Khaliif Ciise mudan ilaahow kunaxariiso wallee ina ahayd ninay kuwayn tahay Puntlander nimadu sido kale Galan, moorgan,xaabsade iyo abwan dhagaafe idinkanna madaxina allaha raaajo 2020 Dec ban dawanaya hadad argto wan kuslamaya jaalle
Caawa oo ay taariikhdu tahay 24/5/2023 Ayaan dhagaysanayaa Maalinta xigtana ay puntland Doorasho Qof iyo Xaqii ah aadeyso Waxaan bogaadinaya Maamulka haatan jira iyo kuwii ka horeeyey ba Puntland shacabkeedu waa Dad Qaali ah oo aan Wixii larabo Loo sheegi karin Han iyo qab na La nool Eebe Nabad iyo Iyo Hanaan Toosan Ha inagu jiheeyo
Ninka raga ma habaarame ficil buu sameyaa moorgan England iyo Canada bashaala ee nuux midgaan adigu iladasho kani amni badan tuu bashaalaaye afkagana naar ku gali mayo ee orod caac dheh adeer kagu ma mujaahid keyguna waa ahlu naar wlhi ka yeeli maayo allow mj qabyaalada iyo ilaashiga halyeygeeda bar walee inan kor uqaado mahane ma liido anuu isoo halgamey inoo. Jooga taalana udhisaaya halyey baad tahaye adeer unoolow caruurtaadi cuqdada ka qaadey 💟❤️🇸🇱💪💯
Khaliif Ciise mudan ilaahow kunaxariiso wallee ina ahayd ninay kuwayn tahay Puntlander nimadu sido kale Galan, moorgan,xaabsade iyo abwan dhagaafe idinkanna madaxina allaha raaajo 2020 Dec ban dawanaya hadad argto wan kuslamaya jaalle
Waka qaday
Waxaan daawnya xili puntland ay dagaal kula jirto ururka argagaxisada ah ee daacish .
Puntland guul 🇸🇱💪❤️
Geesiga morgan ilaahow ku sii cimri dhewe. Vivi sanad guurada puntland
M.a Aabahay Mcn Abwaan Mohamed Dhagaafe Cilmi Wadaniyadda Puntland baa nagu weyn
Cidanka puntland❤way mhd sanyihin askari kaztoo mlinkaz zhahiiday nbiga zhafeecadiisa helaysa i.a
Puntland dhulkaan ka dhashay Allah nabad yeelo Allah u naxariisto khaliif cise mudan 😥
I love wlhi this song my dhulkeygeyga 😫💘🇸🇴
Masha Aalah abti galan ❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖 guuul
Mash allah puntland nolada viv puntland
Khaliif Ciise Mudan, waa mid ka mid ah raggii aasaasay Puntland Alle ha u naxariistee. Wuxuu ahaa ninka ugu lexjecladda badan Puntland, ilaahay jannada fardowsa haka waraabiyo. Isaga ayaa nolosha iyo ammaanka aan haysano horseed u ahaaye.
GuuL inzha puntland iyo madaxwenehena sharafta badna ❤🎉
Aapo morgan😍😍😍
masha allaah waxa halkas halyeey jooga allow adunkagi baan ehee no dhawar⚪🟢🔵🇸🇴
Caawa oo ay taariikhdu tahay 24/5/2023 Ayaan dhagaysanayaa Maalinta xigtana ay puntland Doorasho Qof iyo Xaqii ah aadeyso Waxaan bogaadinaya Maamulka haatan jira iyo kuwii ka horeeyey ba
Puntland shacabkeedu waa Dad Qaali ah oo aan Wixii larabo Loo sheegi karin Han iyo qab na La nool Eebe Nabad iyo Iyo Hanaan Toosan Ha inagu jiheeyo
morgan 😂❤
Mohammed dhagaafe Hormar wacan
masha Allah ciidankena
puntland force
Morgen galn. Xabsade ar Maxa genral
Ka buxa
Viva galan
👍
Nic song libaax
Laandheerayaal oo hadana laangaab ah😂
Viva abo morgan
Axmed daahir
Aabo morgan
Waxaasaa dowladhahaa
Putland way iska dhicisaa
Hawiye maxaa udiiday in sidaan isku gacan qabsadaan daroodka waad ujeediin see gacan isku qabsadeen isku hiiliyeen hawiye iska gacan qabsada
dhiig iyo caab moorgaan ilahaaye baa kuul xiisb tamaaya ciidan qaraan somaliland maadh faaca quudha aye ku sii riidaan baa ku soo gaadhaya dagaal kii tuko raqan waadiig soo galaaye lakin ilahaaye ayaan ku dilin laakin ilahaaye silic buu kuugu dilaaya isha allah
Yaaahu warya mxad uhabaraysa morgan morgan guul cadawgisa dhown somali land inshaa allaah dhulka lala simaya morgan Ilaahayow madax nimo lo dorta
Ilaahow Morgan madaxweynaha puntalnd noqdo
Ninka raga ma habaarame ficil buu sameyaa moorgan England iyo Canada bashaala ee nuux midgaan adigu iladasho kani amni badan tuu bashaalaaye afkagana naar ku gali mayo ee orod caac dheh adeer kagu ma mujaahid keyguna waa ahlu naar wlhi ka yeeli maayo allow mj qabyaalada iyo ilaashiga halyeygeeda bar walee inan kor uqaado mahane ma liido anuu isoo halgamey inoo. Jooga taalana udhisaaya halyey baad tahaye adeer unoolow caruurtaadi cuqdada ka qaadey 💟❤️🇸🇱💪💯
@@sadikhudhug7568 wuu noqon doona haduu wadka badbaado allow na bar sidaa halyeyada loo difaacdo 🇸🇱💟❤️💯💪
Mj halyeyadooda cidla lagama helo anaga shafka uga dhigeyna bal imow kaaley oo soo hor is taag garoowu dhex mushaaxaaye💪💪
X1XPJIeI