Sida Ninkeeyga Yahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2021
  • #shorts
    Sida Ninkeeyga Yahay
    INTA RIIX to SUBS ua-cam.com/users/Noloshafarxad...
    --------------------------------------------------------------------------------------------
    Follow us:
    IG: Nolosha Farxadeeda
    FB: Nolosha Farxadeeda / noloshafarxadeeda
    -------------------------------------------------------------------------------------------
    ASC, ku soo dhawaaw Nolosha Farxadeeda. Channel kaan waxaa daadihiyo Mohamed iyo Maryam. Waxeeynu nadhahay lamaano ku nool wadanka Mareykanka kana soo jeedo Somalia :)
    Nolosha Farxadeeda wuxuu ka hadlaa sida loo dhiso guri dhameeystiran, waxa kale oo aan ka hadalnaa waxbarasho, aroos, jaceel, wada noolaasho, Talo bixin, iyo arimo kale oo taabanaayo bulshadeena Somaliyeed meel walbo oo eey joogaan.
    Insha Allah waxaan rajeeyneynaa in aad ka faaiideysi doontid.
    Hadii aad heeyso talo fadlan nala wadaag, comment ga noogu soo qor ama inoogu soo dir emial kaan Noloshafarxadeeda@gmail.com
    Hadana --------SUBSCRIBE
    Hi guys, welcome to Nolosha Farxadeeda. We, Mohamed and Maryam, make family videos where we talk about some struggles that our Somalia community goes through day-to-day life. We also touch subjects such as education, living in harmony with your spouse, save money, etc
    If you have any question or suggestions, please let us know in the comment section :)

КОМЕНТАРІ • 369

  • @MaryamAndMohamed
    @MaryamAndMohamed  3 роки тому +12

    INTA RIIX to SUBS ua-cam.com/users/Noloshafarxadeeda

  • @hasbunallahwanimawakil4657
    @hasbunallahwanimawakil4657 3 роки тому +30

    So funny walahay
    It's true 👌
    I'm agree 💯

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 3 роки тому +212

    Inta single ah 😜😂dhc dhac ku si free ma ihinoo 🙄

  • @sismuslimah6274
    @sismuslimah6274 3 роки тому +29

    🤣🤣🤣why this is so me coming from high school tho am girl i put my clothes every where

    • @mufasaking760
      @mufasaking760 3 роки тому +4

      Hhhhhh you remind me my self.😂😂

  • @samiraqorsheel9602
    @samiraqorsheel9602 3 роки тому +171

    Dhibtaa ilay waa layla qabaa😂Just like my husband

  • @zahrodirie3591
    @zahrodirie3591 3 роки тому +13

    Nolosha farxadeeda masha allah my family aan jeclahay waa iga qosliseen 🤣🤣 allaha idin xifdiyo dhamaantiin

  • @nasrajama7018
    @nasrajama7018 3 роки тому +4

    The funny thing is he is acting with her, 😄😄😄😄😄 ilahay haini barakeeyo. Ragoow noloshaan wax ka badala

  • @yaasmiinali9517
    @yaasmiinali9517 3 роки тому +5

    😂😂😂😂 qatar waye jilinkaga 🥰 keep going

  • @sarahahmed4043
    @sarahahmed4043 3 роки тому +2

    Hhhh so funny wlhi qosolkaa iga dhamaaday😁😁😁 maryan jiliinkaaga best waaye run ahaantii 😍😍

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 3 роки тому +4

    😂😂😂😂👍🏽 that’s is absolutely true ❣️

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 3 роки тому +5

    Very good example sis maryam. Similar to what my husband do all the times after work. When friends called he is a completely different guy 👦🙄😒.

  • @Mxriyaa
    @Mxriyaa 3 роки тому +7

    Guys this so funny walahi i liked 😂😂👍❤ can you do more please 😂😊

  • @fatumaibrahim1473
    @fatumaibrahim1473 2 роки тому

    😂😂seriously maryam.and the way Mohamed looks so responsible.

