Qiso jacayl hindi daa Karisma Kapoor iyo Abhishek || somali qiso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • I'm Fathia ku so dhawow my channel
    Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
    waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
    qaabka iyo noocyada ..........
    & waxa ku habboon qof kasta.
    #Somali
    #SomaliMakeup
    #TouhaBella
    Facebook page : Touha Bella
    My instagram :fathiaumkarim

КОМЕНТАРІ • 223

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +30

    Qisooyinkan aad ban u xiiseyn wlhi Mahadsanid kunjeer abaayo mcn❤️🔥
    Codkaaga dagana aad buu xiiso u sii yeelin Qisada😍lkn abaayo sidii hore ku so celi sawirada infront dabcan gadaal waxba kama aragnee😂

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому +1

      Shukran hn Abdalla 🌼🌼

    • @dhafujifuji2033
      @dhafujifuji2033 Рік тому

      Labada qoos waxa hanti badan family ga abhishek bachchan

    • @saidcali6569
      @saidcali6569 Рік тому

      KAPOOR IYO KAPUR DHAWAQ AHAN WAA ISKU MID DIIN AHAN WA ISKU MID WAXA CADEYN AH
      Originally Answered: Are Kapoor and Kapur the same? Yes they are. They are merely two different representations in the English variant of the Latin script of the name कपूर.
      WAXA ISKU MAGAC AH LAKIIN KALA DUWAN WAA REE KHAN OO KALIYE
      SALMAN KHAN IYO SHAHRUKH KHAN AYAA ISLEH HALKA DAD AYEY KA SO JEDAN LA DHAHO PUSHTUN KONFURTA AFGHANISTAN AYEY DAGAN

    • @dhafujifuji2033
      @dhafujifuji2033 Рік тому

      content://com.android.chrome.FileProvider/images/screenshot/16715308295921076003075.jpg family kapoor

    • @Cusman-ix2sf
      @Cusman-ix2sf 10 місяців тому

      😮😮😅😅😅🎉

  • @Sheirin-23
    @Sheirin-23 Рік тому +9

    Please 50k gaarsiiya walalsheen way uqalantaa waa qof nooso gudbisa kaliya wax faaiido inoo leh
    We love you sister keep going ❤️

  • @qancisa._
    @qancisa._ Рік тому +8

    mhdsanid abaayo❤️
    next deepika iyo ranbiir kapoor hadee macquul tahay😁

  • @xaawamaxamed403
    @xaawamaxamed403 Рік тому +4

    Aad baan u sugaayay wlhi aad baa u mahasthy abaayo codkaa waa amazing 👏❤ alia iyo ranbir kapoor ayaan sugeeynaa

  • @mohamsouleiman4727
    @mohamsouleiman4727 Рік тому

    Kuwa masha ALLAH ku odhanaya wa ku dambi ma khyrba

  • @QuenRizuu
    @QuenRizuu Рік тому +2

    Next Apyo Shushant Singh Raj put Kaso Hadal Apyo Qaabka Dilkiisa❤️😩😍

  • @maxamedzakimcmofficial1799
    @maxamedzakimcmofficial1799 Рік тому +2

    Wwwww waaa wlaasheen #touha#Bella
    Maashaaa alaah wllo keep going inaad kasoo hadasho ayaan rajaynaya qisada dhimashadii #devia #bart

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Рік тому +3

    MashaAllah TabaarakaAllah sister we liked the story but not the background and more videos about bollywood stories
    and also Shahid Kapur he STOP smoking when he married to mirah because of her. Thanks sweetheart.

