Deg Deg Shirka kismaayo oo lagu afgambinayo Xasan Sheekh Fashilka Doorasho Qof iyo Cod

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 5

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub qeer sheeg ❤❤❤❤❤

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Місяць тому +1

    Asc shirka kismaayo ka socdo waa wadadalimiin neceb Nabsda umada somaliyeed heshay ka xin sharkooda iyo xasidnimadooda Allah ha ka xijaabo umada somaliyeed uma bahna Qaswadayaasha jooga kismaayo waxaan idiin lenahay hadaa nshay umada somaliyeed u tura ee naga dhaafa.madexweynayaasha gobolada waa xaasid loo sodiray umada somaliyeed Allah sharkooda xasidnimadooda Allah hanaga Qabto Amiim yaa Rabi.Axmed madowe waa nin waalan oo kursi jecelka buxa.yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed.yaa Rabi naga hor wareeji Axmed madowe iyo deni lafta gareen Qor Qor iyo guudlaawe.xasbunAllah wanicmalwakiil farmaajo sharkiisa Allah hanaga Qabto Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Xasan ayax Horta mayahay mw soomaaliyeed mise waa dugaag dalkii iyo dadkii qabsaday oo diirtay dad iyo duunyo sidoo kale xasan ayax mayahay soomaali mise waa yay afsoomaali Ku hadla

  • @Abdirisaaq-zp2de
    @Abdirisaaq-zp2de Місяць тому

    Figradaada waxaan u maleynayaa in uu qaldan yahay 0000

  • @NoorMohamed-dw4up
    @NoorMohamed-dw4up Місяць тому

    War biinta nagadaa watagirsan famajo tuug wabaninka wadanka itobiya ugacangaliyay mise waxadmudi shacabka inay yahiin cayayankii uusamaystay