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 3 роки тому +4

    OMG, I thought only my husband does this! Where do they get the energy when it comes to soccer, Ilaahey hanoo daayo. At least they’re not coach potatoes!!!👋🏽😂

  • @queennaadiyaofficial
    @queennaadiyaofficial 3 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 run badanaaa

  • @iqragacal4250
    @iqragacal4250 3 роки тому +10

    Maxamed iyo maryaney yaan idinkaga dacwodaa qosol ayan la dhiman rabaa wllhi😂🤣😂🤣😂🤣

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 роки тому +1

      Iqra Gacal
      Hhhhh howshaan indhahaaga ayaad ku aragtay soomaaha 😂😂👍👏👌👈

  • @harbiboyz7640
    @harbiboyz7640 3 роки тому +3

    🤣 Reer Banooni howahooda ahaa 🤣🙏✌

  • @umuanisa8744
    @umuanisa8744 3 роки тому +27

    Allah run badanaa nimanka dhan isku mida acuudu bilaah,, 😂😂😂😂😂

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 3 роки тому +3

    😂😂😂 can’t stop 😂😂😂

  • @nastehagulled578
    @nastehagulled578 3 роки тому +3

    This is legit clip 😂

  • @abdiqafaarilkacas8364
    @abdiqafaarilkacas8364 3 роки тому

    Waaaw ....
    GOOS GOOS AAD UFIICAN.....
    MA.......
    NOLOSHA FARXADEEDA.......
    °°°°°°°KEEP GOING......

  • @balqisaabdi8618
    @balqisaabdi8618 3 роки тому +2

    🤣🤣🤣Just like my husband he also called Mohammad seriously

  • @hafsodiamond4827
    @hafsodiamond4827 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣 Alla ma nooli

  • @asmafod1435
    @asmafod1435 3 роки тому +3

    Subxaanalah that's true life of somali man

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 3 роки тому +2

      Anaa sameeya sas sometimes but from now on I learn my mistakes

    • @user-ck7gv9fz1y
      @user-ck7gv9fz1y 3 роки тому +1

      My husband is the opposite of this. He is so neat and organized. Markaa shaqada ka boxo waxaa tagaa guriga o so clean eh qadadeyda miiska iisaarantahay. Alx

  • @aishaabdinour4506
    @aishaabdinour4506 3 роки тому

    Hhhhhh walahy si niyadan u qoslay😃😃😆😆😂😂😂😆😆😂😂best real example waye 👌🤪

  • @naadiyaawale2051
    @naadiyaawale2051 3 роки тому +3

    This is true wallaahi 👌

  • @ayang9464
    @ayang9464 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣maryam is really funny wallahi

  • @saafiibraahim2275
    @saafiibraahim2275 3 роки тому +1

    Masha Allah fany waye nooso badayo kkk maryan cadi mahan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 роки тому +1

    😂😂😂 Oh my god I love it!

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 3 роки тому +2

    Just like my husband 😭🤣🤣🤣

  • @jiijanur3104
    @jiijanur3104 3 роки тому +3

    Masha Allah

  • @somaligirl6046
    @somaligirl6046 3 роки тому +3

    Ascwrwb waa idin salaamay Maryam iyo Maxamed Maryam waad iga qoslisay walaahi 😂😂matalaadaada waa on point waxaadba moodaa in qofkaan ogahay laga hadlayo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому