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 Рік тому

    Mashaa Allah your beautiful 😍

  • @fihiimoabdirisaaq9844
    @fihiimoabdirisaaq9844 Рік тому +5

    Dhawaan paan kugu soo piiray saas oo ay tahay i like soo much videoyadaada❤🥰

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому +1

      Fihimo ❤️❤️❤️😘😘

  • @ramlomaxamud5937
    @ramlomaxamud5937 Рік тому

    Qisoyinka hindida waan jclyhy wlhi xbbty noosoo badi thanks xbbty qli hore u soco wll mcn

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Рік тому +2

    qisoyinkan noso badi wax badan ayan ka oganaynaya 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾❤️

  • @anisoabdi181
    @anisoabdi181 Рік тому

    Aad buw uqurax badan yahay muuqalka iyo xijaabkaaga sheekadana waan ladhacey qof talanti lehna waa thay ku soco

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY Рік тому +2

    man sha allaah
    waxad tahay gabar wanagsan
    oo dagan

  • @sumayamohmet9446
    @sumayamohmet9446 Рік тому +2

    Shilpa Shetty Akshay Kumar qisadooda jacayl

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Рік тому +2

    Wow san wnba ku haysta background ka io wliba sad shelada u xidhantay iyo wliba sida dagan eed wx nogu soo gufbinaysaba wow hore usoco qli inshallah guul mid ayn ka codsan lahaa wll anjalina juli qisadeeda nosoo da mida kle video hayska goyn ee khulaso fcn u same saas ayuu ku dhamaday na dheh inshallah thanks

  • @saadomohamed8212
    @saadomohamed8212 Рік тому +2

    Wow qurux waye sidaan abayo

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      🌼🌼🌼🌼🌼🌼

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Рік тому +2

    Masha alllh touha Bella Thnkz mcnto

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Cafwaan Xbbti Fatimo ❤️❤️😘

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Рік тому

      @@Fatia saaid kujeclahay inan malin unkula kulmidoono rajaynaa alle hakuxafido adiga qoskaaga insha alllh 💎✌️

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Рік тому

    Quruxeey weli kaama hayo xiriirka sunil shety iyo sonali bandra iyo guud ahaan taarikhda sunil shety

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy Рік тому +3

    Waxn rabaa inaan ku turjumo kalmada najjax waa (hormar) ama isku filaansho

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Shukran hn khalid 🏆

  • @maxamuudnaasir4293
    @maxamuudnaasir4293 Рік тому +1

    Soo badi walal qisooyinkaan aktarada Hindiya.✌

  • @habonhabona955
    @habonhabona955 Рік тому

    Hn qli dar alle ayaan ku jaclahy horay usoco mrksta wllshy qli

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy Рік тому +1

    Asc ukhti manchalah calyk Al mowduuc xaqak mara kuwayz axtirimac calyk walah

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 Рік тому

      Kkkkkk filmka hadkadhi ma fiirsatay

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Shukran hn khalid 🌼🌼

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 Рік тому +1

    Masha Allah tabarakallah ❤

  • @sirtaquruxda
    @sirtaquruxda Рік тому

    Mashaa allah horeey u soco sister❤

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Рік тому

    Rani gabadh aad u naxaris badan oo hadal qabow dadka dhan ayaa. Jecla wayo wa gabadh romanciyad ayey ahayd ♥️👸

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 Рік тому

    Wad mhsntahay wllo ibnu adan allaah ayaa qancin kara murana kawayi maysid inoo wada hawshena 😘

  • @bintuali8462
    @bintuali8462 Рік тому

    Maasha allah tabaarakalaah waad dedaashay wll allaha hakula garab galo guulo badan

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Shukran Xbbti ❤️❤️❤️❤️

  • @asuummusse8804
    @asuummusse8804 Рік тому +2

    Sidan baa fiican

  • @yuuzamaahmett4653
    @yuuzamaahmett4653 Рік тому +3

    8.9 ka oo views xasid nimada in leska daayo gabdha like ta u saara🙄😻😘

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      😂😂😂😂😂 ❤️❤️Shukran ❤️❤️

  • @hanaabdigani666
    @hanaabdigani666 Рік тому

    Masha.allah manta iigu kabhoreyso ugu yaran 5vidio simaroya lkn wlhi marka timaha wada qarisey qurux zaida noqoney ilahey hanawada hadeeyo🙏

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Рік тому +2

    Kasoo hadal divya bharti

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Рік тому

    Abaayo waxaad no so diyaarisaa Rani muqraji mahadsanid

  • @nasteexonalka5728
    @nasteexonalka5728 Рік тому

    sxbteey wanguu xiisay waxan ahaa qof mar walba guku xiran malse wan kala dhunay abaayo setahay

