxamud-gz3lm Рік тому

    Iskalaji waa fananka kaliya een hesihiisa tagero

  • @MohamedAbdi-vf9pp
    @MohamedAbdi-vf9pp Рік тому

    Like it

  • @sukhramustafe9176
    @sukhramustafe9176 Рік тому

    Axx 😢😢😢😢😢 inaan ceezh wadagnaa jeclaa

  • @omarsaidbiheomar8385
    @omarsaidbiheomar8385 Рік тому

    Wawahhhhha

  • @khaalidmaxamed1469
    @khaalidmaxamed1469 Рік тому +2

    Qofkasto aduun yadan dusheed jooga isago kali ah ayuudhashay isago kali ah ayuu noqon doona dood yaa is qaba

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey413 Рік тому

    Inaan ceesh wadaagno an jeclaa aan wada caweeno

  • @yuusufmohamudali3052
    @yuusufmohamudali3052 Рік тому +3

    Dowload fur 😢😢

  • @rashidmohamudmohamud5393
    @rashidmohamudmohamud5393 11 місяців тому

    😢😢😢

  • @mohamedisaaq6025
    @mohamedisaaq6025 Рік тому

    We are going iskilaaji

  • @user-zr8np9ov2k
    @user-zr8np9ov2k Рік тому

    ❤❤❤

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Рік тому

    Download ka Ufur Zxp

  • @bashirkaamilyusuf1657
    @bashirkaamilyusuf1657 Рік тому

    Waad dhiigtay lajan

  • @faiidochannel4
    @faiidochannel4 Рік тому

    Ceeb la aan tegey by by

  • @roopleabdi2737
    @roopleabdi2737 Рік тому

    ❤😢

  • @NafisoMaxamed-ob7ig
    @NafisoMaxamed-ob7ig Рік тому +1

    ❤️‍🩹❤️‍🩹🥺🥺🥺

  • @hawoqalbi4834
    @hawoqalbi4834 Рік тому

    💔

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Рік тому +8

    Beautiful song 🎧

    • @haboonmahdi8063
      @haboonmahdi8063 Рік тому

      Ikijfzb💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💝💝💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💝💝💝💝💝💝💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @haboonmahdi8063
      @haboonmahdi8063 Рік тому

      Xxxxxxxxxx

    • @cabdishube5324
      @cabdishube5324 Рік тому

      C.shube 1:10

    • @salmoabuukar2540
      @salmoabuukar2540 11 місяців тому

      @@haboonmahdi8063😊😊😊😊

    • @niciimacali9162
      @niciimacali9162 10 місяців тому

      ​@@haboonmahdi8063o1p

  • @CumarCamar
    @CumarCamar Рік тому

    as.iskalaji.eshcala.hobal.wantager

  • @ismahaanfiile6502
    @ismahaanfiile6502 Рік тому

    Downloading ka Fur wllo

  • @xamdayaasiin1870
    @xamdayaasiin1870 Рік тому +5

    Heesta 💔🥺

  • @abshirsocoto9500
    @abshirsocoto9500 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😮

  • @eidahmed7236
    @eidahmed7236 Рік тому

    Sowad

  • @hajimohamoud8230
    @hajimohamoud8230 Рік тому +4

    ❤beautiful song

  • @user-ng8rt1sz3c
    @user-ng8rt1sz3c Рік тому +1

    Sgkk