    Maryam very true😂😂😂

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 3 роки тому +1

    Sxbow clipkan soo badiya

  • @madiinoabdullahi2884
    @madiinoabdullahi2884 2 роки тому

    😅😅😅maisomaree Haye Haye

  • @amber56f
    @amber56f 3 роки тому +1

    Hahahahah soo funny guys I really like all of ur videos keep going mâcha Allah 🥰

  • @yfhcgghxhd1219
    @yfhcgghxhd1219 3 роки тому

    😂😂😂mashalah

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣 Nimanka waa isku mid 🤣🤣🤣

  • @boqoradasomalida1282
    @boqoradasomalida1282 3 роки тому

    Maryan jiliinkeeda wa top I liked

  • @umusuheib1058
    @umusuheib1058 3 роки тому +2

    Exactly 👌

  • @haniibrahim3298
    @haniibrahim3298 3 роки тому

    Not fair.. aboow ma isoomaree kkkkk Maryama love u

  • @farhiafarah3328
    @farhiafarah3328 3 роки тому

    Masha Allah wlhi funny waye.
    Moha Maryan soo samee adna

  • @fatimaq9424
    @fatimaq9424 3 роки тому

    Kkkkk saas bay u dhaqmaan nimankeena sax maryan qotoqoto ugu sheeg thanks

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 роки тому +7

    😂😂😂 I feel for your husband because I use to work more than ten hours it’s hard out here

    • @bebettertoday8444
      @bebettertoday8444 3 роки тому +4

      Gabdhaha xita o ani kow ka ahay wa shaqeyan 12 hrs dharkodana melaha kuma tuuran lkn dhaqan eyaga o yar ey barten waye wilasha

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 роки тому

      @@bebettertoday8444 Saxiix

  • @sababuuchannal8254
    @sababuuchannal8254 3 роки тому

    Maryam wad naga shay manta dhankada markad timado adna maxamad an kasugena inu ciyarta barejo kadhigo masha alH alaha idin dhowro1👌👌👌👌

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 3 роки тому +1

    Woooow
    I liked it walhi

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +1

    Maryan so funny 🤣😁

  • @fathihassan6912
    @fathihassan6912 3 роки тому +4

    Love from Mogadisho first viewer🥰

  • @fiicanomar1807
    @fiicanomar1807 3 роки тому

    Lol Walaahi you are so funny

  • @abdirahmanahmed3897
    @abdirahmanahmed3897 3 роки тому

    so funny ayaad uboobandhigteeen
    allow dumarka noodaa aamin Amin

  • @sarhaali7665
    @sarhaali7665 3 роки тому

    Kkkkkk🤣🤣🤣 waaba funny ninkaasu waabuu daalanaaye bonooni jeceel fariid caafimaadkiisu taqaanaa 👏💚

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 роки тому

    Definitely you are not alone

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 Рік тому

    It is just like my husband. He tired when we want to go out and happy when his friends call him.

  • @mubaarikabdiqani8413
    @mubaarikabdiqani8413 3 роки тому +1

    Single nimadu way waareysaaacma hees ba aahed horta😂😂😂

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 3 роки тому

    Kkkkkkkkhhhh MashaAllah 👍Maryaan

  • @xafsahoodo1461
    @xafsahoodo1461 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂maryam caadi maaha

  • @yfhcgghxhd1219
    @yfhcgghxhd1219 3 роки тому

    Mashalah😂😂😂😂

  • @mohamoudmatan4891
    @mohamoudmatan4891 3 роки тому

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂waa fane iga waale 😂🤣Maryam jilaaa calamiyaa waaye

  • @munasaid7064
    @munasaid7064 3 роки тому

    Hhhhhh 😂🤣 waa Idin jecelnahay ilahay haydin dayo Good family

  • @binabari9842
    @binabari9842 10 місяців тому

    Am not married but i can relate it with my bro's .

  • @ashamohamed9657
    @ashamohamed9657 3 роки тому

    We can relate to that🤣🤣🤣

  • @sarhaali7665
    @sarhaali7665 3 роки тому +1

    Mashallaa

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 absolutely true point of view but the issue it's not easy at all my dear

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 3 роки тому +1

    Hhh maryan umadeena maaha 💕love you 💖

  • @nastehagulled578
    @nastehagulled578 3 роки тому

    Hahaha run badana 😂😂😂

  • @Ao-kl3fc
    @Ao-kl3fc 3 роки тому

    Ar banooniya😂

  • @suadabdiasiis4036
    @suadabdiasiis4036 3 роки тому +1

    Wlhi so funny qaabka kabaha loosibay aa eqancisay kkkk

  • @riyaanacabdi7725
    @riyaanacabdi7725 3 роки тому

    Kkkk ala manooli igdhaaf

  • @faadumomohamed7060
    @faadumomohamed7060 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂 caadi ma ahan