  • @qajo9403
    @qajo9403 Рік тому

    Abaayo macaane waan ka hela channelkaga gabar aad iyo aad u dagan ba tahay Allaha ku xafido

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Alh yaxfdk hn Shukran 🌼🌼🌼🌼

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 Рік тому

    Mahdsnd wall tuuha beela dhaman chanelkaga waxyaalha kala duwan aad noo sogaliso
    Ado mahdsan sheekoyinkaan okale noo bado actarada hindida taarikha hooga ❤🤝

  • @kurana289
    @kurana289 Рік тому

    Mashaalah guuleyso walashey farxad ku nolow 😍🙏👑❤✊

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @calimarcellocalimarcello8085

    Paagarownka. Horey soo marsii wllo.

  • @susuart5358
    @susuart5358 Рік тому +1

    Nosoo badi qisooyinka, background ka waxaa ku fican wax yar oo dagan. Dab ama biyo شلال

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 Рік тому

    Wana ku soo dashay laguma dhihi karo maficno codka
    Lakin xogaa waxbaa ka siya hormar wacan abayo qali

  • @aichaabdi6760
    @aichaabdi6760 Рік тому

    Hn plz qisadi kajal iyo charouf

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 Рік тому

    Soo badi qisooyinka hindiga

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Рік тому +2

    abayo codkaga aad ayu ugaban yahay ayan filaa

  • @qaliahmedidow966
    @qaliahmedidow966 Рік тому

    Abayo piryaka jopra iyo niiki qisada jecelkoda noogo soo sheeke

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому +1

    MaanshaAllaah noo soo badi qisooyinka B🌸🌸🌸🌸👏👏👏👏👏

  • @ahmedabdillahi9407
    @ahmedabdillahi9407 Рік тому +2

    waad wanagsan tahay wllo halkeed ku nooshahay

  • @nacuumaxmed8942
    @nacuumaxmed8942 Рік тому

    Wlo guul bn kuu rajanaya wn jecelahy sida degan aad wax usoo gudbiso qisooyinkana noo wad

  • @hamdasaed9600
    @hamdasaed9600 Рік тому

    Thanks hppti

  • @ferihamohamed8293
    @ferihamohamed8293 Рік тому

    Wll inanta Musalsalka waday Ee Hada is dishay Nalaso wadag pls

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Рік тому

    asc wan ku salamay wan ka helay chanalkaga wana ku xidhanahay allaha ku barakeyo

  • @loogexussein4410
    @loogexussein4410 Рік тому +1

    Tankis waan ka helnay aaad aaad oo wayn taaaaanks taaaaaanks

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼

  • @faizahodan2757
    @faizahodan2757 Рік тому

    Waan jecelahay horumarkaaga huuno

  • @Amiira96
    @Amiira96 Рік тому

    Wlshey aniga hada dhaw aan kugu soo jiiray msh allh sidaan kuu daawado zitaa cidna uma daawado wlshey dadka warkooda iska dhaaf hana soo qadan waxay donan ha iska dhahaan juhdi badan ayaa ku bixisaa wana dareemi karaa wlshey allah haku xafiday hormar wcn

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому +1

      Dr Mumtaaz Xbbti qali Shukran in badan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Amiira96
      @Amiira96 Рік тому

      @@Fatia ❤️

  • @bintiofficial1555
    @bintiofficial1555 Рік тому +1

    Masha Allah abayo 😍🙏

  • @samiiraahmed3247
    @samiiraahmed3247 Рік тому

    Salman iyo katrina next

  • @ramaas360
    @ramaas360 Рік тому

    Thanks abyo qisoyinkada kma dalo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hanasdaahir6033
    @hanasdaahir6033 Рік тому

    Ashwaria iyo abhishek labada film ayaa ka horeeyay kay akshey kumar labada film ee ka horeeyay ay isla keenen Mid arbaas khan ayaa ka hieeyay iyo Mid ay kaligood wada mataleen

  • @waddani100
    @waddani100 Рік тому

    Thanks walaalo Ilaahay amarkiisa waxaan rabay in aan kaa codsado in qisooyinka aflaanta Hindiya nooga sheeksyso saa saaka waxaan ku soo toosay barmaamijkaan aad nala wadaagayso hada

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 Рік тому

    Anigaa ku jecel adiga ❤

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 Рік тому +2

    Wllshay Qli Aad Ayaan U Jeclahay Qisaskaaga Ku Saabsan Hinda Waayo Waxan Ahaa Dadka Aad U Daawada Fimilda Hindiga Ah Hore U Soco Wllshay Qli Noo soo Badi Markad fursad Hesho

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Maryama ❤️❤️❤️😘😘

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 Рік тому +1

    Xbbti waxa gadaal kadaa background madxi ba igu wareray sidi hore ku soceli qurxey nooso badina ❤💮💮

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @laylahodanmuxumad152
    @laylahodanmuxumad152 Рік тому

    Aad ayan uga helay sida dagan ad wax nogu soo gudbiso qisoo yinka no soo badi qali

  • @Abdirahman846
    @Abdirahman846 Рік тому

    Aniga waxan kugu xiranahay
    Waqti badan Wana Ku faraxsanahy hormarka aad sameynayso halmiid oo Tala ah Ayaan Kugu darsanaya music baground inaad isticmasho iyo kalmadaha arabica ah in aad afsomali ku badasho si dadka hadalkaga ay dhaqso u Fahman
    Waxan Ku leyahay walal qaali horaay usocoo Guul balaran Ayaan Ku Rajeynayaaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayanmhassan6077
    @ayanmhassan6077 Рік тому +1

    Sidan aya fiican

  • @monaabdirazak9030
    @monaabdirazak9030 Рік тому

    Aad ban uga helaa in Bollywood ka an dhagaysto ❤liketana mar walpa wan ku sara subscribe na wad ithy ❤ilove you touha bella ❤

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn Рік тому

    Maansha.allah noosoobadi wllo

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 Рік тому

    Masha allh hormar wacan abaayo

  • @ashamohamud9255
    @ashamohamud9255 Рік тому

    Shahid kapoor markiisa hore wuu cabi jiray sigaarka lkn 2015 ayuu joojiyay markuu guursaday hada sigaar macabo.

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Рік тому

    Wll hA xanaaqin dadkan waxba lama fahansiiyo hAku mashquulin waa somali dhago adage

  • @powerfulldua647
    @powerfulldua647 Рік тому

    Jscaylka shahrub khan iyo kajol kasoo hadal

  • @mohamedabdillahi9044
    @mohamedabdillahi9044 Рік тому

    Mashallah hanbalyo wll, lakin waxan jeclaystey inad ino so tabisid imisa actors ah aya isku dishey najax la'an darted. Mahadsanid

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Fikrad fican 👌👌🌼 shukran hn

  • @mohamedaminto8826
    @mohamedaminto8826 Рік тому

    Wllo aad ayaan ku salamay aadna waan uga helay sida quruxda badan eed wx noogu iftiimiso waliba sida aad wax u kala dhig dhigto qur iyo muuqalada aad soo diyaariso
    Balse talo manta muqalka kaa danbeeya eed ku soo kordhisay aada ayuu ufiicna kaliya haadaad dhinaca midig kaayara fadhisato aad ayuu uga sii quruxbadnaan laha muqaalku waayo adigana dhinaacbaan ka daawan lahayn muqaalka ka danbeeyana dhinac ayaan ka daawan lahayn muqaalka aad soodiyaarisayna aad ayuu ugu soobixi laha muusic danbana aad kuduul duubto aad udagan oon ka sarayn cood kaaga aad ayuu uqurux bad naan laha***
    Mahaad saanid my big sister
    Waa hadii baa aad dhan maalkayaagan aad akhrisato

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Shukran hn Mohmed taloyin fican 👌👌🌼🌼🌼🌼