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 3 роки тому

    Hhhh maryan luqadeda ka helay wallee😂😂😂

  • @samiadhafe9423
    @samiadhafe9423 3 роки тому

    Kkkkkkkk waalahayaa mohamed maanta

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣 Mohamed Sidan wa in aad wax ja badasha hhhh ani waaba xanaaqi laha

  • @nastehamohamedali2120
    @nastehamohamedali2120 3 роки тому +1

    Woww abayo maryam kkkkkkkkk 😂😂👏

  • @munacusmaan6338
    @munacusmaan6338 3 роки тому

    Kkkkkk whi qoslka iga dhamaaday marayan caadi matihid jillinka kuficanatahay keep goin sister i love you so much nolow xabibti

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 3 роки тому

    Very funny and reality

  • @ruweydaMoha
    @ruweydaMoha 2 роки тому

    🤣🤣🤣 masha alaah ❤

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 3 роки тому

    All men are like that 🤣🤣

  • @UNKNOWN21668
    @UNKNOWN21668 3 роки тому +1

    dumarka somalida haday sidaas runta u wada sheegi lahayen raga somalida kor bay is ku so qadadi lahayen. Thanks sis

  • @faduma.mahamuudnaciimo3607
    @faduma.mahamuudnaciimo3607 3 роки тому +1

    Wlhi anaa waa ku laqabaa quruxeey

  • @MYA738
    @MYA738 3 роки тому

    Kkkk That is so funny Maryam 🤣

  • @moehanadaden5127
    @moehanadaden5127 3 роки тому

    Soo true hahha lol

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 3 роки тому

    Kkkkk football kama daalan Mariam Funny

  • @najlahabad8627
    @najlahabad8627 3 роки тому +2

    Waa muuqaal yar Misna xambaarsan Micna weyn Ilaahey haidin Sharfo

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 3 роки тому +1

    Waaa sida aan u badanahay 😆😊

  • @shiraazi6509
    @shiraazi6509 3 роки тому

    Fun and fantastic

  • @haniismacil5501
    @haniismacil5501 3 роки тому

    Good idea

  • @kawtharhassan3873
    @kawtharhassan3873 3 роки тому

    Hhhhh funy wye

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 3 роки тому

    GABDHAHA SIDAY JECELYIHIIN HALOO YEELO.# Maalinta Dumarka Aduunka 2021

  • @engnaima5232
    @engnaima5232 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fartunawil5313
    @fartunawil5313 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣 ar maryana

  • @user-oc4zw3ii9k
    @user-oc4zw3ii9k 2 роки тому

    Wale waxbad nala aragtay🤣🤣🤣

  • @adeecsanmohamoud7094
    @adeecsanmohamoud7094 3 роки тому

    Good 😂😂😂😂😂

  • @husnisallah
    @husnisallah 3 роки тому

    Dhulka nala dhacday Wallah hahahahah saan xaasid nimo waye

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 роки тому

    Maashaa alaah

  • @soomaalicaruur3921
    @soomaalicaruur3921 3 роки тому

    Balaayo lagula qabaa balaayo maaha🤣😅

  • @abdifitahabdullahi2463
    @abdifitahabdullahi2463 3 роки тому

    🤣🤣🤣waxkale

  • @rahmodahir6938
    @rahmodahir6938 3 роки тому

    So true 😂😂😂

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 3 роки тому

    Ninka naag haisku barin by katahay dofaaaro dheh lkn dumashi Mohamed kuma jiro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 3 роки тому

    👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽💯💯💯💯🤗

  • @kun-kamadun4809
    @kun-kamadun4809 3 роки тому

    🤣😂😂😂 funny