  • @iqrahassan4848
    @iqrahassan4848 Рік тому +1

    Mahadsanid mcnto 😍

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Cafwaan Xbbti 🌼🌼🌼

  • @drsnajahahmed3707
    @drsnajahahmed3707 Рік тому +1

    Well 🎉

  • @mohamediachannel4559
    @mohamediachannel4559 Рік тому

    Mahadsanid abaayo macan keep going 💪 👏

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Cafwaan Xbbti ❤️

  • @nasirmohamed9794
    @nasirmohamed9794 Рік тому

    Waxay kaa codsanaya actress Tammanah taariideeda iso gudbi

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 Рік тому

    Waan tageera karishma kapoor

  • @abdideeqfarax9745
    @abdideeqfarax9745 Рік тому

    Please Big boss ka soo hadal wuxuu yhy please 🙏🙏

  • @asmaahmed4062
    @asmaahmed4062 Рік тому

    Mahadsanid xabibi♥️

  • @ilmashasan5231
    @ilmashasan5231 Рік тому

    Hindidi hore oo kaliyaha qisoyinkoda haka shekeynin kuwa cusub qisoyinkoda noku so dar sida Alia bhat iyo Ranbir Kapoor arooskoda

  • @abdikareemmahamed1266
    @abdikareemmahamed1266 Рік тому

    Ajey devgan iyo kajol xalqadaa soo raaadi wllo qaali

  • @ruuabdi4585
    @ruuabdi4585 Рік тому

    Kajal kaso hadal aby❤

  • @ahmedbarreh205
    @ahmedbarreh205 Рік тому

    Shahid kapoor wa Muslim

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Рік тому

    Wlloh plz background ka naga daa dhaqaqan kaa danbeeya videoga inan dhageysto ayaa ka mashquleynaaye

  • @fatumahilowle5770
    @fatumahilowle5770 Рік тому

    Abayo wan kusalamey abayo kasohadal ninki musalsallada hindika O bactiy am keriyodey magaca wa sadadshukla 🙏

  • @Xuseeni8114
    @Xuseeni8114 Рік тому +2

    Noosooo badi

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 Рік тому +1

    gabdhaha channelkan kuxiran pls sharegareya o15K un kadhiman 50k an xirno intenan bixin fathia pls aan xaflad usameyno rer Mogadishu kor isu qaada

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Xbbti qali Nima ❤️❤️❤️Shukran 😘😘😘

  • @cabdicasisqambi1685
    @cabdicasisqambi1685 Рік тому

    Mahad sanid wall hore usoco insha allah

  • @ikraansuldaan4007
    @ikraansuldaan4007 Рік тому

    Thank you wlo

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Рік тому

    Abaayo waxaa tariiqda Diana

  • @nasteehafaarah
    @nasteehafaarah Рік тому

    Dilkii agtarda dhibatay hdeen noga so sheeke mususlka dhigaysa

  • @nastehoabdi2495
    @nastehoabdi2495 Рік тому

    Sharukhan iyo kajal kasoo hadal

  • @xamseyaasiin4594
    @xamseyaasiin4594 Рік тому

    Noosoo badi wll
    Aadbad u mahsantahay.

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Рік тому

    Wcs

  • @XasanQalinle-r7p
    @XasanQalinle-r7p 7 місяців тому

    Wala filinkan odhameystiran mahysa

  • @khadrajaamac2862
    @khadrajaamac2862 Рік тому +1

    M a wllshay qaali noosoo badi wxn ka mid aha dadka adka u daawada filmada hindida qisoyinkoda ina wax ka ogadana wa beelo

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Khadra ❤️❤️❤️😘😘😘

  • @powerfulldua647
    @powerfulldua647 Рік тому

    Kasoo hadal

  • @maxamedsiciid3837
    @maxamedsiciid3837 Рік тому

    Yarhu yara dilmaha ra hesta kershma iyo soni .....

  • @Aaliya_Official
    @Aaliya_Official Рік тому

    Indhaha ixanunaya background gadal iska dhaaf mka helin

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому

    Abaayo codkaaga wuu gaaban yahay